SAMIIR ZAAM - MA INAAN KUU DHINTAAD RABTAA - HEES CUSUB

  Рет қаралды 1,000,690

Richal Sultan ♪

Richal Sultan ♪

Күн бұрын

#Samiir #Zaam
Heesta : Ma Inaan Kuu Dhintaad Rabtaa
Ereyada : Amiin Kasteel
Laxanka & Codka : Samiir Zaam
Musician By : Samiir Zaam
Jacayl baa I adoonsadoo
Qofkaan u qabaana ii ogayn
Awgii Intaan Dhib Umaray
Uurka maxaan ka oyay
Ereyada Heesta ;
Jacayl baa I adoonsadoo
Qofkaan u qabaana ii ogayn
Awgii Intaan Dhib Umaray
Uurka Maxaan Ka Ooyay
Ma anuu kali I waalayaa
Adaa dhaymo kaa sugaayee
Maxaa iigu cidlaynaysaa
Ma inaan kuu dhintaad rabtaa
Bal Maxad Diifta igu Egaysa
Naftu aduun bay ku doonte
Bal maxaad iigu adkaynesa
Ma anaa dhibka u abuuran

Пікірлер: 275
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 10 ай бұрын
Waxaan dareemyaa xanuun badan qofkaan jeclaa iga tagay murug badan ka dib waan isku laabnay lkn wuu iga fogyahay ilin ayaa wehel ii ah isna murugtayda ma tuso wanan jecelhay ilhow ya rabi adaa wax xalin karaa 😢😢😢😢
@NasromohamedAhmed-sp4zh
@NasromohamedAhmed-sp4zh 10 ай бұрын
Jacayl ba I adoonsado qofka u qabayna I ogeyn awgii inta dhib umaray uurka maxan ka ilmeeyay 😢🥺
@jannahahmed236
@jannahahmed236 2 жыл бұрын
Maxaad igu cidlesayeey ma Inan Ku dhintaad rabtaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maankey6048
@maankey6048 2 жыл бұрын
heesta kaliyah aan ugu jeclhy fanaan walba good samiir saam
@KhaadraKhaadra
@KhaadraKhaadra Жыл бұрын
Aniisa❤💖💝💞
@suldaanfaid7563
@suldaanfaid7563 Жыл бұрын
Walaalaw heesahan qiiradda ah iskaddaa please 🙏 waa ooyay annidhan
@falisqueen8420
@falisqueen8420 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😡😡🙏🙏🙏💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤
@Queen___Fahiima03
@Queen___Fahiima03 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Heestan waxaan kaso jeclaadey musalsalka walaalaha kadib hadaan so raadiyey yaa sideyda oo kale heestan so raadiyey kdb musalsalka mrkii la saarey🥰
@Hanad_Daacad
@Hanad_Daacad 2 ай бұрын
Jaceyl baa iadoonsado 🥺💖 Qofkaan uqabana ii ogeyn 😭 💔 Awgii intaan dhib umaray 😢 Uurka maxaan ka ilmeeyey😭😭😭😭
@queenofqueens3961
@queenofqueens3961 3 жыл бұрын
My best song wllh qalbigyga tabty keep going samiir😘😘🔐💪❤
@عبيرعمران-ظ4ر
@عبيرعمران-ظ4ر 3 жыл бұрын
Sidoo kale wllhi m.a🥰🥵♥️🦋🥰
@dalaysaadan7394
@dalaysaadan7394 2 жыл бұрын
Uduxndxs
@khadarmaxamed8045
@khadarmaxamed8045 Жыл бұрын
Tttrtttttr4444
@AbuRamla203
@AbuRamla203 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@MakoAdam-k3x
@MakoAdam-k3x Ай бұрын
​@@عبيرعمران-ظ4ر😢😢😢😢😢
@salmahaye477
@salmahaye477 2 жыл бұрын
Ana inan samiira la idhaahdo ayaan aad u jeclahay walaahi iisoo duceeya inaanay igu diidin ooy i aqbasho
@MuscabMohamed-ig4yk
@MuscabMohamed-ig4yk 9 ай бұрын
Wlahi Marka runta laga hadlo heestan hees kaliya ma ahan qalbi tabasho aye ledahay tunti🫀❤️ 2:29
@A.fataaxMaxamed
@A.fataaxMaxamed 2 ай бұрын
Waad laheshey rurahaantii😢
@nashaadnalka8949
@nashaadnalka8949 3 жыл бұрын
Ax ax ma inan ku dhintad rabta 😥😥😭😭😓😓
@SharmarkeShacur
@SharmarkeShacur 2 ай бұрын
Saxib waxaa kaa cod saanayaa inaa mar ku arko saxib wllhi waa ku taageeraa saxib mcn hees taan naag baa igujeclaatay saxib mcn markas tana waa dhegays taa oo ka madaalo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤saxib mcn🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IqriinaAbdirahman
@IqriinaAbdirahman Жыл бұрын
2 sano kahor baa hestan dhagesn jiry waliba ano kaso fcndy qalbi jab mantana isla sidi ayn hadana qalbiga lagga jibye maxa mar walpo dadka dacda loo dulmiya 😢😢
@azma22
@azma22 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢💔
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 5 ай бұрын
Ilhay dulmiga hanaga saaro yaa rabi 😢😢
@axmedcabdirashiid8764
@axmedcabdirashiid8764 2 жыл бұрын
Ma inaankudhintaa raptaa 😭😭😭😭
@najmoyusuf1433
@najmoyusuf1433 2 жыл бұрын
Walhi wilkaan hesihiisa aat ujeclahay waa heeso dagan oo mcn bdn 🥺🥺🥺 ax yaa jcl
@mohamedsamatar6531
@mohamedsamatar6531 2 жыл бұрын
bal maxa dhibta igu egeysa😭
@nimcomaxmud1342
@nimcomaxmud1342 Жыл бұрын
Jah hestan sidarenlh ayeey itawaty
@natashapeah5950
@natashapeah5950 3 жыл бұрын
Jaceyl baa iadoonsado Qofkaan uqabana ii ogeyn Awgii intaan dhib umaray Uurka maxaan ka ilmeeyey 😔😔
@lilgaming8102
@lilgaming8102 2 жыл бұрын
🤕
@YouTuber_shorts2023
@YouTuber_shorts2023 Жыл бұрын
😭🥺💯
@SharmarkeShacur
@SharmarkeShacur 2 ай бұрын
Saxib waxaa kaa cod saanayaa inaa mar ku arko saxib wllhi waa ku taageeraa saxib mcn hees taan naag baa igujeclaatay saxib mcn markas tana waa dhegays taa oo ka madaalo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤saxib mcn
@sagalshariif5505
@sagalshariif5505 Жыл бұрын
Qalbi jab weyn igaare qof kii garsiyana maqan 😭😭😭😭😭😭
@aaminomaxamed1134
@aaminomaxamed1134 2 жыл бұрын
Bal maxaad diifta iigu egeysaa naftu adunbey ku doonte 😩😥💔
@naima5559
@naima5559 Жыл бұрын
ax hestan qalbigyga tabatan ani ayay iga hadlysaa wayo qof aan dartis wax wlbo usameyey aya icidlyey mrkastu idhawco qofka rali galiyo ani wye qlad iyo sax ana rali galinta dhiibo wyo xad dhaf ayan ujclhy asna xanun iyo dhawac igama dayo kamana marmo ugu dambyn wu icidlyey💔🥺wlhi qoral masii wadi kro🙏😪
@Hibaq-tf7kv
@Hibaq-tf7kv 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@asmafariido-yr6gw
@asmafariido-yr6gw 7 ай бұрын
😢😢Jacaylow abaha was
@mawahusei1308
@mawahusei1308 2 жыл бұрын
Jeceylpa Ii adoonsado qofkan uu qabana Ii ogayn
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 жыл бұрын
Waligaa doono Ha isku jilcin.❤️
@inamouse
@inamouse 3 жыл бұрын
our youtuber RCR
@djmuggiofficiallyrics7519
@djmuggiofficiallyrics7519 2 жыл бұрын
Legend is back 👍🤘🤞💖🤯
@hibonuura2387
@hibonuura2387 11 ай бұрын
@IslaweynOdweyne
@IslaweynOdweyne 10 ай бұрын
❤🎉😢😮😅Hfistoty
@Asma_ismail77
@Asma_ismail77 Жыл бұрын
😭aduu deymo kaa sugayaaa.....🥺
@MaankaYare-px1cv
@MaankaYare-px1cv 5 ай бұрын
😢 bal maxaa dbta igo igysaa nafta adigo by kudunyy bal mxaa igo adkynisaa 😢❤
@Catiifo-gl4en
@Catiifo-gl4en 7 ай бұрын
Uurka maxaa ka ilmeeye 😢💔 isma leheen mar lawaad baa wax jecelaan doontaa 🥺
@queenmushtaq2091
@queenmushtaq2091 Жыл бұрын
urugta maxaa ka il meeyy💔❤️‍🩹🫂🤦‍♀️
@NawaalHassan-s3l
@NawaalHassan-s3l 4 ай бұрын
Ma inaan ku dhintaaaa Raptaaaaa 😭💔
@maariyoabdixuseen9291
@maariyoabdixuseen9291 Жыл бұрын
Noosoo badi walaal
@soodosheeq7312
@soodosheeq7312 Жыл бұрын
Samiir runtii wxan kahilay qalbi wanagaya wxan diray uahay ina kula qeyb sado dhib io dheef blz 😔🥺
@BishaaroMohamed-lw5gi
@BishaaroMohamed-lw5gi 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭sorry
@SharmarkeShacur
@SharmarkeShacur 2 ай бұрын
Saxib waxaa kaa cod saanayaa inaa mar ku arko saxib wllhi waa ku taageeraa saxib mcn hees taan naag baa igujeclaatay saxib mcn markas tana waa dhegays taa oo ka madaalo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤saxib mcn🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:04
@abouomar6017
@abouomar6017 2 жыл бұрын
Wooow c bien frr continu commet ça
@Ifraqxcabdi
@Ifraqxcabdi 10 ай бұрын
Maxaa somalida oo dhan dhibatoh garsiiya😢😢😢😢😢
@sabriinneero8624
@sabriinneero8624 Жыл бұрын
The best song 🎵 🥺😩
@cabdirashiidabtika
@cabdirashiidabtika Жыл бұрын
Dara kanikilisay
@muniirmoabdi5811
@muniirmoabdi5811 3 жыл бұрын
Keep going pro
@lulufarah2434
@lulufarah2434 2 жыл бұрын
Maxa igu cidleysaye ma ina ku dhintaa rabtaa😭😭😭💔
@MariaAbdirisaqMohamud
@MariaAbdirisaqMohamud 3 ай бұрын
Heesaha qalpiga jabka dareen gooni ayee leyihiin markasta 😢
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 5 ай бұрын
Heestan aniga iga hadleysa😢❤
@Jamaal-c3y
@Jamaal-c3y 7 ай бұрын
❤❤❤😢😢😢 jacalku waa xanuun ku dhaca qalbiga
@fahadahmed5615
@fahadahmed5615 3 жыл бұрын
War m.a wiilkaan cud boo leeyahayvwllhi
@axmedmaxamed4810
@axmedmaxamed4810 Жыл бұрын
Waw wan kaheli
@FaadumoAhmed-pi8pw
@FaadumoAhmed-pi8pw 5 ай бұрын
Adaan deymow kaasugayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
@JilaaRahma-kc7og
@JilaaRahma-kc7og 10 ай бұрын
Saam ne pleure pas ok 😘😘
@marwomaan9677
@marwomaan9677 Жыл бұрын
𝙈𝙖 𝙞𝙣𝙖𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙙𝙝𝙞𝙣𝙩𝙖𝙖𝙙 𝙧𝙖𝙗𝙩𝙖𝙖💔😥
@zakarmohamoud6444
@zakarmohamoud6444 2 жыл бұрын
This melody reminds me a Indian song, but I can't get... is there anyone who know a song which it has the same melody
@sumayo__suu___suu5582
@sumayo__suu___suu5582 2 жыл бұрын
Keeb going🥰🥰❤️
@cismaancilmidaahir4676
@cismaancilmidaahir4676 2 жыл бұрын
Keep going
@CaishahasaniiseBarowe
@CaishahasaniiseBarowe 10 ай бұрын
Heestan ayado run ah aniga I haysataa 💔😭🥺
@SaynabciseCismn-zm2pn
@SaynabciseCismn-zm2pn 10 ай бұрын
Sabar abyo
@AmiiraCkadir
@AmiiraCkadir 6 ай бұрын
😢😭
@CiltireAxmed
@CiltireAxmed 6 ай бұрын
Ah heestaas xasuus wlhi😢😢😢😢😢
@nashaadnalka8949
@nashaadnalka8949 3 жыл бұрын
Jaceyl baa i adoonsadoo qofkan uqabaana ii ogayn awgii intaan dhib umaray uurka maxaan ka ilmeeyay 😥😥😓😓😓😓😓😓😓
@Isma-tk6ws
@Isma-tk6ws 2 жыл бұрын
0
@sawaahasan2294
@sawaahasan2294 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢mainan ku dhiitaa rabtaa jaah😢😢😢😢😢😢😢🔪
@عبيرعمران-ظ4ر
@عبيرعمران-ظ4ر 3 жыл бұрын
Uurka maxan ka ilmeyay🥺🥺😢💔💔
@AbdinasirFarah-v9i
@AbdinasirFarah-v9i 10 ай бұрын
Xaalada hada ku suganahay oo heesa 😭😭😭
@SiidowXasanCusman
@SiidowXasanCusman 6 ай бұрын
Kusoco sxb mcn guleyso
@faraxmaxamed2688
@faraxmaxamed2688 8 ай бұрын
Wllhi amba qof aan jeclaa ayaan kala taqnay Ax aad ayuu xanuunbadanyahay ax😢😢😢😢
@SihaamSihaam-i1z
@SihaamSihaam-i1z 2 ай бұрын
uurka mxan ka ilmeeye😢ada dheymo kaa sugaya mxad igu cidleyse ma inan kuu dhinta rabta😢😢
@zakazaka1927
@zakazaka1927 8 ай бұрын
Haye zamiir zaam
@hodandahir421
@hodandahir421 9 ай бұрын
Markasto aan so xasuusto Ayan dhagaysta heestan😢
@NimcojaamacMuxumad
@NimcojaamacMuxumad 11 ай бұрын
aad baa kuu taageeraa❤❤❤ samiir🎉
@caaliyocabdicumar7791
@caaliyocabdicumar7791 Жыл бұрын
markaa murugesanhy dhageestaa heestaan🥺💔😔
@saciidoaweys8622
@saciidoaweys8622 2 жыл бұрын
Jaceelow xaal qaado
@Nabadoonbirqaye
@Nabadoonbirqaye 10 ай бұрын
😭alllow nafta anoo hurdo igabxi 😭😭 8:45pm
@ChiiichoAxmed
@ChiiichoAxmed 3 ай бұрын
Aniga waa jeclahay lkn asiga ma ii ogaa sideen oga sheega
@KhadarGiire-yc2gi
@KhadarGiire-yc2gi 3 ай бұрын
Ax axma inan ku dhintad rabta😢😢😢
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajaxYusuf-h9z
@NajaxYusuf-h9z 3 ай бұрын
Kii jacayl aha wa iga adagyahay. 😢
@caliismacilaxmedcaliismaci3015
@caliismacilaxmedcaliismaci3015 2 жыл бұрын
Asc
@rashidgghgnasi7112
@rashidgghgnasi7112 8 ай бұрын
My best tidayda😢😢
@FaadumoDaahirQaalib
@FaadumoDaahirQaalib 8 ай бұрын
Xasus xanunbadan 🥺😩😞💔
@NasruushMaxamad
@NasruushMaxamad 3 ай бұрын
Bal maxa nalojeclanaya hadii nagala tagayo
@abdirahmanmohamed7147
@abdirahmanmohamed7147 3 жыл бұрын
HoreH uzOcoH
@basragood7088
@basragood7088 7 ай бұрын
Waxaa jira qof an jecelahay lakiin imago
@QADARCKMQNQXE
@QADARCKMQNQXE 10 ай бұрын
Wᴀʟʟᴀᴀʜɪ ʜᴇsᴛᴀɴ ᴍᴀʀ ᴡᴀʟʙᴀ ɪɴᴀɴ ᴅʜᴀɢᴇsᴛᴀɴ ᴊᴇᴄʟᴀʜᴀʏ xɪʟɪɢᴀ ᴀɴ ᴋᴀʟɪɴɪᴍᴀᴅᴀ ɪsᴀɢᴀ ᴊɪʀᴏ😢
@FatumoABDIRASHID
@FatumoABDIRASHID 7 ай бұрын
Best song 😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤🎉
@ArfoMohammed
@ArfoMohammed 7 ай бұрын
Remember is pain😭😭😭
@KhaadraKhaadra
@KhaadraKhaadra Жыл бұрын
Aniisa. Ayaance ❤❤❤😂🇮🇷🇱🇷
@IkranAbdullahi-z3j
@IkranAbdullahi-z3j 10 ай бұрын
Aniga kujira hada😢😢😢
@HooyoMcn-r3e
@HooyoMcn-r3e Жыл бұрын
Nice voice🎉😊
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
AR ILOVE JE T'AIME amour 🤟🏽 💘 🤟🏽 💘 🤟🏽 💘 🤟🏽 💘 🤟🏽 💘 🤟🏽 💘 habibi habibi
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Best song
@wariyenaadiramohamed7603
@wariyenaadiramohamed7603 2 жыл бұрын
Our KZbinr Richaal abdrhmn Ibrahim richal❤
@LiibaanCabdi-x2j
@LiibaanCabdi-x2j 10 ай бұрын
❤❤weye
@JaarulaPoi
@JaarulaPoi 10 ай бұрын
Wll samiir zaa
@IdrisHusseinAbdi
@IdrisHusseinAbdi 10 ай бұрын
Samir Sami want ku tagara Sami kip gowen cankana
@fatomm8791
@fatomm8791 2 жыл бұрын
Uurga maxan gailmeyay 😭💔💔
@faaisomustafe-wl8ub
@faaisomustafe-wl8ub Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hindamohamud4170
@hindamohamud4170 2 жыл бұрын
I feel so hurt
@farxiyamxa.e
@farxiyamxa.e Ай бұрын
ma anu kali iwslaya😢
@CiiseAbd
@CiiseAbd Жыл бұрын
❤❤❤keep going ❤❤❤
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
AR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalshariif5505
@sagalshariif5505 Жыл бұрын
Xasusan gale walahi 😥
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
AR ILOVE JE T'AIME AR ILOVE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂LOVE
@zakienjoy8992
@zakienjoy8992 Жыл бұрын
Best song 🎵 ❤️
@Hibaq-tf7kv
@Hibaq-tf7kv 10 ай бұрын
Hwq
@mssnafaqo7796
@mssnafaqo7796 2 жыл бұрын
ᴘᴀʟ ᴍᴀxᴀᴀ ᴅʜɪʙᴛᴀ ɪɢᴜ ᴇɢᴇsᴇʏsᴀ ɴᴀғᴛᴀ ᴀᴅɪ ᴜᴜ ʙᴇ ᴋᴜ ᴅᴏᴏɴᴇ 🥺ᴘᴀʟ ɪ ᴀᴅɢᴇʏsᴀ ᴘᴀʟ ᴍᴀ ᴀɴᴀᴀ ᴅʜɪʙᴛᴀ ᴜ ᴀʙᴜᴜʀᴀɴ💔🥶
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Жыл бұрын
😭😭💔
@umuzakiya620
@umuzakiya620 Жыл бұрын
💔💔🥺
@AwaleIbrahim-p5h
@AwaleIbrahim-p5h Ай бұрын
Axax ya jacil😭😢
@abdi481
@abdi481 2 жыл бұрын
Wali ligey nag ma dhihin WAn Ku JECLAHY
@nafisa4281
@nafisa4281 Жыл бұрын
🙄🙄🙄🙄😂
@mihruu1237
@mihruu1237 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
SAMIIR ZAAM || AYAAMAHAN WAADHKA JIIFEY || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2022
3:45
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
" ADOO LA iL DARAN XANUN " ZAAM LUCKY  HEES CUSUB
5:03
Richal Sultan ♪
Рет қаралды 220 М.
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 69 М.
SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 986 М.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН
SAMIIR ZAAM || ILAAHAY DARTII IIGU IMOW || HEES CUSUB 2024 ||
4:18
Da'ud official29
Рет қаралды 71 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 9 МЛН
SAMIIR ZAAM ILMADA CISHAN KARI WA  2021
3:06
Rasmi Rays
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAMIIR ZAAM  ILAAHAY DARTII IIGU IMOW  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 Part 1
4:16