Saqiirkii Hooyadiis ku Umul raacatay Saxaraha oo la raadinaayo dadkiisa”

  Рет қаралды 137,144

Maxamed Ayaanle

Maxamed Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 477
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 24 күн бұрын
Wiilka haaya ilmaha yarka ah +252 907 521 198 kala xiriir
@Myilwad
@Myilwad 22 күн бұрын
Wllo cidii ku sowaydiisa gabadha kamaqan waxaad way diisa gabadha kamaqan sawiran teda laga yabe inay noqoto cunoga hooyadii
@xaawocabdulahimxamed
@xaawocabdulahimxamed 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c 11 күн бұрын
Wiilka magaciisa oo sadexan soo qor please?
@siradm
@siradm 24 күн бұрын
Wiilasha Soomaaliyeed waa wiilal qaali ah oo gabdhaha xil iska saara, akhyaar waaye dhaqanki Soomaaliyeed leh. Ilaahay swt wax ku dhiba kuma tusso walaalkay, ilmahaasna Ilaahay swt ha xifdiyo iyo adinka dhanba. Soomaalinimada iyo muslimnimada ayaa ka wayn waxa aad waydiinayso wiilka, waa qofki damiir leh
@maandeeqmaankauroon1278
@maandeeqmaankauroon1278 23 күн бұрын
Qof walba oo qof dumar ah ka maqan yahay sawirkeeda hasoo diro si uu wiilka u garto wajigeeda
@SuhayrogacayteShire
@SuhayrogacayteShire 24 күн бұрын
Ilaahow noo daa wilashena somaliyeed 😢😢❤
@FarxiyaQaasim
@FarxiyaQaasim 18 күн бұрын
Aamiin 😢
@fadumosaid114
@fadumosaid114 20 күн бұрын
Reer puntiland tu waa dad naxariis badan.
@faatimacabdiqaadir6268
@faatimacabdiqaadir6268 24 күн бұрын
Boowe ilaahay hau naxariisto adigana safarkaaga hakuu fududeeyo c/raxmaanoow saqiirkaasna ha caafiyo 😢🤲🤲🤲
@fadma638
@fadma638 25 күн бұрын
Sawir ma ka haysaa marxuumada geeriyootay ilahey ha u naxariisto Aamiin
@KhadarYagol
@KhadarYagol 23 күн бұрын
Xili laga qado lama jogin
@NuuraCabdixasan
@NuuraCabdixasan 18 күн бұрын
Safarka aad galayso alle haku fududeeyo saqiirka yar alle ha cafiyo hooyadii dhashaye alle ha u naxriisto 😢
@essiahassan5157
@essiahassan5157 18 күн бұрын
Amiiiiiin ya rabi 🤲🏽
@ifraaxfaarax9005
@ifraaxfaarax9005 17 күн бұрын
aamiin
@NajmoCumar-tv8di
@NajmoCumar-tv8di 16 күн бұрын
Amiin Amiin
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 21 күн бұрын
Gabdhaasna hala.caawiyo pls oo halaga soo daayo magafaha Nuunahana meel.halagu ogaado insh allah
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 25 күн бұрын
Wiil fiìcan waaye Allow noodaa wiilasheena soomaaliyeed.
