Samiir Zaam Waan Tagee Hay Tabina Official Video 2022

  Рет қаралды 1,643,464

Samiir Zaam

Samiir Zaam

Жыл бұрын

Samiir Zaam Waan Tagee Hay Tabina Official Video
Lyrics :Maslax Mideeye
Melody : Maslax Mideeye
Music : Samiir Zaam
Acting
PaNDa 🐼 dance crew
Directing & Camera Mame Dayax
Maneged by Garasho Production
PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED

Пікірлер: 325
@ahmedbadhcun54
@ahmedbadhcun54 Жыл бұрын
Legs of legs samiir Zam abwaan laxamiiste musical i have full respect 🙏💯💯🙏🙏
@qoraneadan-ef4tu
@qoraneadan-ef4tu Жыл бұрын
Heestan marka maqlo xad istagta wllhi beautiful song 🎵♥
@fiilsanmaharz
@fiilsanmaharz Жыл бұрын
Asc
@user-yq3mc5dv9d
@user-yq3mc5dv9d 7 ай бұрын
@@fiilsanmaharz 5uzä x,x
@hanedbillionaire3550
@hanedbillionaire3550 Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙
@sihaamdaweeya5246
@sihaamdaweeya5246 Жыл бұрын
Allahu akper
@diino4xmohamed328
@diino4xmohamed328 Жыл бұрын
Allahu akbar
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka Macaan Quraanka Kariimka Like saar Hadad Igu Raacsan Tahay❤❤❤❤
@xamariupdulaahi8470
@xamariupdulaahi8470 Жыл бұрын
Waa..runta...sxb..arimaheena
@j.m.m1291
@j.m.m1291 Жыл бұрын
Waa la ogyahaye meelaha fisqiga haku soo qorin jaahilkaa tahay cunee
@Zakily-tiktok
@Zakily-tiktok Жыл бұрын
@@xamariupdulaahi8470 fake waaye kiisa runta maaha
@sharmaarke3863
@sharmaarke3863 Жыл бұрын
Nolosha wa maleys AnaGuna Wan JiLeYNa isnsh Allah borth wn ku wata mirti really respect u GacaNaTa Waa QoLvofo QaLaBiGa Idn Ka RaaLiYa pllhi borth 🇸🇴❤️❤️❤️❤️🖐️
@axmedcalicilmi829
@axmedcalicilmi829 Жыл бұрын
Waa run sxp wll
@amiinyare3366
@amiinyare3366 Жыл бұрын
Hes kasto uu ninkan qado waa mid ani dhiro galin i ah qof walbo qoralkan arkay ona eh qof laga tagay like ha saaro sida anigo kale dadka qalbiyada ka gubanayo
@hanaanfaysal
@hanaanfaysal Жыл бұрын
Isku mid ayaanahy wllo😥
@shaficijeele2377
@shaficijeele2377 Жыл бұрын
🥺🥺😰😰
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
@@hanaanfaysal Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥 Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana
@hanaanfaysal
@hanaanfaysal Жыл бұрын
@@sultantatiko2379 wll qalbiga alle haku qabojiyo🤲
@hanaanfaysal
@hanaanfaysal Жыл бұрын
@@sultantatiko2379 adigana badal kheyr qabo alle haku siiyo🥰
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 Жыл бұрын
Wiilkan qalbiga dadka jaban iyo dadka niyada jaban buu ka hdlaa🥺💔
@c.qaadirmohamed2319
@c.qaadirmohamed2319 Жыл бұрын
Waa sax qof wlbo oo laga tgy dhibkiisa asiga xalisan karo lkn waa wax alle inoo qore
@user-my7nn8hf1i
@user-my7nn8hf1i 9 ай бұрын
Ilaahay ayaa la tala saarta😢
@camaarfilmsandvlogs7057
@camaarfilmsandvlogs7057 Жыл бұрын
War Tuura Cimaamadan The one and only Samiir zaam and Best Camera man mame dayax legends 🙏
@najmanashaad8410
@najmanashaad8410 Жыл бұрын
Subxannallah. Ujeedka rabi inoo abuuray waa inaan kaligii caabudno wixii uu ina farayna raacna waxii la inaga rabyna ka hadhnaa Alle ha inaga yeelo, kuwii adduun iyo aakhiraba liibana.
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 Жыл бұрын
The best song samiir zaami Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codka 100% aad buu macyahay Jiliinka 100% Heestaan 100% waa iga gadan tahay Inta taageerto samiir zaami like saar
@shakra_productoin
@shakra_productoin Жыл бұрын
Fananka kaliya somali xaqirto I.a maalintaada waa la gaari Guuleeso LEGEND 👍
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee heesihii dhamantod qalbigeyga taabtan sxb guuleyso 💝🙏🙏
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥 Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana
@sacdiyocabdi4582
@sacdiyocabdi4582 Жыл бұрын
Legend
@hazard4514
@hazard4514 Жыл бұрын
Maslax waxa u go’aan ku gaaray sanadkan in ay sanadkiisa tahay Hada durba 2 hees oo somaali dhan qabsatay ayuu soo saaray.Zamiir saamna hal hees ayuu u dhiibay. MAslax mideeye horay u soco
@HH-fm7bt
@HH-fm7bt Жыл бұрын
Masha Allah love the sound, so happy to have found something different in Somali music 🥰
@manker6445
@manker6445 Жыл бұрын
this is the best singer Samiir zaam Simply fast growing artist🔥
@mohabick6291
@mohabick6291 Жыл бұрын
Hhh
@yaasmiinmaxamed3219
@yaasmiinmaxamed3219 Жыл бұрын
​@@mohabick6291😮😢
@liibaancali5482
@liibaancali5482 Жыл бұрын
Wllhi ninkaan fanaan fanaan dhaafay waaye runtii big legend
@dalmar2657
@dalmar2657 Жыл бұрын
Heesaha waxa ka mcn quraanka kariimka like Saar hadada igu Ramadan 🥹🥹🥹🥹❣️
@AssadMo
@AssadMo 8 ай бұрын
Waa tagaee ha itaabinah tagayee ha I tooobinah teydaa la yaabanahee tiina ha iigu darinaha @nice
@cj9773
@cj9773 Жыл бұрын
Fanaanka keliya aan taageero horumar waxan sxp waxaan u maleynayaa in aan ahay qofka keliya ee heesahaaga daawan kara maalintii 100 jeer respect bro🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Fanaan somalidu xaqirto wlhi talentigiisa🤔 hore u soco zxp 🖖
@muno6375
@muno6375 11 ай бұрын
Wan tageeh heytabina heesta kaliya en niyada kudhisto🥺🎤 fanan an inbadan dhageysto lkn heeshaga tanba ugu jeclahay keep going bro 🙊🤴
@liibandhalo7959
@liibandhalo7959 Жыл бұрын
26/9/2022 xiliga.xiligeeda hadaad comentigayga Akhrido Hadaan.ku,so,jawaabi,waayo iso duceeya wlloyal waa.ino,sanad ka dib,inzha.Allah xadhiga ilahay ha.siidaynina walaalayaL👋💙
@user-ek6nw6vz1d
@user-ek6nw6vz1d 10 ай бұрын
Somliyey fananka kor haloo qado heso qalbiga tabnayo ayuu soo sara walhi xaqirada iska daye❤big lagand zamiir saam❤
@Nasir-bp9jm
@Nasir-bp9jm Жыл бұрын
Heesahahaaagu maxay sidan oo dhan mood kayga ugu padalaaan horta🥺 Bal qaado headphone kadip hapeen gudcura la fadhiiso xeeliga xeepta kabacdi daaro hees kamida heesahah samiir waxa kgu dhaca anu kuuma gaysan😔
@zakibashir7558
@zakibashir7558 Жыл бұрын
😂
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 Жыл бұрын
Dabaal ku gali lahaa Talyani😀
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 Жыл бұрын
@@khadarmohamut2306 hhhhhhwxwln
@abdirisaqsheikh1155
@abdirisaqsheikh1155 Жыл бұрын
Ilahay amarkii Samiir zaam hees kasta oo u soo qaado waan iska jeclaada horey usoco legend ba tahaye
@ahmedjama8484
@ahmedjama8484 Жыл бұрын
Dhiiri galin iyo Hormar ayaad dadka la jeceshay Taasa ka cad heestan Qof wanaagsan thy Samiir saam Go forward zxp❤️💯
@Arab_official_10
@Arab_official_10 Жыл бұрын
War Cimaamada Ku tuura Legend ka Waxn Hees wa Dhaaftay❤️🔥🔥
@spmodel2776
@spmodel2776 Жыл бұрын
BesT artists in our generation samiir salute brOh🖤
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
Masterpiece pure talented🦋💙🐐🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@nawaalcalixaydar8179
@nawaalcalixaydar8179 Жыл бұрын
teyda la yabanahe tina ha igu darina my fanan 🔥keep going ina adeer
@cibaadomire5905
@cibaadomire5905 Жыл бұрын
Fanaanka kaliye ee heesahiisa qalbiga taabtan heestan waxay ka turjumesaa xalada aan maanta daremayo☹
@Aziim841
@Aziim841 Жыл бұрын
This young man have awesome voice 😮❤❤
@jotajini9456
@jotajini9456 Жыл бұрын
Ja mooi🤩
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
Keep going bro ❤❤✊✊✊legend Heesahaagu badankoodu waa real life wax tar uleh
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Nin tagay wll saam Abwaan Laxanmiiste Musican Director 🙏🏻
@SharfaanBoy
@SharfaanBoy Жыл бұрын
🤴 KING OF VOICE keep going
@abdinur5774
@abdinur5774 Жыл бұрын
Samiir zaam super man sxp another talent keep going bradha
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 Жыл бұрын
Anigu uma aqaani o qudhaa fanaan 1 wa abwaan sameeyo ereyo ruuxa damqa 2 waa muxalamayste 3 waa music mucjisaa 4 waa director wxn leeyahay cimaamadaada lama haysan karo pro👍👊 Ayaamahan waadhka jiifay dabiiba layla aaday absolutely 💯
@wwdaawocom
@wwdaawocom Жыл бұрын
Samiir saam taagerahaaga ayaaan ahay goormaan sawir kula galaa
@eymancade1867
@eymancade1867 10 ай бұрын
Wan tagay ha itabin 2024 ya ila firsanoyo
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 8 ай бұрын
Biitka dawa ordaayo aa igagadan runtii boqolkiiba boqol❤🎉😢😢😢😢😢😢
@adeerka_5
@adeerka_5 Жыл бұрын
Samiirka king of Emotional 🔥🥰
@madarkhalid2994
@madarkhalid2994 Жыл бұрын
Best somali songs hore u saco bro from germany legendy
@ismalure5052
@ismalure5052 Жыл бұрын
First person legend wan ku wataa✋
@user-ni5tf7uh6b
@user-ni5tf7uh6b 8 ай бұрын
Maxaa jeclhy wilkaan ❤❤
@AnfacD
@AnfacD 2 ай бұрын
Samiir Zaam caadi maha waa lafa xanuun Mahadsanid walal.
@abdiraxmaan5099
@abdiraxmaan5099 Жыл бұрын
Hore u soco fanan talanti leH aya thy runtii keep going wllkyie❣️❤️
@SerGioAkaash
@SerGioAkaash Жыл бұрын
Zamiir zaam Another level 💯❤️
@medsaidzamzam4667
@medsaidzamzam4667 Жыл бұрын
Wallahi je vous aime gravement t'es trop fort 🥰
@cabdifataaxclaahi7169
@cabdifataaxclaahi7169 Жыл бұрын
Zamiir one of the soomali singer zaaam another level🐐🐐goat of the music
@SharisXarbicumar
@SharisXarbicumar Жыл бұрын
Zamiir
@wwdaawocom
@wwdaawocom Жыл бұрын
Heestaan 1000 jeer waa dheystay samiir saam goormaan sawir kula galidoonaa
@mrkaraninahooyo1390
@mrkaraninahooyo1390 Жыл бұрын
Zxb imbadan baan jeclaaH inaad KZbin samyzato horeyy uzoco keep Going zhp ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kingyakiboy456
@kingyakiboy456 Жыл бұрын
Keep going zamir zaam 🥰
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 Жыл бұрын
🇸🇴🇺🇸. Beautiful!! song❤😘Sharma boy watch out! lol
@erikabdalle8772
@erikabdalle8772 Жыл бұрын
Waa kuwataa zxp best single ❤
@farhanabdullahi3
@farhanabdullahi3 Жыл бұрын
Codkaga Wlhi Zhp Waxkle waye M.a Keep man☺️💌
@Xmuudi68
@Xmuudi68 Жыл бұрын
Samiir zam x mideeye hees ban idinka sugen waxan wali waye wey dhafty
@kingkenyawi1815
@kingkenyawi1815 Жыл бұрын
An other Level zamir zami🎉😊❤
@sahardiid26ahmed63
@sahardiid26ahmed63 Жыл бұрын
ZhP wlhI sad hesahAga u dupto wa sidA calamkA laxankagu wA 💯💯 codkagA 💯💯 lkN somalidA taloW may ku xasdAn 1M u qalntA wlHi pig vAn froM haRgiEsa🙏❤️🥇💯🙌🏻🥰
@user-cs1hk9pj9f
@user-cs1hk9pj9f Жыл бұрын
this is the besT singeR #zamiiRzaam ❤ #keep going 🌴⚡
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын
Lyrics & melody : #Maslax_Mideeye Music & Voice : #Samiir_Zaam Cam & Edi : #Mame_Dayaax Managed By : #Garasho
@ahmettduwaneapdi6598
@ahmettduwaneapdi6598 Жыл бұрын
Samir zaam❤king of voice 🤴❤️‍🔥
@ponchepoy678
@ponchepoy678 Жыл бұрын
The one and the only my Choice 1# Fanankena Zamiir Zaam .......Keep it Up Brother we are with Uh 💝💯😇
@maxamedxirsi9993
@maxamedxirsi9993 Жыл бұрын
Fanaan cod ilaahey wuu ku siiyay hore u soco
@skpoi4247
@skpoi4247 Жыл бұрын
Legend maslax mideeye🎖 Samiir hore u soco zxp hes walba aad soo qadeY 1000 jeer cml ayaan dhageYsteY mid walba 🎭🦁 Waan tageYeY ha tabina❤
@walaldeeq
@walaldeeq Жыл бұрын
Legend kaliya aan tageero ba tahay 🤘
@wllzaamzaki1221
@wllzaamzaki1221 Жыл бұрын
Wax kale legend keena kuwataa pro 🎉❤
@ayaanlebaabul7307
@ayaanlebaabul7307 Жыл бұрын
Sxp Waad TagTey Hormar Wac Alle Garapkaga Hagalo
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Best song #maslax dhiirigaliya dhalinyarad 🙏❤ #samiir King ❤❤❤❤🔥
@nimcaanamir678
@nimcaanamir678 Жыл бұрын
Amazing song 🎵♥ samir zaam
@user-sf9ql4kr1n
@user-sf9ql4kr1n 8 ай бұрын
maxaad noloshyda usu gashay hadhad iced leyna sid🥹maxaad😭been💔igu sheeg tay hadaad💔iga tagey sid🥹maxamd walhi🥹xanun ayaad igu 💔ribtay😭siden🥲ku ilobaaa🙁xasusa hene🤕maxaad noloshyda usu gashay hadhad ixafi dekaran😭siden ku ilubaa jacelke😭sidee ku ilobaa xasusa hene iyo mal mihee 🙁😭quruxda madnaa wahli wad idawac day😭🥹mohan adiga qof kee jacel isi nayaay mati hed miyaaa 🥹maxaad Ben igu sheeg tay😭walhi markn ku arku adigu noloshyda ku farax santahy wan xanun sadaa😭Aniga aan mar kasta aan iska ilmeyo 😭ma iga tagtay ima sola maney sid miyaa hada qof kale miyaa jecesha hay😭ax walhi wah rajey nayaa inaad la aan tey farax santay anigana aan iska ilmey naayo😭walhi wan ku xesay🥹😭noloshan ma uqalmaa inaaan markasto iska ilmeyo😭🥹 hada mabaxday walhi wan ami laahay😭inaad noloshyda ka baxdey🥹 i miss you 😭i aamin wan ku jeclhay qoral kaan waxan suqu qorayaa anigo ilmey naayo 😭ax Yaa allh🤲😭qalbiga iqaboji😭 maxamad wan ku xesedonaa farxad igu nolow🤲😭😭5/6/2022 malin jimco waa mrlinta aah nolosheydr kusu birtay malin aan hil maame donin😭😭💔
@MM-SOMALI-BOY
@MM-SOMALI-BOY Жыл бұрын
Wow Another one Keep going wllkie
@jatelonazra3431
@jatelonazra3431 Жыл бұрын
Let's go to 100k cawa gaarsiiya
@luxurylifStyl3
@luxurylifStyl3 Жыл бұрын
your All songs are Always touching me Don't go Brother Samiir ✌
@Zudaizi_indho
@Zudaizi_indho Жыл бұрын
Abti wala ogyay lkn inaad meeshan oo kale kalamka alle keento waa laga yara qurux badanyay
@caamirzaki8693
@caamirzaki8693 Жыл бұрын
Anoo bil laywaysanaa wayaan familkayga usodiray heestaan waxaa ooyo mahee waxa kale waan waayay
@maryamyusuf3993
@maryamyusuf3993 Жыл бұрын
Wow amazing voice❤
@salmanzeik
@salmanzeik Жыл бұрын
Afacaleyk hes iyo bar...pro u kil it 🎧🤟 wan tagay hai tawina what asong
@emranmohamedahmed-gt1hs
@emranmohamedahmed-gt1hs Жыл бұрын
Zxp aad ayaan u taageeraa heesahaaga
@mascuudali1541
@mascuudali1541 Жыл бұрын
Song of thE Year ❤🥵
@diamondpoi1520
@diamondpoi1520 Жыл бұрын
Wlhi ninkaan qisadeyda inow kahadlaa moodaa 🥺🥺
@safiyosiman3609
@safiyosiman3609 Жыл бұрын
Tashoo tiirkaaga sameyso😊
@maax221
@maax221 Жыл бұрын
Samiir Zaam ♥️✌️ Rooxaanta Fanka
@user-xp8zl2cz7e
@user-xp8zl2cz7e 5 ай бұрын
Heesaha dhaadheer soo qaad taliye
@user-vc5wc4cr7l
@user-vc5wc4cr7l 4 ай бұрын
Waw The best songs 🎵
@Apdallehazard
@Apdallehazard Жыл бұрын
Lyrics: maslax mideeye Melody: maslax mideeye Music: macalimu SZ ❤🥰
@Amiinshaakir
@Amiinshaakir Жыл бұрын
The one and only bro 😎 keep going 🖤
@mohamedqani682
@mohamedqani682 Жыл бұрын
Bro go forward, never give up, one day you will achieve your goals 🙌
@S4B1Ryt
@S4B1Ryt Жыл бұрын
Fire wlhi 🔥🔥🔥🔥
@sayidyare8808
@sayidyare8808 Жыл бұрын
Keep going wllky zamiir saam
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Teyda layabanahy tiina haigu darina 🔥🔥🔥
@AsAs-we6ni
@AsAs-we6ni Жыл бұрын
Samiir zaam keep going zxb
@xaax9710
@xaax9710 Жыл бұрын
Waw m.a amazing voice 😍 👏
@MaxamedCumarYarow-yo5kc
@MaxamedCumarYarow-yo5kc Жыл бұрын
Samir saam legends sxb waan ku wata horay usoco
@mgalale608
@mgalale608 Жыл бұрын
Amezing eryada iyo laxanka maslax mideye Iyo codkii zamiiir zaam Ragculuz 💯🙏
@Abdullahie_Officials
@Abdullahie_Officials Жыл бұрын
Hesta anon dhagysan daremy melody ga in u maslax mideye leyhy
@amlapea2897
@amlapea2897 Жыл бұрын
Ya Allah I love this man😥❤
@sayidyare8808
@sayidyare8808 Жыл бұрын
Hees iga dheh💕❤🥰
@alinur1481
@alinur1481 Жыл бұрын
Hadi aay hesaha ku xasusiyaan qofkaad jclet ogow qurankana wuxu ku xasusina alaahi awuuraay qofkaad jclet adiganeh ku aburay
@yashkeyow
@yashkeyow Жыл бұрын
The legend full respect 🫡 Sxp ❤
@shuzihussein4024
@shuzihussein4024 Жыл бұрын
Fananka kaliya sii qalpiiyaan an Ujeclahay Samiir wllkey
@bishaarshide8536
@bishaarshide8536 Жыл бұрын
Lajan zamiir zaam horay usoco pro fanaan jira
@xamdinuur3785
@xamdinuur3785 Жыл бұрын
Guul wcn my fanankeena guul❤✌🙏
@rockyabdimalik5897
@rockyabdimalik5897 Жыл бұрын
My favorite song 🎧 thank you brother mine 🎉
Samiir Zaam  Saaxiibtinima Igu Wayne  OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022
4:21
Samiir Zaam
Рет қаралды 4,8 МЛН
SAMIIR ZAAM || AYAAMAHAN WAADHKA JIIFEY || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2022
3:45
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 127 МЛН
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 54 МЛН
Samiir Zaam _ Duruuf _ New Song 2023
3:07
JABSHE PRO♪
Рет қаралды 168 М.
SAALAX SANAAG URUGO OFFICIAL MUSIC 2023
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
Maslax Mideeye {Waxba} Official Video(2022)
3:28
Maslax Mideeye
Рет қаралды 8 МЛН
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sharma Boy Wan Isku Dili Karaa Dartaada (Official Music Video)2022
3:33
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
Samiir Zaam Qoftaydi Waan tabay 2022
3:25
Samiir Zaam
Рет қаралды 834 М.
Ulug'bek Yulchiyev - Ko'zlari bejo (Premyera Klip)
4:39
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Adil - Серенада | Official Music Video
2:50
Adil
Рет қаралды 438 М.
Nurbullin & Kairat Nurtas - Жолданбаған хаттар
4:05
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 3,3 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 306 М.
Төреғали Төреәлі & Есен Жүсіпов - Таңғажайып
2:51