Sh. Xassaan Oo Ka Hadaly Khawaarij Waxa Lagu Noqdo Iyo Dawladaha Soomaray Soomaaliya

  Рет қаралды 46,066

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

7 ай бұрын

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 108
@SakariyeAli-cy1mq
@SakariyeAli-cy1mq 3 ай бұрын
wlhi ninkan waa sheekh iyo nimco alle na siiyay somaliye aan alle umahad naqno runtii wuuna noo faa ideeyay cilmi buu noo kordhiyay xaqa iyo xaqiiqdana wuu noo cadeeyay masha allah sheequna waa nin waaqica maanta jira la socda allaha xafido qeyrna allaha siiyo
@user-kh3pr2gk4v
@user-kh3pr2gk4v 7 ай бұрын
Mash allh Allh Haku xifdiyo cimrigaada allh barakeeyo xaqqa inno ifasay wllhi dambigada iyo kii waaladiintaada iyo awlaadaada allh idin dhaafo ❤❤❤
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 ай бұрын
Angus sh.xasaan wlhi wan tageera 🦁
@abdikheirmuhumed599
@abdikheirmuhumed599 7 ай бұрын
ماشاء الله شجاع. لايخاف لومة لائم. .. قل الحق ولو كان مرا
@SucaadoSuad
@SucaadoSuad 7 ай бұрын
Mashallah shekh sifiicn ayaad oga hadashy allaha ku barakeeyo
@MunoIsse-zk6mr
@MunoIsse-zk6mr 7 ай бұрын
شيخ حسان أسد من أسود السنه في الصومال ربي يجمعني بك في الجنه ❤🤲🤲
@Cabdirisaaq_buaale
@Cabdirisaaq_buaale 7 ай бұрын
Xaqa iyo baadilka in la cadeeya way fiicantahay Sheekh xasaan allh ku barakeeyo ❤❤ Kuwa maanta madaxweyne isku sheega dhamaan tood waa kuwo danaha Gaalada fuliya ana diidi karin mowqifka reer galbeedka 😢
@maxamedosmail9172
@maxamedosmail9172 7 ай бұрын
ilaahay haku xifdiyo ❤
@user-xw9hr6kh3c
@user-xw9hr6kh3c 7 ай бұрын
geesiga ummada allah xifdiyo
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 7 ай бұрын
Mashallaha sheeq الله يبارك فيك يارب احفظ في دنيا والاخره
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 7 ай бұрын
M.a sheekh xasan Allah haku xifdiyo❤❤❤
@CaliXasan-fn5ff
@CaliXasan-fn5ff 7 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله شيخ حسانhaku xafidiyo🙏🙏🙏🙏 allah
@cabdihadiibrahim9708
@cabdihadiibrahim9708 7 ай бұрын
Allah haku xifdiyo
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia 7 ай бұрын
Sikastaba Xa Axaato sh xasaan hadalkiisa waa run somalaay ❤❤ guul abuu salmaan
@ahmedjamacmohamud9706
@ahmedjamacmohamud9706 7 ай бұрын
Oo wuuba kuu saaran yahaye 😁😁😁😁
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
Yaab, xassan Sheekh ayaaba kuu saarane, Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen
@user---fx-as
@user---fx-as 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Galka aya usraan profile -ka
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
Akhi Allah hortisa mad la soojogsan inu gaal yahay xasan Sheekh Maxamuud arday aya tahy ee ilahy ka baq qalbigisa alah aya og anagu dahirka unban ku xukumaynaa adu naftada ka war hay qof kale lugu waydin mayo
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
​@@user---fx-as subxanalaha subxanalaha subxanalaha akhirada ilaasho wall jawaab uma haysid malinka ilahy ad hor jogsato Xasan Sheekh Maxamuud gaal ayu aha adiga kugu noqon. Anu ma ihi reer Soomaaliya ee waxan ahay ree jabuti lkn waxan amusanahy inan dadka xukunka inan la galaysin ila kufri cad lugu arko
@aganmedia5887
@aganmedia5887 7 ай бұрын
mashaallaah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 2 ай бұрын
Alhamdulilah ❤️
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@Jiramacoy
@Jiramacoy 7 ай бұрын
Shukran sh xasaan … Allah haku barakeeyo.
@MowlidAhmed-zd5yw
@MowlidAhmed-zd5yw 3 ай бұрын
Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra
@osmaanidirismohamad4743
@osmaanidirismohamad4743 7 ай бұрын
allaah haku xifdiyo shiikheena
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 7 ай бұрын
Maashaa Allah
@SamiraXasan
@SamiraXasan 4 ай бұрын
Maashaalaah allh hakubarakeeyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
Jazakumu Allahu kheyra
@sahnunhassan101
@sahnunhassan101 7 ай бұрын
Allaha ku xifdiyo sheekh abuu salmaan
@cabdiraxamaanxasanfaara431
@cabdiraxamaanxasanfaara431 6 ай бұрын
Masha allaah sheekheena alaah kuhifdiyo walaahi diinta waad kurun sheektey odowqa diinta allaah kaa ilaaliyo
@ahmedeisseabukar1025
@ahmedeisseabukar1025 7 ай бұрын
Mash allah Allah haku xafido shiiqena
@XuseenaadanMahamed
@XuseenaadanMahamed 2 ай бұрын
Masha Alah gee siga islamka
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 7 ай бұрын
Waa sh kaliya ee runta u sheega somali
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 7 ай бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@amiinmacalimcusmansheikhfa4190
@amiinmacalimcusmansheikhfa4190 3 ай бұрын
Shukran
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah
@hassanibrahim252
@hassanibrahim252 7 ай бұрын
Libaax laba maaha
@ismaciiltube4987
@ismaciiltube4987 7 ай бұрын
Runti oo cad waatana ❤
@user-il4rj1lr6r
@user-il4rj1lr6r 5 ай бұрын
Sheekh run sheega
@mahadaadan677
@mahadaadan677 7 ай бұрын
Qaab fiican ayaa loo edit gareeyay
@ahmedjamacmohamud9706
@ahmedjamacmohamud9706 7 ай бұрын
Maasha allah sh xasaan abuu salmaan markhaati ban ka ahay inad xaqa nasoo gaarsiisay
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
😅😅😅😅 maxad markhaati ka tahy inu Xasan Sheekh Maxamuud uu gal ku tilmaamay
@faarax1965
@faarax1965 5 күн бұрын
@@AbuxafsaOMARBILEH gaalnimadu nasab maleh
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 2 күн бұрын
​@@AbuxafsaOMARBILEHشروط الإسلام mataqnaaa waa adiga wax soo qorteee
@NuurtoaadanMaxamed
@NuurtoaadanMaxamed 2 ай бұрын
M..a
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 7 ай бұрын
War hoooy gaalo ayaa dhulka iyo bada iyo dhamaantena gacanta raba ine nagu digaan. Gaaladan la yirahdo EAC waa cudur soomaali ku soo socto.
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 7 ай бұрын
❤❤❤ 💯 💯 💯
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Like
@mohamedrooble
@mohamedrooble 7 ай бұрын
Waxaankuu hubaa in kataab alle anu tali taakumadambabin
@abdullahiahmedabdullahiahm2883
@abdullahiahmedabdullahiahm2883 6 ай бұрын
شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى ❤️
@mohazat5009
@mohazat5009 2 ай бұрын
Sh xasaanow dag daga naga daa
@axmedcilmi8701
@axmedcilmi8701 28 күн бұрын
Ictiqaadka ayaa la xakumaa sida culimada waaweyn sheegeen ee madaahibta mana gaaleysiiyaan kuwan oo kale . Kutubka xukunkiisa ayaa laga ficanahay markuu yiraa ayuu gaaloobaa, uu aamino tastuur kutubka khilaafsan ayaa saxsan .
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
Wlhi wa xaqiiq wa in la kala qadaa
@AADANXAASHIFAARAX
@AADANXAASHIFAARAX 7 ай бұрын
SHEEKH HASSAN HUSSEIN ILAAH HAKU XAFIDHO XAQA WAA U HIILISAY
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVE
@Arabduur
@Arabduur 2 ай бұрын
4:00 ree macalinku waa Og😂 hadaad iswaydiisay intaas iga hoo😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHORTS😊
@sahnunhassan101
@sahnunhassan101 7 ай бұрын
Xaqu wuu cadyahay, xata hadii ay dadkoo dhannlbka so horjeestaan,
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 7 ай бұрын
Runta wayna dhibtaa xaqiiqdii
@Hadiyadaalle
@Hadiyadaalle 6 ай бұрын
Galada aad shegesid aad ushaqeysaa
@itaqillaa
@itaqillaa 6 ай бұрын
Raali ahoow wlaal
@Rashiid899
@Rashiid899 22 күн бұрын
Al shabaab waa khawaarijta hadaa difaacado iyo hadii kalaba nairopi inaa joogtana waxa dhanta jilip adoo taga
@abdiasisali
@abdiasisali 9 күн бұрын
Maxaa kuu daran hadalkaagu waxu shabaha qubuuriya 🤣
@Rashiid899
@Rashiid899 8 күн бұрын
@@abdiasisali qofkan khawaarijta ahyn waa qabuuriya eey af xuun
@axmedcabdilahicumar216
@axmedcabdilahicumar216 7 ай бұрын
Laakiin sheekh qolada reeraw maxaad uqarin ??? !!!!!! Sheeg ogaadeenkabawaadiga kasheekayne
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 ай бұрын
Qola kasta oo dastur aminsan wa gaalo hadii la dhaho xamaas dasturay aminsantahy shekh mesha ku lawo bal xamas wa mujahidin dasturna ogol
@mo-mosaid
@mo-mosaid 7 ай бұрын
Xamaas waa murtadiin wll gacaliye haku kadsoomin muhiimadu maha in la dagaalamo ee waa in xaqa loo dagaalamo iyo in kitaabka Allah uu kor noqdo.
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 7 ай бұрын
salaamaad maxaad tidhi waa murtadiinaa @@mo-mosaid
@user-wv8yo1fj9y
@user-wv8yo1fj9y 7 ай бұрын
@@mo-mosaid Adigaa murtad ah jaahil af qurmoon
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
​@@mo-mosaid subxanalaha subxanalaha wll adu akhiro mad ka jawabi kartaa ilahy Marka ad horjogsato abu Salman akhiro waxba kuma tarayo adu diinta baro qolo dhan ayad ku xukuntay inay murtadadin yihiin adu naftada ilaali dad akhiro lugu diin mayo
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada 7 ай бұрын
Waa sax kululigood xitaa wadaadada ayaa in dib loo fiiriyo waaye ❤
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
Adu dib isku fiiri sunada mad ku ragantahy inta culimada la gaadhin
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 7 ай бұрын
أضحك الله سنّك يا شيخي
@hassanibrahim252
@hassanibrahim252 7 ай бұрын
Jamacadada simad isaga laabo 😂
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 2 ай бұрын
😂😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Safeciwtuves
@cismaanguure927
@cismaanguure927 2 ай бұрын
Xasaan isaga iyo xasan sheekh kee baa saxan xasaan haddii uu taageerayo urur diin sheeganaya oo qarax iyo shirqool ku laaynaya shacab muslimiin ah iyo xasan sheekh oo leh ururkaan shabab oo shacabka laaynaya ha naloo fasaxo la dagaalankooda culumay ,
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 2 күн бұрын
Mid buug bin Adam qorey baa marjic u ah. Midk kle, waxii Manta uu radiyo buu beri kalabanayaa isagon raali gelin kabixin qaladkiisi hore. Mid gaaladu miciin bidaa isago og in gaaladu laaynayaan musliminta ayago dominayo dowlad kasto islaami ah. Midka kle, isaga iyo gaal dagal baa kadhaxeeya, isago kaduulayo Muslimiintu waa 1. Xaqqa Alla hanatuso Saman xun ban joognaaye. Asc
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 7 ай бұрын
xasaanow dawlada somaliya waad gaalaysiisay in badan laakiin ka waran kooxda alshabaab iyo daacish
@JimcaaleSalaad
@JimcaaleSalaad 7 ай бұрын
Shiig dowlada Wan noo shegtay ee kuwan dka layay kafad woo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
Mareykanka Shacabka Somaliyeed xasuuqaya iyo diyaaradaha Kenyatiga hadyo goor gumaada maatada maad kahadashid
@abdishakurhagiomar2735
@abdishakurhagiomar2735 7 ай бұрын
Kuwas asagaaa ka mid ah
@abdiasisali
@abdiasisali 7 ай бұрын
​​@@abdishakurhagiomar2735 Adiguna ma qubuuriya ka mid tahay. Waxaad u hadlaysa sida qubuuriya waayo xaqay dhibsadaan. Bal isku noqo garan mayno waaxad tahay mar haadaad seekha kula colowday xaqu ummada sheegayo.
@abdiasisali
@abdiasisali 7 ай бұрын
​@@dayurwarfa9762 Dawaaqida somaliyeed ayaa la shaqeeya galadaas aad sheegtay maxaad uga hadli weyday adigu taas. Marayknaka iyo AMISOM waxaaso dhan waxaa keenay dawaqidaas somaliyeed ee lagu kari waayay shareecada ILAHAY qaata. Markaa waxaaso dhan ayaa jira inaad sheekhu ku mashquulayso. Hadaad qubuuri tahayna dee waxan ku odhan lahaa Allah ha ku soo hadeeyo.
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
@@abdiasisali ar niyahaw meesha waxba kuma haysid dintuna qori qori ka horgee maha adigo arday ah wax badan ukala bixin ayad umad dhan galaysinaysa aakhiradada ilaasho saxibaw dad lugu waydin mayo dadkan ad ledahy wa gaalo Allah aya la xisabtamaya haday gaalo yihin lkn haday noqon wayaan adiga aya ku hilin ma abu Salman aya wax ku tari o odha alahyaw ninkan aniga ayu ila jiray waxba kuma tarayo Hy dhe xukun kale Marka dadka lugu xukumayo shuroodo aya loo fiiriya wa kale qaada adigoo waxba aqoon ulahyn ayad afka dheeraynaysa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LEGETA
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 7 ай бұрын
Adiga Kenya aad joogtaa ka hadal Somalia shaqo kuma lihid nin Kenyaan baa tahay na dhaaf garsoorka iyo cadaalada ku dhaq kenya 😢
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 2 ай бұрын
Islaamku wadan ma kala laho
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
​@@user-oi3xg3xy6j abu Salman akhiro waxba kuma tarayo wall naftada weeyin mida inad haga jiso la rabo Hy dhe
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 6 ай бұрын
Kkkkkk gaalnimda adiga ayaa lagaaga shakisanyahay halkaad fadhido yool baare tahay qofka sidaa uga hadla oo alshabaab taageera dib looma arko kuwa qaar ku ag joogay baa la waayay adiga haddii aanad u shaqaynin gaalada maxaa meesha laguugu ilaalinayaa haddii aanad ahayn mid dadka lagu yool baarayo .
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 2 ай бұрын
ALLE saw qaadir ma aha oo ma badbaadin karo adoonkiisa uu cilmiga siiyay
@daahirhussein8918
@daahirhussein8918 7 ай бұрын
xasnow adigaba sotaa dawaaqida xamaas iyo daaliban taagere u aheed cali wajis iyo bashir salad xaadhaantaa murtadow dhagdhagta jooji
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 7 ай бұрын
Ilaahay haku soo hanuunsho, khawarijta laga hadlaayo armaa tahay
@FaysalIdiris-oi9nk
@FaysalIdiris-oi9nk 7 ай бұрын
جزاه الله خيرا من بلغته الدعوة الوهابية الحسانية لا يعذر له بجهل.......
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
​@@FaysalIdiris-oi9nk ما في دعوة إسمها واهابي حساني أنت تعتمد حسان حسان هو بشر يخطئ ويصيب لكن أخبرك أن حسان لا ينفعك ولو ذرة
@AbuxafsaOMARBILEH
@AbuxafsaOMARBILEH 21 күн бұрын
​@@dayurwarfa9762 hanuunka alah aya og cidi ku toosan adugu war mad iska haysa inad diinta ku toosantahy nafsadada ka war hay dad kale Iska ilaw
@abdishakurhagiomar2735
@abdishakurhagiomar2735 7 ай бұрын
Nin kitaab diidan ma hayno dowlada Somaliyana waa Dowlad iyo dad muslimin ah inad dadka gaalaysiiso darajo laguma gaaro masajidkas aad joogtid wuxuu nowday Shabawa CIA meeqa qof oo ku dhagaysan jirtay ayaaa xabsiga ku jirta qaarna maydkoda la waayay
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 7 ай бұрын
Dadka waa Muslimiin . Sharciga lugu xukumaayo ma SHARIA LAW mise "Democracy" ? Allah kacabso . Sharciga Allah ninkii riixo waa GAAL
@user-wl5lc8ku6f
@user-wl5lc8ku6f 3 ай бұрын
𝑾𝒉𝒊𝒄𝒉 𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒓𝒚 𝒊𝒔 𝒕𝒉𝒊𝒔
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 2 күн бұрын
@@user-wl5lc8ku6f somalia
Siyaasiyinta Iyo Qabiilada Shegidoda Wa Tusaale Ee Dano Kale Kama Lihi Somaaliyey Sh Xassaan
38:09
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 23 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 44 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 38 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 101 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 23 МЛН
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 70 М.
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Daarul Xadiith
Рет қаралды 192 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 53 М.
Muxaadaro Cusub || 18 Xikmo oo Cumar Binu Khadaab Ka Sugan || Sh Xassaan
1:02:46
Maxaa Udhexeeya Wahaabiyada iyo Sufiyada || Sh Xassaan
25:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 64 М.
Q 2aad Muxaadaradii  ll Al-Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:09:27
Q 8-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
1:46:25
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 23 М.
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 12 МЛН