@DheegAhmad
@DheegAhmad 18 күн бұрын
amiin❤❤❤❤🎉
@saidabdullahi8356
@saidabdullahi8356 17 күн бұрын
Wllhie waa qiso xanun badan rabbi ha uso fududeyo ehelkisi saqirka
@NimcoDagan-b3c
@NimcoDagan-b3c 24 күн бұрын
Rabiyow saqiirka aay unaxarisatay saqiirka ugu naxariso cadowga kaso badbadi
@zymarjunior1357
@zymarjunior1357 7 күн бұрын
Amiin
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 15 күн бұрын
Gabadha ha la soo daayo somaliyeey aan lacagta ka bixino
@KayabAbdul
@KayabAbdul 24 күн бұрын
Ina illahi wa ina illahi rajucun 😢calosha ihurtey subaxanallah allow ugargar wilkan iyo nunaha hoyadina ilahow unaxariso yarabi 😢
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 22 күн бұрын
Ilahay ha unaxariisto hooyadaa geeryootay ilmahaa yar ilahay ha xafido inkaa dhalinyarada ee haya alle haku asturo aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 hadii ilmhaa saqiirka ah dadkiisii la waayo yaanuu ka iman hasoo qaado ilahay baa ilmhaa yar dartii ugu naxariisanaya oo jid walba u fududaynaya ee saqiirkaa soomaalaay aan ukacno
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 15 күн бұрын
Mashallah Allaah ku xafido wll ani wiilasheena reer bariga wan jecelahay❤ waa dad kula dhimanaya gabasha Allaah ha u naxariisto adna Allaah ha ku fududeeyo
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m 15 күн бұрын
Sheekada qabiil ma gaartay mise somalinimo 😮subxaanullah
@faisoibrahim6943
@faisoibrahim6943 24 күн бұрын
bada ale hakufududeyo saqirkana ale cafimad hasiiyo hooyadiisna ale haunaxariisto
@mushtaaqbintumih1074
@mushtaaqbintumih1074 23 күн бұрын
Waxkudhibaallah kumatuso maashaad rabtana allah nabad hakugu geeyo ilmahana allah ha usakhiro dadkiisii. Caafimaad taamana hasiiyo
@najma649
@najma649 16 күн бұрын
Allaha kufududeeyo safarkaaga bada ilmaahaa yar ayuuba Alle kuugu bad baadin insha Allah
@Raho339
@Raho339 18 күн бұрын
ILaahay Hakuxafido Huuno MeeLkasta oo Aad Joogto Bada & Barigaba Rabi HaKuguxafido Safarkaagana Safarkheyrqaba Rabi Hakaagadhigo Aamiiin Yaa Allaah❤️❤️❤️
@IstaahiJaamac-b4d
@IstaahiJaamac-b4d 24 күн бұрын
Wlhi waa wiil yar oo wacan wll Alle haku nabad geeyo ilmaha yarna Alle ha caafiyo
@maryancabdala-vg3gm
@maryancabdala-vg3gm 24 күн бұрын
Wa boqor wiilkan 🤴♥️ allah ha ku sharfo wll muraadkaagana allah hakuu sakhiro🤲🤲🤲🤲 hooyada rabi ha u raxmeeyo🤲🥹
@MaxamattcabdicaliMaxamattcabdi
@MaxamattcabdicaliMaxamattcabdi 22 күн бұрын
😢😢gabadhii ma ahaatay hada allow naxariistii jano geee wiilkas yarna nolol qurux badan oo bila dhibaato ah sii😢😢😢
@Queendhalad39
@Queendhalad39 20 күн бұрын
Pls igu duceeyah inu ilaahy ka saaro dhibka shpty liibiyah ku jirto 😭😭
@AhmethMohameth-r4f
@AhmethMohameth-r4f 18 күн бұрын
Ilahy ha unaxaristo 😅
@cilmicabaas
@cilmicabaas 18 күн бұрын
xaaasid Aya thy 😢😊​@@AhmethMohameth-r4f
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 25 күн бұрын
Allah ha unaxriisto adigana wlli kheyr allah haku suyo sida saqiirkaasi ugu naxariisto allah hakugu naxriisto guuleyso wllo
@rahimaismail4383
@rahimaismail4383 18 күн бұрын
Masha Allah wiil ilma xalaal ah ayaad tahay ilaahay hakula jiro hanakusoo badbaadiyo
@Samirocawil1
@Samirocawil1 24 күн бұрын
Allah unaxaristo gabadha ilmahayar allah u gar gaaro wiilka wiilkanah alalh safar ka allah u fududeyo😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 25 күн бұрын
Waa wiil qalbi fiican halagu caawimo ilmahaas
@saharwafa7539
@saharwafa7539 25 күн бұрын
Maasha Allaah waa wiil yar oo naxariis badan. Allaha caawiyo oo u sahlo ehelkiisa wiilka yar.
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 25 күн бұрын
Halacaawiyo saqiirka hooyadiis,kageriyotay😢😢😢
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 15 күн бұрын
Waa wiil somaliyeed oo naxris badan
@UgbaadKeyse
@UgbaadKeyse 23 күн бұрын
Walahi waan ooyaay ax ilaahay ha u naxariisto gabdha wiilkan waa qof fiicaan oo nasab ah alle ha kula koriyo😭😭😭😭
@IjaboWarsame
@IjaboWarsame 24 күн бұрын
Ax wlhi qabigaa i xanuunay Abowe Allha kuu xifdiyo aduun io aakhiraba nuunahana Allha caafiyo Hooyadiisna Allha u naxariisto 😢😢😢😢😢
@NafizoNalka
@NafizoNalka 19 күн бұрын
Alle ha u naxariisto Marxuumad dhimataay labdaaa wiil naha Alle ha xafiido
@xananmohamed1905
@xananmohamed1905 23 күн бұрын
Ilhow rabiyow isagana badbadiiy saqirka dartis idim alleh 🙏
@janatabdi5387
@janatabdi5387 24 күн бұрын
Qofkasta oo gabdh uur leh kamaqantahay ha u diro willan swr si uu u garto gabadhaas ilahay ha u naxatiste
@MaymuunAbdikadir-yb3bd
@MaymuunAbdikadir-yb3bd 24 күн бұрын
Inana uurkeed la ogayan xitaa waa macquul😢
@qaaliabdinuur1199
@qaaliabdinuur1199 18 күн бұрын
Ani xata wa is dhahay ame uurka lagu ogeen
@ZalmaCaaqil
@ZalmaCaaqil 7 күн бұрын
@@qaaliabdinuur1199oo sidaaa darteeed utahdiiibtey way dhicikartaaa 😢😢
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 24 күн бұрын
Allaah hakuu kaalmeeyo ilmahaa yarna ilaahay hacaawiyo Tahriib baa soomaali dhammaysay Ilaahay wadankeena kaunoo barakeeyo
@IstaXaji
@IstaXaji 23 күн бұрын
Ilahay swt adigana haku caawiyo umadana gaal iyo Islam allaha kuu cabiidiyo habo
@AyanAli-ve9tp
@AyanAli-ve9tp 23 күн бұрын
Gobanimo iyo raganimo ayuu leyahy wiilkaasi wlhi illahy haka jisaayi siiyo safrka ha u fidaydiyo ilmahaasna illahy ehelkiisi ha uso dhaweeyo
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
SubxanAllah Somaliyey tahriibka joojiya dhulkiina hodan ka idin nabsiyaya
@mrshaji8858
@mrshaji8858 17 күн бұрын
Daahir alasoow haloo geeyo wiilka si uu ula xiriiro gabadha xabsiga ku jirta ilahay qeyr haku siiyo habo babygana alaha xafido
@fadumojama22
@fadumojama22 24 күн бұрын
AllahuAkbar wiilkan Ilahay haufududeyo amiin. Baby Ilahay haugargaro hoyadina Ilahay haunxariisto amiin
@mohamedahmedaden7470
@mohamedahmedaden7470 23 күн бұрын
Alla xanun badanaa ilahy haa uu naxariisto hooyadaa ilmahan ilahy haa cafiyo🥹
@SHAMSOMOHAMED-s4z
@SHAMSOMOHAMED-s4z 16 күн бұрын
Allaaaha Ku gargaaaro wiiil wanaagsan AAA tahay allena Kuma tuuusi dhib meeshaad jeceshayna allihiiii casiiiska ahaa ha kugu nabad geleyo ilmaaha yarna cafimaad sareeeco ahna ah siiiiiiiiiyo aaaamiin Yaa allaaah
@SamiyoJamaal
@SamiyoJamaal 23 күн бұрын
Illahy ha u nazariosto marxuumada adina alle hakufududeeyo safarkaaga wiilkayarkaana alle ha caafiyo insha allah
@najahosman5629
@najahosman5629 24 күн бұрын
Allah Allah guul hakusiyo abdirahman cafimaad cimridheer inshalla
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 24 күн бұрын
