Sh.Cabdulqadir Cukaasha oo Beeniyay Warar Uu Horay Kaga Faafiyay Sh.Xassaan.

  Рет қаралды 4,464

نشر السنة Faafinta Sunada

نشر السنة Faafinta Sunada

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@AbdullahiAlraholi
@AbdullahiAlraholi 2 күн бұрын
حفظ الله الشيخ الفاضل حسان حسين ادم هذا الشيخ هو عالم من علماء الامه بل يستحق ان يسمى بشيخ الاسلام وهو الشيخ الوحيد الذي فيه الرجوله والشجاعه والبساله فلا تنقص منه اقوال الكلاب وهو الذي قال قديما القافله تسير والكلاب تنبح
@munasar-b3n
@munasar-b3n Күн бұрын
ماشاءالله
@Ciise_carab_tube
@Ciise_carab_tube 2 күн бұрын
Haaa waa sax gaalada waxey jacashahaye culumo cukaashey camal ah sabab tu ah ku haddaqaan waxey gaaldada jaceshey حفظه الله ورعاه السيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان
@Axmad-s9i
@Axmad-s9i 2 күн бұрын
Waxa ay gaaladu jeceshahay ee Shiikh Cukaashe uu ku hadaaqay, ma noo sheegi kartaa?
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Күн бұрын
Beenaale wuxu faafiyaa meesha waxaan ool,cushaashe iyo culimada lamidka ahi inmaan gaabka iyo fagfiirki ku been abuurtaan wax cusub maaha.
@AbdullahiAlraholi
@AbdullahiAlraholi 2 күн бұрын
Sh xasaaan kabtiisa magarartaan ama caaya ama daaya
@sadunsabir9288
@sadunsabir9288 2 күн бұрын
Caqliga wa nimco Ee maxad hada kunhadshay kab iyo caaqnimo looma baahne
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 2 күн бұрын
Libaax sh xasaan waa runtii warkan, gaaladuna mad.habka cukaasha ee madkhali kenay waa ka ay rabaaan waa run
@RioTrade1
@RioTrade1 2 күн бұрын
Sheekh ninka aad soo duubtay ma midkaad isku reerka ahaydeen baa halkaa farbaa ii taagan ✌️
@abdullahisiasa7861
@abdullahisiasa7861 3 күн бұрын
Allaha xifdiyo sheikh cukaasha iyo sheikhul calamah muxadith faqiih caalim mufti sheikul islam xasaan xuseen Adam abu salman
@IidowAbdullahi
@IidowAbdullahi 2 күн бұрын
Sh cukaa show mar hore Ayaa lagaa rabey inaad Soo radiso sh xassan maxaa intee jirti marki hore
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 9 сағат бұрын
Jadiidiyah waa sharunaas umada Allah haka qabto.
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 күн бұрын
Wadaadka xasaan là yidhaa waa Takfiiri weyn
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 2 күн бұрын
خيالك😅
@Xasanxidig
@Xasanxidig Күн бұрын
2024 muqaalka aad ka jawaabeysaan sanadkee ayuu ahaa
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Күн бұрын
Sh c/qaadir cukaashe kuwo beenaalayaala ayaba bartay maryahan waana iska imtixaan uun lkn marhadii uu waxkastoo ay sheegaan uu isagii cadaynayo waa allah mahadii.
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 2 күн бұрын
Sheekh xassaan anaa marak u ah inoo meshaas joogin. Ilaahay balantii gaalada anaa aad ula socda warna ka haaya kooxaha muslimiinta seey u kala qaybiyaan ilaa heerkaas gaarsiyaan kan u dhaw iyo kan cadawga ku ah. Arkay
@amatuLah18-iu2ep
@amatuLah18-iu2ep 2 күн бұрын
2006 , xaqiiq uu sh. Xasaan kawaramey ayuu jadiidigaan wareersan hada kajawaabayaa.
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 2 күн бұрын
sh xasaan. inuu. run sheegayo. waxaa kutusinaya. odayaasha. kii. sh. cukaashe. isku. cida ahaayeen waa yeelay. kii kale. waa diiday. sh. xasaaan. allaaah. ha xiftiyo 19 sano. kadib jawbta. ah waa isdifaacid. oo keleli. ah
@Cabdulaahiyare-t7x
@Cabdulaahiyare-t7x 2 күн бұрын
Kkkk
@CaliMuusemaxamed-h2d
@CaliMuusemaxamed-h2d 3 күн бұрын
الكذب عادة أهل البدع والضلال ........... ما يستحيون من الله فكيف بالخلق يا سبحان الله ..........
@AbdiwaliMaxamed-r3w
@AbdiwaliMaxamed-r3w 3 күн бұрын
xasaan iyo caanod labo xishooto maah waa takfiriyiin duli ah alle wxay kamtestan ayay leeyihin
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 күн бұрын
Sh xassan iyo canood miyad isgu mid ka dhigay cadaalad daro ka wayne ma arkin xishood
@hamzamediaofficial5284
@hamzamediaofficial5284 2 күн бұрын
Abdiwelimaxamed Waxaan arkaa inaad sh.xassaan bes utacasubeyso.inaad xaqa raacdo ayaa kaaga fiican inaad shiikh raacdo . Shiikha wixii xaqa ah bes ku raac
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 20 сағат бұрын
لو كان الكنديون يريدون منهج السلف لكانت هذه بشرى خير شيخ ولا مشكلة في ذلك. حاول أن يسيئ إلى الشيخ في كلامه لكن لا يدري أن هذا دعاية لمنهج الشيخ.
@IidowAbdullahi
@IidowAbdullahi 2 күн бұрын
Waana ilaawey karaa waayo wkhti badan Ayaan kasoo wereegey
@usmaanclimaxamed-x8l
@usmaanclimaxamed-x8l 2 күн бұрын
Balaaya kula koofiyad weynaaty cuqdad miiran weye kwrn
@ahmeyhappy3223
@ahmeyhappy3223 2 күн бұрын
Ma haduu ka jawaabayaa yahuu mise anaa hada arkaya😮
@NuuradinIsmaaciil
@NuuradinIsmaaciil 2 күн бұрын
Sheekh xasaan ilaahay ha ka yaabo oo ha ka cabsado been abuurashadu wax xun weeye iyo kaadibnimadu waayo gaalnimay ku gelisaa sheekhana cafis ha waydiisto
@NuuradinIsmaaciil
@NuuradinIsmaaciil 2 күн бұрын
Waa war sheekh xasaan tolow ma fayuus baa ka soo galay😂😂😂😂
@MunaKuus
@MunaKuus 2 күн бұрын
10 sano ku dhawaad baa kaso wareegee maxaa lala aamusnaay
@MunaKuus
@MunaKuus 2 күн бұрын
Mida kale warka inow run yahay waxaa ku tusaya waaba ku sifeysan tihiin sidey gaalada jeceshahay. Oo nacamleeyayaal yes man ah baad kuligiin tihiin. Mida kale wariyaha beentiisa ku yeh clip sanad ka hor ah, war kalmada waa waagii القول الأمين في صد العدوان المبين
@abdullahi6874
@abdullahi6874 2 күн бұрын
Wahaabiyo isku been sheegaya naguma cusbo horay waan u ogayn
@Yare-vy6jg
@Yare-vy6jg 2 күн бұрын
Jawaabta goor hore aya loo baahna sanado badan aya kasoo wareegtay
@XamasNasri
@XamasNasri 2 күн бұрын
arintu mid marag laga furo uma eka sh xasaan war ay odayaal si hoose ugu sheegeen buu banaanka keenay, ninka warka laga sheegayna waa nin culayskiisa leh oo odayaasha warka soo gudbiyay ay ixtiraamaan, marka iyaguba ma ogola inay sh cukaashe ku dhahaan saas baanu kaa sheegnay oo gaaladu na tiri, waayo waa arin laga af-gobaadsado. marka sh cukaashe maalintaa inuu durba ragga keeno bay ahayd ama iyaguba maalintaa soo hadlaan hadii lagu been abuurtay, mase dhicin oo timir laf baa ku jirta. si kastaba ha ahaatee culimada yaan lagu af-lagaadoon, kooda xaq sheega ku raaca kooda baadil sheegana ka diida
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 күн бұрын
Sh cukaashe ma haduu so noolaaday
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
@Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 2 күн бұрын
Hhh
@IidowAbdullahi
@IidowAbdullahi 2 күн бұрын
Odeyga waxaaba laga Yaa baa inuu ilaawey
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 2 күн бұрын
Hadalka uu shiikhu ka jawaabayo waa 11 sano ka hor kkkkkk bal yaabkan eega intaa xagaad ku maqnayd maxaa se hada kusoo beegay jawaabtan?
@hhabdi4981
@hhabdi4981 2 күн бұрын
Dadka tacliiqa bixinayow ilaahay kabaqa
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 2 күн бұрын
Arinkaan 10 sano iyo kabadan ayey ahayd hada maxa kenay in laga hadla, Mida kale Hassan waxuu yiri gaalada aya tiri macnahedana waxan u fahmay hasanow adayga iska daa, marka arinkaan aniga xiligi laga hadli laha waa lasodhafay
@acazaam
@acazaam 2 күн бұрын
Odagaan lac laca ah cukaaashe ah waa shaydaan gaaladuna waa rabaan fikirkiisa waa xaqiiq hadana dementia kudhacday kkkkkk
@Xareeed
@Xareeed 2 күн бұрын
Marka la yiraahdo 'Xasaan waa beenaale' dadkii isxanaajin jirey aaway?
@MunaKuus
@MunaKuus 2 күн бұрын
Xasaan shalay ma oran kalmadane intaas ma dadkaan baa lasoo jiidayay maxaa lala aamusnaay? Waaba idin jeceshahay gaaladee maxaad iskugu direysaan , har iyo habeen bey mu'asasada " rand" ku talida buunbuuninta iyo taakulada jadiidiyada
@Xareeed
@Xareeed 2 күн бұрын
@MunaKuus Gaalo isjacayl nagama dhexeeyoo Ilaahay baa markhaati nooga ah. Teeda kale sheekha warkiisa malaha si wacan umaad dhegaysane wuxuu yidhi, " Inaan iska daayo ayaan markii hore go'aansaday, laakiin kelmedda wadwadiddeedii ayaa bataday." Haddase maxaad ka hadlaysaan dadkii aad markhaatiga ka dhigateen ayaaba idinku beeniyaye.
@MunaKuus
@MunaKuus 2 күн бұрын
Kalmadaan 2013 bey soobaxdee maxaa intaa lala aamusnaay? Waa mida kale maxaa hada beenintaan sheegeyda waaba ku sifeysan tihiin waxa leydinku sheegee, niman gaalada nacamleeyayaal u ah , ee yes boss ah waa tihiine. Har iyo habeen bey mu'asasada Rand ku talisaa in la buunbuuniyo, la taakuleeyo dacwada salafiga " jadiidiyada" si looga hor geeyo waxa loogu yeero xagjirka.
@AbdiwaliMaxamed-r3w
@AbdiwaliMaxamed-r3w 3 күн бұрын
hadi laga ogolayn muxu ilaa hada lafadhiyaa oo u musliminta ugu so gaalesiyaa cajiib
@AbdulahiAbdu-w3q
@AbdulahiAbdu-w3q 2 күн бұрын
Waxaad iisheegtaa cukaasha uu sheegay sheekh mutafe cali caanood iyo cukaasha uu sheegay sheekh xasaan ma isla idiga umbaa ,?hadii aad isla adiga tahay waxaan ku leeyahay sheekh xasaan iyo sheekh mustafe cali caanood been ma sheegayaan adigayaan,markaa adigaay far kugu jirtaa ee ilaahay u toobad keen.
@AbdihakimMohamed-b5e
@AbdihakimMohamed-b5e 2 күн бұрын
Hadda yaa kaa aqarsanaayo inleeyn waa leeydin yaqaanaayi intas ma amusneeyni ma qarash ayaad galisay cukaashow hadi nin jadiidiyo wax sheego anigu maba karumeeysaaye. baryahaana baraha bulshada ayaa lagu wadwadaayi ma waxeey kugu dheheen caabihi hore iska dhaq.
@AbdirahmaanqaasimCabdi
@AbdirahmaanqaasimCabdi 3 күн бұрын
Wadaaadkaan waan la yaaabaa wuxuu waqti isaga luminayaa bini aadam warkiisa
@zola2487
@zola2487 3 күн бұрын
Shan sano kahor wixi ahaa miyaa laiskuradiayaa
@CaliMuusemaxamed-h2d
@CaliMuusemaxamed-h2d 3 күн бұрын
Hadii aaan adi kugu been abuurto Maxaad samayn lahayd sxp iskadaa 5 sano ahe 20haday kasoo wareegato waad isbariyeelilahayd Qofka adoo kale ayaa laga soo qaada
@SayNull
@SayNull Күн бұрын
​@@CaliMuusemaxamed-h2d mahaduu soonoolaaday sheikhu xgee jiray 11 sano
@acazaam
@acazaam 2 күн бұрын
Fikirkaaga inay gaaladu rabto cid lawagdiinaa malahan waa wax macluum ah ader cukaashe shayaaadiinul insi ina tihiin
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 Күн бұрын
Wax kasoo qaad maleh hadal Khaariji ah
@acazaam
@acazaam Күн бұрын
@@mohammedhassan9079 waxaasaa kaa cilmi Shiiqina wixii kahor imaadaba khaariji kaar qaybisla wad kufcn tihiin Suaal waa maxay khaariji ? Qeex bal
@usmaanclimaxamed-x8l
@usmaanclimaxamed-x8l 2 күн бұрын
Cukaashow waad liidataa sh xasaan xusen allh noxifdiye miyaad gaarta
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 2 күн бұрын
falaari gilgilasho kaagama hadho jadiidiya maghajkooda waa la yaaqaanaaye wadaad waxba haisxabeebin
@HD-st7uq
@HD-st7uq 3 күн бұрын
16-17 sano ka hor qadiyad uu sh xassaan ka hadlay waxa aad hada dib oogu noqoteen, waxey cadeyneysaa un wax la idin ku heysto. Anigana Chanelkaan ayaaba hada dareen iga galay, oo wixii run ah lasoo qoro tir tireyso..... Laakiin maran habaabinta iyo taariiqda uma soomaaliyeed oo si been loo sheegaayo faafineyso.
@CaliMuusemaxamed-h2d
@CaliMuusemaxamed-h2d 3 күн бұрын
Sxp adi maku been abuurtaaa ma isbari yeeli mise waad iga aaamusi Wadaaadka xasaaan hadaaad difaaacayso gar iyo xaq ku difaaac lkn hadal bilaaash ah hala soo fadhiisan meelahan
@HD-st7uq
@HD-st7uq 3 күн бұрын
Maskiinka comments tir tiraaye adiga miyaa horta, aan is baranee, Mideeda kale sh xassaan inaan aniga difaaco iigama baahno, asigaa isaga filnaaday, walxamdulillah, Ee adigana waxaad iila eg tahay da' yarta hada soo koreyso aan warba u heynin taariiqda culimada soomaaliyeed, iyo ka mujtamac ahaan xitaa, marka yaan isku kaa daalin, ee xaqa allaha ina waafajiyo.
@CaliMuusemaxamed-h2d
@CaliMuusemaxamed-h2d 3 күн бұрын
@@HD-st7uq marka hore waxaad ka hadashy sxp axwaashayda shakhsiga ah adoon aqoon ii lahayn taasina waa kugu ceeeb maxaa ku ogaysiiyaya aqoon dari dayda ??? Marka labaad waaxd adeegsaty kalmadihii aaan ku aqaaany xsaaan xuseeen takfiiri oo ah miskiin iyo waa qabiil hebel marka masalada dhan uuu uga baxo uu waayo taasina ceeb maaaha ardayga muqalidka ah maxaan kuu sameeyaaa hadaaad muqalid tahay ooy kaaa dhaadhacsanthy xasaaan uuun ?????? Waxba lagaaama qabn karo ?????
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 күн бұрын
Takfiirka kuwa taageero waxaa lagu yaqaan been iyo inay xanaaqaan
@LearnTawhid
@LearnTawhid 2 күн бұрын
Orod diintada baro, commentiga dheer ha iskumashquulin.
@amatuLah18-iu2ep
@amatuLah18-iu2ep 2 күн бұрын
Dabcan xisbi madkhali ayay gaaladu jecelyihiin odeygaan sheekhiisa sacuudiga fadhiyo waatuu lahaa haduu xaakimku laayo 2 meelood shacabka ama xaakimku haduu khamri cabo oo sinaysto dadka hortooda lagama daba hadli karo.
@Abu-ayisha
@Abu-ayisha 2 күн бұрын
Diinta baro nag nagta iyo is xiijinta iskada!
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 2 күн бұрын
Diintaada marti ha ka ahaanine Ee baro Midda kale xaakimka in aan lagu bixin ilaaa uu gaalnimada cad la,imaanayo diiinta Aya sheegtay Cid walbo wee ogtahay Caalamul Islamic waxii kadhacay Wadadmii xukaamta ku baxay Bal mafasada iyo maslaxada yaa badan
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 Күн бұрын
Hadalka khawaarijta Macno kuma fadhiyo
SU'AAL LA WAAYDIIYAY SHEIKH C/QAADIR CUKAASHE  OO AH MAXAA IDIIN DHEXEEYA ADIGA IYO SHEIKH UMAL
10:50
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 58 МЛН
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 4,5 МЛН
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
How to get activation code for Express VPN
1:21
How to Tutor
Рет қаралды 80
Sheikh Cukaashe Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Caanood Ee Sheikha Ku Wajahnaa.
8:28
نشر السنة Faafinta Sunada
Рет қаралды 6 М.
NEW MUX SH XASAAN XUSEEN GARIMAKUGSHAA LIF SH MAXAMUUD MAXAMED SHIBLI
1:11:51
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 102 М.
Dagaalka Hassan Sheikh & Ahmed Madoobe oo meel Xasaasi ah maraya!
8:08
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 58 МЛН