Рет қаралды 1,684
Samsung Galaxy A05 waa taleefanka ugu qiimaha jaban ee taxanaha Galaxy A sanadkan, dib u eegistaan, waxay kaa caawin doontaa inaad go'aansato haddii taleefankan casriga ah uu runtii u qalmo $100 iyo in kale. Muuqaalkan ku ogow xogta dhameystiran ee Samsung Galaxy A05-ka cusub.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #samsnug #samsunga05