INSHA ALLAH WAXA SUGAYAA I:SRAA OO Q,DUS SIDAAS UGU CARARTA AYAAN SUGAYAA INSHA ALLAH AMINA AAMIIN II DHAHA
@adnaan77-a2 күн бұрын
Alx wllhi xalay ilaa sakay waan la socday , farxada sakay aan daremay Alx ilaah mahada leh
@diplomancymustafeabdirahma56112 күн бұрын
Wlhi farxad ka weyn xalay ilaa Sakadii hore ila Cwa lama soo kobi karo wayo aad ban Ula socday malmahan Suriya waxay Leedahay Xasuus aad qaali ugu ah umada Muslimiinta sunniga ah ❤❤❤ allow soo celi dawladii umawiyiinta ❤❤❤
@user-jb5ce6nm7j2 күн бұрын
Insha Allah waxaa xiga Ismaciil Cumar Geele, Xasan sheikh, ibn zayid, Siisi iyo kuwa badan..
@Qoordheere772 күн бұрын
Xasan sheekh ku dhex qaris miyaa? 😂😂😂
@MohaaAlii-nh2rl2 күн бұрын
Adeer xasan shekh kaligi talis mahan ee waa nin kadortay
Sheekh bashiirow mahadaad suni iyo shiicoda haysaa war islaam ilaahay ha u gargaaro yuhuud iyo maraykan hadda isksceli farxadi mataalo hddana waa kugu dhex jiraan
@AbeQAhmedAleel2 күн бұрын
Allaahu akbar
@Seefulllah2 күн бұрын
Allahu akbar
@Abdikahinshukri-gx2cb2 күн бұрын
SAUDI ARABI, MASAR, EMIRATKA, JORDAN, iyo meela badan baan sugeynaa inaan aragno ayagoo kursiga si xun looga tuurayo weliba SISI iyo M.BINU ZAYID, MAXAMRD BIN SALMAN
@MaxamedBadri-kb7tf2 күн бұрын
Illaahay ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka illaahay Hagallo garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah EE Xaqa KU dagaalamaya garabkooda illaahay Hagallo my Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@HamdiAliHassan-u1x2 күн бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@dauddahir41702 күн бұрын
الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المومن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق الباري المصور الشكور الحمد لله على كل حال ❤
@AdbirisaqDaud-w3k2 күн бұрын
Alaahu akbar
@Rakuub2 күн бұрын
Somalida ithiopia iyo kenya xooga ku haysato iyado xora insha Allah waan arki donaa. Guuul syria guuul islaamka
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
Guul Itoobiya guullaysta cadawgiin jaban
@Rakuub2 күн бұрын
@SomaliLander-l1r ana somaliland ka so jedaa hadana in islam laga xukumo kanisad ma ogali oromo ma thid wa muslim ee amxar ma tahay sxb waliba kuwa galada ah o ku qadhabanaya magacayaga
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
@Rakuub Aday ku jirtaa ana Somalilandar baan ahay waanaan Aminsanahay Itobiya waana walaalahay ayeeyooyin kay ayaa kasoo jeeda xabuusho
Falastiniyiinti ayaa la guumaadaya ee maxay u gargaari laayihiin😡😡😡😡😡😡
@Bashiradanbarre20242 күн бұрын
Illah aya noshegey sabirka gadashii in nasrihiridono
@maxamedshariif81912 күн бұрын
Ogaada Bishaar Waxaa ka daran Israa,iil oo u diidey Xaq u dirirkii in ay dabaal degaan oo sugaan abniga , isla markuu baxay israa,iil waxeey Duqeyn ku bilaawdey ilihii dhaqaalaha ! israa,iil waa in laga tirtiraa dunida oo dhan oon laga harin meel kasta ay gasho !!!!!!
@hashiugas16032 күн бұрын
Sheikh Waxaa Laga Yaaba Mucaaradka Syria Ineey Dhexdooda Is Dilaan Hadaysan Nadaam Sameysan & is Ixtiraaman
@Abdikahinshukri-gx2cb2 күн бұрын
Wlh baan ku dhaartaye syria dulmiga ka jiray falastiin unbaan oran karnaa wayka darantahay mooye syria ayaaba 2 beysay Alx haduu maanta MUJRIMKAAS meesha ka baxay