Sh.Ali Raage

  Рет қаралды 37,907

Abdillahi Mohamed

Abdillahi Mohamed

10 жыл бұрын

Siikhu ma diin cusub buu keenay mise tii jirtay buu turxaanbixiyey?

Пікірлер: 65
@HassanAli-bf9um
@HassanAli-bf9um Ай бұрын
Sheekh cali Raage waa Sheekh aad u aqoon wacan
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Ай бұрын
Waa cajiib casharka uu inoo soo gudbiyey sheekh Cali Raage 👏👏👏👌👌👌🙏🙏🙏❤❤❤
@shariifabdikadir9182
@shariifabdikadir9182 2 ай бұрын
CALI RAAGE & SH Kishki dadka somaliyed way ka horeeyaa waa rag wax badan ook
@samS-tw3yy
@samS-tw3yy 7 жыл бұрын
Sheekh Cali Raage waa ka horeeyaa dadka oo dhan. Qof kasta oo ka duwan dadka kale waxaa la dhahaa waa waalanyahay Khudbad qiime leh ayuu noo sheegay. Khayr Ilaaheey ha siiyo sheekh Cali Raage
@siciiddhoore1062
@siciiddhoore1062 7 жыл бұрын
(بِالْبَيِّنَاتِ وَالزُّبُرِ ۗ وَأَنْزَلْنَا إِلَيْكَ الذِّكْرَ لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ وَلَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ) [Surat An-Nahl 44]
@shaficijamac9531
@shaficijamac9531 10 ай бұрын
Ilahay haku barakeyo carabkaga sxb fasiixo ayu rabi kugu manestay Guleso sxb Cadow badan aya ledahe
@khadarismail4476
@khadarismail4476 3 жыл бұрын
Wax badan ban ka faa'idnay rabbi haku xafido.
@aishawais9314
@aishawais9314 7 жыл бұрын
Yaa raab help our children and those who do not know better from the fitna of this guy and may Allah guide as well.
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 3 жыл бұрын
Anigoo horay u dhagaystay videogaan ayaan hadana siduu sheekhu sheegay 6 sano kadib maanta kusoo ceshaday wax uu khalday masaxayo laakiin wax uu saxay baan kusoo ceshanayaa.
@sportsupdatenews3111
@sportsupdatenews3111 Жыл бұрын
Ninkan wa Afmal wax karanaya, kaba daali meysid in ad dhageysayid, Qaabka aw ayadaha u sharaxayo waa cajiib
@yaasirshariif6953
@yaasirshariif6953 4 ай бұрын
Macalin raage Wax badan Buu khalday, Waxa Uu Meesha kasaaray sundi Anbiyadda .
@essesiyad4566
@essesiyad4566 7 жыл бұрын
Maasha allah
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
الا ارجوك ان تقراء الدكتور محمد شحرور
@mohamedadamhassan9078
@mohamedadamhassan9078 7 жыл бұрын
Intii an dawanayay halmar ayuu kusaliyay rasulkena suuban scw
@deeqoabdi1251
@deeqoabdi1251 8 жыл бұрын
ohh
@cabdiibrahim1734
@cabdiibrahim1734 7 жыл бұрын
subhanallah kani waa gaal cadaystay ilaahey jahanaba ku geey
@abuukarmalow4453
@abuukarmalow4453 7 жыл бұрын
abuukar abasheeq walal waa runtaa kaligiis ayaa isu qudbeynaya wlle wad asiibtay kan gadii la dilo wa lagu hano tagayaa waa gaaal
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 Жыл бұрын
shaydaan cali raage waa gaal
@ahmedyamec8643
@ahmedyamec8643 7 жыл бұрын
ilahow so hanuuni dhah mo ogiye lama habara ruxa
@nasramahat5623
@nasramahat5623 7 жыл бұрын
hey guys maxasabab ah aa ninkan sheik ugu wecesin
@haamadhawr_9236
@haamadhawr_9236 Жыл бұрын
Waa yaab nabi muxamad scw inow ki saliyo wuu kari wayay mida kale salada markuu dukanayo ataxyaadka saliga rasuulka scw wuu ku jiraye markasne ma iniraa waaba yaabee
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
wada sax ah ayaad haysataa sheekhyada xadiisyada beenta ah rakiba xadiis yadani waxa sameeyay yuhuudii tidhi waan muslimnay sida كعب ابن الاحبار
@abubakerabasheikh695
@abubakerabasheikh695 7 жыл бұрын
Ninkaan ila fiirsha keligiis aa is ku khutbeynaayo sababta camerada lagu aadin layahay shacabka ku dhageysanay?waa kulahaa dad aqoon yahan Iyo saraakiil kuma horfadhiyaanee Beenta hanagu dakhrinee nagadaa bahasha
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 7 жыл бұрын
abubaker abasheikh
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 7 жыл бұрын
abubaker abasheikh walaalkey waad caqli badantahay waad asibtay dadka maa lagu aadiyo waad iga qoslisay
@user-qq6vx5lg6z
@user-qq6vx5lg6z Ай бұрын
Ninyohohow nin aragti dheer baad tahay runtii goor danbe ayaan fiiritaya hhhh
@user-wu4wy5gq5c
@user-wu4wy5gq5c 5 ай бұрын
Yes yes teacher nacalin raage guuleeso victory Shanta somaliweryn gaarada Africa small wonderful small country Somali big god give it to them to live by teacher Malin raage as Muslim not white Arab natation as black men or people off somalia different other black people in Africa their god house as white Jesus people who didn't opey their god Jesus as son of god day anihht hail in the morning to work and night to rest to united as their grend father and mother who die for them as rest in the morning hail as worked and school and training job
@allalehhassan2132
@allalehhassan2132 7 жыл бұрын
masha allah cheick Cali ragueh
@mohamedmusa3961
@mohamedmusa3961 7 жыл бұрын
shaydaan carab la hhhhhhhhhhhhhh
@user-qq6vx5lg6z
@user-qq6vx5lg6z Ай бұрын
Diintu wadaadnimada ma ogola ..muxyuu ka wada
@sharahimabdalla4744
@sharahimabdalla4744 4 жыл бұрын
Wale kii yiri waa kaligii been muusan sheegin runta asiibtey sxb cid mahor fadhiso
@user-xz8py2my3s
@user-xz8py2my3s 7 жыл бұрын
haduu saxan yahay iyo haduu qaldanyahay wxaa ka fahmi kartaan codkiisa xabeebta ku jirta waayo qofka qamriga caba codkiisa fasiix ma noqdo ok
@cabdimuuse
@cabdimuuse 7 жыл бұрын
ninkani ma khalkhalba mise meel kala lagaso diray
@mohamedsalebanarab3425
@mohamedsalebanarab3425 8 жыл бұрын
subaxn lah nin mxu ugu salin wayaay nabigen scw wa yab scw ma odhan madh qudh
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 8 жыл бұрын
wuu ku saliyay eeg daqiiqada 2:15
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 6 ай бұрын
Gaal xun waa ka naa
@foosibra1910
@foosibra1910 7 жыл бұрын
kan sidisaba yawaye dadka ufadhiyo oodhagesanayo acudubilaah minisheydan rajim aqirulzaman
@AdamAbdullahi
@AdamAbdullahi 7 жыл бұрын
quraaniya waaye waa la yayaaq ilaah hasoo gaabiyo cumrigiisa si uusan umada u fidneenin
@Fatma_932
@Fatma_932 14 күн бұрын
Hada so arkay gabar ka hadlaysa illahay haso hanuuniyo
@Showkaanifx
@Showkaanifx 10 ай бұрын
Doofaar fararaq leh 😊
@abdifatahegeh8244
@abdifatahegeh8244 7 ай бұрын
كبر على المشركين ما تدعوهم إليه
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 4 ай бұрын
Shiikhe Dhaafanohoo
@abdifatahegeh8244
@abdifatahegeh8244 4 ай бұрын
@@kamalyusuf6211 shiikha wn tagersany sxb wa nin caqli bdn
@ah1114
@ah1114 7 жыл бұрын
dadka qaarkood waxay leeyihiin wuu waashay leeyihiin aniga Waxay ilatahay nin shaydaan sheekh u noqday oo hawshii shaydaanka fulinaya inaad tahay
@hawadirie45
@hawadirie45 7 жыл бұрын
gyģì
@jaahuurman7940
@jaahuurman7940 7 жыл бұрын
Beenaaale Beenaaale Ish ........
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
quranka ayuunbaa runa abuhurayra iyo bukhariba waa beenaalayaal
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 6 жыл бұрын
Jarar News
@faysalkayd6965
@faysalkayd6965 7 жыл бұрын
Asc sh. ali Raage maanshaa Allaah afka, adinka cadowga Alle hakaa duwo marka hore, Qur,aanka ALLE sidaas oo kale baa la ii bare, ajarkaaga Allaad ku siin doona, dadkeennana u arag dad dhago xiran oo aan macnaha Qur,aanka aad u famin. u fiirso Madarasada qiraa o uun baa laga baraa oo celcelis ah.wax kale maleh. waana nasiib darro.
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 4 жыл бұрын
Waad lutay haduuba shaydankani macalin kuu ahaa
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 10 ай бұрын
Nabi Muxamad miyaa been kasheegsaa soo maaha asagii Nabi Muusa shan mar ku noqnoqday inta konton salaad umadiisa lagu waajibiyay Muusena uu ku yiri umadayda labo salaad ayay awoodi waayeeen ee Alle ku noqo ka codso inuu umadaada ka khafiifiyo ilaa saas ay shan ku noqotay, marka hadalkaaga sida maanta shan salaad loo tukadaa barigaas uu Nabiga imaanayayna shan loo tukanaaya so been abuur maaha?!
@carsanya
@carsanya 9 жыл бұрын
Ninkaan waa qasan yahay waa nin leh qoraxdan ifaysa waa been run maaha. Waar heedhe maxaa kaa siya?Ma caruurnimadii baad madaxa u dhacday?Waa waali waxanaad ku hadleysaa maaha miyirqab Aaway tolkii?Maanu ehel lahayn ahbalkani? Nin wax weeeeeeeeeeeyn sheegaya ma moodaa? Macna yare.
@user-jh7db2lw3m
@user-jh7db2lw3m 7 жыл бұрын
kan iyo shiikh kala fog sheydaan madax fiiqday waaye
@zakicarrick1646
@zakicarrick1646 7 жыл бұрын
carsanya ... hhhh
@xasankaafimj7415
@xasankaafimj7415 7 жыл бұрын
Ibliiska waa adiga sawabtoo ah waaba Ku salin la dahay rususha waxaanba la yaabanahay dadka adiga Ku dhageesanaayo namruud waaye kan
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
beentii diinta ayku nabijireen ayaa Ka soo ifbaxay ha da ayagii baa iskaaleysiinaya
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
sheekha aflagaadad ka daaya abuhurayra ayaa beenaale ahaayee iyo bukhaari
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
abu hurayra beenaale ayuu ahaa
@hardcoresalafist4189
@hardcoresalafist4189 5 жыл бұрын
Yaa kafir...waan kudili laxaa galyohow
@abdirahmanali2694
@abdirahmanali2694 7 жыл бұрын
munaafiq
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
wahaabiyadii beentii
@muusakahin5294
@muusakahin5294 7 жыл бұрын
xadiis ku waa been
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
Muusa Kahin subhanallah
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
Muusa Kahin ma galowday sxb
Macallin Cali Raage  : Islaamka iyo Fanka
30:56
Bogga Maandoon
Рет қаралды 28 М.
Dood Kulul. Sheekh Cali Raage vs Sheekh Ibrahim.
1:32:01
Somali Free Thinkers
Рет қаралды 10 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 76 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
ًًWahaabiyada Badankooda & Sufiyo Waa Mushrikiin || Sh Xassaan
20:04
Sheikh Raage ma diin cusub buu keenay mise tii jirtay buu turxaan bixiyey?
14:57
MUXADARADI 1 KA DIGITAANKA GAALEYSIINTA MUSLIMIINTA MUTA.AWALIINTA SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:42:33
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 36 М.
MACALIN CALI RAAGE  Canada 2012 Part 1
9:16
Macalin Cali Raage
Рет қаралды 106 М.
Dood Xukunka Shareecada Sh Abdulkadir Kishki & Sh Abdulkadir Warsame
1:47:01
maxaa  hortaaagan ku dhaqanka shareecada islaamka
19:03
Bogga Maandoon
Рет қаралды 31 М.
HORTA QARAXYADA MA NALOO QORAY
30:36
Macalin Cali Raage
Рет қаралды 11 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН