Season 01, Ep. 06 - Abwaan Qalinle: Mushkiladaha Shukaansiga

  Рет қаралды 23,980

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

Күн бұрын

Abwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha.

Пікірлер: 68
@nasrinkhalif3652
@nasrinkhalif3652 2 жыл бұрын
After 2 yrs 2022 baan daawanayaye tolow abwaanku gabar ma helay mise waanka gaaraa😂❤️
@malapoibrahim3282
@malapoibrahim3282 4 жыл бұрын
Ninkan inkastoon calool xumo uhayo hadana waa funny bal waa intaasuu na xaal mariyaaye maad mar labaad noo casuuntid 🤗🤗
@AbdifitahAxmed
@AbdifitahAxmed 8 ай бұрын
HabaYNkaN aaN muuqaLkaN dhaGaYsanaYo waa HabaYNka uu GursdaY Abwan Cawale deeqsi ninkaN wax ma HelaY qaLinLe
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 2 жыл бұрын
Wilka barnaamijka dadihinayo waa naxariiis oo naf lagaloyay mashaa alllh war wilkaaan halairadiyo wan ku haystaaa
@naturebeautyrelaxation5645
@naturebeautyrelaxation5645 4 жыл бұрын
Abwanka calaacal ka dhamaaye waxan leeyhy habluhu sidaa ma wada ahee bal adigu isku noqo Se anigu fikirkas ismail baan qabaa ee ah rag tayo lehban jirin ama yar ba Dhamidood habluhu Ma halaynayaan Haasaawahay Wacad iyo heshiis Horay ugu martee Horta adi abwaan Bal hubsoo ku noqon Halkay liidu tahay Ee lagaaga hadho
@ayaanali288
@ayaanali288 4 жыл бұрын
Ninkan reer burco waa fani inkastoo uu hablaa u xanaaqsanyahay hadana sidiisan ku wataa 🤣🤣👏🥰
@mohammadessaady5237
@mohammadessaady5237 6 ай бұрын
Qalinle mar kale noo soo casuun, inta Codku Video na u soo kordhay.
@hamdamoha8340
@hamdamoha8340 3 жыл бұрын
Wiilka barnamijkan daadihiya codkiisu wa mucjiso wlhi mrkan naxariis u baahdo asagan iska dhageystaa dagananta dabacsanida aduunyo kaluu ku geynayaaa ah😍🙏🥺
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 2 жыл бұрын
Walhi sax
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@sundusalli1949
@sundusalli1949 2 жыл бұрын
ABwaan qalinle. Haha saa ujeedno asga naga gardaran🙏♥️after 2 years
@nimojama7740
@nimojama7740 4 жыл бұрын
Hbluhu waa wada qurayshoo Qalbiga waa wada dixiine Qofkad xulataa xumaa dheh
@khalif_mj
@khalif_mj 4 жыл бұрын
Xumaa dheh 😂💔
@taakoshow563
@taakoshow563 4 жыл бұрын
Abwaan qalilaw kaftan ayaad nagu galaysaaye naga kala yaree 🙏
@ahmedhussein5998
@ahmedhussein5998 3 жыл бұрын
Saddex bay ahaayen dumarkii hore.1 idheh aan ku dhagayste 2.iidhib aan ku dhaqee. 3.iga dhal aan ku dhunkadee..waxay isu badaleen kuwan danbe saddex ka soo horjeda oo ah 1.idheh aan dhaqaaqe. 2.ii dhiib aan ka dhaqdee. 3.iga dhal aan ku dhigee.
@marialayrshe3902
@marialayrshe3902 3 жыл бұрын
Kkkk abwanku wa iga qosliyay wlhi rer bu rabaa inu wax ku Darsado😳🤴👈
@amiiramohet4021
@amiiramohet4021 4 жыл бұрын
Wadar iyo kali yama walan 😁 dumar oo dhan wax kama wada si ahe abwaanku dib haysugu noqdo😂🤗😂🤗
@asmashaqale4912
@asmashaqale4912 4 жыл бұрын
Abwaan dhibka wan kula qabnaye kasaar noloshada fikirkas qofkastaba sidado kle ayuu qof nocasa radinYa lkin wxn kudhernay qalbi wcn leno kygi inanu ahyn niyada galina
@aniizadheeg7703
@aniizadheeg7703 2 жыл бұрын
hhhh lapadiinupa waa naga qosliseen xaqiiqatan dad qalbi wanaagsanba tihiin oo saafiya rabi raali idinka noqoy ❤️
@Mss.dhawrzan011
@Mss.dhawrzan011 Жыл бұрын
jawigas aaad ku dubten brnamijka ayay hda hargeiza ku zugntahay 15/9/23 ...Alx ❤
@nimojama7740
@nimojama7740 4 жыл бұрын
Hooyo wxd tiraahda igasoo jijaabi midaan wacad kabxyn😂😂😂😂
@najuurn6619
@najuurn6619 Жыл бұрын
Ismaaciil noosoo casum ninkan uu meelobe bal warbuu hayaabee Wlhi wa funy😂
@mapdy4969
@mapdy4969 Жыл бұрын
Abwaan qalinlee soo qabo mar kale
@ayaanbadanrecipe4285
@ayaanbadanrecipe4285 4 жыл бұрын
Wax cusub oo funny ah ban kaa suganaa ubaxow hhhhh tan hore ban udhagaysanee
@abdisamedyusuf12
@abdisamedyusuf12 2 жыл бұрын
Hadiii ay gabadhu ogato inaad tosantahay onaad melokale eeg egeyn waka cajiseysaa lkn markey kutiraa mobile kagaa yaad haystey yaa iga qabtey wa waxyalahaa dumarka macaan ka uyelaa
@munaabdi3251
@munaabdi3251 4 жыл бұрын
Hhhhh lasoo tijaabiyo wlhi wan qoslay alle hakugu beego mid tijaabsan😂😂
@bahjabashiir6620
@bahjabashiir6620 Жыл бұрын
Waaaw
@muniiraaxmed2722
@muniiraaxmed2722 4 жыл бұрын
Abwaaanka halagasoo gaadh🏃‍♀️🙌🤣🤣🤣
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
0:40 qaliinlow cirku sawsani maha ee waa dameeri😂😁
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 2 жыл бұрын
Abwaanku waa funny Inkastoo uu Dumarka eedeyey
@Oowgeedi
@Oowgeedi Жыл бұрын
Inanba Inanta Aay Ka quruxbadan Tahy ayey ka Balan darantahy Xaqiiq Weye
@munaganbiye-ow6hy
@munaganbiye-ow6hy Жыл бұрын
Waar wiilku ma guursadey Haduu guursadey u yeedh deee🤣
@haboonxuseen9579
@haboonxuseen9579 Жыл бұрын
Nin kani daacad buu u hadlayaa wlhi wax badan buu la soo kulmay😂😢
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
😅😅😅kuyeh Cilmiga dumarka waa cilmiga kaliyah e hadiiii aad barato aan ku anfaceeeen
@salmaxsn4236
@salmaxsn4236 2 жыл бұрын
waba jawiga manta😊🤩
@فهيمةيونس-ر5ي
@فهيمةيونس-ر5ي Жыл бұрын
Ellhi waaruntii ragtayo leh majiraa
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 Жыл бұрын
31 /12/2022 dawanaya ila hada qalinle sugayna io carmalkii halka inan wadatay🤣🤣🤣
@monitaismael209
@monitaismael209 4 жыл бұрын
Majiraaan rag daacadii
@princesshappy235
@princesshappy235 Жыл бұрын
2023🎉
@ismahanmagan816
@ismahanmagan816 3 жыл бұрын
😂😂wllhi waa nin riwaayada waar walal passarbot doon baa tahaan filayaa ilayn inan uguba iyo inan carmala iskumaad doorsateene
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@hannadaadey9687
@hannadaadey9687 2 жыл бұрын
Wlhy waa runtiii that's been ma ahaa
@nimcahussein8398
@nimcahussein8398 Жыл бұрын
Amar ilahy badana naagahan inanka codkisa un laga daba laliyay wa maxay 🥴 hadda ka heshay ma anagad commtiga nagu so qoraysa mad melahas ka dayati ninka😳
@nasriinmaxamed159
@nasriinmaxamed159 3 жыл бұрын
Abwaan qaladka hal dhinac maahe compares kadhig arinka
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Waar ninkan iso qabo anaa wacadka u ilaalinaye 😁
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 2 жыл бұрын
Rag iyo dumarba wey ka simanyihiin in marka hore si qurux badan keysku mar xabeeyo balse gadaal labada qofi qof xumaado
@laylasahal8198
@laylasahal8198 4 жыл бұрын
Abwaan ana balanta ka cabanaaye maanso isamee
@smarttech6731
@smarttech6731 4 жыл бұрын
War abwaankani wa victim ba 😂😂😂😂
@tomas2033
@tomas2033 2 жыл бұрын
Ninkan hadalka iskuma ma fiicna maagana wuu kaaga dagi wayey ismacil.
@rashiidahmedsudaysi8888
@rashiidahmedsudaysi8888 Жыл бұрын
Abwaanka hadalkisa siidu jawabta uu boobayo mala odhan kara mirqan buu ciirka maraya
@nimojama7740
@nimojama7740 4 жыл бұрын
War kadaaya yaguba way wada qalbi jab baad ku wada disheene oo way kabanayaan qalbiyadoode
@hamzearyan4863
@hamzearyan4863 3 жыл бұрын
Nio video gan wxa wada commenti kaso bixiyey hAblo Xkas wxa iiga cadaaty inay habluhu raadiyan hasaawihi saxda aha hhhhh
@abdisamedyusuf12
@abdisamedyusuf12 2 жыл бұрын
Anii iyo abwaankan ayaaa isku midaa ogsonow dumar waxay jecelyihiiin ninkaa ayradiyaaan oo ay dhaaahaan halkeee kumaqnayd yadlahadlaysaaa hhhhh
@jamilaqorane8277
@jamilaqorane8277 2 жыл бұрын
Hhhhhh hamda moha been mad shegn sister
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 4 жыл бұрын
Ninkni wuu xaraabynaaa😂😂
@sareedo163
@sareedo163 4 жыл бұрын
Abwaan qalinle🙏🏾😅
@faraxj5329
@faraxj5329 4 жыл бұрын
War ninka naga qabo ragga magallada waalan Manan arag ee hhh Runti aniga waxan ahay reer bari barnaajikan wa kan kaliya ee aniga iyo asxabta Jamacada aan wada dhagaysano waliba jawi Dagan oo leh xiiso gaar ah Waxba lagama qaban karo runti
@hamdasaeed1427
@hamdasaeed1427 4 жыл бұрын
Hhh inanku waaba funny
@idilhaaji7270
@idilhaaji7270 Жыл бұрын
Ismail✅rag tayoleh hla keeno
@ayaanali288
@ayaanali288 4 жыл бұрын
Kkkkkkk kolba wuu soo maxanayaa sida xareeda lkn hal been ayuu jeegay
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Ku ceshi😁
@fadumoomar9156
@fadumoomar9156 3 жыл бұрын
😂❣
@samiiradagansamiiradagan8532
@samiiradagansamiiradagan8532 4 жыл бұрын
Kkkkkwaa layga guursaday maxa dumarkaubadiyay
@somaaliabsolutely3464
@somaaliabsolutely3464 3 жыл бұрын
Hhhhh soosali🤣
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 жыл бұрын
Codka ubax
@luulsaha1410
@luulsaha1410 4 жыл бұрын
Anigu waxan garan waayey raggan 24/7 social media ah kaga hadla private life koda ku share gareeya hablaha la hadla xagay ku nool yihiin 🤭 waba laydh caadiya kuwaniye 😷
Dhal Wadaad La Moodyey
16:31
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 31 М.
Episode 04 - Jigjiga & Jeel Ogaadeen
31:51
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 25 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 5 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 21 МЛН
Abwaan Khaliif Faarax Xayir
44:08
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 31 М.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Fankeenna
Рет қаралды 3,6 М.
Abwaan Khaliif Faarax Xayir  Maansaddii Maamuus Hage Films
9:03
SOMALI AFRO TV
Рет қаралды 51 М.
Saamaynta Dhaqanka Miyiga
32:08
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 4,2 М.
Waa Layga Guursaday 1
24:08
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 100 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 5 МЛН