SAXIBADAY IYO NINKAYGII WAXAY IGU SAMEYEEN WAX AAD UXUN LKN ARGOSIGAYGI WUXU NOQDAY SIDAN!

  Рет қаралды 63,846

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 276
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy Жыл бұрын
Abayo qli in aad leg codsato wa qalad in aan is garano weeyo asxaabta hala Kala kiciyo
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Walahi wan qoslay Astaqfullah magaalo dhan bay indhaha u sarty Nag nool dheh ciyaal iyo dumarki xanta jeclaa bayku soo kicisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@marwokhalid1402
@marwokhalid1402 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 24 күн бұрын
Booliska asluubta
@fardowsaxaaji-pn4gq
@fardowsaxaaji-pn4gq 2 ай бұрын
Raga marku damac galo aqliga wuu lumaya😂😂
@nadiifkhaliif7109
@nadiifkhaliif7109 Ай бұрын
❤❤❤❤
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 ай бұрын
Maya wan asturi laha
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci Жыл бұрын
Aniga hadey igu dhacdo caruurteyda sharftoda ilalin lahaa dad ehlu sharaf waa tusi lahaa nolasheydana waan kasaari lahaa
@YasminSuleman-wu2hc
@YasminSuleman-wu2hc 4 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@naciimomahdi
@naciimomahdi 6 ай бұрын
Maya ma kashifeen markaan arko inuu utagay baan aayar anigu soo arki lahaa markaan tuso inaan wax walbe inaan arko baan isaga bixilahaa waqadaudana kaqaadan lahaa sababto ah waxaa layiri qofkii hal ceeb astura illahay 12 ceebood buu u asturaa
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 Жыл бұрын
Abaayo Ani maan qayliyeen lkn isaga ayaan fadeexadeen lahaa siday Nasriin samayso si kadaran samayn lahaa labadooda horta dhih umaan geesteen lkn iyada iyo isaga ciaqaab mariin lahaa heer wxn gaadhsiin lahaa labadoodba sharafdaro magaalada say u maraan waayaan
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 ай бұрын
Nasriin fariid gesiyad ah sax way ku sugtay 🎉waa sax ma xaranbay ku jiren yahuu iyago midwalba reerkeh
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 Жыл бұрын
Nasrin way saxsanta hey
@CaaishaBarkhad
@CaaishaBarkhad Жыл бұрын
Waa qiso aad umcn qofwalba khaaina ku habooon mhdsanid mcney ❤❤❤❤
@leilaibrahim2604
@leilaibrahim2604 Жыл бұрын
Wcs🤲👍✅♥️
@Hafsonor22
@Hafsonor22 2 ай бұрын
Waa ka shifi lahaa eyga xunkaaa nasriin naag nool waaye wlhi waa saa sameen lahaa 😂😂😂
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Dhurwa hilib lagu rartay weyan wlhi hadal xaqiiqa wax fiican ayay samaysay jasakallahu khyr wllo si dagan ayay ufikirtay maskax dagan ayaa wax qaban karta
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام Peace and pleasant upon him
@FaysalRayso
@FaysalRayso 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Жыл бұрын
Waxad doontid iskaa so qor sow lamaa odhan 😂😂😂😂 sow wax uun maso qorin 😮😮 thanks 😊
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi wasalam ❤❤❤❤❤ Wcs wr wb Masha Allah
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Maalinka guursado naag gurigyga mamnuuc by ka thy nasrina wa ku sugty
@MaaidolMaxamuud
@MaaidolMaxamuud Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل اللة عليه وسلم
@NasexoCadey-uu8er
@NasexoCadey-uu8er Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
@umurowda6887
@umurowda6887 2 ай бұрын
scw. scw scw. scw. scw scw
@FatumaMohamed-o4r
@FatumaMohamed-o4r Жыл бұрын
Abayo sowda wan kujeclahay wan kudawadaa like wan kusaraa
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Xata islaanti ba xasus gashay odeygi wax afartan sano ka hor ahaa inakada ba ka dhacday dumarku xata hadi ay duqoban wax bay soo xasustan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedsaciid2529
@mohamedsaciid2529 2 ай бұрын
Ina adeerey wax noo reeb
@MalisaRrr
@MalisaRrr 2 ай бұрын
Waa kashifilahaaaa
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤❤
@MuunaIbraahim-d7l
@MuunaIbraahim-d7l 2 ай бұрын
Waan kashifilaha wlhi 😢😊
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 Жыл бұрын
Allaahu masali calaa sayidinaa muxamed ❤❤❤❤❤
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 3 ай бұрын
sowdooy qof muqalkaag daawada hadana laaksaareyn majiro ayaan umaleynaa ani laakiin hadii 100mar lasaarikaro wan sarilahaa xabiibti nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey mcn sowda cadeey waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@MagacName
@MagacName 25 күн бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 9 ай бұрын
ASC wall qisada wan dhameyey laakiin ogow ragu isku mid mahan aniga ahan waxa ila daganeyd xaaskeyga saaxiibTed man damcin aniga oo waliaba aroos ku jirey
@xasanofficial8811
@xasanofficial8811 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا محمد
@Munizhpea
@Munizhpea 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇪🇭
@mohamedsaciid2529
@mohamedsaciid2529 2 ай бұрын
Ina adeer naga xishood
@MuunaIbraahim-d7l
@MuunaIbraahim-d7l 2 ай бұрын
Haa waa zax wan yelilaha
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 Жыл бұрын
Sawda salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 11 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW
@ZamzamCabdulaahi-h5x
@ZamzamCabdulaahi-h5x Жыл бұрын
Scw scw scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@laylomacalinjama2266
@laylomacalinjama2266 Жыл бұрын
​@@ugaasocismaan733😊
@faizabella1580
@faizabella1580 Жыл бұрын
اللهم صلى و سلم على النبي❤
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 ай бұрын
Scw scw scw salalhu calahyhi wasalam
@suadhajiisse1672
@suadhajiisse1672 Ай бұрын
Scw ❤
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Жыл бұрын
Waa sax
@iammeyou3867
@iammeyou3867 2 ай бұрын
Haday saxiibaded qurxonthy kawaran oo xalaalsado😂😂😂❤
@markalemidnimo4309
@markalemidnimo4309 2 ай бұрын
Si wacan bay ugashay nasriin naag nool baga rag badan ba saas ubaahan❤❤
@FaraxMohmed-w2g
@FaraxMohmed-w2g 5 ай бұрын
Ani rayigeyga naag kuma booden xitaa lama hadleyn kaliya waxaan sameyn lahaa banankaas kamari lahaa iyagiyo qudhunkoodaba ilahy baana magan uuga nahay wlhi waa wax fool xun ani aragtidadaan qabaa sowday oo ninka raga ah damac kama dhamaado hadii naag uu jiljileec ka helana waa bas xitaa waxey tahy fiirin maayo Ani waxaan maqly gabdh habaryarted ninkii qabey guursaday mudo yaroo ay meel ku maqneynd markaa ragu waji malahee Waxaan is weydiinayaa maxaa naagaha ka qaldan ma dareemayaan miyaa dhibkey gabdhn dareemi donto hadhow iyo qalbigeedu suu noqo nayo wlhi waa wax lala yaabo
@SleepyDandelion-xb7xb
@SleepyDandelion-xb7xb 2 ай бұрын
Scwscwscw
@faadimoyousuf711
@faadimoyousuf711 Ай бұрын
sida Nasriin oo kale ayan samaylaha abayo👍👍👍👍👍👍
@NuurYare-v5f
@NuurYare-v5f 2 ай бұрын
Scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Жыл бұрын
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤نبينا❤محمد❤ صلي❤ الله❤عليه❤وسلم❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MuniraMohamed-fr1og
@MuniraMohamed-fr1og 2 ай бұрын
Nasriin way saxsaneyd walee bagay ukashiftay
@FatoumaFarah-e8i
@FatoumaFarah-e8i Ай бұрын
Midna madhibateyeen anu lkn nikas wankatagilaha kaliya
@CawoMoh
@CawoMoh 2 ай бұрын
Basgtolad Madaxa uga dhufankahaa walahi dhilada iyo dhilygaba
@fardusali9432
@fardusali9432 2 ай бұрын
Asc. Sawda maxamud may ma kashifeen markaan xaqiiqsado oo. Labadoidaba oo aan njnka ku qabtaan warqada ka qaadan lahaa.
@FadumoibrahimAdan
@FadumoibrahimAdan Жыл бұрын
Wcs abayo aadbad umahadsantahy
@MabsuudMahadcumar
@MabsuudMahadcumar 18 күн бұрын
Sawda dumarka soo maaliyeed noocan uma dhaqmaan waxcadayna uma samaynayso gabadha ayuubaay xagxagan kadib nolosheeda away iskasii wadanaysaa
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 2 ай бұрын
Haduuba markuu waxkuusoo gado usoo gadaa ayada waaba xaq inuu guursado xaquu uleeyahay
@mohamedosmanabtidon32
@mohamedosmanabtidon32 Жыл бұрын
Labo tuug abaalkood saxweeye
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 2 ай бұрын
Sawda zinathu waa dhen at gudhidonta 40 sana kabtu aya laagutha.Allah swt ayana kaguthaya.ninka deeriskis kucadafey na ulumatha waxhay yiraxan 32 jeer dambi aya latha marki laisbarbardigi zina naag ama gabar magalatha kale jogta.waa faeaxhish ceeb caathin aah subhan Allah. Allah xanakoriyo fitanka.
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Жыл бұрын
Horta nasrin wax fiican bey sameysey oo iyado dhib geysan bey kashiftey alle nama tuso nin sidaasa lkn anigu waana iska dhex yaacilaha oo habeenka kowaad oo aan arka ninka la diriri laha nagtana sido kale kaarto keen igumaba soo dhacden xanaqa xanaqo lkn ninka halkasa uga dhaqaqi laha waayo kalsonidi buu ku ciyarey illahow adiga kaa magan galey nin noocasa io saxibad sidaasa waa dalimiin waa weynadey
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 2 ай бұрын
Aniga fudayd marku sa udega ka inta tooray qaata ka daba dhici laha warhayaaaay waryaa
@Zafouzh
@Zafouzh 5 ай бұрын
Kaaly wllshy ha iskuky dirin ani Somaliya ma yihiye somaliland ❤
@zuhuurxusen3659
@zuhuurxusen3659 2 ай бұрын
Sidaan ay gabadhani sameysey ayaan sameyn laha😂😂😂
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 ай бұрын
Naagba hadey gurigayga timaado waxay rabto ha samayso
@ubaxmahadsaaxilubax1238
@ubaxmahadsaaxilubax1238 14 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@abdikarimmt3242
@abdikarimmt3242 10 ай бұрын
Ninka naagtii guurkeedu ubanaanyahay haduu kahelo waxkaste oo xaaskiisa wadaagaan wuu guursan Lakin kuwa aad kasheekaysay waxay u egtahay xaaraan bay jileen
@nimcomohamed1408
@nimcomohamed1408 2 ай бұрын
Wlhi sowday siday nasriin ucebysay ban yeli lhaa
@NastexoMaxamed-n3t
@NastexoMaxamed-n3t 12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤http http
@khadijadayah6776
@khadijadayah6776 4 ай бұрын
Qofna lama amino saaxiib loogama hadlo nooloshaada qaaska ah.
@hamdaahmed5209
@hamdaahmed5209 16 күн бұрын
may ma sameeyen wan ka tagi lahaa labadabana wan jari lahaa xidhiidh kooda. balse go aanka inantani qaadatay waa aargoosi waana noognool.
@amiiraasli4011
@amiiraasli4011 2 ай бұрын
Haaa intaan kashifo ayan waliba geedkana ka jari lahaay😂
@umuanasfaycal5842
@umuanasfaycal5842 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah wa gabadh aqli badan sidey yeesh ayan suubin laha wa ibtilah allaha nagarab mariyo sharka raga wa dhamaciyal😂😂😂❤
@MuniraMohamed-fr1og
@MuniraMohamed-fr1og 2 ай бұрын
Dumarka qaar waa bilaa damiir saxiib naagi ma leh walee
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 2 ай бұрын
Wixi raga ka ansaxo yaa diiday in naagtu sameeyso
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 Күн бұрын
Wa cajiib runtii waxan xasuus tay qiso yaab leeh oo kudacday islaan habaryar uu ah gabar abtigeey dalay waxeey kensatay gurigeeda gabar uu adeerked dalay wax barasha lookenay marki eey nag ween noqotay beey ninki walasheed qabay xariir yesheen muda kadib wudontay gabadi adeerki yaab na cuqubo hesho maxeytahay ninka aad gurigisa kunoleed oo walasha qabay guurka aad kadoneyso abaheed wa uu diiday inuu umehriyo bax idaafa ayuu dahay kadib qaadiga ayey iska maheersadeen gabadi qaraacan 7caruur ah beey heeysatay marsetiri warya nagtan guriga noga saar anaga dageeyne markasa gabadi iyo 7 carur oo eey dashay gurigi labaxsaday asigina wa furay rerki aya uduceeyay gabadi iyo caruurteeda oo qalbiga udajiyay wa lacawiyay waxeey silic maraanba wa ukoreen carurtii oo uwanagsanaden nolal fiican galeen tii kale nabsigii iyo cuqubadii ba kasoo baxday ninkii intuu furay 7 carur markey dashay qaarkood caruur xanunsan noqdeen ileen wanaxdintii rerku kanaxaye ninkii nag kale intuu guursaday ba isala sidii eey walasheed yeshaay cml gurigii lagasaaray 7 carurta aheeydna lagu dayacay wax ehelo cawiyaana eey weyday maxa yelay eehelkii oo daan baa uu xumaday oo cuquweeyay markeey walasheed dulmiday wlhi adunkan wa cajiib xumanta caqibadeda wad arkeeysa
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 2 ай бұрын
Waankashi filahaaa 21:36 21:42 21:52
@Fadumo-kn9mb
@Fadumo-kn9mb 2 ай бұрын
Scwscwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Жыл бұрын
Allow kaasoo kale nin ha nooga dhigin allow ha na kukeenin allow xabad keeyga naaga sha beeye ka dhigin habo mahad sanid
@AsiyaCapdalla
@AsiyaCapdalla 3 ай бұрын
Nagta waxba ma iga galine ninka mindi galinlaha ani
@sumayaismacil6415
@sumayaismacil6415 10 ай бұрын
السلام عليكم كيفكم اخواتي واخواني اسمعي اختي سوده عندي قصه كيف اتواصل معك
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Жыл бұрын
See yeeshey yeeli lahaaay eeyga xumi
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Nagaha qar malaso dhawesto axsan malahan saib magalan
@maryanhassan9120
@maryanhassan9120 5 ай бұрын
Qaladka iyadoo leh waayo dad kala ajnabi ah iyadaa isu keentay, waligaa gurigaada ha keenin naag hadaa keentana gurigaada ha u dumin😢
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 2 ай бұрын
Sowdoy naag reerod wax walba way kuu quudha Lkn gabr walaasheed ka wayn ninki ka qady baan aqaana Oo gurigi walaashed lagu qabo
@sahraabdallah3144
@sahraabdallah3144 2 ай бұрын
Waan uga tagi laha halkasan ku jari labadaba
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 Жыл бұрын
Naagaha edebdaran Nimanka wax walba Wey kasuurtobaan
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Жыл бұрын
Waxan samayn lahaa sidii ay samaysay nasriin sifiicn bay yeeshay sidii ku haboonayd bay ugashay
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 2 ай бұрын
Diinta iyo awqaafta ladhaha qaali
@sumeyasheikh2986
@sumeyasheikh2986 Жыл бұрын
Abayoy qisasdas cml anay igu dhacday lkn ninkayga Wali waa wada jogna Wan iska samray nagna saaxib ma gasho balaya Haku dhacde
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Inshala allah waligay kuma hamiyin boqorada an gursan dono in an mid ayada lamid ah Intan lagursado in an qalbada jabiyo ama niyad jabiyo ama waxaysan kufaraxsanen masamen dono isha allah 👍 adina ale ha isou kiin dayo family kiinaa adina
@Nuurashiq1272
@Nuurashiq1272 3 ай бұрын
Naag miya la sodhawesta ayaga cadow is ku ah
@iqroahmediqroahmed-ih4ss
@iqroahmediqroahmed-ih4ss 13 күн бұрын
habo allah ku xafido imbadan
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Жыл бұрын
kolaba nin nag madaynayo markan iyada kashiifo ninkaygana wan so😂xaraysan lahaa
@FalastiinShiine-i4l
@FalastiinShiine-i4l 2 ай бұрын
Anigu waraqadadan kaa qadan laha
@NimaOmar-px8ly
@NimaOmar-px8ly Жыл бұрын
Mayelin mayelin naaga😊😊😊
MARYAN O XAAJIGEEDA HADIYAD QAALI AH KURAALI GELIYAY👌🏻👈🏻
13:18
xaajiya amiina?  Qiso layaab leh
1:10:56
QISOOYIN
Рет қаралды 20 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 52 МЛН
WAXAN JECLAADAY MACALINKAYGA!@sawdamqaalib
17:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
GUURKAYGII AYAA FARAJ IIFURAY!!@sawdamqaalib
23:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 31 М.
KIISKA QAMAR IYO SIRTII KADAMBAYSAY DILKERDA!@SawdaBillan
53:59
Sawda Billan
Рет қаралды 66 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 8 М.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
IBRAHIM CHANEL
Рет қаралды 10 М.
Taladii iga xumaatey? 😭 Qiso xanuun iyo layaab xambaarsan
1:17:53
QISO CAJIIBA OO KUDHACDAY GABADH AAN DARIS AHANJIRNAY!!/@sawdamqaalib
24:37
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Sawda Billan
Рет қаралды 59 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12