Sh Umal oo khaladkiisa u Caddaaday oo Hadana Qiran La'!

  Рет қаралды 2,353

WIDE MEDIA

WIDE MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@PubgMaestro-hg6sx
@PubgMaestro-hg6sx Сағат бұрын
Inkar qabe umada Alle haka qabto sheikh umal cilmi kuma qartide caan radis ayad tahay umada culimada haku dirin
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 26 минут бұрын
shiikha Alle uga baq Alle ha xifdiyo culamadeena Allena ha ka ajar siiyo khayrkay nasoo gaadhsiiyeen
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 24 минут бұрын
@@aminaaden-ox6ke aamiin , shukran walaal
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 Сағат бұрын
Anigu ninkan waxaan ubixiyay nag Nagle lkn dadka ayaa uyaqaana BUKAAN BAASHAALIYE
@fatumaali1463
@fatumaali1463 22 минут бұрын
Wadaadka yar ma fahmin waxaa caalimka daba dhigay 🫣🫣🫣
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 3 сағат бұрын
Sheekh umal haduu ku sheeg sheegi waayo waa kibir san yahay waa inuu ilaahey u toobad keenaa miyaaa?
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 сағат бұрын
Sidday siyaasiyiinta somslidu isku haystaan bay waddadadii somaliduna iska haystaan. 😂 midkoodna ma dhagaysto anigu
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 2 сағат бұрын
Kulahaa baribaan dhihijiray sh umal waa sheekhayga oo barigaa beenta maxaa kugu qabtay wadaadoow?
@hamzehusein7
@hamzehusein7 16 минут бұрын
Culumida ka hadh wax dhintaad tahee
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 9 сағат бұрын
Fagare cilmi biiq hunuu hunuu hadal ma aha sheeg jàamacadaada diimeed dhaamaan reer garoowe ma ku yaqaanaan mise culumada ilaahay daa aragaa naxtarye
@seed3966
@seed3966 8 сағат бұрын
Asc Allaah hanoo sahlo masaladu maxaay tahay la isku hayo 😎😎😎
@sheikhyusuf9967
@sheikhyusuf9967 5 минут бұрын
War ninku muxuu sheekha ku haystaa
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 2 сағат бұрын
War ninkaan siyaasi miyaa mise waa sh iicadeeya please?
@AbdikadirAhmed-vx3ei
@AbdikadirAhmed-vx3ei Сағат бұрын
Muxu sh usarán yahay qofkaan
@abdinasiradan439
@abdinasiradan439 43 минут бұрын
Adi ama siyasad ugoo ama culuma noqo wax bara
@liibaan123
@liibaan123 Сағат бұрын
Ninkan niman yohow cid qabsata maleh miyaa mar uu Madaxweyne Xasan shekh caay nayo mar uu leeyahay doowlad kama jirto dalka hada culumadi soomaaliya buu u soo dhar dhigtay xayawaan kan alow culumada ka qabo
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 41 минут бұрын
isaga uga dhaow sawabka iyo xaqiqada ee adu xaged ka socota ama usocota...
@AbdikadirAhmed-vx3ei
@AbdikadirAhmed-vx3ei Сағат бұрын
Isku xishow
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 9 сағат бұрын
War u noqda QUR AANKA KARIIMKA AH IYO ALLAAH SWT HADALKIISA RUNTA AH EE LA HUBO. Waxaad taqannaan oo cilmiya MALEH!!!!!! Waxaad kaliya oo noogu muxaadaraysaan waxyaabo Carabi qorqortay oo ay ugu tala galeen in aan la baran laguna dhaqmin sharciga Allaah Bes. Khuraafaad Ayaad kabarateen Carabta.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 4 сағат бұрын
Ilaahay ku dulee war maxaad ku hadashay ma axaadiista nabigeena suubanaa scw ka soo aroortay baad ku dheegtay hadal carbeedoo been beena. Waryaa munaafaq baad tahay quraanka yaa lagu soo dajiyeey soo nabigeena suubanaa scw maahan axaadiista yaa laga wariyeey soo nabigeena suubanaa scw maahan xageed ka aadee aayadaan. ومااتاكم الرول فدوه ونهاكم فنتهو Sunada hadaad diiday gaalooday ee haday jahli kaa tahay ilaahay u toobad keen
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 2 сағат бұрын
Ninyahow ninkaani indho adagaa. Caalim waa isaga. Physician waa isaga. Tiktok waa isaga. Waxes xaqiiqo ah nin wax walba yaqaanaa waa jaahil. Xagvee looga baxsadaa. War cabi xirsiyoow inta carabiga & ingiriiska ah eed nowsatay yayma af libaax kugu ridin. Cilmigu ikhlaas & akhlaaq buu u baahan yahay
@caziizomohamed
@caziizomohamed 2 сағат бұрын
Wahaabiyo ishaysata kusocda
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 18 минут бұрын
@@caziizomohamed mudane waa runtaa oo wahaabiyow waynu aragnaa ishaysata. Laakin soo ma ogid wixii xaq ku taagan baa iyaga oo ilaashanaya xaqooda isqabsada.
@nab.adraadshe
@nab.adraadshe 12 сағат бұрын
Waxba isma dhaantaan. Quraafaadlayaal ku dul wareegaya sheeko xariir oo ay Carabi dhoodhoobeen qarnigii 7aad.
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 9 сағат бұрын
Dadku waa khaldamaa, diintayadu ma ahan dhoodhow ee waa waxyyi loo waxyooday mid lagu aaminay waxyyiga waana nabi muxammad scw. Anigu ku caayi maayo bale ilaahay hanuun baan kaaga baryayaa!
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 4 сағат бұрын
Ilaahay u toobad keen
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 29 минут бұрын
باس قولك
Qorshaha Hassan Sheikh & Mustaqbalka Soomaliya!!
13:16
Hussein Jama
Рет қаралды 1,6 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 15 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 107 МЛН
WHY I LEFT JAMA'ATU AT-TABLEEGH || SHEIKH ABDURRAUF BALLO (Abu Sofiyyah)
9:43
The Guidance الهداية
Рет қаралды 3,9 М.
Bada cas e Somaaliya Xoog kuma Qaadanayno Masar se Wan Jafayna
22:37
الشيخ شهاب عوض في نجمينا تشاد 22/10/2024
27:02
Sh Umal oo khaladkiisa u Caddaaday oo Hadana Qiran La’!
47:03
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 98 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15