SANKA TIISH GASHO CATOOSH I LOVE YOU DHEH ASAD IAMK CEYDA SI XUN IIGALAY XUKUMO ADAG🤣

  Рет қаралды 233,903

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 700
@amranhappy8077
@amranhappy8077 Жыл бұрын
Team amiir qurux adeerkey dhintay igu soo duceeya 😭😭
@najuu344
@najuu344 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto😢
@Ina.ahmed346
@Ina.ahmed346 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@Fartun20225
@Fartun20225 Жыл бұрын
Allah haunaxaristo😢take heart payoh
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Illhy ha unaxaristo 😢
@MalyaDhore-lo6uu
@MalyaDhore-lo6uu Жыл бұрын
Alla haa uu naxrstoo
@queenofquens8930
@queenofquens8930 Жыл бұрын
Wlhi gabdhaha cawa walanxasuqay gameka ceda iyo kan amiro boh koko la,an mardanbo ha la dhelin😂😂
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 Жыл бұрын
Amiiro wa ku baryaa markale kaligaa ha ciyaarin wey kuu Tashkent koo koo la aan teda haciyarin plz abayo wan ku jeclhy
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 Жыл бұрын
Ku waan waa xaasi diin wey kuu tash teen wey isla wada jiren cedar iyo asad next koo ko soo wado ka soo also plz
@queenofquens8930
@queenofquens8930 Жыл бұрын
@@maxamedcusman1158 kooko la,anted amiro berka laga tuma lkn marke koko la socto wee is weheshayan amirko kuweyga
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵🏻
@safamaxamed3889
@safamaxamed3889 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@deeqocabdi-ls2zy
@deeqocabdi-ls2zy Жыл бұрын
Scw ❤❤🕋🕋
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro Жыл бұрын
Scw
@AbdiKaafi-n4n
@AbdiKaafi-n4n Жыл бұрын
Koko I love you my queen ❤
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Жыл бұрын
𝑆𝑐𝑤 𝑠𝑐𝑤 𝑠𝑐𝑤
@smilemayzuun9177
@smilemayzuun9177 Жыл бұрын
Gameka cawada Qatar waye qosolka Iga dhamaday wlhi 4soo Isla sameya qosol wye amira maskinta sixun ayaa ugasheen Wn ka xumahy😂😂
@MaariyoMaanka-hd5qp
@MaariyoMaanka-hd5qp Жыл бұрын
Hhhh😂
@mahadkaka986
@mahadkaka986 11 ай бұрын
becoz of iamk is here
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 Жыл бұрын
Ceyda amira tom and jer isku noqden😂😂❤
@zamzamadam385
@zamzamadam385 Жыл бұрын
🇵🇸way gubanaysaaa idinkuna waan qosoaysaaan damiikiii meee idinma khusayso miyaa qadiyadani😢
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 Жыл бұрын
All ceyda amira wa dhibty wallhi😂 tem qabqab dhibkina iska jeclahy❤
@MalyaDhore-lo6uu
@MalyaDhore-lo6uu Жыл бұрын
Wllhi cawa nafto uu kenaay ku yeeh kabahan gubadleey ka yimid gaasho😂😂😂
@fatmina08
@fatmina08 Жыл бұрын
Amiiro Asad kaligiis koko iyo ayaaniita uso wado meel saar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rana.4465
@rana.4465 Жыл бұрын
Asad dheh 😂
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 Жыл бұрын
Alla ceyda amira wa dhibtay team qab qab isla tihin isku naxarista😂😂
@IsmaaciilAbuukar-gf6me
@IsmaaciilAbuukar-gf6me Жыл бұрын
War ceyda gabdha ka xishow qab qab is not easy 😂😂😂
@MaariyoMaanka-hd5qp
@MaariyoMaanka-hd5qp Жыл бұрын
Hhhh
@kiinniini8437
@kiinniini8437 Жыл бұрын
IAMK MAKU JIROO GAMEKA HAKA SHAKININ FOODO IYO KAFTAN WAA LAGA DHERGAA 😂😂😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Жыл бұрын
So funny wlh Imk waa no face caadiya😂😂😂next game ceyda iyo asad kala fogey ha iska so horjestan hadi kale ma u nolaneysiin 3dan nin kooko uso wado😂
@queentanya3787
@queentanya3787 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 Жыл бұрын
Cayda iyo amiita tom iyo jerry isku noqdee😂😂
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh Жыл бұрын
Amiiro gemkan waa qaraaxo lkn wax yaabaha qaar lagugu xukumaayo gabar ahan kuma ficna cimaamda maclinka waa qalad Amiira yaan laguu hoos galin 🎉🎉
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Жыл бұрын
Amiira wllhi waa kuu soo tashteen asad imk io ceyda qosal ayee leeyihiin wllhi saan u qoslaaye waan daalay 😂😂😂😂😂
@Zinyoriita2525
@Zinyoriita2525 Жыл бұрын
Isla jirka kadaya mesha asad iyo cyda 😂mk qosol badana alla berka
@maankadeeqa494
@maankadeeqa494 Жыл бұрын
Fikirkeyga gamekan amiira dhinacba lagaso wada marey talo ahaan ama iskadaa ama gabdhokale hakula dheelan hada kadib… dumarland is muujiya dhiigey igu kiciyeeen team27😂😂😂😂
@munofarahjama
@munofarahjama Жыл бұрын
Amiira koko ayaniita usowado next vedio Nimakaan meel iskasaar qab qab iyo asad
@AnwarinaHire-vv1ju
@AnwarinaHire-vv1ju Жыл бұрын
Hhhh😂😂😂 wlhi gamekan wanagadanyhy ceyda iyo asad Dood lee 😂😂 keep going sister Amira❤
@faisoxuseen1216
@faisoxuseen1216 Жыл бұрын
Xasiinimada iskadhafa Asad iyo ceyda alaaha kabaqaa waalahi waislajirtin Asad iyo ceyda aluceliyo wedidayan adika walaahi maskin Aya tahay amiiro wekudharsanayen aragaan weislajiran qayanloshin waaye
@ZoayaAlpi-fm9ts
@ZoayaAlpi-fm9ts Жыл бұрын
Gameka caawa wa laguu tashtey inkasto iamk sax udheelaayey ceyda iyo asadna isla jireen adi koko so wado iyo 3dexdaan kadib next video 😂😂😂😂😂😂😂
@ZawdaWarsame-ms9im
@ZawdaWarsame-ms9im Жыл бұрын
AMK daaCad u dheloyaa lkn Asad io ceyda way isku hiilinayaaan dhaafa waxas😂😂
@princessasiya168
@princessasiya168 Жыл бұрын
Ha wallhi game ka dhan pab labo wye waxs tir io waxs iska dhaf ma fiicno
@Najmo602
@Najmo602 Жыл бұрын
Lkn sidaan wa ceeb macalinka wa maskiin amiirana wey xushmeynosaa kadaaya gabadha 😢
@fcsme
@fcsme Жыл бұрын
War amiirooy gabar la aan hala dheelin waa isku danaaniyeen😂😂😂
@indhovlogs3462
@indhovlogs3462 Жыл бұрын
Waraa amiira caawa waa lagu gaadee aarso niyaw wlshy waliba ceyda ka aaarso 😂😂😂
@qadancrmanmaxamed7115
@qadancrmanmaxamed7115 Жыл бұрын
alla amiiradyydi😫😂
@DaacadBurhaan
@DaacadBurhaan Жыл бұрын
Tim27 asad hxaji baa ugu xarabo badn jirka filin ka waya 😂😂 poe ilahy luga ha hakuu cafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤ wankukeclahy igu salam
@omarqorrow2191
@omarqorrow2191 Жыл бұрын
Warya gabadha kaxishowtha plz😮
@fardowsamahamad3941
@fardowsamahamad3941 Жыл бұрын
Asc washey Amira markad San cml rag udhax fadhido xijab fican xiro
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Жыл бұрын
so funny waaye 😂😂😂 Team qab qab is not easy ❤ Horey usoco Abayo Amiira qurux 700k 🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍
@queenofquens8930
@queenofquens8930 Жыл бұрын
Kooko keen amiro wah kadib wil iyo gawar ka dhig asad iyo ceyda kala fugey next game hye dheh😂😂
@faaizahqueen5575
@faaizahqueen5575 Жыл бұрын
Ceyda qayanoole weyn waye asad ne waunacamleyna😫meshas yaikena mel saari laha😂
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 Жыл бұрын
Amiira wlhi dhiig malihid kuwaan qaldan bey kuula dhaqmeen xitaah dhagtey wax iskugu sheeg sheegayaan respect dhan malaha gamekaan iska daay ama waxyaabaha qaar iska daay is adkeey wlhi wn kuu damqadey nimanka waa xaasidiin abaayo wey isku camiraayaan mid kuu damqanaayo malahan uf
@mariaupdirizak267
@mariaupdirizak267 Жыл бұрын
Cayda ciilkaan uqabo Amiiraay koko Ayaanita Adiga saddexdiinu ninkaas cayda isku qabta caawa balansada wllhie way kuu sootashadeen saddex Dan nino😂😂😢😊
@xamdacabdirashiid
@xamdacabdirashiid Жыл бұрын
😂😂😂😂 wan qosley lkn Amira qurux waxey kugu dhigeen Ragu kumey naxarisanba waxey kagasiiyen koko Aya iga maqan😂😂😂 Amira qurux miskiin ayad tahey❤❤❤❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Amiira waa baahanahy bakhtiga looma cuno maalin walba labdaan nin maalinkasta waxoodu waa bahdilaad war Asadow iyo caydow gabrta SaaS u ha ula dhamina ama caadi ula ciyaara ama iska daaya hiiladu waa ceeb
@aaminacabdi5731
@aaminacabdi5731 Жыл бұрын
ragii ficnaa dhamaa ammira hadaa dumarlnd nahy wa ku hiilin donaa😢😂
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 Жыл бұрын
😂😂😂 amiiro ceyda kooko usoowado iyo adna kaligiis dhexda gashta 😂😂
@farxiyoamxed8343
@farxiyoamxed8343 Жыл бұрын
Ceyda iyo asad danbo ciyartan haso galin si fcn Uma dhelayan isku hilis ey wadan
@IfraxXasanclahi-i7m
@IfraxXasanclahi-i7m Жыл бұрын
😂😂😂😂 amiir qurux iska dici yokuqayaanin asda iyo ceyda😂😂😂
@HamdaMohamed-mp8xs
@HamdaMohamed-mp8xs Жыл бұрын
Cayda caruur caadia weeye wllhi inanta yar xaguu ugu dhaganyhy 😅
@khadijamohamed9420
@khadijamohamed9420 Жыл бұрын
Allaa sorry amiira qurux wllhi cawa kuwaan way ku tashteen cawa😢😢
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 Жыл бұрын
Wllhi wilashaan waa doqomo waa halka gabar oo idilla jogto ka xishooda una naxarist
@maxamedidiris-oe6bs
@maxamedidiris-oe6bs Жыл бұрын
Challenge ugu qosol ka badnaaa keep going amiira
@aamino8118
@aamino8118 Жыл бұрын
Amiiro abaayo kuwan qayaanolayaal waaye ee muuqalka edit kusamey abaayo
@yasinibrahimabdi4924
@yasinibrahimabdi4924 Жыл бұрын
De game is so funny 🤣 but why always ceyda nd Asad support each other, de game would have more interest thn thiz if dey couldn't support one another n
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 Жыл бұрын
Waa soo dahdey amira meeqa sac kusugaye❤😊
@FartuunFartun56
@FartuunFartun56 Жыл бұрын
Ani xitaa hurdo igabty
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 Жыл бұрын
Shabelka malasiya laga dhigey amiiroyy😂😂
@Shukrimidnimo
@Shukrimidnimo 6 ай бұрын
Iamk asi aros maka malaga wici jiray waba yabee 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 dhamatiin
@Barwaaqoshacni
@Barwaaqoshacni Жыл бұрын
Amiira cawa Kaa may xishon farax yadu sory ziz
@Fartun20225
@Fartun20225 Жыл бұрын
Ceyda iyo Amira,tom and Jerry
@queennadia4390
@queennadia4390 Жыл бұрын
Alla cawa San uqoslay wn dalay funny 😂😂😂
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz Жыл бұрын
Waxani waa bila ixtiram cadiya wxy sida ay gabadha ula dhelayaan😮😢
@eymancali4883
@eymancali4883 Жыл бұрын
Amira hal talo an kusina adi kadhax bax 4 wil kadhik sas e kuleda hay❤
@sultanhamud7795
@sultanhamud7795 Жыл бұрын
Very funny 😂😂😂🤣😂🤣 nimanyow gabadha kaqaleeya
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Жыл бұрын
Amiira iyo iamk dadka is lahay wa is heleen 😂❤
@salmaancarap
@salmaancarap Жыл бұрын
Qalad weeye inay gabadh rag la ciyaarto kaga sii daranta waxa qalada dharka raga in ay xidhaan ama isku dayaan😢
@Amiinaaa0
@Amiinaaa0 Жыл бұрын
Kiladada wuxuu kuuwaydinaya iam inuu kuqaado buurabyaa😂😂
@SafiyoXasn
@SafiyoXasn Жыл бұрын
Hhhhh
@MalyaDhore-lo6uu
@MalyaDhore-lo6uu Жыл бұрын
😂😂😂
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Deeqo-e7w
@Deeqo-e7w Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Жыл бұрын
Manooli 😭😂😂
@MariaEdabsansidahoyaded
@MariaEdabsansidahoyaded 11 ай бұрын
Ceyd a.iyo asad xasidin wwye 😂😂
@SagalCabdullahi-u9m
@SagalCabdullahi-u9m 29 күн бұрын
Tiim amiira lek iisaara❤🎉
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Amiira miskiin ka aarso Ragan oo koko hakula jirto wah dumarland😂😂
@bushromaxedismacil
@bushromaxedismacil Жыл бұрын
Amirooy cayda soo fadhiisi oo ayaanita iyo koko usoo kaxayso. 😂😂😂
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 Жыл бұрын
Allah is one☝❤
@sabirinyasin4135
@sabirinyasin4135 Жыл бұрын
ceyda xabadka usaar kulaha holoca iyo loveka 😂😂😂😂
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 Жыл бұрын
Ceyda saas amiira qurux maxaa ugu gashy😂
@HafsaHafsa-m3l
@HafsaHafsa-m3l Жыл бұрын
Ku wan waa nacasiin amiiro minkiinida ay ku arkeen saxiib ma galaan is mana dhaaamaan🥺🥺🥺🥺🥺
@MaxamedCabdulahi-gl2dw
@MaxamedCabdulahi-gl2dw Жыл бұрын
Alla I'mk Ruux matihid Puranburka yaaku baray😂😂😂
@Rumaanaliali
@Rumaanaliali Жыл бұрын
Alla amiro maskiinsanida😏ciil aa cwa iwu dishay wah asad shukumanka iwar marku dhahayo adna fursad aba haysate so celi ma dhahdid so madaxa ugu sarnado shukumanka amira naf isku yel ceyda iyo asad meel iska saar intaasna ciil aa iga keenay wallhi😂😂
@masnayy
@masnayy Жыл бұрын
Amiira markad janis ku heeshid nimanka cadab mxaa miskinimada bisbas xita zii baldi biyo Korka kgaa zhub dhig isku yeel koko na so kxayzo 😅😅
@UmucCafiifo
@UmucCafiifo Жыл бұрын
Naa aar gooso naagba matihid hadaadan oor goosan waliba cayda
@AxmedNiini
@AxmedNiini Жыл бұрын
War waay Uu dhakayeen 𝒂𝒎𝒊𝒊ra asad madaxakhyanda waaye 😂Zuuuuu!!!
@idilyuusuf1894
@idilyuusuf1894 11 ай бұрын
War yaadha cayda iyo asad walhi wad cirar xuntin joojiya isku jirka waan ku cajisaynaa
@Fofoahmed88
@Fofoahmed88 Жыл бұрын
Cunugan kharaar miiran weeye 😂😂😂 ceyda
@Mustafe-ui7zo
@Mustafe-ui7zo Жыл бұрын
Amiiro cayda iyo asad wey ku xasuuqeen koko inaad soo wada to ayey eheed asad iyo cayda koko ayey ka cabsadaan next koko soodawado
@ShayMire
@ShayMire Жыл бұрын
Shacabka reer falastiin walahen ilaah dhibataada haka dulqadooo an u duceyno wllyalll
@nadiifomacalin-r7i
@nadiifomacalin-r7i Жыл бұрын
Ceyda gabadha ka xishow
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 Жыл бұрын
Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤
@NasroMaxamed-xu3ry
@NasroMaxamed-xu3ry Жыл бұрын
Waan kaxumahay amiiro ina saa lagugalo😢wlhi anigi dawanayey baa dulqadki iga dhamaday
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@HabonMohamutt-ys8oi
@HabonMohamutt-ys8oi Жыл бұрын
Haa
@ADFA-q4v
@ADFA-q4v Жыл бұрын
700k comin soon i. A wey dhewdahy
@falisxasan
@falisxasan 11 ай бұрын
Amira Waa qlbi nadiif
@Maya_6678
@Maya_6678 Жыл бұрын
Wlhi amira wey kugobteen😂😂😢koko kmqn yqy😢😂😂
@mariin__dhalad
@mariin__dhalad Жыл бұрын
Wlhi wa qalad gbdha ina SA usamysaan dhar ragg uxidhaan 😢😢😢
@musaymoabdi8509
@musaymoabdi8509 Жыл бұрын
Amiiro kaliged sadex nin😂😂😂 amiro is not easy
@NADACADEY7575
@NADACADEY7575 Жыл бұрын
Naa koko iyo ayaanita umabanso kuwan ka Arso 😂😂😂
@sagalmaxamed9497
@sagalmaxamed9497 Жыл бұрын
Amiira waxaa sameesaa yaga kaliya isu daa game ka 3 dooda ha sameeyaan 😂😂 madxa isu gali
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 Жыл бұрын
Amiira walagu jafe uma adkaysanayno waxane koko ken haben dambe isku jira kadibna jafa raga dhigaba igu kacaye 🤣😥❤🤣
@najaaha.rahmanali3119
@najaaha.rahmanali3119 Жыл бұрын
Amiira jileeca ka batay naga soo adkee tookada dambe dumarland ceebeyse😅
@MarawaanYare-ro2cs
@MarawaanYare-ro2cs Жыл бұрын
Amiiro waa lagagu gobtay manta😢😅
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 Жыл бұрын
Ceyda koko bu ka baqaa so celi koko pls 😂😂
@rouki9529
@rouki9529 Жыл бұрын
My dishaaa😅
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Жыл бұрын
Amiiro sorrry xbbti waa lagu tashty xalay dhib malahan p4 is soo Adkeey
@boqorada886
@boqorada886 Жыл бұрын
Amiira mar danbe game saan cml ah hanoo soo sameenin vedioga in lagu enjoy gareeyo maala rabaa mise in ciil lagu fiirsado wllhi anoo ciil i haayo daawanaayey waxaana ciil iga haayaa asad iyo ceyda sidey iskuula jiraan bilowga gameka waxey dhahaayaan isla jirow ma jiro qof kasta iyo shaqsiyadiisa hadana ayagaa bilaabaayo isla jirowga asad markii ceyda shukumaanka loo saaray kulahaa ii celi shukumaankeyga iisoo war ceydana markii asad lagu xukumay in cod uu duubo codka markuu duubay ceyda kulahaa tirtir waxaas xukun maha in qof kle xukunkiisa la burburiyo ee waa isla jir this is a game maxaa la dhaa saanaa in ceyda iyo asad marwalbo saan iskuula jiraan hay hadey saas tahay meeshaan tiktok camal nooga dhiga heeso iska soo duuba waan fiirsaneenaa hay Amiira abayo hadalkeyga xuman igama ahan waan ku taageeraa hben wlbana youtubekaaga anoo daawanin ma seexdo lkm waxaa ciil igu dilay in ayaga lee ay dhahaan isla jir ma jiro hadane ayaga lee ay bilaabaan isla jirka amiiro adigana cidna kula jirin kuligod way ku xukumaayeen waxay kugu xukumaana waad sameeneesay teda kle dad ka gameka lagu ciyaaraayo dad ka badan yaan lasoo galin ceyda hadaaye macalinka ayuu ciyaarta soo galiyey marka cimaaamada kasoo qaaday marka kabaha waxasna waa ceeb macalinka ciyaarta kuma jirin. Game halasoo saxo ama hala iska dhaafo asaga dhan Waan nafisay alxm😂😂😂
@king______diini2777
@king______diini2777 Жыл бұрын
Intan hada aqrin lahaa imtixanka dowlada kalinta 1 gali lahaa wll😂
@luulhajimohamuud2832
@luulhajimohamuud2832 Жыл бұрын
Cawa Wlhi aniga xitaa ciil ayaa i haayo amiira maskiin waaye sidan u dhaheeno doqon ayey ku noqoneysa naaa nimanka meel iska saar oo palbika noo illaali😏🤣🤣
@MunoYaasiin-i6i
@MunoYaasiin-i6i Жыл бұрын
Waraa kabuuxay😂😂😂
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 Жыл бұрын
Ciil waxan wa kaftan wax wayn maaha wlhi😂😮
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 Жыл бұрын
Wlhi waan kugu raacsanahay amiira abaayo gameka si dhab ah haloo ciyaaro codsigeena Tix geli anaga gabdho la xasuuqaayo ma arki Kari wlhi😢😢😢
@MaxamedAbdilaahi-bw8gk
@MaxamedAbdilaahi-bw8gk Жыл бұрын
Amiira waad disheen waji malihidine sadexdinu😂😂😂
@samiira2588
@samiira2588 Жыл бұрын
War dumarlandow Asad aa iska qabno iyo ceyda cawa sey Koko Amiira u galeyn la yabnaa qiyanadi ay ku sameyeen hdana Amiira ku gobteen😭😭😭 War Amiira Koko hana ceybeenin nimanka naga qabta ani ciil I haayo wllhi😂😂😂😂😂😂😂
@loyalahmed8105
@loyalahmed8105 Жыл бұрын
Sorry Amiira wiilasha way kugu goobteen halkaan jooga dheer way way
@saabiriinmaxamed9153
@saabiriinmaxamed9153 Жыл бұрын
Gabarta wee ku goobteen cwa😢😭😂
@dirhamhussein1458
@dirhamhussein1458 Жыл бұрын
Soomaliyeey Amiiro waa fiirsatiin ee maa aa kukala cikisiin maxaa Allah kacbsada maskiinta ciyoow gaarsii 1m i,n.a
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Amiiro 2 Lee ku dheerahay waa ina iscaateyo 😂😂😂😂
@fadumamacalinnuurow8765
@fadumamacalinnuurow8765 Жыл бұрын
Qosol iguma harin😂😂4 kala daran is heshy❤😂😂
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 11 ай бұрын
Imk amiira uu unaxariisanyaa😢
@Asmamaxamed-m4i
@Asmamaxamed-m4i Жыл бұрын
Asad tarxad aamiira ma u soo tashtay amiiro waa lagu soo tashtay habeen denbi koko iyo cumeer soo gaxayso saddex haysala jiraan saddexdiina isla jira
SHIIRKA CEYDA  URSO XUKUMO ADAG 2 BY 2 QOSOLKA ADUUNKA 😂
20:49
Amira Qurux
Рет қаралды 166 М.
GARABSAAR SAARO XUJOOYIN ADAG 50 DOLLAR THE WINNER
21:32
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 628 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
WAALA KALA AARSADAY ASXAABTA AYAAN LABO LABO ISKUGU BALAMIYAY😂
22:23
WAA LIS KA SHIFAY CAAWA YAA UGU SHUKAANSI BADAN
11:13
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 497 М.
KOKO  ASAD IYO CEYDA XUKUMO ADAG LISKKU XUJEEYE QOSOLKA ADUUNKA 😂
19:37
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН