Serial killer ugu caansan Aduunka - The case of Ted Bundy

  Рет қаралды 11,522

Suzu nadi

Suzu nadi

Күн бұрын

Thanks for watching
Xoxo
Socials:
Tiktok:
www.tiktok.com...
Facebook:
www.facebook.c...
Instagram:
www.instagram....
Sub 🪩9,386

Пікірлер: 105
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 3 ай бұрын
Thnks huno hooyo 60 meeyada kujirta ayaan ahay waxaana aad ujeclahay qsooyinka crime ka marka inshllh dadaal maama ugu yaraaan usbuucii 2ba muuqaal in aad soo geliso usku day guul aa ku rajeyna hooyo 🎉❤❤❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Inshallah mamo ❤️
@RIRi_HAS
@RIRi_HAS 3 ай бұрын
Hej 😮😮😮😮fcn h😊km
@NimcoCisman-o7v
@NimcoCisman-o7v 3 ай бұрын
Wlhi wa xanun cid adan garaneyin ha cawin please 😫
@Marriahana
@Marriahana 3 ай бұрын
Yeeeey ur videos make me so happyyyyy😭
@mohamedabdiqader
@mohamedabdiqader 3 ай бұрын
Ma waxan ku farxad galiya?
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 3 ай бұрын
Finally 🎉🎉
@Qalbikaba.
@Qalbikaba. 3 ай бұрын
Omg you just posted and I was looking for you ❤ please noo so badi waanku shaqeeya waanan ku seexda qisooyinkaaga 😊
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Inshallah sis💖
@adnaaadanali5253
@adnaaadanali5253 3 ай бұрын
Mahadsanid xappti waad noo dadaashay isbuucaaan
@HidaayoMuuse-n2j
@HidaayoMuuse-n2j 2 ай бұрын
Nin waan kahelay qosolkiisa ❤❤🎉
@anuushmohamed3169
@anuushmohamed3169 3 ай бұрын
Thanks xppti noo soo badi qisoyinka 🥰
@samiafarhan9644
@samiafarhan9644 3 ай бұрын
Qisooyinka noso badi wllo ❤
@Kaya_Arab
@Kaya_Arab 3 ай бұрын
Mahadsanid jacayl ❤😊
@IfraaxCalli
@IfraaxCalli 3 ай бұрын
Abaayo plz video yaasha nooso badi wllhi ad ban ku taagera xitaa saxibadayda ciwankaaga waa siiyey sida wax uso jeedineso Ayaan Kahely plz hade macquul thy soo badi ❤😢
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Awwwwww🥹 haye mcnto thanks walahi waa iga farxisee
@naimam7933
@naimam7933 3 ай бұрын
Finally manta dhan saa u fiirinay waa daalay week gi ugu yaran laba videos soo gali ❤😊
@NasraAbdi-f1i
@NasraAbdi-f1i 3 ай бұрын
Welcome back my dear
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Waaaw maasha allaah sunduz way kasoo jawaabtay dalabkii asxaabteeda wayna laba jibaartay dadaalkeedii mahadsanid wll qali guulo badan gaadh insha allaah
@UmuAlia
@UmuAlia 3 ай бұрын
Shukran Xpprti Waxan Ahay Taageerahaga Number One No soo Badi❤❤❤❤ hore u Soco Wllshay Qisaskaagu ima dhaafan Wlhi
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 3 ай бұрын
Mahadsanid abayo no sobadı😊
@AmaalMaxamad-jp6gv
@AmaalMaxamad-jp6gv 3 ай бұрын
Ayyyy wllhi abaayo waxa soo dhigtid ima dhaafan qisooyinkaaga waaba izka jclhyy 🥹❤️💋😫
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Love you sis💗
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 3 ай бұрын
Sundus.10/10.🖤💀☠️. 3X: Qisada aan ku dhihi lahaa inoosoo diyaari waa. "Pig Farmer Killer" ee Dilaaga "Robert Pickton". Waa Dhacdo dib usoo cusboonaatay oo bilihii udambeeyay aad looga hadal hayay Adduunka gaara ahaan Canada. Mahadsanid.
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Researchkeeed ban wadaaa inshallah wan so galin
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett 3 ай бұрын
Gabadha boqolkun dhakhso u gaadhsiino❤❤❤❤❤❤
@wabaxa
@wabaxa 3 ай бұрын
Masha Allah Walaashay ILLAH HAKU SIIYO IRSAAQAD XALAAL AH OO WAASIC AH
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
@@wabaxa amiin amiin walalo dhamanteen
@aminocabdullahi8487
@aminocabdullahi8487 3 ай бұрын
Thank you sidan u sugayay hurdadi ihaysay xitaa waan ilaaway
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 3 ай бұрын
Suzu walaalay macaaneey waan jecellnaha khisooyinkaagee noosoo badi mahadsanid
@Elyez-
@Elyez- 3 ай бұрын
Aad baad u mahadsan! ❤❤
@NajaxNajax-cf5kr
@NajaxNajax-cf5kr 3 ай бұрын
Filimka isheega aan soo dawadee
@Indhos.
@Indhos. 3 ай бұрын
10/10💕💋
@asmaaahmed2407
@asmaaahmed2407 3 ай бұрын
Thanks xappti Saan usugayey kuwa badan baan ka sugayna coming soon 10k🎉❤
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 3 ай бұрын
Mahdsnid quruxey ❤
@NazhaatMaxamed
@NazhaatMaxamed 3 ай бұрын
Mahadsaniid❤
@rumeysahassan
@rumeysahassan 3 ай бұрын
Thank you wlshy qaali❤
@diiriyefaadumo5587
@diiriyefaadumo5587 3 ай бұрын
Abayo hore usoco
@Wiifto406
@Wiifto406 3 ай бұрын
Hello kitty case no soo gudbi sundus mahadsanid
@gesdhere5596
@gesdhere5596 2 ай бұрын
Wlshy m.a muuqaladaada aad yay ufiicanyihin ee kuwa dhaca banks,iyo prison breaking-ka so geli
@moodsad4725
@moodsad4725 3 ай бұрын
sundus waxa kasugaya richard ramirez plzz
@EsraMohamed-nr5fn
@EsraMohamed-nr5fn 3 ай бұрын
Mahsanid xapipti❤
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 3 ай бұрын
🌟🌟🌟🌟🌟🌟
@hodanadan7255
@hodanadan7255 3 ай бұрын
Wecelada waa kuwa dilaayaasha noqdo gabdhaha xataa weey necebyihiin weeyna dilan
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping 3 ай бұрын
Sharafeey film ka laga sameeyay magaciisa ila wadaag plz
@nazrazead
@nazrazead 3 ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you ❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Love u too sis🥰
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 3 ай бұрын
Mcnto kaz kuso xzzuziyy dilga next ❤🎉noga dhig
@DuniyoSalaad
@DuniyoSalaad 3 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo cawa love you xabiibti mahadsanid sida nogu dadaleyso gabar dagan oo qalbi wngsn ba thy queen ❤👸
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Thanks mcnto ina ka heshaa rajayn
@luulqaliif6329
@luulqaliif6329 3 ай бұрын
Iman daro io diiin daro ayaa u geysatay gaalka✅
@xafsaxilo2921
@xafsaxilo2921 3 ай бұрын
Ana ugu hareeya❤abyo mahdsanid wn jeclahy ima dhafo videoydada🫀
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett 3 ай бұрын
Walee gabadhan qaabka faah faahinteeda aad baan u jecelay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@roonzacadey398
@roonzacadey398 3 ай бұрын
Abyo Menendez brothers noso gali please 😢
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 3 ай бұрын
Nin qurux badan aaa ,yaab dadka qaar wayba waalan yihiin
@safaamohamet3066
@safaamohamet3066 3 ай бұрын
❤❤
@amalfaisalmurshid1029
@amalfaisalmurshid1029 3 ай бұрын
peter scully Abayo kaa soo hadal
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 2 ай бұрын
Wuu Ku dhashay ninkan inuu wax dilo 3years ayuu jiray markuu habaryartii midiyaha ag dhigayay 😱😱
@sapreenah
@sapreenah 3 ай бұрын
Is it a crime to watch ur video at this time😭😭😭🥺❤️
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
You took midnight mystery to another level
@hamdadirir6857
@hamdadirir6857 3 ай бұрын
Serial kiler noso badi❤
@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws
@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws 3 ай бұрын
Tnkz 1pl
@MuseIbrahim-v3c
@MuseIbrahim-v3c 3 ай бұрын
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Allah ninku qurux badanaa
@NasteexoCabdikariimisxaaq
@NasteexoCabdikariimisxaaq 3 ай бұрын
😢❤
@NajahIndho
@NajahIndho 3 ай бұрын
😂😂😂balayo barida kaa qaniintey muqalka like ta saara walashen aan gaarsino 100k 😢🎉ka badan wey u qalanta
@muniraapdalle5268
@muniraapdalle5268 3 ай бұрын
Ani aragti ahayntayda waxaa isleeyahay wuu ku dhashay inuu ted bunddy ahaado dilaa sababto ah ilaa yarantisi hadu jecla mindiyaha teda kle Malaga yaaba in looga shakisanyahay awowgiis inu aaabo u yahay oo sababtas uu qof mucjisa u noqday😳
@UmuAlia
@UmuAlia 3 ай бұрын
ANIGA UGU HOREEEYA❤❤
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 3 ай бұрын
Sundusee lasoo vido yad ladoo dhaqso😮
@EBYAN5
@EBYAN5 3 ай бұрын
Wacal buu ahaa dabcan awowgiisa baa dhalay wayo waa qof meel xun kasoo baxay ilahay inkaar kugu rid subxanalah
@keynaanromeokeynaanromeo5509
@keynaanromeokeynaanromeo5509 3 ай бұрын
The green reafy killer noso turjun wll
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 3 ай бұрын
Dadkan serial killer-ka ah iyo kuwa dhaca bangiyada, qalad yar oo aan waxba la ahyn iyaga ayaa kiis kooda furfura🤝😂
@jawibila3005
@jawibila3005 3 ай бұрын
Why ee qof dilaa ah u jecladaan dumarka qaar
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Waxaa jira wax la dhaho “Hybristophilia” oo ah dadku inay ka heleeen qof dilal xun xun sameyy hadaan somali raqisa ku safiro.dumarka kaliyana maha rag ba jira xitaa ka hela dumarka dilaaga ah oo waraaaq u qora ,jacayl u shegta &guurna uso bandhigta. Madamase dumarka dilagaa ay yr yihiiin markii loo eego raga dilaga ah waxaa mar walba lagu arkaa dumarka oo ay arintan qabsataa.
@AbdulkadirMusse-k1f
@AbdulkadirMusse-k1f 3 ай бұрын
Asc weli mafahmin sababta u dilay gabdho masakin ah oo aan isdifaci karin. Walalo thanks
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Waxaan ku jeclaaday soo gudbintaada waxaad u deeqsiinaysa dadka sidii in aad dhacdadaas goob joog u ahayd,, taasina waa fahanka luuqadaha iyo aqoonta,
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Aww thanks walalkay
@UbahAbdirisaq
@UbahAbdirisaq 3 ай бұрын
I think gabadhas ba ku sababtay but anyways thanks
@jindoahmed3189
@jindoahmed3189 3 ай бұрын
The green rive killer ku soo xiji
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Inshallah wan kaso samayn video
@Aliyacabdi
@Aliyacabdi 3 ай бұрын
Sidaan ku Jeclahay Ilaaha og Abaayo Thanks qalpiiii🎉❤🎉😊
@jawibila3005
@jawibila3005 3 ай бұрын
Guys buxiya 10k
@Kingziggy654
@Kingziggy654 2 ай бұрын
Dr harnold shipman kasoo hadal
@Suzunadi
@Suzunadi 2 ай бұрын
Walley ina i ogayd miyaa modaaaa caseska diyarinayuu ka mid yahay
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 3 ай бұрын
Sunduseey adi nimanka dilaa ga ah lee mee noosheegee aawa gabdhaha dilaa ga ah next gabardine Di lad ah😮ninlee gaber dhibaateeyay makujireenaa gaber ayaa nin dhibaateesay rabnaaa😢😂
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Waa laga badan yahay dumar dilaa ah lkn wan so samayn
@AmalQuen-x8b
@AmalQuen-x8b 3 ай бұрын
Nagu waba waln yihiin sayid calina naaga badan baa jecladay😂😂😂
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Waxaa jira wax la dhaho “Hybristophilia” oo ah dadku inay ka heleeen qof dilal xun xun sameyy hadaan somali raqisa ku safiro.dumarka kaliyana maha rag ba jira xitaa ka hela dumarka dilaaga ah oo waraaaq u qora ,jacayl u shegta &guurna uso bandhigta. Madamase dumarka dilagaa ay yr yihiiin markii loo eego raga dilaga ah waxaa mar walba lagu arkaa dumarka oo ay arintan qabsataa.
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 3 ай бұрын
Mhdsnd wll qali ah
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Kkkkk subxaanalaah awoowgii aabihii dhalay. baa lagu xamanjiray inuu dhalay, xaaraami balaaz xaaraami.
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Waa iga qoslise
@cayniitaismail176
@cayniitaismail176 3 ай бұрын
Gabdha ku sameesyy filayaa wayo Dumarku wxa shabahayeen gabdhii u jaceelaaa
@fiifii8276
@fiifii8276 2 ай бұрын
Wexe ila tahay inu ku dhashay marba aso 3sano jira hadu edadiis yado jiift uu mindiyo ku ag mudmuday
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 3 ай бұрын
Lamanibi ka badbaday ku dar
@khadraali8373
@khadraali8373 3 ай бұрын
Oo ninku ma naag nacduu waxas oo colaada uqaaday inuu gabdhah xasuuqo balokudishay Waxan Waxan umalayn asago haysta dhibatoyinkii yaranta kasoracay colaada uguweyn inuukaqaaday gabadhii nacday
@RamadanomarIlmi
@RamadanomarIlmi 3 ай бұрын
Bitte Hno kadhaa naga yaree😂
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 ай бұрын
ASC❤MAMO❤
@Suzunadi
@Suzunadi 3 ай бұрын
Wcs wr wb 💗
@Elyez-
@Elyez- 3 ай бұрын
😂😂
@nimamohamud7687
@nimamohamud7687 3 ай бұрын
Walaalo waan ku salaamay baabuurka waxaa la odhan jiray IGASIIMI. Waqooyiga Soomaaliya
@gesdhere5596
@gesdhere5596 2 ай бұрын
Wlshy m.a muuqaladaada aad yay ufiicanyihin ee kuwa dhaca banks,iyo prison breaking-ka so geli
@hawanour4455
@hawanour4455 3 ай бұрын
❤🎉❤🎉❤
@gesdhere5596
@gesdhere5596 2 ай бұрын
Wlshy m.a muuqaladaada aad yay ufiicanyihin ee kuwa dhaca banks,iyo prison breaking-ka so geli
@Suzunadi
@Suzunadi 2 ай бұрын
Haye walalo
Case ka Jeffrey Dahmer -Serial killer
35:27
Suzu nadi
Рет қаралды 10 М.
Pizza bomber: Case kii Brian Wells. | qiso yaab badan leh!|
45:44
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 149 МЛН
ACID BATH M*RDERER | John Haigh
45:07
Suzu nadi
Рет қаралды 12 М.
Ka Hor | ka Dib || Sirta ka dabamysa shirkada ROLEX ||
14:12
Ismalure-Media
Рет қаралды 3,3 М.
Waxaa loo dhigay dabin waxayna ku wayday nafteda!
37:02
Suzu nadi
Рет қаралды 17 М.
Starbucks receipt baa xaliyay dilkeda : case kii Lesley Herring
35:54
KAYSKII UGU XUMAA 44 MALMOOD OO CIQAAB IYO CADABA
25:30
Suzu nadi
Рет қаралды 6 М.
القاتل المأجور|| قصة كاملة بالدارجة المغربية
3:48:57
عطيني وذنك 3teni wdnek
Рет қаралды 209 М.
Case ka O.J Simpson |PART 1|
39:37
Suzu nadi
Рет қаралды 11 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН