Ilahy hakaa amaar mariyo sheikh we love nabiga halagu saliyo SCW ❤
@cnajiibmaxamuud34003 жыл бұрын
M.a sh.mustafe xaaji ismacil haruun aad bn ujeclahy insha allah wxn ilahy ugu baryayaa anuu ka dhigo mid inaga ina anfaca naftiisana anfaca. الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ana ilahy sidiisoo kle ha iga dhigo.
@mohammednur61693 жыл бұрын
Masha Allah sheekh Mustafe Waa sheekha kaliyaata ee aan ku daydo
@amaldaud43873 жыл бұрын
Sheikh mustafe ilaahay haku xiftiyo❤❤❤❤🤚❤❤🙏🙏🙏
@dr.talyaanitalyaani4357 Жыл бұрын
Axadka keliya aan ku daydoba waa:- sheikh mustafe x ismaaciil haaruun🥰🥰🥰🥰🥰
@dreamchaser48662 жыл бұрын
Fursadan oo kale nasiib umanan helin berigayagii 2017 markan dhameeyay dugsigan lkn kuwii iga danbeeyayba nasiib u yeeshay mashlh
@abdiqadir4033 жыл бұрын
MasHa alH ILaahay Ha Ku Barakeeyo Sheekh
@Lander_18_may3 жыл бұрын
Maasha allah bahda nuuradiin aad iyo aad ayaan usalaamaya anoo salaantayda u gaaryeelaya maamule ikhwaani iyo macalin cabdifataax jibriil sidoo kale Sh Qalinle kolay nuuradiin ka baxaye lkn alle ha barakeeyo school haddii la dhaho nuuradiin waa schoolka ugu fiican geeska Somaliland dagto masha allah alleh haydiin barakeeyo maalkiina lkn dadka duruuftu qabatay idinla wadaagi kari waayay inuu idinka tago ogalaada idinkoon colaad ii fahmayn Noradin alle haydin barakeeyo macalimiintaydii odhan iyo maamulkii tagay iyo ka maantaba❤️☑️