Sh Nuur Cali Jaamac oo asagoo aad u Murugeysan ka hadlay Qarixii Ex Control Afgooye

  Рет қаралды 17,039

مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

4 жыл бұрын

#SUBSCRIBE#MASJID#ASSAXAABAH

Пікірлер: 29
@khadradahir2263
@khadradahir2263 4 жыл бұрын
JazakumuAlllah, Allow on xicdi Culimada Ahlu sunaha Ah ameen oo cimrigooda noo dheree.
@xasancabdiraxmaantuuri2703
@xasancabdiraxmaantuuri2703 4 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun illaahow muslamiinta laxasuuqaayo unaxariis kuwa isqarxinaayo soo hanuuni oo xaqa tus culimada masjidu saxaaba kheyr Allaah idin siiyo
@jabmufojakatam9034
@jabmufojakatam9034 4 жыл бұрын
SHEIKH nuur Cali jaamac jizaakalaaahu qeyran
@somaliboy708
@somaliboy708 4 жыл бұрын
M.a sheekh Nuur Xaqiiq waaye Ilaahey haku xafido
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 4 жыл бұрын
جزاك ألله خیرا بارك ألله فیك
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 жыл бұрын
Scww. Allahow Somali u naxariiso. Ilmo badan aa agoon laga dhigay. Dhibanaha habaarkooda waa aqbal. Yaa Rabbi Somali u gargaar.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Maansha Allah illaahay haku barakeeyo
@som1
@som1 4 жыл бұрын
woooow maamo somaali watches this shaykh! i FOLLOW you and watch your channels lol xx
@afnanilwaad3067
@afnanilwaad3067 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 inaa lilaahi wa ina ilayhi rajicuuun
@drkhaire1787
@drkhaire1787 4 жыл бұрын
Qof walba naga mida dalkena ha uso duceyo shababa iyo wofwalba o ka danbeyo ama wax ka og dhibka shacankena lo gaystana aan ilaheu u barino in musiibada ilahey u so da dajiyo
@maryamodaahir8820
@maryamodaahir8820 4 жыл бұрын
Allhuma aamiin 😭🤲
@shamsudinbooramaawi5988
@shamsudinbooramaawi5988 4 жыл бұрын
Masha alaah yaa sheykhunaa faadil
@MRALI-pd9ot
@MRALI-pd9ot 4 жыл бұрын
Sheikh nuur xafidahullah illahayw adiga kaa badbaadi kuwaas in xaq la hadlo ma ogoleee
@shamsoabdi3740
@shamsoabdi3740 4 жыл бұрын
Mansha Allah shekh
@marwaaliballahkuxirnow
@marwaaliballahkuxirnow 4 жыл бұрын
Mash allah shekh
@dulmidiiddowladdonartan3013
@dulmidiiddowladdonartan3013 4 жыл бұрын
Mashaa allah tabarakalah sheikh jisaakal qayr ilaahow xaqa nagu toosi inagaa isdulmayno ilahow nacafi oo noo naxariiso aduun iyo aaqiro
@user-zc2zi6ij5s
@user-zc2zi6ij5s 4 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون😭😭
@yuc8208
@yuc8208 4 жыл бұрын
masha allaah sh nur, lkn nimanka naqarxinaayo maxaan ka sameynaaa??
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 жыл бұрын
Masha ally sheekha kelima xaqah ayuu maanta Ku hadlay illaahay ha u naxariisto Inga dhimatay cadaabkana Allah ha ka duqaado ummada
@abdiwalimohamed2338
@abdiwalimohamed2338 4 жыл бұрын
Codkaaga allaha ejer iyo xasanaad hakaa siiyo.
@khadarcabdilaahi9442
@khadarcabdilaahi9442 3 жыл бұрын
Waan ooyay markaan dhagaystay sh nuur kalmadan
@maxamadjaabir5651
@maxamadjaabir5651 4 жыл бұрын
Masha Allah shiqena Allaha xifdiyo
@omarelmi820
@omarelmi820 4 жыл бұрын
Asc shukran sheekh nuur allaha kaa abaal mariyo dadkuna waa in eey KU socdaan waanada culimada iyo allaha ka cabsiga
@som1
@som1 4 жыл бұрын
walahi waa ooyay
@zainabmohamad948
@zainabmohamad948 4 жыл бұрын
Diiga muslinku wa xaran laa ilaha ilalah
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Wahaabiya aa dadki anaga baabisay wax baabasho alaha u keeno lacnad alaha ku ridee
@cumarmuxudinaxmed2154
@cumarmuxudinaxmed2154 2 жыл бұрын
Wahaabi wax kama ogid Ee ilaahey waxaan ka barina inuu suufiyadan oo qabuuriyiinta inuu cadaab ku soo dajiyow lacnad ilaahey adiga ha ku rido
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Allah wahaabiyo kheyr ha siiyo . Waa indhaha bulshada.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 3,6 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Kalabaro culimada Saxdaa iyo culima isku Sheega ||Sh Nuur Cali Jaamac
13:21
Xaqiiqda Shirkiga Iyo Tusaaloyinkiisa┇MUXAADARO ᴴᴰ┇SHEIKH NUUR CALI JAAMAC
37:55
نشر السنة Faafinta Sunada
Рет қаралды 4,4 М.
ururkee kujirtaa ||Sh Nuur cali jaamac
1:26
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 8 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН