Sh Maxamed Ismaaciil - Subxaanallah Waxanu Ku Baraynaa Sirta Dunida Lagu Maamulo Bal Dhagayso...!

  Рет қаралды 43,284

AD-Diinu Nasiixa

AD-Diinu Nasiixa

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@somalia568
@somalia568 11 ай бұрын
Siirta nolasha waa اسم الله الاعظم
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 2 жыл бұрын
Subxanallah sirta dunidda lagu maaamo allah uumba garan ee ciwanka is ka saxa
@abaktion
@abaktion Жыл бұрын
Mashaallah sheikh mohamed ismail you are one of my favor sheikh and sheikh mustafa haji ismail and sheikh hussein ali Djibouti sheikh Abdirashid ali sufi tajweed
@ahmedosmaamibraahim7605
@ahmedosmaamibraahim7605 Жыл бұрын
Mshalh shiiqu cajiibsana
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 28 күн бұрын
MALAHA SHEIKH MOHAMEDOW, MALAHA WALAAL INAAD UMADA WAXAN LAGU KUFRIYAAYO U SHEEGTO, MA WANAG SANA.
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 5 ай бұрын
sheekh ale haku xiftiyo
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 2 жыл бұрын
@ 👇👇👇 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@ahmedyusuf7659
@ahmedyusuf7659 2 жыл бұрын
Talo aan ku siiyo walal dhowr channel oo kale wan kugu arkay adoo wax ku soo qoraayee cibaadayso ilaahayna bari qalbigana saafi ka dhigo binuaadamka waydiintoodu waxaba kusoo kordhin mayso cida wax ku siin kartaa waa allah isagana ku haboon inaad cabashadaada usoo ban dhigto
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 2 жыл бұрын
Illaahay bari isagaa ku kafayne bini aadan ha baryin waxna hawaydiisan alle hakuu gargaaro
@FarxiyoCllahi
@FarxiyoCllahi 10 ай бұрын
Asc
@youssoufosman5336
@youssoufosman5336 6 ай бұрын
Dhageysii bilaa aragtii ma wanfac
@ZakicabdiAskar
@ZakicabdiAskar Ай бұрын
Tolow xageen kahelaya casharado isku xig xiga
@abshirmuhumed7651
@abshirmuhumed7651 2 жыл бұрын
Ina aderow ciwankagu wuu qaldanye maistiri
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 2 жыл бұрын
Ciwaanka iska hagaaji wall
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 жыл бұрын
shekha maxaa waaley iminka ma sixirkuu baraya macalin baad moodaa
@ninrageddantucishay5962
@ninrageddantucishay5962 Жыл бұрын
Maya walal wuxu wacyo galinaya dadka qar oo cilmi laheyn oo laqalday lagana dadiciyay in sixirolaha yahay nin owliya ah
@HabiboAbdi-mz4zu
@HabiboAbdi-mz4zu 8 ай бұрын
😢​@@ninrageddantucishay5962
@HabiboAbdi-mz4zu
@HabiboAbdi-mz4zu 8 ай бұрын
😊
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 3 ай бұрын
Asc
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 3 ай бұрын
Wa xaan rabaa shii khaan telkiisa iyo fadhi giisa
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.17aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
1:06:34
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 37 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 8 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 121 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.13aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
53:30
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 45 М.
FADLIGA TASBIIXDA SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
23:54
Xasilooni Media
Рет қаралды 1,2 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.15aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
1:06:53
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 41 М.
Anbiyada Iyo Qisooyinkooda "Sheekh Maxamed Ismaaciil"
38:38
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15