Beenta jooji ninkii Salmaan ahaa ee ceerigaabo dumaashidii weeye idinka diley es isku xishood.
@sidiiqmaxamed-pg6nm2 ай бұрын
Alle Ha u naxariisto war isaaqow dagaalama iska celiya cadowga
@BarodiirMadaxeey2 ай бұрын
Alaha u naxariisto janadii allaha geeyo aamiin😭😭😭😭😭
@Fathhxan_ck2 ай бұрын
Alle ha naxariisto
@Araweelo742 ай бұрын
ALAAH HA U NAXARIISTO MARXUUMADA Balo indin guursatey DUULKU DUN XUMAA
@mohamednur16962 ай бұрын
SIDAA AYAA DHAB AH BEEN HAYSKULA WAREEGINA GACAN TOLKEED AYEY KU BAXDAY BEENI RAAD MALEH
@awsalebanxaajiibrahim3962 ай бұрын
Illahay naxaristiisa jano Haka waraabiyo
@ahassanhassan77142 ай бұрын
Wasr beenta Iska daa daalim yahaw...gaadhiga waxa saaraa dad qabiilo kala duwan ah..ayada uun baa ku dhimatay..inta kalena waa dhaawacmeen...wols kale ayaan jidgooyo i dhigtay....waamna muusa ismsaciil..
@B.abokorAderea2 ай бұрын
ALLAAH ha u naxariisto marxuumada xaqdarada lagu dilay
@FaizaNalayeh-fs7em2 ай бұрын
Baanawaas Baanawaas dhalay dadka dhintay makaa saxan waayaan baaanawaas barassabka waa kii amarka bixiyay in ladilo Salabaan Adan Cabdi madoobe dadka baant kadaa isaagow dhiigayaga ma xalaadanaydaan inshaallah wad arki doontaan in mardanba in aad dhul dhulbahante laayahay aad u talisaan guuul SSC 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@RodaIbrahim-p5v2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo Aamina amin amin
@KaltunMohet2 ай бұрын
Run sheeg
@mohamednur16962 ай бұрын
BEENTA ISKA DAA AAD VIEWS KA KU RAADINEYSID GABADHAN SHEIKH SALMAAN AADAM OO TODDOBAAD KA HOR LA DILEY AYEY XAASKIISII AHAYD SAAKA SUBAXII HORE IYADA IYO AFAR QOF OO KALE OO ABTIGEED OO DHULBAHANTE AH OO GAADHIGA WADEY KUJIREY AYEY BEESHA MAXAMUUD XAAMUD OO 5QOF LAGA DILEY GEELNA LAGA DHACAY KU DILEN WADDADA DHINAC BARI EE JIIDALI U BAXDA KU DILEEN ,MARKAA GABADHA IYO NINKEEDIIBA WAXAA DILEY MUUSA ISMAACIIL MAXAMUUD XAAMUD
BEENAALAYAAL AAN ILAAHAY KAXISHOON DHULBAHANTE DUMARKA IYO MAXASTA MALAAYO EE CABAAD WEYN HABAR MAXBUUS, AYAA DHAQAN XUMADAAS LEH.
@aminafgh21272 ай бұрын
imisay dileen oo xaqiiqa bal adigu maalinta qiyaame illaahay hortiisa ka dheh hadalkaas
@SayidHaybe2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto❤❤❤❤❤
@hudaibrahim91112 ай бұрын
Ma iswaydiisen idoorow waxaragiina kudhacay oo ay ujabaan ama loo qabqabto ileen wuxuwarag iyo rage hadadcaqli usaxibtihiin intaas ayad iswaydinlahayden
@abdullahidirirhersi22972 ай бұрын
Allah ha u naxariisto.
@vepweblimited85502 ай бұрын
beenlow waa xaaskii wiilkii dhulbahate ee ladilay
@CabdinasiirBuudi2 ай бұрын
Illaahay haunaxariisto
@abdiwahabDahir2 ай бұрын
Alle how naxariisto
@ladanladan17182 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Ilaahayoow umadan kala qabooji dhulba hante waxan filayaa waala sitaa
@HassanWarsame-si6cz2 ай бұрын
BEENAALE AAN BIYO ISMARIN BAAD TAHAY
@Am_abdalla2 ай бұрын
iidoor wagaash beenbadaa gabadhoodii iyagu dileen walaasheedna ninkii ka dileen bay hada la soo fadhiisteen ninbaa naag dilay guntiiyey idinkaa naagaha caruurta idiin dhala dila anaga kuwaanu qabno waa suldaamado xagayaga idinkaa xaaskii gabadhaa dhashay iyo ninkii qayba dilay tufcaleeg guntii wagaash naagtii idin guursato dab alle hakaga rogo akh sida raga laysaga celiya mayaqiine naagbaa lagu cadho dhacayaa gunguni Dha shay
Allah kabaq oo dadka ha isku dirin Allah koreeye wuxuu yidhi تعالى: {هَمَّازٍ} : الاغتياب {مَّشَّآءِ بِنَمِيمٍ} يعني: الذي يمشي بين الناس، ويحرش بينهم، وينقل الحديث لفساد ذات البين، وهي الحالقة. وقد ثبت قال: مرّ رسول الله صلى الله عليه وسلم بقبرين،فقال إنهما ليعذبان، وما يعذبان في كبير، أما أحدهما، فكان لا يستتر من البول، وأما الآخر، فكان يمشي بالنميمة» أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ألا أخبركم بخياركم؟قالوا: بلى يا رسول الله. قال: الذين إذا رؤوا ذكر الله عز وجلّ» ألا أخبركم بشراركم؟ المشاؤون بالنميمة، المفسدون بين الأحبة، المفرقون بين الأحبة، الباغون للبرآء العنت
@Xasancabdilaahi-u9m2 ай бұрын
Huwan waa cadaw laakiin waxaan layaabay kuwa bilaa damiirleh ah ee nabad Ana loo ogayn ku baaqaya.iyagoo ku xumaynsya qaranka sland tiyoo huwan dadkoodii xasuuqayso
Sorry faqaashtu waa munafaqiin subxaanalaah ale ha u naxariisto aamiin yaa rapi 🤲🤲🤲😭😭😭
@NuuvOdowaa2 ай бұрын
Alle hawnaxariisto
@Wrd-x8h2 ай бұрын
Reer isxaaq xaako Beeneele Gabarta yar Garxijis a dilay tas Somaliweyn o dhan we ogtahay waxba dad kale ha u Sarin wa beenti 15sano Lascanod dadka inta lagu Mel kale lo sariyay Film Eey a cunay waxkale la imow
@kaahalive35052 ай бұрын
❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p2 ай бұрын
habar yoonisee abtiyaal hala tashina ciidagale tolkiinii isaaq ee kale iyagaa idinku diray walaah geesi saal baad ahaydeen intaydaan isku xidhmin ciidagale eed habar yoonis keliya ahaydeen
Anagu waxaanu iskudharsanay in anan gardarnan hal aqal oo adledihiina uu nagayahay xaq muslim ilaa ad nakaliftaan oo aanu idinka garwayno keniidhintana washahid bi idnilaah