GAAGAAB Taxane 8-qaybdoodle ah oo xiiso gaar ah iyo dhacdooyin kala duwan xambaarsan. #qayb ka mid ah nolosheenna.
Пікірлер: 16
@MoohaFaarax2 жыл бұрын
Gaagaab wa waaya arak wax badan u soo joogay guuleyso mar walba walal
@Mudane-b1y5 ай бұрын
Wasiir allaha kaa ajirsiiyo dedaalada faraha badan heer waxa aan gaaray markasta oo aa firaaqo leeyahay aan bartaadaaan soo booqdo wax baddana waan kafaiday
@abdihassan38369 ай бұрын
Wasiir Juxa hawl badan ayaad gelisay Taariikhdan Somaliyeed. Good Job
majeerteenoow Tolkiiin ha nicina hadiikale haadbaa idinleh ( warsangali, dhulbahante).
@saynabdaye73822 жыл бұрын
See loo nacaa soomaali oo dhanbaan jecelnahay
@kamal1712 жыл бұрын
Gagaab waa wayo arag
@Abc-sp6gc2 жыл бұрын
Dawladnimada wanagsansa
@mcabdulqadir62645 ай бұрын
Kudhaa..wax u I badanaa Axmed Aden bah gareen Iyo ciise Maxamuud .. waxaa madax ka ahaa olyaale ciise maxamud ahaa waxaa dilay ciidankii Axmed Cumar Jees. Watay 1993 we lasocday SNA
@MuscabDesign300003 ай бұрын
Aden maley waa mareexan ree diini ree ugaas sharmake wuxuu ku dhintay mandera kenya