Samaynta 4-tan qodob waan ku aflaxay runtii | soo tijaabi adna bal

  Рет қаралды 3,742

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

Күн бұрын

#mubarak_hugur #talooyin #somalia #skills #booksummary #joogtaynta
Muqaaalkan waxaan kusoo gudbin doonaa
4 qodob oo iga caawiyay inaan wax badan qabsado maalintayda .
Tixraaca muqaalka .
Halkan kasoo akhrisk maqaalka 👇
doctor.ndtv.co....
Halkan kasoo daawo muqaaladii hore
• Dhamaystir maalin walb...
• Sida wakhtiga looga fa...
• Waad ku faa’idi hadaad...

Пікірлер: 39
@muna607
@muna607 Күн бұрын
Wlhi maalintaan ku bilaabo mobelkeyga iyo maalitan ku bilaabin aan mel iska dhigo farqi weyn aya u dhaxeya wan arkey maalinta aad waxa badan qabsto tilifonkana saacad istimaasho waxad daremeysa waxa faraxda wlhi inad malitada ka faa ideystey ayad daremeysa shukaran ustaad mubaarka❤🙏
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Күн бұрын
Wax-garadka wax sheegiisa ha laga Faa'iidaysto ❤❤
@JacfarIbraahim-y3t
@JacfarIbraahim-y3t 2 күн бұрын
Bro mubarak hagar🦁 aad ayaad u mahadsan tahay wllkie
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod Күн бұрын
Walhi ninkan waa qofka kale ah ee wax xaqiiq ah ka hadla everyday tnx pro
@waaqicichannel
@waaqicichannel 15 сағат бұрын
Msha llh walalken kor uqada realy wa wlal waxbdan aan ka faiday intuu shgyna waan tijabiyay alx Keep going 💪💪💪💪
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 8 сағат бұрын
Mahadsanid wll
@filashotube7623
@filashotube7623 Күн бұрын
Ku bilow waxa kugu muhiimsan waa xeelad inta badan iga maqneyd mahadsanid ustaad❤
@cabdicaaqilkingcade7552
@cabdicaaqilkingcade7552 2 күн бұрын
Waad mahadsantahy ustaad Mubarak
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 күн бұрын
Shukran ustaad waa qodobo muhiim ah. Maalintii gelinka hore mise gelinka dambe midkee wanaagsan in jimicsi la sameeyo.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Күн бұрын
Hadba wakhtiga aad hayso ayay ku xidhantay wll
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Күн бұрын
​@@mubarak_hugur Aniga waligey ma sameysan facebook, Tiktok , instagram mana sameysan dooni insha allah
@SayidMohammed-h9v
@SayidMohammed-h9v 5 сағат бұрын
Maasha allah wa talo ficn walaal
@CabdiWALIAHMED-g2b
@CabdiWALIAHMED-g2b Күн бұрын
Shukran ustad
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx Күн бұрын
Wlhi waa runtaa ustaad 🫡🫡
@fardowsoapdihirsi
@fardowsoapdihirsi Күн бұрын
Many thnkz wll wax badan baa kaa faaiday
@Ismahanyy
@Ismahanyy 9 сағат бұрын
جزاك الله خيرًا ❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 2 күн бұрын
Thank my teacher mubarak 😊
@WticfFyjnh
@WticfFyjnh 2 күн бұрын
Wllo Mubarak hugur 🎉naasb
@DayibMohamed-yi2we
@DayibMohamed-yi2we Күн бұрын
Mahadsanid Mubarak huguf
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 2 күн бұрын
Thanks ustaad ❤❤🎉
@najaaxabdalle5516
@najaaxabdalle5516 Күн бұрын
Mahadsanid ustd❤🎉
@AbdullahAbdi-ie5dz
@AbdullahAbdi-ie5dz Күн бұрын
Shukran ustaaad
@AbdullahiAhmed-i7u
@AbdullahiAhmed-i7u 2 күн бұрын
Mahadsanid walaal
@AbdiazizIbrahim-q2s
@AbdiazizIbrahim-q2s 2 күн бұрын
Thanks my teacher
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Күн бұрын
You are welcome
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 2 күн бұрын
Shukran sxp
@RIYOKAABTEC666
@RIYOKAABTEC666 20 сағат бұрын
Mhdsanid macalin
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool Күн бұрын
Mahadansanid ustaad
@AbdirazakJiindhe
@AbdirazakJiindhe Күн бұрын
Mahdsanid
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i 2 күн бұрын
الله يسعدك ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i 2 күн бұрын
I girlish bilaw ah manoosoo galinkarta waxaan away qof kukoray baadiye oojirah 38 oohooyo ah ma awooda lavage waxbasho aanku dhiibo luuqada ingiliishka manoosoo bilaabikarta?
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Күн бұрын
Insha allah mustaqbalka
@hodoali5714
@hodoali5714 7 сағат бұрын
Mahasantahay
@MohammedMuktar-mr5pg
@MohammedMuktar-mr5pg 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤ M.a
@MaxamedClaahi-r3z
@MaxamedClaahi-r3z Күн бұрын
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Күн бұрын
Sxb side overthikng ba iheyste isaga deyn karaa
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Күн бұрын
1. Ugu horrayn waxyaabaha kugu keenaya jooji overthinkig. 2. Xili gaara oo aad si fiican uga fikirto howlahaaga qabso ,ka dib qorshe aad raacdo samee . 3. Digriga iyo salaadaha badi ,adiga oo qalbigaaga soo jeedinaya . 4. Inaad mustaqbalka ka cabsato jooji Qodobadaa iyo waxii la mida samee wll
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Күн бұрын
@@mubarak_hugur wll mxn ka fogada.gurigyba I jogn e xal kale i radi wlhi hadi lo walanayo Ana u walanayo sida xalada wadanka aya dhib igu haya iyo family problm 😔
@oumelkhairtahir2566
@oumelkhairtahir2566 Күн бұрын
Shukran ustaad
Ninka aad ku aragto 5-taan dhaqan ka fogoow!
20:21
Hooyo Podcast
Рет қаралды 615
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 67 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 133 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 140 МЛН
7 QOF LAGA MAARMIN NOQO
13:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 11 М.
نصائح وسيم يوسف
21:02
مطبخ أم زينب cuisine Oum Zineb
Рет қаралды 742
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 206 М.
Ep 03 | SIRTA KALSOONI BUUXDA | part 1 | NAF OGAAL PODCAST
34:12
10 qodob oo dhabar adayga nolosha  keena | qof xiliyada adag guulaysta
12:11
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57