saliida timaha ku Dheerey neeyso si dag dag ah

  Рет қаралды 340,383

Fadumo Has

Fadumo Has

Күн бұрын

Пікірлер: 886
@khadijaguuled8523
@khadijaguuled8523 4 жыл бұрын
Salidan waan tijabiye mashallah timaha waa ii dhereaden ilahey amarkiisa
@xamdiomarxamdiomar6178
@xamdiomarxamdiomar6178 4 жыл бұрын
Wll sactarka inteee laga helaa mataqaan
@xidigtahiiraanelmi3308
@xidigtahiiraanelmi3308 4 жыл бұрын
Wllhi Abayo saaid mee kugu bixisay
@izzecadeizzecade9904
@izzecadeizzecade9904 4 жыл бұрын
Mash allah
@SacdiaSocial
@SacdiaSocial 4 жыл бұрын
Wll ma bixinee isheeg aan marsadee
@maryamamohamed3269
@maryamamohamed3269 4 жыл бұрын
@@xamdiomarxamdiomar6178 intee joogta hdaa somaliyo jogtid anaa kusoo dhibaayo abyo
@samayb9724
@samayb9724 2 жыл бұрын
Asc fadumo has nosharax waxa saxankasaran adigo rali ah xulbo iyo xabasodo iyo basal maxakalasaran
@hiboaadan8390
@hiboaadan8390 2 жыл бұрын
Sactarigu ma xinaha mise waa geed kale abaayo iga cawiya plz cidi naqay
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
sactar xinaha ma aha ee waa caleen kalle ee dukamada Dhirta ayaa laga heelaa
@khadijamahamed7820
@khadijamahamed7820 2 жыл бұрын
Abayo waxa kuwedina timaha ojilciso hadi mar saji on iska dhafi ma mars kara idhek abayo
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
haa waa marsan kartaa
@KaltuunAadan-h9c
@KaltuunAadan-h9c 6 ай бұрын
mahdsanid hn lkin xulbada iyo basasha waxa udhaxeeya noobd sheegin
@ramlahaji3726
@ramlahaji3726 3 жыл бұрын
Sactar meel walbo malaga helaa magac kle se malee yhy abaayo
@fartuunmuhidiinkhaliif9268
@fartuunmuhidiinkhaliif9268 Жыл бұрын
Mahadsanid walashey waxan kaa rabaa castar oil hadaan waayo maxaa kle isticmaali karaaa
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
sactar waa caleen cagaaran oo laqalaji dad afsomali xitaa sactar lee lagu dha haa somali neh waa laga helaa dukamada Dhirta ayaa laga heelaa
@fahmoyaaska3457
@fahmoyaaska3457 11 ай бұрын
Castar oil hdii aan waayo maka dhaafi karaa walal
@Heidi_yasir
@Heidi_yasir Жыл бұрын
Mushallah 😊😍Slam sister waa maxay maaddooyinka?
@habibadarbane3647
@habibadarbane3647 4 жыл бұрын
Masha’Allah! Abayo how can I get this oil
@ikhlasmaxamed6405
@ikhlasmaxamed6405 Жыл бұрын
Walle aflaqada maxa lagu sameeya isoosheg hada garanyso wax lagusmeyo please
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
saliid daan marsokzbin.info/www/bejne/d3SUepKBi7CZgqs&si=EnSIkaIECMiOmarE👈
@ikhlasmaxamed6405
@ikhlasmaxamed6405 Жыл бұрын
@@FadumoHashye lkn xgee laga helaa Somali joga
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
saliida aankuso diray fiirso waxa aan kasameeyay oo dhan somaliya waa laga helaa sogado ee karso
@ikhlasmaxamed6405
@ikhlasmaxamed6405 Жыл бұрын
@@FadumoHas salid Saytun iyo qumbaha qasaca kujira Hadan kadhigo kwrn wlly lkn biyo miya lagudaraya qaar anlaga helayn ayaa jira wlshy shugrn wlshy
@ikhlasmaxamed6405
@ikhlasmaxamed6405 Жыл бұрын
@@FadumoHas sactarka malagahela
@sacdiyoaxmed9969
@sacdiyoaxmed9969 Жыл бұрын
Asc xabibti saliida kastar oyel maxa lakasameya makinada makahela abyo isojwab
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
saliida kastar ka waxaa laga helaa dukamada shoobinka iyo kuwa dhirta
@ilhaancumar2612
@ilhaancumar2612 4 жыл бұрын
Asc wllo timahayga waxan mariyay kalar waxan kadan baysiyay jilciso markaa way igagoysay mamarsan karaa saliidan wllo
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
0031684912137
@qaaliabdillahi2024
@qaaliabdillahi2024 3 жыл бұрын
Sactar maxa la dhahaa asxaabey plz ii faaideya
@idilrashid298
@idilrashid298 3 жыл бұрын
Tukaanka dhirta iibiyaa u garanaya mqaca u sheeg
@farxiyofantastic9962
@farxiyofantastic9962 3 жыл бұрын
Abaayo hadaan ka dhaqo saliida hadana maku celinaa maxaa marsaaa
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
maya ee saliida qumbo ha ama tan seeytuunka ayaad marsaneysa markaad iska Dhaqdo isbuucii halmar bas ayaad marsan kartaa
@farxiyofantastic9962
@farxiyofantastic9962 3 жыл бұрын
@@FadumoHas mahadsanid abyo
@iqraibraahim3195
@iqraibraahim3195 Жыл бұрын
Sactar Maxa la dhahaa wllo
@shukriabdalle5085
@shukriabdalle5085 5 жыл бұрын
Asc xbbti ma haysto bariiska budada ah kawaran hadaan shiito kan caadiga ah abyo
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
bariis ka guriga ku yaala shiido e ku darso wallaal
@aluushofficial8907
@aluushofficial8907 3 жыл бұрын
@@FadumoHas sactar maxaa waye somli waa kawyee
@aishahussein4229
@aishahussein4229 4 жыл бұрын
Xabad sowdo dhaga Yare sactar basal salid qunbe castar oil intas ley miya abayo
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
inta aad arak tay waaye wallaal
@quenallo3911
@quenallo3911 4 жыл бұрын
Mahadsanid wan tijaabinaya inshlah alle khyr hkusiyo lkn malin wlb hda marsado dhib miya I imanaya plz iso jwb😍
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
haa isbuucii 1 mar
@quenallo3911
@quenallo3911 4 жыл бұрын
Mahadsnid Qli wnkugucusbahy😍
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
soDha waaaaw qalbi furan oo kujecel kuso Dawaaw💙💕💞👈😍
@quenallo3911
@quenallo3911 4 жыл бұрын
@@FadumoHas mahadsanid wlshy😍
@fatuhahmet6303
@fatuhahmet6303 2 жыл бұрын
Maanta ayaa samynaaya insha allh wa kula soo wadaagi doona feedback wll qli
@fartuunmuhidiinkhaliif9268
@fartuunmuhidiinkhaliif9268 Жыл бұрын
Sactar maxaa la dhahaa
@shugrijamac9617
@shugrijamac9617 2 жыл бұрын
Saliidaan anaa tijaabiyay waa saliid waxtar fiican leh timaha way bixinaysaa waana xanuun baabiye hadii meel ku xanuunto aad mariso way kuu fiicnaanee mansha alaah lkn urkeeda ayaan aad u dhibsaday waan wadi waayay
@leylamustafe633
@leylamustafe633 4 жыл бұрын
Abaayo what’s the name of SACTAR in English plz thank you
@fatimaomar3067
@fatimaomar3067 3 жыл бұрын
Abayoo wa zatar waxaa la dhaa Thyme. 👑
@عبدالفتاح-غ7ن
@عبدالفتاح-غ7ن 4 жыл бұрын
السلام عليكم يا اختي اذا ما عندي زيت كستر اويل اقدر استخدم زيت ثاني
@ummu3342
@ummu3342 3 жыл бұрын
هدول مابيعرفوا عربيه
@hafsamaxamed8123
@hafsamaxamed8123 5 жыл бұрын
Asc abayo maxawaye sactarka iso jawaab macanto
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
0031684912137
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
ilaso xiriir
@maryanhussein581
@maryanhussein581 4 жыл бұрын
@@FadumoHas asc abayo sactarka maxa waye wan fahmi wayey plz isharax
@libaxniweyn4541
@libaxniweyn4541 3 жыл бұрын
abayo castar oilka anaga tan calosha lagu jilciyo oo lagu bixiyo keliyan heleynaa tas tinta maloo istocmali karaa
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
isku mid waaye ee isticmaal
@sadiasharifsk827
@sadiasharifsk827 4 жыл бұрын
Abaayo mcn walaahi run aa sheegtey somali koobi aa diley waana dad aan wax isu ogaleen waliba gabdhaha rer xamarka wa dad caqli badan ilaahey habarakeeyo rer xamarka afka iyo ishana ilaahey hakaa badbaadiyo amiin daka ka kobiyeyo oo ku ganacsadana aakhiro saliid karkareyso oo cadaab eh halagu rido aamiinta hala iigu dadaalo fadumo has waxeeda haka koobiyeynina ilaahey aa figrad siiyey halaga gato saliida bukheyl nimada ha la iska daayo. Markaa saliida timaha niigu baxaana haloo duceeyo coman tiga lake iyo sabiscarab haloogu dadaalo abaayo intee anigana kagataa macaanto jisaakalaah kheyr allaah ha ku barkeeyo
@muniirahcumar2646
@muniirahcumar2646 4 жыл бұрын
Tintayda makorin maka yeelayo ayay tiri fadma Haas qaali dumar thanks 7bil Ka hor ayaan samaysaty marki labaad manta ayaan samaysanayaa timihii waa iidheraden Masha Allah wajiga kore aad ayay iiga durugsaned timaa iso baxen kalay iska arag abaalkada waxan Ku gudo malahan 😘♥️♥️♥️♥️
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
mahadsanid xabibti qaali sida quruxda badan o aad ila wadaag tay wax taarka saliida 💞💙💝💕💜💞💙💝👈😍
@rahmajama3821
@rahmajama3821 4 жыл бұрын
Abaayo halkee kalaisoo xiriira amba amba dhibaata baa ihaysata aa ka waraysto sida u isticmaali jirtay jazakaAllah khyr wll
@deeqoyusuf2032
@deeqoyusuf2032 5 жыл бұрын
Asc Masha Allaah Abaayo maxaan saliid ugadhigayaa maalmaha kale
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
saliid seeytuun amba saliid qumbo o dawici ah
@caashaabdinuur6495
@caashaabdinuur6495 3 жыл бұрын
Asc walashay fadumo has waxad ishegt dadashad iyo agolka wax lagagadaweyo iso sheg wall ado mahadsan
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
0031684912137
@badramaxmud9911
@badramaxmud9911 4 жыл бұрын
Qaali mahadsanid miyaa lagamedhayaa
@nastehaabdullahi8472
@nastehaabdullahi8472 4 жыл бұрын
Asc Abaayo. Sactar maxaa weeye wlle halkeena kahelaa
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
sactar magacaas ayaa loo yaqaan waxaad kaheleeysa dukamada carabta iyo kuwa Dhirta Somali xataa walaga helaa
@nastehaabdullahi8472
@nastehaabdullahi8472 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abaaayo. Haye waan raadinayaa insha Allah
@nastehaabdullahi8472
@nastehaabdullahi8472 4 жыл бұрын
Asc Abaayo. Waan sohelay sactarkii waana sameystay saliidii illahey haku barakeeyo insha Allah. Wlle kwrn hadii aanan iska dhaqin maalmo kadib ma dhib ayay ii keeneysaa ileen dhaqista badan tinta uma roonee. Mahadsanid wllo.
@hodandahirmohamuud603
@hodandahirmohamuud603 4 жыл бұрын
Abaayo mcn magaceygu waa hodan waxaan jira 14 sano waxaan isku arkey lugaha cagta mesha cinjiyahakahoreeso mad madow geesahana cadaan kobaha marka laxirto kuyuusaha qeybta kore lugaha leerta kudhacdo madow noqdaan iisoo jawaab
@simansheikh7670
@simansheikh7670 4 жыл бұрын
Drtar.ad.abaayo
@marwomarwo4403
@marwomarwo4403 4 ай бұрын
Sactir maxaa laga wadaa walalo
@FadumoHas
@FadumoHas 3 ай бұрын
Afsomali xataa sactar ayaa lagu dhahaa
@farhiyoabdi7015
@farhiyoabdi7015 4 жыл бұрын
Sactar Maxa la dhahaa?
@Waano23
@Waano23 4 жыл бұрын
Thyme
@ayanahmed-mz1fk
@ayanahmed-mz1fk Жыл бұрын
Hooyda faadomo haas good word momo Allah ha ku barakeeyo 😚❤
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
amiin amiin yaa rabi mahadsanid
@Ibnuxaashi
@Ibnuxaashi Жыл бұрын
Asc wll sactar waamaxay
@xayaadkhadar8129
@xayaadkhadar8129 3 жыл бұрын
Mcnto Kubka Maxan Ku cayiliyaa qaliyeey
@rahmaabdilahi8251
@rahmaabdilahi8251 4 жыл бұрын
Mashlh wallo wixi kobiya ware wade uu dhamesey wade mahadsanthy wallo mashlh
@naciimamaxamed6841
@naciimamaxamed6841 4 жыл бұрын
Asc wll shacdar maxa lahaady
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
sactar magacaas ayaa loo yaqaana dukamada carabta iyo Kuwa Dhirta ayaa laga hela Somali xitaa walaga hela
@fankaxaaji4728
@fankaxaaji4728 2 жыл бұрын
Shukran abaayo carabta ku arkay lkn sida lo sameyo ma kasen jisakalahu qeyr
@hawaomarmohamud5763
@hawaomarmohamud5763 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum abaayo Faduma has Abaayo waxaan raba saliida aadkudartay sactarka basasha saliida sisimada caster oil ee saxanka aykuugujiraan shanta nuuc oo basashu kamidtahay abaayo igu caawi magacyada kale Allaha kubarakeeyo
@ShamSham-vp8pp
@ShamSham-vp8pp 4 жыл бұрын
Asalamu caleikum abayo ? Sactar maxaladaha rer Kenya ayan aheee
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
sactar kenya walaga helaa
@samiraali5505
@samiraali5505 4 жыл бұрын
Sister MashaAllah, may I know the ingredients u used,cause I only heard the rice n onions may I know the rest of the ingredients in the plate please or can someone plse tell me the ingredients on the plate
@beerlula8464
@beerlula8464 4 жыл бұрын
Sactar ama thyme Bariis xabadsowdo basal gaduud Hayl saliid qumbe saliid macsaro castor oil intaas waye sis
@MMo-ym4fp
@MMo-ym4fp 4 жыл бұрын
Cardamon, clove, methi, Nigela (black seed) onion and rice.
@nadiifoxueeen982
@nadiifoxueeen982 4 жыл бұрын
Sacdar mxaa la dhahaa
@ummu3342
@ummu3342 3 жыл бұрын
Mida unsiga lagu kariyo
@musto6827
@musto6827 4 жыл бұрын
Asc walaalshey waxaan raba in aan ku weeydiyo nafaqad timah
@eidali3593
@eidali3593 4 жыл бұрын
salaama fadumo has wll inan guur sadaa rabaa saliidada see ku heli karaa lacagtana isoo sheeg.lakiin anigu iskaabulo ayaan ahay bidaar na fara kulul bay igu haysaa sidan oo dhan masameyn karo ma isoo samayn kartaa?
@SaharaKassim-x3z
@SaharaKassim-x3z 11 ай бұрын
Sactar english mxaa lagudhaha abyo
@FadumoHas
@FadumoHas 11 ай бұрын
ingalish xitaa sactar ayaa lagu dhahaa
@shamso7284
@shamso7284 3 жыл бұрын
Asc wll xagee kunoshahay wan rabaa salidan
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
hoolan
@farxiyomire9993
@farxiyomire9993 Ай бұрын
Xabsodada hungari wixi kakoreye lama mariyo aan maqlee adina saliida ku darosaa mxa wye abaayoy❤
@FadumoHas
@FadumoHas Ай бұрын
waxaas waa been madaxa iyo korka bo waa lamar sadaa saliida xabad sowdada
@SalmoCismaan-k1m
@SalmoCismaan-k1m 26 күн бұрын
Abayo fadumo saliida tinta hadaa ka dhaqo saliid inaa mariyo somaha tinta
@FadumoHas
@FadumoHas 26 күн бұрын
haa saliid qumbo ama saliid seeytuun oo dawici ah marso
@naciimaabdihirsi212
@naciimaabdihirsi212 5 жыл бұрын
Sactarka hadan heleyni maxan kubadali karaa walashey jwb
@faayosman2569
@faayosman2569 4 жыл бұрын
Sacdar maxa ladhaha abayo magac afsomali malahan miya
@nooranoor784
@nooranoor784 3 жыл бұрын
Sactarka xge lga helaa mxaanku badaln kra haadn wayo
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
sactar ka waxaa laga heelaa dukamada Dhirta ayaa laga heelaa iyo kuwa arabta
@idmanmohamed6613
@idmanmohamed6613 3 жыл бұрын
Shactar maxa ladhaha kastarka salida xage laga hela?
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
dukamada Dhirta iyo dukamada shopping ka oo sida yurub u Dhisan
@SalmoSalmo-bn8pz
@SalmoSalmo-bn8pz 4 ай бұрын
​@@FadumoHas2
@hudamuxumed1201
@hudamuxumed1201 2 жыл бұрын
Abyo fadumo aduu zaliida ma zamiza oo ma ibiza qofku haduna haleelina izoo jwb
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
maya hada ma ibiyo waan joojiyay iiwinta waqtiga igu yar
@naruraobsie8763
@naruraobsie8763 4 жыл бұрын
Walal salida miyaad ibisa I really need hadad ibiso iso jawaab thanks
@Jourlist-k7m
@Jourlist-k7m 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@hibaqjamac2536
@hibaqjamac2536 4 жыл бұрын
Asc abaayo xagee lagahelaa saliidaa
@zahinaismail
@zahinaismail 4 жыл бұрын
MashaAllah abay fadumo qer allaha kusiyo waba ubahnaay salidan ma i ogeed tub oiyahay ani alxmd lkn firaqo firaqo anqawa iyo duf aba idhibti waba raadi naayi jakallah kunjeer 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅
@leylokadawokadawo175
@leylokadawokadawo175 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo fadumo intee ka heli karnaa madama aan xamar joogno
@farhanbislemp4391
@farhanbislemp4391 3 жыл бұрын
Abayo Mcnto kastar maxaa wayo
@muxaadharochannel1741
@muxaadharochannel1741 5 жыл бұрын
Asc qaali,calenta talaka maxawaye
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
timaha ayeey bixisaa weeyna madoweeysaa
@sacdiyohusenalisacdiyosima1207
@sacdiyohusenalisacdiyosima1207 5 жыл бұрын
@@FadumoHas ciyaalka maloo marin
@zainash675
@zainash675 11 ай бұрын
Masha.Allah abaayo mcn aniga maanta ayaan soo gadanaa Insha.Allah waan sameeysanaa Insha.Allah waana tijaabinaa abaayo mcn qeyr badan Allah ku siyo walaasheey mcn
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 4 жыл бұрын
Ilaa hada aan isticmaalaa macsaro.
@HassanAli-mp9dn
@HassanAli-mp9dn 5 жыл бұрын
Masha allh wllashey qaali waxan ku jeclahy alle dartis waxan ka codsa salid migu caawi karta
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
0031684912137
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
allaha ku jeclaado wallaal shukran
@umubahjachannel1511
@umubahjachannel1511 5 жыл бұрын
Walashey macaan sacdarka maxaa waayye ii micney ma fahmin haddii aana heysanine ma iska dhaafi karra iso jwb
@safaelmi1004
@safaelmi1004 4 жыл бұрын
Ma Gataa xamar ma laga heli karaa walaashay?
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
alaabta aanka sameeyay kuligood Somali walaga helaa
@Radiamogue6887
@Radiamogue6887 3 жыл бұрын
Saqtaar waa maxaay wll
@abdikadirnajiib3259
@abdikadirnajiib3259 4 жыл бұрын
Asc abaayo fadumo sactarka magac kale malahamiyaa makasaayibee
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
sactar magacaas ayaa loo wada yaqaana waxaad kaheleeysa dukamada carabta iyo kuwa Dhirta Somali xataa walaga helaa dukamada Dhirta
@zahrakiin4548
@zahrakiin4548 5 жыл бұрын
Masha allah faadumo has gacanta allaha ku barakeyo abaayo wano faaideysy jizakallah qeyr xabbti
@nacimacali6569
@nacimacali6569 Жыл бұрын
Abayo sactar meeqo ayaan kudarsana xbbti
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
3 qaado
@lakihassan5668
@lakihassan5668 5 жыл бұрын
Asc fadumo wlo timah jajabka mx ka bi inay iisheeg
@inaumaadan6456
@inaumaadan6456 4 жыл бұрын
Abaayo tinta jilicsan ma martin kataa ?
@falismohamed9413
@falismohamed9413 3 жыл бұрын
Waxaan hilmaamay inaan basasha ku daro gadal ma ku daray karaa?
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
haa laakiin saliida qoyaan haku Dhaafin qalaji
@falismohamed9413
@falismohamed9413 3 жыл бұрын
@@FadumoHas OK Qaali waxaan rabaa uun inaan fahmo markaa waxaan ku celin doonaa salida dabka . ka dib waxaan ku ridi doonaa basasha an aan jarjarey ku karinaa then si ficaan ayaa ugu mirayaa saas aan uu famey qoyanka haku dhafin waxaa kawado? Mida kale walla qaali . Thank you for this we appreciate it so much! Ilahi wax xun iyo iil xun kuma tuuso
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
@@falismohamed9413 qoyaanka haku Dhaafi waxaan kawadaa saliida inta eey danka fuusho indo qoyan hada dajinin e dabka sifiican ugu dari ilaa biyaha kaqalalo
@falismohamed9413
@falismohamed9413 3 жыл бұрын
@@FadumoHas ok wallshy tnx
@luulaniina4475
@luulaniina4475 4 жыл бұрын
Asc Abaayo 3. Sano waxaa uga dhiman 4 gabadheyda Abaayo ok miya thanks
@maxamadmuscabmascuud7893
@maxamadmuscabmascuud7893 4 жыл бұрын
Asc abayo hadan haysan sacfarka ankadayo kawaran
@ayanhodo5729
@ayanhodo5729 3 жыл бұрын
Sacfarka maxa weye
@lona_san5957
@lona_san5957 3 жыл бұрын
Abayo fadumo sactarka hadii la wayo malaga marmikara
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
sactar ka dukamada Dhirta iyo kuwa aarabta ayaa laga heelaa
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 5 жыл бұрын
Asc walaashey Maasha Allah caadi maaha waad noofaaiideeysey jazaakallaah kheer horey usoco guuuuuuul.😍😍😍👍👌
@fardowsocadey9412
@fardowsocadey9412 3 жыл бұрын
Inaa sadax isticmaalo qasab miyaa
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
haa
@nimcocali8086
@nimcocali8086 2 жыл бұрын
Masha alah walaalo huru usoco mala isoo dhiibi karaa walal
@nimcohodan4512
@nimcohodan4512 4 жыл бұрын
Mansha allah xabiiti wan ka he lay saliida khayr alle ha ku siiyo
@mudanali2550
@mudanali2550 4 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo jsklq saliidu soow ma ku iman markii hore expired date soow kuma iman?
@nasranuur5389
@nasranuur5389 4 жыл бұрын
Abaayo waad mahdsantahay inbadan wlh waan ku farxay muuqaalkan, Illaahay hakaa abaalmariyo.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Masha allaah sista❤❤❤thanks❤
@khadrahealthandbeauty3329
@khadrahealthandbeauty3329 4 жыл бұрын
Asc Fadumo has walaal salida qumha timaha way iga qalajisaa sisintana agool uu igu sameya ee ma isticmaali kraa dhib laan
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
saliidan qalab badan ayaa kujiro waadna ka Dhaqeeyta in sha allah Dhib makuu keeneeyso
@naimohassan3785
@naimohassan3785 4 жыл бұрын
Asc
@fdxvbbbvssdhj7254
@fdxvbbbvssdhj7254 4 жыл бұрын
Asc wll halken kaa helikara Salda iso shek waaxan joga Jermalka
@fadumoabdul5707
@fadumoabdul5707 4 жыл бұрын
Asc walaashe fadlan suaalo qaas ah ayaan rabaa inaan kuweydiiyo ee lambarkaada seen kuhelaa adigoo raali ah
@khadraderey4145
@khadraderey4145 Жыл бұрын
Gacanta Allah kuu barakeeyo mcnto ❤❣️🥰🌹🎉💗
@dekoabdiadam8925
@dekoabdiadam8925 4 жыл бұрын
Abayoy jilcisada mxan uga jaraa iisheeg abayoy
@nafisocabdulqadir9111
@nafisocabdulqadir9111 4 жыл бұрын
Asc xabibti zactar maxa ladhaa
@raxmaipraahim4123
@raxmaipraahim4123 2 жыл бұрын
Alle Ha kubarakeyo Gacatada
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 5 жыл бұрын
Abayo xabad sowdada maku badalan karaa tan saliida ah qaali iso jwb
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
maya
@umanasriina6123
@umanasriina6123 4 жыл бұрын
Asc ww Sactar maxaa la dhaha abaaya
@bellaabdibile5503
@bellaabdibile5503 4 жыл бұрын
Walal I want this hair oil. I live in America. Salidan waan Rabah
@rabeaahmed7805
@rabeaahmed7805 3 жыл бұрын
Asc Abayo hada ayanku arkay mashallah wanka Helay lakin markasta ma isticmaali kara sida siliidaha cadiga wayo tintayda ad ayey u haleysantahay wlhi
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
maya isbuucii 1 hal mar istic maal
@MohamedDhoolayare
@MohamedDhoolayare 2 жыл бұрын
Xagee kahelayaaa wllo ama lambargaaga isheev
@sacdiyomumin7474
@sacdiyomumin7474 3 жыл бұрын
Wll waa marka iigu horeysay channel kaaga i.n wxn kamid noqonayaa macmiilkaga
@JawariyoJawariyo
@JawariyoJawariyo 9 ай бұрын
Saliid cunto malagu karin karaa hadan macsaro haynin abayo fadumo has
@FadumoHas
@FadumoHas 8 ай бұрын
maya walaal macsaro ayaa loogu talo galay
@sahramohamed5479
@sahramohamed5479 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halimasheikh1941
@halimasheikh1941 4 жыл бұрын
Walal salida waan rabaa senkuhelaa. Fadlan reply
@roodafaandhe7379
@roodafaandhe7379 3 жыл бұрын
asc wllo faadumo has ale hakubarakeeyo macaato waxaan haystaa gabadhyar oo timuhu ubixin waana 10 jir sida ugufudud eeloogu bixin karo iisheega saliidaanah maansha alaah odaygaygana bidaarbuuleyahy xabiibti waxaa rabaa lambarkaaga si aankuulasoxidhiidho xabiibti qaalidaydii
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
0031684912137
@nuurocabdule7662
@nuurocabdule7662 3 ай бұрын
Abaayo fidiyoga waa arkay eesoo jawaab
@riyaadaden6014
@riyaadaden6014 4 жыл бұрын
Sactar.maxaa.ladhahaa.mamo
@maryanmohamudismailgamer8275
@maryanmohamudismailgamer8275 4 жыл бұрын
Walaasheey sacterka magaciisa ingliish ku soo qor insha Allah Allaha ku barakeeyee.
@Waano23
@Waano23 4 жыл бұрын
Thyme aya ladhaha sister
@maryanmohamudismailgamer8275
@maryanmohamudismailgamer8275 4 жыл бұрын
Thank you Abaayo😊🙌
@munishplzdontremovethemmuh1787
@munishplzdontremovethemmuh1787 5 жыл бұрын
Asc abayo Kenya ayan jooga sactar ka xage kaheli kara
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
keenya walaga hela dukaanka dalmar iyo meelahaas karaadi iyo dukamada daawo Dhireedka
@simansheikh7670
@simansheikh7670 4 жыл бұрын
@@FadumoHas dalmar.dukankiisa.xagee.kaga.yaala.aniiga.kuma.aarkiin.kenyaa
@Mama-je3es
@Mama-je3es 4 жыл бұрын
@@simansheikh7670 mamoyinka alabta yarayar gada ee sharja hoostisa jooga anaakaso helay sactar ba dhahysaa isiiya
@Seyriin
@Seyriin Жыл бұрын
@hibaaqsharaf8173
@hibaaqsharaf8173 4 жыл бұрын
Sactar maxa laga wada magackale ma leyahay arabi ama somali sactarka walahi wali ma fahmin abayo plz ifahan sii
@faadumoibrahim9689
@faadumoibrahim9689 5 жыл бұрын
Abaayo waxa ku haye taageero waxa so galiisa afaaraha uumisha lusku dhaaqo codsi
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
haye korka so mayaha kanso galinaa
@aragsansharif2212
@aragsansharif2212 4 жыл бұрын
Abaayo mixed oils waan isticmali jiray lkn weli geedahan kuma darsan thanks
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Mahlabiya Xulba Mamada nuujineyso caano bdn ka heleyso io gabadha miisankeda hoseyo si qurux bdn
8:01
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 42 М.
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 443 М.
Saliidan timahaga quruxdoda wa lagu weydin dona io sidey u baxan saliid mucjiza sidegdeg timaha
8:47
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 92 М.
Alabtii Wajiga Ku Cayilineyso Watana #my_rajo
13:01
MY RAJO
Рет қаралды 198 М.
Sirta carabta khalijiyaatka alab cajib timaha baruka kaga dhigeyso timo qurux badan o dhedher
12:25
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 26 М.
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 204 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.