SALMA NUURA 'QASIIDO QIIRO LEH' | RASUULKII SHARAFTA BADNAA | RAMADAN 2019 | OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 2,021,716

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

SHAMSIYO DAYAXII MAKAADOOW
SHAQSINA NEBIGAAN METALINEE
RASUULKII NAFLUHU SHAKI LA’AAN
CILMIGIISA KA WADA SHARAABOOW.
…………
RASUULKII SHARAFTA MUDANIYO
DUNIDA SHAACA LOOGA DHIGAYOOW
SHIDDADA AAKHIRO DHIBTEEDIYO
ALLOW NAGA YEEL
KUWAA AAD QIYAAMAHA
U SHAFAYSID
BEST NABI AMAAN
AMMAAN...
…………
SALMA NUURA QASIIDO
NABI AMMAAN
XUSUUSTI SAHRA AHMED
WAABERI LEGEND..
FILMED BY MAIMED STD
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
………RAMADAN MUBARAK
RAMADAN WANAAGSAN ..
......................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 100
@salahjebril
@salahjebril 5 жыл бұрын
Soomali %100 muslim waye maxa loo yiri 96 qof muqalkan Dislike saaray muslim miyaa
@zainabzuzuoffcial3732
@zainabzuzuoffcial3732 5 жыл бұрын
S J BREEZY wangaa iyo xumanta ayeysn kal gaaranena intaas
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Walal dadka qaar ayagoon u fiirsan ayey ku dhuftaan oo Anigey Igu dhacdey
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
@@abdullahiqarriofficial896 walal inanka qoraal kiisa sib ugu noqo wax kaluu ka hadlayaaye
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 5 жыл бұрын
waa lixda christianka ahee inagu dhex jira hhhhhhhhhhhhhhhh
@somaliqaalocaanfahamkuwaaq8782
@somaliqaalocaanfahamkuwaaq8782 5 жыл бұрын
S J BREEZY waa inda xanuusan Allah cafiiyo. Wanga dhiibii 👿👿👿
@ekramaliqalinle3129
@ekramaliqalinle3129 5 жыл бұрын
Wxaan rajeenaa salma nuura inee aragto comment geega abyo asturnaanta ayaad ku qurux badanthy kuuna kheyr bdn adiga iyo anigaba iyo inta gabadh muslimada ee koonkan saaran illaaheey hana asturo aduun iyo aakhiraba maasha allaah sidaan ku soco waliba codkaaga waa masha allaah bilaa music ❤❤❤ Scw scw scw zcw scw scw scw scw
@asmaqalbisomali86
@asmaqalbisomali86 5 жыл бұрын
Ma ila Aragtaa si Kastaba Abayo Hablaha Inay Ku qurx badan yihiiiin Xijaaabka balise hankooda si kaluu ushqyaaa alooow xijaabka Jeclsii
@shacnimohamed9397
@shacnimohamed9397 5 жыл бұрын
Ameen yaa rabi ilahy kuwa xijabka ku dadaala hanaga dhigo
@ashrafanoor4985
@ashrafanoor4985 5 жыл бұрын
@@shacnimohamed9397 tnx
@radwanbade8456
@radwanbade8456 5 жыл бұрын
Waa caynkaa
@KOKO_BULLEE
@KOKO_BULLEE 5 жыл бұрын
wan isla aragnay xijabka ayey kuqurxanyihin dumarku
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 5 жыл бұрын
Hdey ilmada indhahaga so dhaftay adegon ogen isku qalbi nahy masha allah alpiii salmaa
@yunisabullahi9947
@yunisabullahi9947 5 жыл бұрын
Ani camal ayas noqotii runtiii
@hooyomcnto1633
@hooyomcnto1633 4 жыл бұрын
Masha allah salalahu caleyhi wasalama scw scw scw scw
@kaskaychannel
@kaskaychannel 3 жыл бұрын
Wll qaali ramaadn kariim wa jclka alle kubeeray qalbigeena rasuulkeena jecelkiisa wa dabiici kula mid baan ahay ilinta celinwayey xaqiiqdi
@abdullazizali1685
@abdullazizali1685 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@user-xs7di3sl5f
@user-xs7di3sl5f 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@farhaankahin4595
@farhaankahin4595 5 жыл бұрын
Scw maa sidan oon kale miisiga looga wada daayo waan dhagaysan lahayne
@farhiyacaruush3235
@farhiyacaruush3235 5 жыл бұрын
Masha Allah Aamiin Aamiin
@A.kafi05
@A.kafi05 5 жыл бұрын
صلوا على من ينادي يوم القيامة أمتي أمتي أمتي.يا رب امتي😢 😭😭 صلوا على الحبيب محمد❤😘😍 صلوا علي حبيبنا محمد رسول اللهﷺ ‬😘😍😍
@A.kafi05
@A.kafi05 5 жыл бұрын
@Nimo Abdi Mahamud 😍😍
@abdihakiinmahamedabdi3898
@abdihakiinmahamedabdi3898 5 жыл бұрын
qof waliba oo comonigayga aqrinaya waxan leeyahay ramadanka dartiis alaha noogu danbi dhaafo dhamaanteen aamiin
@ilhaanjaamacilhaamjaamc2127
@ilhaanjaamacilhaamjaamc2127 5 жыл бұрын
cabdixakiin qabiirka amin yarabi
@myqueen474
@myqueen474 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaa Allaah ilaahe idin kiis idin keena eheen insha allaah
@munahilwa9490
@munahilwa9490 5 жыл бұрын
AMIIN YAA RABII
@ayaancismaanhassan2628
@ayaancismaanhassan2628 4 жыл бұрын
reer mudug aamiin aamiin
@aadancabdi6838
@aadancabdi6838 3 жыл бұрын
Aamiin
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 жыл бұрын
Waajib lagagama dhigeen asturnaanta dumarku hadaysan sidaa ugu qurux badnayn xikmadda illahey lamasoo koobi karo waajib uu ku saarayna marna kuma foolxumaaalnaysid sido kale kuma qasaaraysid fiiri siday ugu qurux iyo haybad badan tahay dheegayso sida uu codkeedu ugu macaan yahay oo ay naftu ugu raaxaysanayso music la'aan Masha allah wll asturnaantu waa shay qurux iyo wanaag aad ka dhaxlayso ufiirso wax walboo qali ah illahey wuu daboolay Nimcada dhulkeena kujirta inteeda ugu qaalisani dhulka lakabka hoose ayay kujirtaa hadaad sidaaso kale udedo xubnahaaga waxaad noqonaysaa qof qaali ah sida Dahab dheemanka patrol ka iyo luulkuba qaali uyihiin Alle hakugu sugo jidka toosan dhamaanteen khayrka hayna waa fajiyo insha allah🖐
@mohamedMohamed-wb4tf
@mohamedMohamed-wb4tf 4 жыл бұрын
SEDF
@filfaybaadam6497
@filfaybaadam6497 3 жыл бұрын
Mansha allh kalmado wanaagsan bro
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 5 жыл бұрын
Rasuulkii sharafta mudaniyo Dunida shaaca looga dhigayow Shidada aakhiro dhibkeediyo Qiyaamaha noo shafeec. صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@malowali9116
@malowali9116 5 жыл бұрын
kep it up
@bfdfdsyfrj7824
@bfdfdsyfrj7824 5 жыл бұрын
Eihj
@bfdfdsyfrj7824
@bfdfdsyfrj7824 5 жыл бұрын
Hkkkkkk
@bfdfdsyfrj7824
@bfdfdsyfrj7824 5 жыл бұрын
Wepiqys
@zamzam123cimcaanhilacilaha2
@zamzam123cimcaanhilacilaha2 5 жыл бұрын
mnshaa allh
@myqueen474
@myqueen474 5 жыл бұрын
masha allaah nabi amaan ilaahe iyo Rasuul kiis inta ila jecel an ku Wada Sali no Rasuul keena muxammed Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
@aishaaligutale1100
@aishaaligutale1100 5 жыл бұрын
Scw 😭😭😭 ilhow rasuulka micigiisa nagadhig malinta qiyamaha
@hooyomcnto1633
@hooyomcnto1633 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yarabi
@hananshariifcaydaruus4201
@hananshariifcaydaruus4201 4 жыл бұрын
Amiina yarabi
@abdirahmanhassan6273
@abdirahmanhassan6273 4 жыл бұрын
Aaamiin amiin
@hodanaxmad1440
@hodanaxmad1440 4 жыл бұрын
Amiiin amiiin
@nasiimoasad624
@nasiimoasad624 3 жыл бұрын
@nimaahmedeey4676
@nimaahmedeey4676 5 жыл бұрын
Rasuulkii sharfta mudanaaiyo dunida shaaca looga dhigeyow shidada aakhiro dhibkeediyo qiyamaha noo shafeec Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@asmacarab1565
@asmacarab1565 5 жыл бұрын
Scw scw masha Allah shamsiyo dayixii makadow shaqsina nabigaan matalinee😙😙😙😙😙😙😙
@caydaruusshariifcali9490
@caydaruusshariifcali9490 3 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه
@khaalidasan5576
@khaalidasan5576 5 жыл бұрын
Machaa allaah asxbta inta heesaha oo dhan in sidan music la,aanta laga dhigo jeceli fartaa hataagto Ucodee .....kii cod bata waa loo tix galinayaa 😂
@nimcohaybe8267
@nimcohaybe8267 5 жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@liibaancusmaan3044
@liibaancusmaan3044 4 жыл бұрын
Masha allah
@josheacmje3457
@josheacmje3457 4 жыл бұрын
Scw war bila music ka macan 😄
@aaminocabdalla2979
@aaminocabdalla2979 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahy hakuxafdiyo
@aishadahir7424
@aishadahir7424 2 жыл бұрын
Iskajeclaan lahaa hadaa ereyadhaan nabiga hortiisa kuqaadhi lahaa anoo horfadiyo 😭😭😭😭
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 жыл бұрын
Salmay wllo wd cod mcnthy ilahy ha ku daayo lkn wll asturnantad ku qurx bdnthy wlee Inta ila argthy likta hayla dhaafin somali maxmed❤❤
@ummumaahirsaid8699
@ummumaahirsaid8699 5 жыл бұрын
rasuulkii sharafta mudaniyo dunida shaaca looga dhigayo shidada aakhiro dhibkediyo qiyaamaha noo shafeec🤲🤲 scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rodafarah1053
@rodafarah1053 3 жыл бұрын
Nasteexo
@sidrasiman8043
@sidrasiman8043 5 жыл бұрын
Rasuulkii scw 😍❤️😭 sharafta mudaniyoo dunida shacaloga loga dhigadhiiyoo shidada akhiro dhibkedio qiyamaha noshafeco😭😭
@ikraanqulatayn1281
@ikraanqulatayn1281 5 жыл бұрын
Mansha allah ku saliya nabdiga scw🙏
@shuukeomar3559
@shuukeomar3559 5 жыл бұрын
Ikraan Qulatayn scw
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Mansha allah Ramadan Kaream Ilaahay Fanka Hakasoo Daayo oo Wanaaga Qof Faafiya hakaa dhigo Salma
@mohamedabdikadir1985
@mohamedabdikadir1985 3 жыл бұрын
Amiin
@dacaroduale8055
@dacaroduale8055 5 жыл бұрын
مان شاء الله نشيدة بنت صوتها جميلة الله يحفظها
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 5 жыл бұрын
Rasuulkii sharafta mudanee❤️ Dunida shaaca looga dhigayee💖 Shidada aakhiro sharkeedoyo😢 Qiyaamaha noo shafeec🙏🙏🙏 (Scw 💖Scw 💗Scw Scw 🌸❤️❤️❤️)
@sunpro5327
@sunpro5327 4 жыл бұрын
Masha allaj
@kawsarkayse1225
@kawsarkayse1225 3 жыл бұрын
Allahuma salli Wasallim Calayhi🙏❤❤❤
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@NaimaMahamudhasan
@NaimaMahamudhasan 6 ай бұрын
Kusaliya nabigeenna muhamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤💕🩷❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💫❣️❣️
@nuuriyedhuubane4121
@nuuriyedhuubane4121 5 жыл бұрын
Mocha allah wll codkaaga saas u macaan ku akhri Quraanka iyo nabi.amaanka sidan ayad sharaf iyo ajarba ku helaysaa iska dhaaf heesaha Alla hakaa soo hanuuniyo
@shariifcalawi5629
@shariifcalawi5629 5 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على الرحمة المهداة
@cabdiqadircabdi1804
@cabdiqadircabdi1804 3 жыл бұрын
Alle codkaga alle haku daayoh inta ila aragta comments love saara
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
aawey dadkii nabiga jeclaa scw😭❤☺macaan gooyaha aan xasuusano
@mohammedabdiibrahim7038
@mohammedabdiibrahim7038 5 жыл бұрын
Masha Allah fanaaniinta so maliyed hadii ay codkooda quruxda badan xuska alle iyo amaanta nabiga scw scw ku qaadi lahaayeen ilaahayba ma cadaabeen
@done-caawiye
@done-caawiye 4 жыл бұрын
Codkaan aad nabi Mohamed scw aad ku amantay janada alle haku geeyo
@filsanmustafe4652
@filsanmustafe4652 5 жыл бұрын
Mashallha wlshya Salma nuura gabadha kaliya an tageero cod kaa qaadanaya xpti scw scw
@ubahhayaan6000
@ubahhayaan6000 3 жыл бұрын
Ramadantio labaad ee daawanayo weeyaan alxmdulilan❤
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 5 жыл бұрын
illahy kuwu rasulka u shafeeco qaado allah ha inaga yeelo 🤲amiin❤❤
@demanabdi5086
@demanabdi5086 5 жыл бұрын
masha Allah abaayo saan bad ku quruux badantahay
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
hmze hachi Amiin
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
@iam.legendar
@iam.legendar 2 жыл бұрын
Wow mixture voice❤️🤝❤️ Still listening 7/04/2022
@muniiraaahmed6256
@muniiraaahmed6256 5 жыл бұрын
Msha allah nabi amaanta sidan oo kleh bay ku macaan yihiin
@maxamednajma3382
@maxamednajma3382 5 жыл бұрын
صلي الله عاليه وأسلم
@dhaladkiitodheer5175
@dhaladkiitodheer5175 5 жыл бұрын
QURUXI WAA DIIN IlHyow soo hanuuni Dhmn umadaada Qurux bay noqotay wlhi Salma Nuura♡
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 5 жыл бұрын
nabi amaaan walpa haday bilaaa music nooga dhigi lahaauen way fiicnan laheed scw scw scw ❣❣❣❣
@jannoismydream625
@jannoismydream625 5 жыл бұрын
@hamzehassanroble1153
@hamzehassanroble1153 5 жыл бұрын
Salma nura wll alle maca nabiga ha ka dhigo asturnaantad ku qurxoon tahay adiga iyo hablaha somaliyedba wll alle hableena ha ino daayo oo hano asturo
@Diiga812
@Diiga812 6 ай бұрын
2024? Who's watching this video
@HappyMoonLanding-wi4tv
@HappyMoonLanding-wi4tv 6 ай бұрын
Me
@aishamuxudiin7591
@aishamuxudiin7591 6 ай бұрын
Me❤
@harirabdihashi4809
@harirabdihashi4809 6 ай бұрын
Me
@abdishakurabdulkadir6709
@abdishakurabdulkadir6709 6 ай бұрын
Me Alx 😭♥️
@naxariisbadan8404
@naxariisbadan8404 6 ай бұрын
Me😂
@hudaabdulahi5704
@hudaabdulahi5704 5 жыл бұрын
Waaxay labisbaan soo marsanayaa nabigana waan amaanayaaa subxaanalh
@aishabindaalib1560
@aishabindaalib1560 5 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 жыл бұрын
Scw scw scw allow naga yel kuwu nabigu uu shafeco qado malinta qiyame amiin amiin
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 4 жыл бұрын
أللهم صل علي قرة أعيننا محمد وأجعلنا من أهل شفاعته
@nasraabdinur6710
@nasraabdinur6710 4 жыл бұрын
اللهم ءامين يارب 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
@alcazal441
@alcazal441 5 жыл бұрын
Absolutely Salma Nuura 👌🏻👌🏻
@ikraamqueen3055
@ikraamqueen3055 5 жыл бұрын
Scw
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 5 жыл бұрын
Tani waa sheekhad Allah naarta Kaa xoreeyo
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
Heestan anigo yar bn xasuustaa habayartay ba markay dugsiga quraanka casarkii i direyso dhagaysan jirtay anigo shaax iyo caano cabayo xasuus sahro axmed alle ha u naxriizto
@ilyaasjigjiga1712
@ilyaasjigjiga1712 5 жыл бұрын
Abdulahi Mohamed Hees mahin ka fiirso!!
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
@@ilyaasjigjiga1712 iyadoo hees ah bn sheegaya oo musik saaran yhy originalka heeska ay qaado sahro axmed AuN
@ilyaasjigjiga1712
@ilyaasjigjiga1712 5 жыл бұрын
Abdulahi Mohamed haa ok wll sorry
@ciisowofficial1786
@ciisowofficial1786 5 жыл бұрын
Masha allah sidan uwad amaanta nabiga kheyr allah kula siiyo aankusalino nabigena scw scw
@safiyola1740
@safiyola1740 4 жыл бұрын
24 aprill 2020 ramadaan mubarak ⭐🌙all muslims inta iga danbeyso cfmd iigu sooma ❤❤ scw
@anisocabdullahi2930
@anisocabdullahi2930 3 жыл бұрын
30 mach 2021 ramadaan common soon i.a❤scw❤
@axmedsaleban9725
@axmedsaleban9725 2 жыл бұрын
Maasha Allah alle hayna siiyo khayrkeeda qasidaada
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 жыл бұрын
scw scw scw shidada aakhiro dhibkeediyo qiyaamaha noo shafeec xasuustiii sahra axmed jaamac AHUN
@abshiroahmed5568
@abshiroahmed5568 5 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah salma nuuura ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️🥰❤️❤️❤️👋👋👋👋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏🌙🌙🌙❤️❤️❤️🙏❤️❤️❤️👏👏🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕💕💕💕🥰❤️aamiin aamiin aamiin aamiin
@sagalmohamedomar
@sagalmohamedomar 5 жыл бұрын
Mansha allaaah cod mcn wlhi bila music qofkii kugula taliyay waa madax allaha dhowre😍😍😍
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤🙏 ما شاء الله😇🙏👼 IllhOw Salma codkeeDa ubarakeeY
@mumtaazfeyzal5086
@mumtaazfeyzal5086 5 жыл бұрын
Scw scw scw❣♥️🙏 IsH cala cod pea salmo nuura ilhy ha ku barakeyo Say مشاالله 💕😘💋
@jannoismydream625
@jannoismydream625 5 жыл бұрын
Asc you can do it with the same as 2805120171103 pm and is
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@fartunaden7072
@fartunaden7072 5 жыл бұрын
scw scw Salma Ramadan Mubarak
@asmaqalbisomali86
@asmaqalbisomali86 5 жыл бұрын
Mashslllah slma Nuura walal karaama korkaaga ha ahaato Igula Sali Xbbbbkeeena mohammed Scw scw
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 5 жыл бұрын
Asma Qalbi SoMali scw ❤️❤️❤️👏🏼😭😭
@ayankhadar5120
@ayankhadar5120 4 жыл бұрын
@@Ramdelfalcao2024 msjcf
@ayankhadar5120
@ayankhadar5120 4 жыл бұрын
@@Ramdelfalcao2024 kmnd
@aminasharifabdullahi2587
@aminasharifabdullahi2587 5 жыл бұрын
Wowwww masha allah qurux iyo cod isku darsatey iyo afgakaga nabi wcs aad ku amante 100
@hudamohamadali1375
@hudamohamadali1375 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahey iyo rasuulkeen int jecel aan kuwa salino nabigeena maxamex scw ❤❤❤❤❤❤
@amirhaji1567
@amirhaji1567 5 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤💕💕💕💜💜❤❤❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❤💕❣❣❣
@user-fe8vy4tj1i
@user-fe8vy4tj1i 6 ай бұрын
Ku sali nabiiga scw scw 😭😭
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 5 жыл бұрын
Manshallah runti waan qiroday markan dageystay, ilahayow nonaxarisa adun iyo aqiraba
@nasrudiinc.qaadir9314
@nasrudiinc.qaadir9314 5 жыл бұрын
Msha allah axla sout 😍 allah yaxfadak music la'aan sidu u macyhy bal ila arka 😘
@hidayoahmed6348
@hidayoahmed6348 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤️ RamadaN MubaRaK to all Muslims ❤️😍
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@axmedsaleban9725
@axmedsaleban9725 2 жыл бұрын
Maasha Allah rasuulki sharafta mudan dunada shacaa looga dhigayay shitada aakhiro dhibkeediyo qiyaamaha noo shafeec
@cawadbarre5918
@cawadbarre5918 3 жыл бұрын
M.a Scw scw Allah naga aqbalo soonka aan soomnay qeyrkiisna ilaah nawaafajiyo Allow Aamiin 🤲🤲
@majid9in36ix2
@majid9in36ix2 5 жыл бұрын
Wllkayga muzlinka ahaw wll igula zali xabiib keenii zubanaaa (NNKH) صلله عليه وسلم ❤🌷
@mariadegen5810
@mariadegen5810 5 жыл бұрын
MAJID NIN3 SIX scw
@majid9in36ix2
@majid9in36ix2 5 жыл бұрын
@@mariadegen5810 maria degen
@munasaed9335
@munasaed9335 4 жыл бұрын
Scw
@najmaabdalla6530
@najmaabdalla6530 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@nasriinnasriin3144
@nasriinnasriin3144 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@ashrafanoor4985
@ashrafanoor4985 5 жыл бұрын
M.a wllhi hady heesaha bilaa music ahan lahayen wan izka dhagyzan lahayen salma nura Allah ku parakeyo wllo asturnanta ku qurux padan tahy Allow astur gabdhehena somaliyed Amiin
@rodafarah1053
@rodafarah1053 3 жыл бұрын
Maxameq
@kingkooshin7716
@kingkooshin7716 3 жыл бұрын
Salma Way Iga Ooyasisay✨🙏😢
@queenoftoday8841
@queenoftoday8841 5 жыл бұрын
Scw Rasuulkii sharafta mudaniyo❤❤❤❤❤
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@mohamoudabdilahi4403
@mohamoudabdilahi4403 2 жыл бұрын
Maasha Allah. Beautiful voice 😍
@souguehnasra7446
@souguehnasra7446 5 жыл бұрын
Mashallah tabaaraka allah😍😘😍😍😍
@siidalicabdishakuur2623
@siidalicabdishakuur2623 5 жыл бұрын
scw masha allah salma nuur xifduka laah nabiga deedow dilaac
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Mnsha Allah• Salma Nura Waa:-MarwO 😍’ Qurux Waa Asturanaan 🕌🌙’ Mohamed(S•C•W)
@kureshyusuf6904
@kureshyusuf6904 5 ай бұрын
Abaayo macaan salma nuura ❤❤😘👸🏻 Awalba❤ anigoo taageerahaga qaas ah hadana muuqaalkaagan aad buu iisii kaa jeclahay ❤❤ Labada daarood ba LIIBAAN WALAALEEY GACALISO CAABUDWAAQ BAAN KAASO SALAAMAYA SI WALAALNIMO ❤❤❤
@onlysports1416
@onlysports1416 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ramadan mubarak 26 april 2021 inta iga dambeysa caafimad ayaa idin rajeynaa xaqa allaha nagu sugo ❤❤
@queens2139
@queens2139 Жыл бұрын
Mnsha alh mnta ay ku adanthy mlinki mowlid subanahena ( muhamed scw )ayn soboqday 2022
@abikanirashiihaamu8049
@abikanirashiihaamu8049 5 жыл бұрын
Mnsha alllah Qasido aad u macaan Scw scw scw
@fhadali4388
@fhadali4388 4 жыл бұрын
l love nabigena muxmad (scw)💜💜💜💜💜💜💜💜👍👍👍👍
@marianaahmedkkk2694
@marianaahmedkkk2694 5 жыл бұрын
Mansha allah xijaka wad ku qurux ba Dantahay huno mansh allah ❤️♥️♥️♥️🕋🕋🕋🕋🕋🕋
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين ❤
@xamdagaabo1042
@xamdagaabo1042 5 жыл бұрын
Masha alaah Scw scw scw scw
@muktarluuu7821
@muktarluuu7821 4 жыл бұрын
Scw
@soomaliboybooy7902
@soomaliboybooy7902 4 жыл бұрын
Rasuulki nafluhu shaki la,aan cilmigisa kawada sharabeen. Scw scw
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 жыл бұрын
Alla maxay sas ku qurux badan tahy inantu alle ha xifdiyo e
@nimcosharafsharaf7101
@nimcosharafsharaf7101 5 жыл бұрын
Macha alah salma nuura indeer ❤️❤️❤️❤️
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Scw scw scw salma nuura wllshy qali il xun kuma argto wllo
@queena5150
@queena5150 5 жыл бұрын
Scw❤
@aliismail8799
@aliismail8799 4 жыл бұрын
Shaqalka qudhunka lahayne shaashaan Udugiisu gaadhiyo Naxli xumo uurku sheeliyo sharaarad ba Laga sifeeyoow.scw scw scw
@hamdalifestyle9925
@hamdalifestyle9925 5 жыл бұрын
💯 💖 love hadaan awoodo Wan siin laha gawadhan masha Allah 💋👌
@hamdalifestyle9925
@hamdalifestyle9925 5 жыл бұрын
Csw csw csw igula saliya xabiibkena csw 💖💯
@dekhacizman6896
@dekhacizman6896 5 жыл бұрын
quruxda kaa muqata illahaw kusiyadi sa isku astur markasta hppt❤❤❤❤
@liibaancisman5982
@liibaancisman5982 5 жыл бұрын
Ana ugu horeyo waa waligay Video KZbin aan u hor dawaday
@asadomar2694
@asadomar2694 5 жыл бұрын
Liibaan Cisman m.a isdheh
@bahjomoha8020
@bahjomoha8020 5 жыл бұрын
hhhhhh hanbalyo 🤣🤣
@liibaancisman5982
@liibaancisman5982 5 жыл бұрын
Bahjo Moha tnx 😀
@liibaancisman5982
@liibaancisman5982 5 жыл бұрын
Asad Omar hehehe m.a
@sucdisiman1445
@sucdisiman1445 4 жыл бұрын
Scw
@kingmohaofficial4072
@kingmohaofficial4072 4 жыл бұрын
Masha allah allàh haku dhooro
@queniqriina2889
@queniqriina2889 5 жыл бұрын
masha allah ya razulallh muxamed razulullah ❤❤
@saamiyabashiir9557
@saamiyabashiir9557 5 жыл бұрын
Maasha.alaah cod macaanaa bilaa music fanaan waa in nabiga lugu amaanaa sida gabadhaan queen salma
@manaalmohamed8975
@manaalmohamed8975 5 жыл бұрын
Msha allah music la'aan👏👌😍❤
@yasmindaudaxmad654
@yasmindaudaxmad654 5 жыл бұрын
Masha allah codka iyo aqliga cafimaadka cibaadada cimriga alle haku barakeeyo walaashey mcn
@nimoismael5049
@nimoismael5049 3 жыл бұрын
Rasuulkii sharafta mudanow(scw)
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 жыл бұрын
Mansh Allah Zalma Nuura 😍😍😍😍❤❤❤❤✔
@bulshoburco24
@bulshoburco24 5 жыл бұрын
abdi askar waad ku mahadsantahay soo gudbinta qasaa,idka slmana ilaahay khayr ha ka siiyo waa sidii saxa ahayd bilaa music
@sacdiyomaxmuud1675
@sacdiyomaxmuud1675 3 жыл бұрын
Mashallah 😭😭😭😭👍
@ramlaahmed140
@ramlaahmed140 5 жыл бұрын
Dhageeysiga kama daalo alla yaa cisag 😘carshiga sharaf lagu casuumee 😍😍
@abdisamedanshax6432
@abdisamedanshax6432 5 жыл бұрын
Ramla Ahmed thangs
Xamdi Bilan | Qasiido nabi amaan Indha nuuriyow udgoon badanoow
5:23
*Qasiido | Nabi Amaan | Hoyga Aakhiro | Kooxda Nice Stars 2018
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 940 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 17 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,1 МЛН
Qasiido - Yaa Rasulalahi - Amiin Shaakir   2022 Official video
3:53
DJ Rockets Official
Рет қаралды 5 МЛН
(Rasuulkii Sharafta Mudnaa) Najma Nashaad Qasiido 2020
6:01
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 469 М.
QASIIDO NABI AMAAN  ABDIKARIIM ALI SHAAH & MAXAMED MAAME
6:17
Amen Moumin
Рет қаралды 618 М.
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1 МЛН
Qasiido Macaan New Official Video 2022
5:30
MAWLIID HEER SARE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Qasiido Macaan  -  Nabi Amaan 2021 --Bilaa Music
3:52
Wacays Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Nashiido || yaarabi bil mustafa || Maki Xaji 2022
7:02
Xamartv
Рет қаралды 1,6 МЛН