No video

Season 1~EP:02: WEHELKAYGU WAA QURAN’KA- Albaaqiyat Podcast

  Рет қаралды 136,178

Amal Abdilaahi Bade

Amal Abdilaahi Bade

Күн бұрын

Quranku waa dastuur nololeed iyo manahaj uu ilahay nolosheena wehel inooga dhigay kaga bogo xilqadan fahanka quranka iyo saamanynta uu nolosheena kuyeesho marka aynu lanoolano quranka .
#albaaqiyat #albaaqiyatpodcast

Пікірлер: 383
@ibramoha7303
@ibramoha7303 9 ай бұрын
Aniga qur,aanka kala bar ayaan xifdiyey, lkin hada ma xifdisani, lkin wlhi sanad walpa waxa dhameyaa ugu yaraan 3jeer alx, wana ku dhaqmaaaa❤
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 9 ай бұрын
M'a wll iso ducee in ilahay ifududeyo in aan xifdiyan raba ane kalmka alle😭🤲🏻
@user-mg8wd3gz2o
@user-mg8wd3gz2o 7 ай бұрын
Mays guursanaaa😂
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 ай бұрын
MASHA ALLAH ALLAH hayow I fuded in an xafdiyo quranka
@Saafi2
@Saafi2 21 күн бұрын
🇰🇪🤤 🍒
@user-bh7cw2se6x
@user-bh7cw2se6x 11 ай бұрын
😭isoo duceya in uu Allah quraanka igu ha nuuniyo
@NaalleeyeExplains
@NaalleeyeExplains 11 ай бұрын
Walaal Alle qalbigaaga ha u furo kalaamka Alle.
@fartuunabdulahifartuunabdu7569
@fartuunabdulahifartuunabdu7569 9 ай бұрын
Amiin
@amalosman9307
@amalosman9307 9 ай бұрын
Allaha kugu hanuuniyo
@filsancumar9431
@filsancumar9431 8 ай бұрын
Allh kugu hanuuniyo wll
@Najuu-najuu
@Najuu-najuu 6 ай бұрын
Allha kugu hanuniyo😢
@Drfowziqullam9269
@Drfowziqullam9269 Жыл бұрын
Alhamdullilah finally I found it ❤
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Rabbi hakaa abaal marsho Abayo ♥️ اللّهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا
@mohamedabdirizak8148
@mohamedabdirizak8148 Жыл бұрын
Podcast kii ugu qiimaha badan ee aan arkay m.a gabadh fiican
@najmasaleebaan3017
@najmasaleebaan3017 9 ай бұрын
Culayska I saran waa qur'anka oo an la zaxibin si qalbiya waxan idnka cod sanaya dhamntin inta muslimka ah oo ilahay iyo Rasulkisa jecel si dacada igu so duceya in uu alle qur'anka I fahansiyo iso jediyo dhankisa ii fududeyo 🤲Alxamdulalah wn tukada lkn wax aqriska ayu culays iga saran Yahay si qalbiga igu so duceya wllyal
@Amaalamishaaa
@Amaalamishaaa 4 ай бұрын
Ilahey haku fahansiiyo Abyo quraanka 🤲💕
@Dulqaad_badan
@Dulqaad_badan 7 ай бұрын
2024/1/19 maalin jimco ah kusoo biiraY insha allaah waxan rajayni inee noloshayda wax kabadasho podcast somali ka aan kuso biiray😢
@fadumoomar-ru3jg
@fadumoomar-ru3jg 3 ай бұрын
2024 bisha 6
@hanideeq9482
@hanideeq9482 Ай бұрын
26/7/2024 malin jumca qerka Allah na wafajiyo manta ayan kuguso birey waxana kaso racey tiktok isla mantana waxyabo badan aya ka faidey jasakallahu qeer abayo ❤❤
@FatMa-zd4xe
@FatMa-zd4xe Ай бұрын
Sidkle Ani hda kuso biray wax badan ka faiday illah haka awaal mariyo
@lailaahmed4226
@lailaahmed4226 8 ай бұрын
Alxamdulilah wax badan sheegday isku arkay quranka yoomiyan u aqriyaa waxa isku arkay inee thy marka heesaha dhagesdo inaa diiqad dareemo iyo illahay casinayo marwalb Alxamdulilah fadliga illahay isiiyay midaa sogobigaro maha❤❤
@maryanabtidoon5456
@maryanabtidoon5456 8 ай бұрын
اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء احزانينا
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 Жыл бұрын
Masha Allah wallo ilahay khayr iyo xasanad haku siiyo walhi video gan qalbigayga wuu badalay wax badana wuu iga badali doona 🤗thanks quruxeey 🌺
@nimcodiomond
@nimcodiomond Жыл бұрын
@user-zm6bc2gb4c
@user-zm6bc2gb4c Жыл бұрын
الله اجعلنا ممن يتلون القرآن حق تلاوته 😢😢😢
@nasteehdaimondchannel4124
@nasteehdaimondchannel4124 8 ай бұрын
اللهم اجعل القران ربيع قلوبنا صدورنا
@abdallacadde7997
@abdallacadde7997 9 ай бұрын
This podcast change me wlhi.thank you my dear sister
@FatMa-zd4xe
@FatMa-zd4xe Ай бұрын
26/7/2024 malin jimcno 16:00 kuso biray wlhi waxbadan ka faiday m .a❤
@sacdiyaxasan3866
@sacdiyaxasan3866 17 күн бұрын
Masha Allah Allahuma baarik abyo Amal Allah haka abal mariyo shukran allah ha Inaga dhigo kuwi wehel ka dhigto qur,aanka wana daawada qalbiga ❤
@user-on6qp3mx5t
@user-on6qp3mx5t 8 ай бұрын
"Really I got it proud of you Amal keep moving ❤"sister
@user-qq9re7xc1x
@user-qq9re7xc1x 9 ай бұрын
اللهم اجعل القران العظیم ربیع قلوبنا ونور صدورنا❤
@BigBroSadiq
@BigBroSadiq 7 ай бұрын
random pop up in my feed but alhumdulillah may allah bless us to not go one day without looking into his book. ameen.
@-muhiyathein
@-muhiyathein 9 ай бұрын
اللهم اجعلنا من اهل القران اهل الله وخاصّته❤️
@abdimahamed8782
@abdimahamed8782 10 ай бұрын
Mnsha Allah waa xaqiiqa wllshy Qur aanku waa wehel iyo Shay qaaliya alxd ilahay ha ina waafajiyo khayrka Qur aanka amiin❤️🙏
@Ohod318
@Ohod318 5 күн бұрын
جزاك الله خيرا 🤍
@ahmedhamud911
@ahmedhamud911 8 ай бұрын
Alhamduliah there always exist good person ❤
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 6 ай бұрын
Masha allaha allaha ha ku xifdiyo fariintaa noo soo gudbisay allaha hanaga dhigo kuwa ku fahma quraanka kariima Qof walbo ku adag quraanka allaha ha ufududeeyo
@user-sb1zs9ld8p
@user-sb1zs9ld8p 6 ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin wll
@sakariyedayib6763
@sakariyedayib6763 Жыл бұрын
Ilaahow gabadhano kale 😢❤
@rahmohassan6442
@rahmohassan6442 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@mahamettdayax3214
@mahamettdayax3214 8 ай бұрын
Waligay mana arag mawduucan mid Lamida masha Allah abaayo ❤❤
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 9 ай бұрын
Mansha allaah ilaahow digrigaaga na jelaysii anaga iyo inta muslin ah
@alaka5158
@alaka5158 9 ай бұрын
MaShaAllah, waa waxa saxa ee qofka bini aadanka ah faa’iidadiisa.
@farahcabdi7895
@farahcabdi7895 10 ай бұрын
masha allah tabaaraka raxmaan alle haku xifdiyo wllshy mcn xili aan ubaahnaa ayaan kula kulmay 😢 alle haku fharfo ❤❤❤❤❤
@SagalabsiyeAli
@SagalabsiyeAli 9 күн бұрын
Masha allah abayo mcn talada,da waan qadanaya insha allah 😢❤❤
@FarxiyoCabdi-dh6ze
@FarxiyoCabdi-dh6ze 12 күн бұрын
Mhsanid abyo Jazakallah❤❤❤
@bostejoali3717
@bostejoali3717 7 ай бұрын
Mashallah Mashallah sister jasaakumullah qeer xbt noo soo ducee❤❤inaan ehlu quraan noqono❤
@hamdiitohilwa9771
@hamdiitohilwa9771 8 ай бұрын
Masha allh hno thankz❤
@bosschannel6468
@bosschannel6468 6 ай бұрын
Mansha Allah inantani sidaan qur,aanka udhuuxay bay udhuuxday. Wax kasta ood akhridaa lkn aanad micno ahaan fahmayn dhadhan malahan.
