No video

Sarrifka Lacacagaha Onlineka (ee forex) || Sh Xassaan

  Рет қаралды 68,756

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 168
@hayaamn5001
@hayaamn5001 4 жыл бұрын
Masalo fiqi ah hadaad rabto in laga jahi bixiyo sheykh xassaan ugu imow mashallj alaha uziyadiyo cilmiga
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah, Mas'alada waad kala dhigdhigtey, Ilaahay hakaa abaal mariyo, Anagana hanugu anfaco
@cabdulahimaxamed1333
@cabdulahimaxamed1333 4 жыл бұрын
Sh. Xasaam fiqigiisa inta oo KA fahansan yahay ayuu noo sheegay kaligiisa ijmac ah. EE wixii saxan alla hana waafajiyo
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 жыл бұрын
Sheekh waxa uu inoo guud maray qodobadii ay khalad fahmeen ragga qaarkii. Waxaa ka mid ah erayga 'leverage' isagana halkan ka eeg: kzbin.info/www/bejne/oXbFh3yKe5p-nqc
@mohamedhaajir2693
@mohamedhaajir2693 4 жыл бұрын
Mansha alah shikh xasaan waa waxkaleh dunida maanta wuu la socdaa allah yaxfdka
@siidcalicabdiraxmaan7548
@siidcalicabdiraxmaan7548 4 жыл бұрын
يا شيخنا الفاضل أسأل الله أن يحفظك يطول عمرك
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 4 жыл бұрын
maasha allah sheikh hasan jasakallah cilmiga allaha ku barakeeyo
@dacwachannel6025
@dacwachannel6025 4 жыл бұрын
Waa masaladi ugu dheered ee uu xalay sheekha ka hadlay
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
Waa Laku Yaqana Sheikh In Uu Waxii Xaq Ah Umada Ucadeyo
@cumarcusmaan420
@cumarcusmaan420 4 жыл бұрын
Ustaad qalaafe sheekha waxaan ka codsaneynaa inuu xog intaan ka badan naga siiyo macnaha inuu muxaadaro kagalo si ishkaalaadka yar yar kujira loo cadeeyo inta diidana warkooda meel looga soo haro
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 жыл бұрын
Sheekhu waxa uu inoo guud maray qodobadii ay khalad fahmeen ragga qaarkii. Waxaa ka mid ah erayga 'leverage' isagana halkan ka eeg: kzbin.info/www/bejne/oXbFh3yKe5p-nqc
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 4 жыл бұрын
Wadaadkani cilmi badanaa. Maasha allah, cajiib.
@mohamedsharaf9142
@mohamedsharaf9142 2 жыл бұрын
Hhh....uducee sheikha💪
@mohamedsharaf9142
@mohamedsharaf9142 2 жыл бұрын
Hhh....uducee sheikha💪
@husseinabdi9268
@husseinabdi9268 4 жыл бұрын
Ashsheekh xassaan Allah hadhowro
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
@ahmedakram6901
@ahmedakram6901 Жыл бұрын
Musdalaxaatkaa uu shiikhu sheegay bal mid kamid ah Umal waydiiya inuu garto kkk sheekh Xasaan wa nin fahansan waxa uu ka hadlayo.
@Medibrahimabdi
@Medibrahimabdi 4 жыл бұрын
Forex anaa Ka shaqeesto Mudo 1 sano ah Waaa xaqiiiq waxa uu sheekh xasaan sheegayo Culumada waxeey isku qaldaayaan sarifka lcgha iyo stock market Ka
@user-nh9ue1ot8x
@user-nh9ue1ot8x 4 жыл бұрын
Masha Allah ale Haku xiftiyo walale
@abdishakurabass7493
@abdishakurabass7493 4 жыл бұрын
يا شيخنا الفال أسألك أن يكون علمك علم نافع وأطال الله عمرك وأحسن الله خاتم أعمالك
@abdishakurabass7493
@abdishakurabass7493 4 жыл бұрын
شيخنا الفاضل أحبك من أجل الله الا من غير الله
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 4 жыл бұрын
Mashalah jazalah wad no kala bixisay
@abdalladiinadam6053
@abdalladiinadam6053 4 жыл бұрын
Ma sha allah ilaah ha barakeeyo sheikha
@ahmedabdirashiid983
@ahmedabdirashiid983 4 ай бұрын
Ilaahay cilmiga ha u siyaadiyo ustaadka.
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
Sheekhu caadi ma aha Mashaa'alaah.
@salahabdiahmed5253
@salahabdiahmed5253 4 жыл бұрын
Kuma garanayo culumada somaaliyeed nin sidii Sheikh xassan u fiqhi badan
@doncorleone5427
@doncorleone5427 4 жыл бұрын
Allahuma baarik wa zid
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
@@doncorleone5427 Aamiin
@safiyocabdi6556
@safiyocabdi6556 6 ай бұрын
Allha kubarakeeyo sheikh ❤️💙
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle Sheiykh Alle Hanoo Xifdiyo
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
ة
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
ة
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
ةذةةة
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
ذذذةةةةةةر
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
ةة
@benmohamed7763
@benmohamed7763 Жыл бұрын
Sh.hasaan our legend hadakadib adaakuwtaa umal left kaqaatay
@axmedcadde3257
@axmedcadde3257 4 жыл бұрын
Masha allah Shiikh illahay ha kuxafido
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
AamiiN
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
جزاك الله
@ABDIFITAAH-m5n
@ABDIFITAAH-m5n 6 ай бұрын
Alaha kudhowro sheik xasaan
@ahmedabdikarim1
@ahmedabdikarim1 3 жыл бұрын
Jasakalahu khayr
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 4 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay fiqi la aan baa haysa dheh kuwa biilka naga ciidaynaya😂
@socdaalyare1615
@socdaalyare1615 4 жыл бұрын
Car kuwa xaraan tinimeyay sidaa wax ha noogu sharaxaano🤣🤣
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
Dee mayaqaanaan Iyagu waxbaadhis la'aan baa haysa. Oo keliya cidii taqaanayna ka dhegeysanmaayaan.
@bintyuu2576
@bintyuu2576 4 жыл бұрын
Shiikha aan kaboodee plz qalaaf media kasaar xayesiinta badan channelkaga lacagtaa kaqadatana wa xaraanmesaa sababto ah hada waxa isoo galay inta shiikha dawanayay nag is qalqalocinesa yaahuuuu anagana waqtiga hanaga dilin cilmi doon ban nahee
@abdulrazaqmahamed9084
@abdulrazaqmahamed9084 4 жыл бұрын
Ilahayow cimigada badi cirigadana dhere
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 4 жыл бұрын
Allahumma aamiin.
@user-xp4ms4fl2z
@user-xp4ms4fl2z 3 ай бұрын
Forex anigu kama shaqeeyo Lkn sh Xasaan waa nin faqih ah Xayyaakallaah
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Jasaka laahu khayran jasaa Sheekh
@user-kn1ul4vm5y
@user-kn1ul4vm5y 6 ай бұрын
Sh xasan Axsanallaahu ilayk. Daliil cad aya Ila imaday
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
ياشيخنا
@abdirahman5977
@abdirahman5977 4 жыл бұрын
حياك الله ياشيخ
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 4 жыл бұрын
SHIIQA KHEER ALLAHA SIIYEE HALAWEYDIIYO COMMISSION KA EEY QAATAAN BROKER DA ECN KA ACCOUNADA AH.
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 жыл бұрын
Sheekh waxa uu inoo guud maray qodobadii ay khalad fahmeen ragga qaarkii. Waxaa ka mid ah erayga 'leverage' isagana halkan ka eeg: kzbin.info/www/bejne/oXbFh3yKe5p-nqc
@mcd912
@mcd912 2 жыл бұрын
🎉
@HuzaifaBilalKhosa
@HuzaifaBilalKhosa Ай бұрын
English translation????
@zaloking3322
@zaloking3322 5 күн бұрын
In short the sheikh is saying forex is halal to trade
@fayaad2440
@fayaad2440 4 жыл бұрын
Shekha ilahey ha xafido.
@maskinmedia8301
@maskinmedia8301 4 жыл бұрын
Amin alow ino ilali
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
AamiiiN AamiiiN Alle hanoo Xifdiya
@BlissAden
@BlissAden 2 жыл бұрын
Sheekha hala weediyo cryptocurrency hade xalaal tahy Ama xaaram
@user-wc2zn6rn6u
@user-wc2zn6rn6u 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
@Gaal-eri-df7wh
@Gaal-eri-df7wh Ай бұрын
Cajiib waxaad moodaa trader suuqa kala yaqaano in uu yahay halka wadaada qaar waa khmaar ay iska soo jarayaan
@abukaribrahim5590
@abukaribrahim5590 4 жыл бұрын
Hussein. qalaafe sxbw casharka saxiixul muslim miqaa malmood ayuu jira .... arday gadaal kasoo gadhay baan ahay eee inuu idaafane marabii mel fogna waan ka imaana ee
@baiyobaijamki4694
@baiyobaijamki4694 4 жыл бұрын
abowe wuxu jiraa jimcaha ,sabtiga iyo axada bacdhal maqribka
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
خيرا
@husseinabdi9268
@husseinabdi9268 4 жыл бұрын
Wiil wiil dhalay weeye
@axmedabdirashid2530
@axmedabdirashid2530 Жыл бұрын
Wllhi waxa uu uga hadlay si cajiiba oo kala qaad-qaadan waliba culimada xaaraantimaysay anon ku gafayn sidan oo kale haday umadda ugu kala dhig-dhigaan waan eegi lahayn lkn ma jirto
@ibrahimhussein9021
@ibrahimhussein9021 Ай бұрын
Wallahi waa runtaa amba waan eegi lahaa lkn waan waayay mid kamid ah oo si fiqiheeysan ufaahfaahiya
@caishamaxamed7791
@caishamaxamed7791 2 жыл бұрын
Shirkada tiens oo hadaa dadkaatid wax ku heleesid maxalaal baa mise xaaran
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 4 жыл бұрын
wadaadkaan sheekh xasaan ah isagaa ka dhacsan masaladaan forex say u muuqato. waxaa fiican inuu account demo ah furto si uu u fahmo sida wax u kala socdaan ama wax loo kala gadanayo. xaqiiqda dhabta ah ee forex waxaq werye inaan waxba la ksla gadanayn ee lagu khamaarayo magacyo buy iyo sell uun loo bixiyey waana cafayn doonaa mar dhaw insha ALLAH.
@Leo47007
@Leo47007 2 жыл бұрын
Khamarku wa markanad waxa aqon u lahyn lkn hadi ad aqon u ledahay khamar ma noqonayso oo wa waxad hubto lakin barasho ayey u bahan tahay
@pirigubta4858
@pirigubta4858 2 жыл бұрын
Walaal maxaa Ku soo kordhay
@abdiqafarmohamed8137
@abdiqafarmohamed8137 4 жыл бұрын
Risalada uu shekha sheegayo qofki hayo ha ila wadaago
@anaadiryusuf8210
@anaadiryusuf8210 Жыл бұрын
WLlo waa ganacsi la dhaho Forex ama sarifka lacagaha qalaad Kaas oo online ahaaN u dhaCa Mrkaa Waa la isku qabtay xalaal Mise Xaaraam
@acazaam
@acazaam 4 жыл бұрын
Waardiyayaaasha suuqyada waaa ribo marka waxa lasiinayo ee suuq walba habeenkii firimbiga ladhex taagan iyo kuwa xaafadaha xataa ilaaliya ar wadaadaha aqliyarada kaceli xassaaanow waxay asal gareynayaan inta kale oo ay dumin doonto warba uma hayyaan
@Samiir881
@Samiir881 5 ай бұрын
Ala muxuuu waxbartay
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 жыл бұрын
Sheikh Allah Ku xifdiyo
@naasirahmed9551
@naasirahmed9551 4 жыл бұрын
Hadii swap xalaal yahay markan brokerka ka dalbado islamic account muxuu swapka u xidhaa?
@dcitnchannel4463
@dcitnchannel4463 4 жыл бұрын
Wadaadkuba waa Xalaal kuma oran ee Shaki ayaa ku jira midaas ayuu ku yiri ee iskadhaaf bu ku yiri wll
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 2 жыл бұрын
Sheekh waxa uu inoo guud maray qodobadii ay khalad fahmeen ragga qaarkii. Waxaa ka mid ah erayga 'leverage' isagana halkan ka eeg: kzbin.info/www/bejne/oXbFh3yKe5p-nqc
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
Indices kuwo ladhoho ee maku jiraan kuwa shikhu baneeyey
@lilmufti344
@lilmufti344 Жыл бұрын
Shukran sheikh❤
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 жыл бұрын
M.a seiful islaam sheekheey
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 4 жыл бұрын
Sheekh Abukar xasan maalin waxoow yiri waa xaaraan Ganacsiga forex
@akanicaze6800
@akanicaze6800 4 жыл бұрын
Sida sheikha aan hadalkiisa ka fahmayo isaga ayaa isticmaala forex ta
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
Waa iga qoslisay
@mobasham7284
@mobasham7284 3 жыл бұрын
Sxp cilmi dheraad ayuu u so sameeyay wa shekha kaliya ee Somalida ah dabagalay arinta forex
@abdirahmansaid1970
@abdirahmansaid1970 4 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiiiiin
@xasanshukri446
@xasanshukri446 4 жыл бұрын
Masha'alah jazaka lah al aq
@mohammedilyask2734
@mohammedilyask2734 11 ай бұрын
Forex trading halal or haram please tell me in english. I don't know your language
@Wardheere597
@Wardheere597 11 ай бұрын
This sheikh says Forex trading is halal.
@Wardheere597
@Wardheere597 11 ай бұрын
For more information, you can read the research “تجارة الهامش” by Dr. Muhammad Ali Al-Qari, Associate Professor of Islamic Economics at King Abdulaziz University in Jeddah, Kingdom of Saudi Arabia, and former Director of the Islamic Economics Research Center,
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 6 ай бұрын
it's halaalhe said
@jamhas8956
@jamhas8956 4 жыл бұрын
adigan xirowga somaliga ah ee shaqeysana kulahaa hhh waa iga qosliyey ninkan wlh, mas'aladana waa ku habsaday, ow xasaan inta aan culuma arkaayay inta nool carab iyo cajam nin lamid ah waa yar yahay. waxa asiga lamid ah شيخ سلمان العلوان iyoعبد العزيز الظريفي
@zeinabahmed5426
@zeinabahmed5426 4 жыл бұрын
Manta ok didkii sifiican loo dacay Massad deheysan??????
@Sara_1431
@Sara_1431 3 ай бұрын
Xadiiska sifcn u eg deyntu
@BlissAden
@BlissAden 4 жыл бұрын
Shiekha qof ha iiweediyo arinta dropship la dhaho ma xalaal miya ma la sameen kara diinta mexe ka qabta?? Dropship Waxa la dhaha website aya sameesane kedib alaab aa advertise camal uso geline kedib qof aa imaanayo websitekaaga wu ka iibsana lacgtis aya meesha alaabta uurabo lagu sameeyo ka so gade aa kedib qofki alaabte rebe aya toos Loo dira Adina Waxa eheed middle man oo lacag profit mesha ka heshe mexe diinta ka qabta arin kaan
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Cumar Farah .hhhh adigu sheikha ma tihid ee culumada udaa bro
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Cumar Farah . Hhh sheikh wax lagu ciyaaro miyad moday wll waa martabad la gaaro nin sheikh ahna maba eego comment iyo melahas ee su,aalaha waa loo keena ciyarta kada marka ee fatwada udaa shuyuukhda
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Cumar Farah .waxanu maaha wax sahlan qofba aakhiradisa wax ooga shegysa waa ribo waxan laha cabsanayo waxayna rabta aqoon iyo gorfayn
@fadxicali3660
@fadxicali3660 4 жыл бұрын
Wll hadii qofka leh ganacsiga ama dadka shirkadoo dhan isla ogala yihiin wax dhib ahi kuma jirto wll
@aliayoub7384
@aliayoub7384 2 ай бұрын
Is funded account halal? Plz someone reply to me
@hateem322
@hateem322 27 күн бұрын
Depends on the broker
@calikaashle4837
@calikaashle4837 3 жыл бұрын
Ok
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
kaligii shiikh
@asagaaniga4710
@asagaaniga4710 4 жыл бұрын
Maxaaaa?
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
maxad udhahdy Hadal leyskama dhahe Maxad katabane sheikha
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
soo asaga kuhaya anigu majmaca culimada madhagaysto aniga siday ila tahay unbaan kudhaqmaa
@asagaaniga4710
@asagaaniga4710 4 жыл бұрын
@@haaruunmacalin8650 Dhakhtarku ma waxa uu yaqaanuu bukaanka ku daweeyaa mise dhakhtar kale ayuu weeydiiyaa?!!! Qofka intuj aqoon leeyahay ayuu KA jawaabaaa... Culimada uu ka hadlaayana waa kuwa nool ee kuwii hore soowkan kutubtoodaa ka korkicin hebeyn iyo maalinba!!!!
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
ninkan waxaan u aqaanaa wlle kaligii muslim iyo kaligii shiikh armaad dhagaysatay asagoo gaalaysiinhaya umad dhan asagoo waliba qoslaaya kan inuu muslim ka kujiro khalad ayay aheed shar wadaha
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
isagaa ku shaqeeysta malaha 😂😂
@fansoormusichd9462
@fansoormusichd9462 4 жыл бұрын
Ninkani waa kalidii saxane ...... Yaaabka Casriga
Gawraca Bisinka Ma lagatagi Karaa Mise Waa Shardhi? Sh Xassaan
25:07
Qissadii Abii Dar Alqifaari iyo Dhibkii loo gaystay Sh Xassaan
19:40
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 21 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
Sh.Maxamed Aadan muxuu ka yidhi Taariikhdii Sh.Yuusuf Al Qardaawi
12:59
Mad'habka Shaaficiga Umada Ha Labaro Sh Xassaan
12:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 45 М.
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Howlan Media
Рет қаралды 234 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 21 МЛН