Sh C|Raxmaan Basiir┇Magaalada Diri-Dhaba Miya Laga Qaadaya Somalida lahayd?

  Рет қаралды 19,593

Daarul Kheyr

Daarul Kheyr

Күн бұрын

✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
News Analysis Shabdirahmanbashiir
#DaarulKheyr
#Subscribe
#Like
#shjabuuti , ᴴᴰ
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Nagala Soo Xidhiidh
_______________________________
daarul.kheyr908@gmail.com
🔗Instagram:- / daarul_khayr
🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
🔗 KZbin:- / daarulkheyr

Пікірлер: 46
@Nurcabdd
@Nurcabdd 18 сағат бұрын
🥺.🥺 🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
@zahramaow2052
@zahramaow2052 11 сағат бұрын
Walal ilaahey haka bixiyo dhaman dhibka aad sheeganeyso, Awood badane waa Allah.
@seed3966
@seed3966 9 сағат бұрын
Asc soomaali maryooleey allaah ha u sahlo 🫵😎🫵
@SharifAbukar-u7b
@SharifAbukar-u7b 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤ haraar,
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v 8 сағат бұрын
Jigjigaa lagaa sii rarayaa somalida oo fadaraal laga dhigayaa waad riyooneysaa sheekh qoslaaye
@shuceybkhaliifaxmed3735
@shuceybkhaliifaxmed3735 17 сағат бұрын
Kaariye karanle waaye❤❤❤❤❤
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 7 сағат бұрын
kilalkii 5 ee Jigjiga ayaaba la Rabaa in la ina dhaafiyo idina Addis-ababa ayaa ka waramay saan caqligu hashaqeeyo waana mahadsanidin
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Alhamdulillah 5ta Somalina meelwalba ay’joogaan tiro ahaan xaqiiqda waa 60+ million Jigjigana & Herer waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin anoo Reer Hargaysa ah ayaa dhiigayga u huri in Ethiopianka buuraha lagu’celiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 11 сағат бұрын
Caadifadiii soomaalida lagu yiqiinay ayaa ku qaadatay, diri dhaba waa Ethiopia waxa isku haystaana waa isla Ethiopian , wxba kaama galin marka adiga.
@FahmiSha-f4v
@FahmiSha-f4v 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 this is how some Somalis thinking 🤔 🤣 😂 😅 first of all Somalis are not understand each other they separated get United first
@HousseinOmar-g1e
@HousseinOmar-g1e 11 сағат бұрын
I wish oromos are listening this
@Ahmedmohamedmouse809
@Ahmedmohamedmouse809 3 сағат бұрын
Yes we are we have to flowing they br
@mos1954
@mos1954 7 сағат бұрын
Gurgure Ama Gure Dhaamoole iyo Ciise .
@sadiqf7683
@sadiqf7683 Сағат бұрын
Sheekhu arintan Diridhaba waa loo diiday Soomalida inay caasimad unoqoto xaataa way kudagaalameen madaxdi joogtay oo badan baan daawaday
@CabdirashidBaale
@CabdirashidBaale 12 сағат бұрын
Soomaalidu.dirirdhaba.laahaa.waxay.ahaayeen.gurgre.iyo.ciise.waa.dhab
@zakariyemaxamed9757
@zakariyemaxamed9757 12 сағат бұрын
Masaakiin wllahi waxba mayeelikaraan cunana maqabankaraan haday iswaalaan halkooga lagububuriniyaa
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 6 сағат бұрын
Odaxgoboow dhulka ka ibineysaan oromoda nagadaaya naderayal😊
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 9 сағат бұрын
Wiilaan dhalay looyar bartay aniga waxaan iri habaran liiyay waa binaale
@halimadirie5301
@halimadirie5301 16 сағат бұрын
Halkaa waxaa ka muuqata in xukuumada kililka ay ka dambayso dhibaatada in diridhabe la qaato
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 6 сағат бұрын
Wa soomalidi ba dhulka ka iibineysa oromoda
@alicirro7110
@alicirro7110 2 сағат бұрын
Riyo yaan ku jirnaa An hurdada ka kacno
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v 10 сағат бұрын
Ethnic group in region include the oromo (157991 48%) somalia (83114 24% ) Amahro (68887 20% ) Gurage (15556. 4.5 ) among other groups (5.5) the religion with the most believers in dir dawo is Islam with 70.8% 25% are Ethiopian orthodox 2.8% protestant and 0.4% catholic
@Thebattleofthehorn
@Thebattleofthehorn 7 сағат бұрын
Any statistics coming from Ethiopia government sources is biased and pure fabrication.
@easternmining
@easternmining Сағат бұрын
Kkkk yaa shek barri wan dhimaneyna kuhisabtam
@ggdade7284
@ggdade7284 16 сағат бұрын
Diredaba harar ourmo iskale
@AmiirAshraf
@AmiirAshraf 14 сағат бұрын
Ma hooyadaa baa iska leh dirir dhabe oromo diif leh baa tahay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Alhamdulillah 5ta Somalina meel’walba jooga waa 60+ million Jigjigana waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin anoo Reer Hargaysa ah ayaa dhiigayga u huri in Ethiopianka buuraha lagu’celiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
@SaïdsalehsaidSaid
@SaïdsalehsaidSaid 11 сағат бұрын
Oromo wasmo maa rabtaa
@KhadarAhmed-r9c
@KhadarAhmed-r9c 14 сағат бұрын
Aqon yahan waxbad isku yar qaldaysa oromo wa dad Hal abbo ku ab tiirsada maha ururiis😂 somali wa laba diir iyo darood labadas meel aay iska so galan ma ii shegii karta wa maya waxd odhan somali micanaha somali wa somaal ma nonayso abbo ama af tirsii lkin anigu Hal abbo ayaan iskugu nimadna intas waxa kugu filan waliged ma ka dhax dhicin oromo dhaxdeda inay wax iska dhacan ama aay dagal wada galan wa 50 million oo dhigu mideyo dhaqan leeh kala danbayiin leeh somali landhere iyo waxn la fahmayiin aya qarkiin idinka reebay 40 Sano ladhere isku dilaysen aniguna 2018 xiilka ethiopia qabtay cabad ayaa la fadhihii ledihin diree dhaba hadan imadona diree kaliya ii macne 😂 kadib hadu afkaga noqdo qado waxadan lahayiin ha isku xoqiin Mogadishu kaga bahan xarayiin
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 13 сағат бұрын
Wll Oromo iyo Somali waa dad wllo ah. Marka dire dawana Ethiopia 🇪🇹 oo dhamba kuwada nool e walalihiin hadanu nahayna noo duceya uun meelna lama kala tagayee
@KhadarAhmed-r9c
@KhadarAhmed-r9c 12 сағат бұрын
@@abdifataahdeyibseid3269 somali cidan ka jecelahay ma jiirto mar walba inad asagiin ka saraysan ayaan jecelnahay wlhi alle waxd tabaysan ha idiin sahlo
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 12 сағат бұрын
Dhugaa dubbate
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Alhamdulillah 5ta Somalina meel’walba jooga waa 60+ million Jigjigana waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin anoo Reer Hargaysa ah ayaa dhiigayga u huri in Ethiopianka buuraha lagu’celiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
@CabdiJaamacDhimbiil
@CabdiJaamacDhimbiil 10 сағат бұрын
Beenaale diridhaba waxa iska leh oromo
@diriraxmed
@diriraxmed 8 сағат бұрын
30, sano ee u damaysay ayay qabsadeen magaalo soomaali ayay aheyd. Harar, 1896, ayaa soomaalida laga qabsaday.
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 9 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Wadaniga178
@Wadaniga178 14 сағат бұрын
Diridhaba wa dhul gadabursi iyo gurgure
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Waa dhul Somali leedahay qolodaad dooni noqo alhamdulillah
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 9 сағат бұрын
bisinka
@fuaadhassan2225
@fuaadhassan2225 14 сағат бұрын
War noole iyo gurgura ba askale been jooji
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
@SaïdsalehsaidSaid
@SaïdsalehsaidSaid 11 сағат бұрын
Oromo waa dashee
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v 13 сағат бұрын
Oroma is ethnic 80% are somalis haplogroup E1b1b ,12% oroma are Anamin haplogroup A 8% are Gush haplogroup L
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 13 сағат бұрын
Where is the reference bro?!
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 сағат бұрын
Alhamdulillah 5ta Somalina meel’walba jooga waa 60+ million Jigjigana waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin anoo Reer Hargaysa ah ayaa dhiigayga u huri in Ethiopianka buuraha lagu’celiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
Trump oo ku adkeystay qorshihiisa Gaza  | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 32 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
SABABTA XAMA4S HAKADKA AY U GALIYEEN MAXAABIIS IS WAYDAARSIGII
15:01