@user-qz9vu4bv2p
@user-qz9vu4bv2p 11 ай бұрын
بارك الله فيكم وجزاكم الله خير حبيبتي ❤❤❤
@HindiyoHuseen-s9z
@HindiyoHuseen-s9z Ай бұрын
Maasha alllah illahay ajar hakaa siiyo ❤❤
@queensabaNz
@queensabaNz 8 ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah ilaah ha Ku xifdiyo OO wanaaga aad la wadaagasay umada hakaa wabaal.mariyo OO aduun Iyo aqiro liibaan
@obraayshow7526
@obraayshow7526 6 ай бұрын
Masha alh ilah caqliga iyo cilmaga haku bakareyo
@abdulfatahaden6382
@abdulfatahaden6382 7 ай бұрын
Jasakallah kheyr
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 ай бұрын
AMEEN YA ALLAH❤️❤️❤️
@user-nf5vk6tv9o
@user-nf5vk6tv9o 6 ай бұрын
Jassakallahu khayr
@samiiramahadsamiiramahad8344
@samiiramahadsamiiramahad8344 7 ай бұрын
M.a tabaaraka raaxmaan allah ku xaxfiyo ukhti❤❤❤❤❤
@miskimire8415
@miskimire8415 9 ай бұрын
Aad iyo aad baa u mahadsantahy xbbti. Quraanka waan dhameeya balse ma xifdasani inkastoo aan hadda wado, waxaana ku xijin rabaa tafsiirka inta aan aqaano naftee waan ku dabaqaa inshalah ilahay qalbigeena diinta ha usoo jeediyo.
@ayanaxmed178
@ayanaxmed178 9 ай бұрын
Abayo aniga ma ibari quranka😢
@amaldagan7750
@amaldagan7750 8 ай бұрын
​@@ayanaxmed178 anaa ku baraya wllo ee numberkaaga
@Dulqaad_badan
@Dulqaad_badan 7 ай бұрын
Group what's App oo xiftin qur aan ah qofkii haayo haila soo xidhiidho wall😢❤
@user-kj9cw6rm4c
@user-kj9cw6rm4c 2 ай бұрын
Abaayo makugu soo daraa waa lacag la'aan 😊
@deeqofarahsheikh9585
@deeqofarahsheikh9585 Ай бұрын
@@user-kj9cw6rm4c ani igu soodar
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 4 ай бұрын
Macha allah qalbiga hadalkaga igu dagay allah haku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lf6lu8rc2r
@user-lf6lu8rc2r 4 ай бұрын
Masha Allaah walaasha wad ku mahadsantahay
@marianabdi136
@marianabdi136 8 ай бұрын
Shukran abaayo sikastoo aan musquul u ahaa dhawr jeer ugu laabtay anoo umacaansanaya aan kadaalin ayuu iga dhamaaday
@user-fd9or3ei9q
@user-fd9or3ei9q 6 ай бұрын
Aamin yarabi 🤲🏻
@fuadhussein4027
@fuadhussein4027 26 күн бұрын
Masha Allah Dadka adigoo kale ah ayaan Uga baahanahay social mediaha
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 Жыл бұрын
Mnsha allah ilahay kuwii uu jeclado haynaga dhigo
@Najuu-najuu
@Najuu-najuu 6 ай бұрын
Best podcast i lisen❤
@Saafi2
@Saafi2 21 күн бұрын
Shit
@user-mk3cs3qf4h
@user-mk3cs3qf4h Ай бұрын
Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤
@abdifatah1173
@abdifatah1173 Жыл бұрын
This episode Excites me very warm comb, thanks Abayo
@isxaaqakram6735
@isxaaqakram6735 8 ай бұрын
Alle raali hakaa noqdo adna, wlhi waxaa oo wanaag ah aad shegtay in badanoo kamid ah waan arkay Alx, inta dhimane Alle ayaa u tala saaranaa Jazaakallaah Ukhtil Kariima......
@falastinibrahim7620
@falastinibrahim7620 29 күн бұрын
Masha allha illahay hainaga dhigo Cibaadu raxmanka i.a❤
@Muwadoooo45
@Muwadoooo45 7 ай бұрын
Masha Allah 😽❤❤❤❤🎉
@MunaCabdi-x7f
@MunaCabdi-x7f 10 күн бұрын
Mashallah
@hoodoali7272
@hoodoali7272 Жыл бұрын
آمين يارب العالمين 😪🤲🤲
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 6 ай бұрын
Saliga salada kama kaco anigonan juzz aqrinin mrka sidaas i bara dadka uu ku adagyhy aqriska allaha idin fududeyo anigana iguso duceya inan xifdiyo wlalayal adinkana sido kle allaha idin fududeyo amal wa mhdsnthy abyo❤
@ahmedbulshawi4855
@ahmedbulshawi4855 7 ай бұрын
Allah ku sharfo amal walal
@abuukarwawaofficial6658
@abuukarwawaofficial6658 6 ай бұрын
Ducada Allah ino aqbalo wll mahadsanid ❤
@ikrammoha3635
@ikrammoha3635 9 ай бұрын
Mahadsanid Abyo 🙏🏻 Maanta ayaan arkay channel kaga Waxaan Dareemayaa xasilooni aaad u badan iyo qushuuc Aniga waxaan sanadkii Quraanka dhameeyaa 12 jeer Alxm Lkn Maxifdisani ,macnihiisanah garan maayo 😢 Ilaa Aayadaha Qaar mahee Insha Allah waan rajeenayaa
@saaraali9688
@saaraali9688 9 ай бұрын
bishii imisa ayaad akhrisaa
@sadiaahmedtahlil
@sadiaahmedtahlil 8 ай бұрын
Abyo micnihiisa ku dar inaad barata marka hore aniga micnihiisa maanan aqoonin alx alle aya isuga Gali inan bilabo hada 1juska 1aad Ayan dhameyey inta dhimana alle hai dhamestiro
@NastehoOmer
@NastehoOmer 4 ай бұрын
Wll tafsiirka quraan ka xageen ka dhagaystaa
@Faatima223
@Faatima223 Ай бұрын
​@@NastehoOmershiikh dirir kadhagayso
@farahkadra9656
@farahkadra9656 Ай бұрын
Maasha alaah
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 Жыл бұрын
Masha allah aad baan ugu faraxsanahy in aan chanellaga ku soo biro shukran abayo jazaakalahu qeyr
@Idamaale
@Idamaale 6 ай бұрын
Mahadsanid ina adeer ❤
@maxamedqader2595
@maxamedqader2595 Ай бұрын
Allah
@AmaalAdan-y6q
@AmaalAdan-y6q 22 күн бұрын
Masha Allah alle hakuxifdiyo wllashy❤
@user-xp2tf5ro1s
@user-xp2tf5ro1s 7 ай бұрын
Rabi haka abaal mariyo wlashey
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Жыл бұрын
Aamiin yaarab insha Allah 🤲 🤲 🤲 Jazakallahu khayr wllo
@IkranMahmatabdulhi
@IkranMahmatabdulhi 26 күн бұрын
11,8,2024 ayan kuso biray Allha ka abaal maryo wllshey
@IkranMahmatabdulhi
@IkranMahmatabdulhi 26 күн бұрын
Rabiyaw qalbigayga quranka jeclaysi❤
@nimcocali6649
@nimcocali6649 7 ай бұрын
Walal qalpigygu wuu ku jeclaaday waayo waxa tahay qof hadii aan chanelkeeda dhagaysto anigoo degan buu idhamada podcaskgu wlal xitaa waxan kaa dhigtay jadwalkyga inaan maalinwalba ku dhagysto hadaanan subxiii ku haleelin inaan casarka ku dhagysto alle haku xafido wlal Amaaley adiyo waalidkaa iyo walalhaaba❤❤❤
@Amal1124
@Amal1124 7 ай бұрын
Aamin walalo jasakaAllahu khayraa
@Qalaska
@Qalaska 6 ай бұрын
@@Amal1124 Asc Amal walal xagee kaala soo xidhiidhaa please
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 7 ай бұрын
💙 اللهم حبب إلينا الإيمان وزينه في قلوبنا🤲
@user-eq9ov4lr5y
@user-eq9ov4lr5y 8 ай бұрын
اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 Жыл бұрын
Maansha ALAAH abaayo qayr ALLAHA ku siiyo aduun iyo aaqiro ❤
@abdulkadirmohamudhashi4642
@abdulkadirmohamudhashi4642 9 ай бұрын
Thanks so much ajar iyo xasanaad allah ka siiyo sida wacan aad innoogu soo gudbisay waa muqaaal aad u fiican qofkii ku camal falo waxbadan nolashiiisa ka bedeli doonto hadi allah idmo kuwi ku camal falo allah ha ika dhigo
@biimaastadium6243
@biimaastadium6243 5 ай бұрын
Maa sha aĺlaah qeerka qofkasto hakaqeebqaato hana siifaafiyo qofkasto❤❤❤
@mustofaibrahimdiriye4247
@mustofaibrahimdiriye4247 9 ай бұрын
MashAllaha thanks Amal
@user-kj9cw6rm4c
@user-kj9cw6rm4c 2 ай бұрын
Masha Allah ❤️5 July 2024 ayaan argy its worth wlhhh 😊❤
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 5 ай бұрын
Masha allah wllo wixii niyadayda ku jiray bd ka hadashay dhibka ina haysta waa in yaraanta nalagu barin tafsiirka, qisooyinka. Qur'anka io wax kale oo inaga maqan
@abdirahmaanahmed677
@abdirahmaanahmed677 7 ай бұрын
اللهم اجعل القران العظیم ربیع قلوبنا ونور صدورنا m.a wllo ilaahy hakaa abaal mariyo
@siciidaxmedjamac3385
@siciidaxmedjamac3385 9 ай бұрын
Shukran wll
@user-sd5cr9xh5u
@user-sd5cr9xh5u Ай бұрын
Mansha Allah wlll Alle haku barakeey 😊
@faatimaahmedmohamuud
@faatimaahmedmohamuud Ай бұрын
masha allaha
@hamdiali2033
@hamdiali2033 8 ай бұрын
Masha alah tabaarakalah uqtii casisa alaha Ku barakeeyo fidunyaa wal aaqira waa wax aan laga maarmin marnaba quraanka ale hanaga.dhigo ehlul quraan dhmteen bi idnilaah jisaakilaahu qayr abaayo
@ShacniInaaxmed
@ShacniInaaxmed 3 ай бұрын
Allah ku sharfo abyo ❤
@ambiayussuf8021
@ambiayussuf8021 Жыл бұрын
Sister, keep going. I really enjoyed listening to your podcasts ❤❤
@user-kaamila
@user-kaamila 11 ай бұрын
Mansha allaah Rabbi SW hakaa ajarsiiyo walaal
@barnidahir
@barnidahir 8 ай бұрын
Illhow irumee inan quranka xifdiyo ii fududee uguna hanunih dintada cabsidada qalbigeyga kayel 🤲🤲🥹😢
@kacaanyare8255
@kacaanyare8255 7 ай бұрын
The best mawduuc ever Masha allaah ajar allaah Kaa siiyo wlo
@cabdulhiyasin
@cabdulhiyasin 8 ай бұрын
Amin ya Allah ❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 9 ай бұрын
Masha Allah
@FaadumoAbgr-fo8qg
@FaadumoAbgr-fo8qg 9 ай бұрын
Mashallah tabaaraka rahmaan جزاك الله خيرا حبيبتي❤❤
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz 11 ай бұрын
Mnshalh waxabdan kafaiiday jasaka allh
@MabsudAbdirahman
@MabsudAbdirahman 8 ай бұрын
اللهم اجعل اهل القرآن الذين هم أهل الله وخاسته😢❤
@Daddy-e8y
@Daddy-e8y 2 ай бұрын
Shukran wll muqaal kaan wax badan ka faa'iday❤
@rahmachennal4085
@rahmachennal4085 8 ай бұрын
Illaahy hamigaaga hku rumeyo o illhy jnda guri hkaaga dhiso❤
@songmyd9646
@songmyd9646 8 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك
@bostejoali3717
@bostejoali3717 8 ай бұрын
Mashallah jasaakumullah qeer ❤❤❤
Season1- EP: 01: JACAYLKII RASMIGA AHA- Albaaqiyat Podcast
25:43
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 34 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 648 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 70 М.
Hal Shay Keliya La imoow | Waxaad Helaysaa Waxkastood Rabto!
9:18
Shukri Dhool
Рет қаралды 1,1 М.
Routine ka gabadha muslimada
25:06
noqo saalixad 🧕
Рет қаралды 19 М.
Waxa i badalay waa dhibaato
12:41
Soomaal Social Media
Рет қаралды 178 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 135 М.
Adeer gabadha dil 😭 || Qiso xanuun badan
57:13
QISOOYIN
Рет қаралды 29 М.
Season 1~EP:07: RISQIGA الرِّزق 0 - Albaaqiyat Podcast
32:16
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 13 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 648 М.