saxaabigii munaafiqa ahaa ee nabiga xaaskiisa xuman ku tuhmey, qisada c.lahi ibnu salool, munaafiqii

  Рет қаралды 15,291

fuad amin daud

fuad amin daud

Күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
Asc, Wuxuu alle SW munaafiqiinta
uga hadlay
dhoor
meelood
oo qur’aankiisa kamid ah,-
wuxuuna
ku tilmaamay
in ay yihiin
cadowga oogu daran
ooguna dhibka badan
islaamka iyo muslimiinta,-
Balse waxaa jiray
hal nin oo
uu nabigu SC
ku magacaabay
madaxa nifaaqa,
iyo hogaamiyihii munaafiqiinta,-
kaasoo ahaa
Nin la oran jirey
C/lahi ibnu ubay
ibnu saluul,,
Maxay ahayd
ninkaan qisadiisa?
Muxuu nabigu SC
ugu magacaabay
madaxa munaafiqnimada?
Siduuse ku dhintay?,-
Waxaan
Muuqaalkaan
gudihiisa
idinkugu
soo gudbin
Doonaa-
waxyaabihii uu
munaafiqaan laciinka ah
ku sameeyey
nabiga SC iyo
muslimiinta
iyo sidii uu ku khiyaanay,-
Kadibna waxaan
idinkaga warami doonaa
wixii uu nabigu SC
ku sameeyay
markii uu dhintey,,
Daawasho wacan,-
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 60
@mohamednuralfa
@mohamednuralfa 3 жыл бұрын
Jazaakalah kheyr akhii.
@riyaanmohamud3195
@riyaanmohamud3195 3 жыл бұрын
Scw scw scw alle kheyr ha ku siiyo wll
@shamsoahmed4893
@shamsoahmed4893 3 жыл бұрын
Jazakallaah wll ino so badi kheyr ka ilaahay haku xafide
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Waa diyaar wll i.a Baarakallahu fiik
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 4 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢
@ZahraZahra-sl9ps
@ZahraZahra-sl9ps 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@loukmanainan5946
@loukmanainan5946 3 жыл бұрын
Macha allah
@istarliinmaxamed9696
@istarliinmaxamed9696 3 жыл бұрын
Scw
@fatumaali1924
@fatumaali1924 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah guuleyso
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 жыл бұрын
Mansha Allah walaalkay qayr alleh hakaa siiyo
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Asc masha Allah jazakallah khair brother
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Wcs wllkey baarakallahu fiik
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 жыл бұрын
Jassakallah wll
@karasch1879
@karasch1879 3 жыл бұрын
Masha allah Allah haku barakeeyo
@karasch1879
@karasch1879 3 жыл бұрын
Waxanka codsanaya inaad Qisaska inosoo badiso Intaad awoodo Allah xasanad haka siiye
@shamsash2772
@shamsash2772 3 жыл бұрын
@@karasch1879 umu. Khalid. Jida. Kumulah. Shiikh
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fadumoahmed1081
@fadumoahmed1081 Жыл бұрын
Masha alaah Bro alaah ku xifdiyo
@muuminislaam1377
@muuminislaam1377 3 жыл бұрын
Ma xumaadaan asxaabtu
@maxamed8830
@maxamed8830 3 жыл бұрын
maansha allh maansha llh 💚❣❣❣💚👍👍👍
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Жыл бұрын
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@drmunasaleban4286
@drmunasaleban4286 3 жыл бұрын
Macalin an jeclahay ayaa tahy 😍 جزاك الله خيرا
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Baarakallahu fiiki drso
@drmunasaleban4286
@drmunasaleban4286 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud thanks teacher ⚘ we proud you
@maryanaliwarsame4287
@maryanaliwarsame4287 3 жыл бұрын
Asc walaal maanshaalaah jisaakalaau faaiido fiican baadnoo faaiideesaa
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Shukran ukhtii
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah sheikhuna fuad.
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Asc wllkey ajir xasanaad allaha ku siiyo waad noo faaideysaa SCW SCW SCW
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@kamahelobenta2303
@kamahelobenta2303 3 жыл бұрын
Aaaaammmmiiiiinnnnn
@loukmanainan5946
@loukmanainan5946 3 жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wassalam
@karasch1879
@karasch1879 3 жыл бұрын
Walal qisaska inosoo badi Alaah xasanaad hakasiiye
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Waa diyaar wll i.a
@ahmedadesh222
@ahmedadesh222 3 жыл бұрын
Sxb aad io aad u mahad santhy Alle haku barakeeyo adi io channel kaga Alle waxan ka baryaya dadkeena inee ka faaideystan
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Baarakallahu fiik Shukran akhii
@drmunasaleban4286
@drmunasaleban4286 3 жыл бұрын
صلوا على خير خلق الله عليه الصلاة والسلام 🤲😊
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 Жыл бұрын
Ciwaanka iska sax ASXAABTI RASUULKA SALALLAAHU CALAYHI WASALAM MA jiro Munaafaq dheh.
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Жыл бұрын
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@iftiinkanaal7493
@iftiinkanaal7493 3 жыл бұрын
Munaafiqiin faa'iido maleh
@cabdulrahman4575
@cabdulrahman4575 3 жыл бұрын
M.a sheikh mxaa kuu jecelahay daar Alle illahey hanaxafidho dhaamtena iyo muslaminta kale boo
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Shukran wllkey Baarakallahu fiik
@dcdc7438
@dcdc7438 3 жыл бұрын
sxbpow haley waqti dambe masogashe😍
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 4 ай бұрын
❤❤😂🎉
@canabmuktar102
@canabmuktar102 3 жыл бұрын
Asc walal inte lagalaso xariiri karaa email maledhahay
@AHfsfsLdsfdsfANArd
@AHfsfsLdsfdsfANArd Жыл бұрын
Asc
@asedabdi7364
@asedabdi7364 3 жыл бұрын
Asc walal Cinwaanka iska sax, munaafaq iyo gaal midna saaxaabi looguma yeeri karo maxaayeelay culumadu saxaabi waxay ku sharaxeen in qofkii Nabiga( SCW) 1) arkay, 2) rumeeyey, 3) kuna dhintay asagoo rumaysan. Marka waxaa meesha ka baxay, qofkii aan arag, aan rumayn iyo kii ka gaaloobay oo sidaas ku dhintay.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Gaalnimo ma uusan sheegan wll ee isagoo saxaabadale ku dhax jiro ayuu dhintey
@asedabdi7364
@asedabdi7364 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud walal gaalnimada Cabdullahi ibnu Salool oo madaxii munaafiqiinta ahaa miyaa gaalnimadiisu qarsoontahay? Waa munaafaq xiligii nabiga csw xataa la yaqaanay marka madaxii munaafiqiinta SAXAABI in aad ugu yeerto waa khalad, meel ay ku qorantahayna heli maysid saxaabi Cabdullahi bini Salool.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
@@asedabdi7364 💯✅✅✅waa runtaa. Fuaad waa inuu waanada qaataa.
@mohamudmohamed
@mohamudmohamed 3 жыл бұрын
Ajar allah kugu badalo wll
@muuminislaam1377
@muuminislaam1377 3 жыл бұрын
Saxaabigii dhulku diiday maaha saxaabi
@ebyanchannel8481
@ebyanchannel8481 3 жыл бұрын
first person my bell is on
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Thank you my sis
@muuminislaam1377
@muuminislaam1377 3 жыл бұрын
Sxb ha odhan saxaabi ninkii dhe
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Saxaabi ha odhan ninkaasi. Saxaabi waa qof wakhtigii rasuulka joogay oo lasaaxiibay weeye saxaabi.
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 4 ай бұрын
asc waxn umalaynayaa in adan afsoomaliga aad aqonin marka ha ku sheegin saxibi eleen saxiibi waa midkii rumayay oo sidaas ku dhinta aad baan u dhagaysaa dacwadaad wado laakin dhawr jeer baad saxaabi ku sheegtay mid ka ridoobay sorry
@ish3335
@ish3335 Жыл бұрын
Scw
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Жыл бұрын
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@ish3335
@ish3335 Жыл бұрын
Scw
@ish3335
@ish3335 Жыл бұрын
Scw
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 27 МЛН
QURAN PARA 9 to 12 PARA IN URDU TRANSLATION
2:19:13
Mirza
Рет қаралды 207 М.
SHEEKOOYINKA QURAN KA - NABI DA'UD BY: AXMED FAARAX IDAAJAA
19:43
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 21 М.
SADAQADAAN ALLE MA AQBALO HADDİİ LA BİXİYO AJAR MALAHAN
10:03
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 23 М.