😭😭tahrib allow ugargar allow unaxariisto ilmayaha yar allow kuadtur gabadha somaliyee 🤲🤲🤲
@aminaahmed429
@aminaahmed429 22 күн бұрын
Wiilka ilahye ajar iyo xasanaad aan la salookobikarin ilahye ha ka siiyo safarkiisana allaha I sahlo ameen ameen yarabi 🤲🤲🤲🤲😢😢
@foozia426
@foozia426 24 күн бұрын
Maasha allaah wa wiil wanaagsan ilahay khayr badan haku siiyo insha allaah daahir calasow utag
@MustaaqFaysal
@MustaaqFaysal 20 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto hooyada ilamaha yarana ilaahay ka koriyo😢❤❤
@DeimanMohamed-x9y
@DeimanMohamed-x9y 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢 wlhi wanilamiyey ilhy haunaharisto adne ilhy hakufududeyo safrkaga inshallah
@farhiajama5556
@farhiajama5556 17 күн бұрын
Yaa Allah unaxariiso walashas babygana dadkiisa usahal walkas hayana ajar ka sii
@ayanahmed6245
@ayanahmed6245 20 күн бұрын
Axax ilahay haunaxaristo marxumada saqirkana ilahay hacafiyo inshlah adiguna ilahay sad ogu naxarisatay saqirka wllo gal iyo islanba Rabi haku cabidiyo amiin amiin amiin amiin
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 24 күн бұрын
Allah barakeyo isaga iyo gabadha ba gabadha somaliyeede e dhimatayina Allah unaxarisito
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 25 күн бұрын
Ilahaw unaxariisto gabadha ilmahana alaha ugargaaro
@HannaCabdi-y6l
@HannaCabdi-y6l 24 күн бұрын
Walihiyaa waa xanuun qisadan alle ha lagarab galo ahana u fududeeyo safarka ilahy
@k.j214
@k.j214 25 күн бұрын
ilmaha yar safaarada somalida ha u dhiibyo
@adarali7340
@adarali7340 21 күн бұрын
Haa saas baa wanaagsan saba too ah ilmahaas yar in qurbo loo qaado wiilkan dhalinyarada ma qaadi karo masuliyadaas ee safarada haloo dhiibo qof somali ah oo ilmahaas korsada lama waynayo xata safiirka safarada ha korsado hadu qof naxariis leh yahay
@umukalthum2144
@umukalthum2144 14 күн бұрын
Réer puntland walh wa dad nasaba maashalh 😊
@RayaanDarwiish12
@RayaanDarwiish12 22 күн бұрын
Wlhi waa Xanuun wax ka xanuun badan majirto alle Hakula garab galo wll waa wiil qlpi fcn😢😢
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 5 күн бұрын
Asc wiilkaas waan salaamayaa salaan kadib wiilkaas waxan odhan lahaa safaarada soomaalida udhiiba hadii aad bada marayso wiilkaas yar haqaadin oo bada hala gelin ama dadkale kaga tag
@samiiramohumed5359
@samiiramohumed5359 16 күн бұрын
Subaxaan allah ilahayo ugargar ilmaha yar & inta haysaba hooyadan alleh how naxriisto 😢😢😢😢
@XamdaHarago
@XamdaHarago 25 күн бұрын
Ilaaahayoow unaxariiso saqiirkana alle haugargaaro
@CunaabiCali
@CunaabiCali 23 күн бұрын
Maashaa wiil naxariisbadan weeyaan hooyadaaa ilahay havunaxariisto ilmaha yarna ilaahay ha caafiyo😢Allh hkugu asturo😢
@hodandahir8111
@hodandahir8111 24 күн бұрын
Ilahay ha u naxaristo gabad Baby family ilahay u so sahalo Wilka Somali haye ilahay ajeer iyo xasanad ilahay ka siyo
@UbahYosuf
@UbahYosuf 24 күн бұрын
Walhy wa wiil naxariis badan wllo ilaahay safar ha kugu nabad geyo wall wax dhiba ilaahay kuma tuso 🤲
@NaimoShuriye
@NaimoShuriye 24 күн бұрын
Mansha allah waa wiil qalbi fiican
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx 20 күн бұрын
I ilaahay ha u naxariisto aamiin aamiin
@kadra825
@kadra825 24 күн бұрын
إنا لله و انا اليه راجعون إنا لله و انا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الاعلى جميع امواتنا والموات المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات اللهم امين امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SeynabGahnug
@SeynabGahnug 16 күн бұрын
Inalilaalilaahu waa inaa ilayhi raajicuun 😢😢😢😢
@Nasteexo-g7r
@Nasteexo-g7r 24 күн бұрын
Allah unaxaristo gabadha adi iyo wiilka yerna Allah iadan xafido
@HabiiboMohamed-k2p
@HabiiboMohamed-k2p 24 күн бұрын
Ilaahay haunaxariisto ehelkisana ha usahlk adigana hakusaqiro
@BishaaroDagan-g2n
@BishaaroDagan-g2n 25 күн бұрын
Ax alle ha unaxariistobwe😢😢😢😢
@FatumoAbdishukriosmanSunniyo
@FatumoAbdishukriosmanSunniyo 15 күн бұрын
Waa nin masuula eebbe ha barakeeyo.
@alisaed8393
@alisaed8393 25 күн бұрын
Khayr Alla haku siiyo Ader
@sumaycadey2747
@sumaycadey2747 24 күн бұрын
asc wll waad mahad santahay ilmahana ilaahay ha usoo sahlo dadkoodii adna ilaahay waxkudhiba kumatuso badana ilaahay hakaa bad baadiyo cimrigaaga na ilaahay hadheereeyo wll qali xaaladaha haba sida wax ujiraan soo gudbi hadii aykuu suurta gasho wax walbana qayr inshaa alaah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 24 күн бұрын
Allaahu akbar Aloow saqiirka faraj ufur Hoyoyin waxaa jira marku ninku markuu dhibo iska tahriiba Allaahu aclam
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 24 күн бұрын
Allah idinka nabad galiyo Bada allah idinka dhigo duunti Nabinux allah dhib odhan haidin Kahayo
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 24 күн бұрын
Wa xanun runti
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 15 күн бұрын
Allah hawnaxaristo qabriga haw nuro aamin yaarabi hooyada ilmahana Allah haw gar gaaro aamin yaarabi
@RamloBashiir
@RamloBashiir 24 күн бұрын
Ilaahay ha unaxariisto gabdha ilmahana Ilaahay ha ugargaaro wiilkana inta uhadhay ha ufududeeyo Alaahu ma Aamiin
@Qalpisafi2
@Qalpisafi2 24 күн бұрын
alle ha caafiyo ilmahaas adna ajar iyo xasanad alle hakaa siiyo wllo wllhy waan la ilmeyey😭😭😭
@sahradaroor
@sahradaroor 15 күн бұрын
Illhy haku xifdiyo adiga io wlli kayar dardaranka abixisayna illhy ha garan siiyo umada somaliyed wllahy
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 23 күн бұрын
Ilaahayoow rabbiyoow 🤲 umada somaliyeed wadankooda kadhig wadan xasiloon dadka waxa wadankooda ka carajinayo waa baahida iyo nabadgalyo 3:00 la ,aaanta. Yaa waduud 🤲🤲
@SadikOmar-yq3tc
@SadikOmar-yq3tc 14 күн бұрын
Aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin. yaarabi yaa vvaduud
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 25 күн бұрын
Alle safarka ku fududeeyo walaal.
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 24 күн бұрын
ManshaAllah may Allah help you with the responsibility you took
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 25 күн бұрын
Allah naxdin weenaa Allah u naxariiso
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 8 күн бұрын
Allow ilmaha yar ugargaar hooyadii unaxariiso wiilkaan asigana safarkiisa ufududeey i.a
@fardowsaoktobar7281
@fardowsaoktobar7281 24 күн бұрын
Subhanallh allh ha u naxariisto gabdha 😭😭😭😭😭😭
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 24 күн бұрын
Alle hku xaafidi hna ku gu asturo cunugaa yar alle ha caafiyo hooyadiisana alle ha unaxariisto
@Sahaaam
@Sahaaam 16 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@EdapzaninaMoha
@EdapzaninaMoha 18 күн бұрын
Allah hakugu asturo maz...uuliyada boowe qali🎉❤
@AhmedAbdi-t5p
@AhmedAbdi-t5p 18 күн бұрын
Allow hoyadiis unaxarisoo wilkaas yaar ❤❤
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 17 күн бұрын
Ax😢 wa xuman io dhibato Allah ha u naxariisto gabadha idinkanah rabi ha idin gargaro
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 24 күн бұрын
Scw walaalayaalow wiilka yarka ilaahay ha u gargaaro yaa laga helaayaa qofka haaya talefonkiisa si loo caawiyo isaga iyo qofka haayaba ilaahay ha u naxariisto hooyadiis janatul fardowsa ilaahay haka waraabiyo insha allahu allaa kariim umadeenii waa taasi yaa rabi u gargaar adigaa caadillee yaa Allah
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 24 күн бұрын
+252 907 521 198
@nuurofaarax7940
@nuurofaarax7940 16 күн бұрын
Maasedka ugu koreeya buu lqbatka kuqoranyhya wll
@IfraaxXasan-n1d
@IfraaxXasan-n1d 23 күн бұрын
alle ha ku badbaadiyo wll ilmahaa yarana alle haw soo sahlo waalidkii
@RahmaAhmed-j3n
@RahmaAhmed-j3n 23 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wiilka waxa leyey cadow kuma dilo wll somaliyed oo nasaba😢
@lullul3875
@lullul3875 17 күн бұрын
Ilaahay hakuxafidiyo wll ba years yarkaana allaha xafidiyo insha allaah
@CaishaCabdulahi-zk9bg
@CaishaCabdulahi-zk9bg 14 күн бұрын
Allah ha u naxariisto
@RaxmaCali-i6w
@RaxmaCali-i6w 22 күн бұрын
Alle marxuumada ha naxariisto 😢 Ilmaha yarna alle ha caafiyo adna alle safarka ha kuugu fudeydiyo wllo 🥺🤲
@marianjama9302
@marianjama9302 8 күн бұрын
Mashalaha tabarakalaha alaha hakuxifdiyo wiilkas mashalaha safarkagana alaha hakufudideeyo aamiin❤❤❤
@marianjama9302
@marianjama9302 8 күн бұрын
Walaahi waa arin layaableh alaha haunaxariisto gabadhas wilkana qarbadan alaha hakusiiyo safarkana alaha hakufudideeyo aamiin
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 417 М.
Murugo:Saqiirkii Hooyadiis ku dhimatay Saxaraha Liibiya oo…see more
8:53
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 2 МЛН
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
SIR NAGEED | FULL MOVIE 2 BY SAGAL SOMALI
42:27
Family Sagal Channel
Рет қаралды 19 М.
#farxiyotawakal VLOG SUUQA #BAKAARAHA IYO DAHABKA QIIMIHIISA👑
15:19
FARXIYO TAWAKAL
Рет қаралды 32 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН