abYo waxad ino so galisa cabitanka aad Snapchat ka so saartay cayilka aha
@zamzam1815Ай бұрын
Salwo maalina videogaaga ima dhaago🫡
@فطوم-غ4غ9 күн бұрын
asc abayo sethy sabuuniyada naso gili xbbti
@salwaarab64358 күн бұрын
Haye qali
@Bintuhusean2928Ай бұрын
Cilan ima marsaday ee tinti iga adkaatay 😢 Abyo nafaqo fican oo isticmalo ii sheeg
@RumanAhmed-hh1mbАй бұрын
Kaligis ma marsatay cilnka abayo
@Bintuhusean2928Ай бұрын
@@RumanAhmed-hh1mb Maya abyo karkadeey dhaga yare xulbo iyo rosmery aa biyo ku karlariyay biyahas aa kuqasy cilanka tinteya wee jilcaned qarfad ee iga noqotay lkn dhumuc oo yeshay intasa ma Faiday awal qafiif ee ehed
@RumanAhmed-hh1mbАй бұрын
@@Bintuhusean2928 abayo salid aya laga buxiya kafayna ku dar iyo qasil kama adkaynayo aniga sas umarsada mana iga adkeyo
@RumanAhmed-hh1mbАй бұрын
@@Bintuhusean2928 isbuc marka mariso isbuca kale bamiyo iyo mos ukun isku sid marso
@Bintuhusean2928Ай бұрын
@@RumanAhmed-hh1mb Haye abyo shukran
@HafzaAbdikarimАй бұрын
Congratulations 23k coming soon 24k
@yasmincookingchannel8789Ай бұрын
MashaAllah
@Aslit3vАй бұрын
Salwa aqwaani biduurul kitaankan afsomali magac kale ma jiro miya
@fatiinqueen3421Ай бұрын
falxseed inu yaha jeclhy sas lee unaqana afsomali malaha umaleyna xppty