No video

SHAADIYO SHARAF & BAABA JEY KAFTAN & KARBAASH QARAAXADA ADUUNKA

  Рет қаралды 97,689

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

SHAADIYO SHARAF & BAABA JEY KAFTAN & KARBAASH QARAAXADA ADUUNKA

Пікірлер: 306
@ubaxmaxamuud749
@ubaxmaxamuud749 3 жыл бұрын
Inta shadiyo iyo baabajey tageero liketa ha ila ag marin🙄
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@K_7m
@K_7m 3 жыл бұрын
Haweenka leyltul qadriga allh nawaa fajiyo dhamaanten🥺❤🤲
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah o ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@irkuushheyl4198
@irkuushheyl4198 3 жыл бұрын
AAMIN AAMIN AAMIN YAA RABI
@bishaaroaadam4552
@bishaaroaadam4552 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Allahum amiin
@sumayaaaden164
@sumayaaaden164 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 жыл бұрын
Illahow leylatul qadri nawafahi damanten amiin yarab 🤲🤲🤲😍😌😌🥺
@kosaromar171
@kosaromar171 3 жыл бұрын
nabi mahamed scw ku sali nabiga🤲🤲🙏🙏❤️❤️
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
Wll mcn icawi adunka ayaan isku cawin karnaye #subscriber igu cawi waa codsi wll qali mahadsanid
@bishaaroaadam4552
@bishaaroaadam4552 3 жыл бұрын
Scw scw
@ubaxdimod9231
@ubaxdimod9231 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@queenniisha8200
@queenniisha8200 3 жыл бұрын
scw scw scw scw scw 💓
@najmanuur3877
@najmanuur3877 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nouraelmi366
@nouraelmi366 3 жыл бұрын
Shadiya iyo baab jeey oo is helay wlhi qosol bad suuxaysa wn idin jecelahay from hargeisa waa rajadayda in aan mar uun idinla kulmo❤
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Lapadan wlhi qosolkay iga dhameeyan 😜😂😂 yaa ila mida 👇 subscribe igu qabta asxbta qaliga ee shadio sharaf ❤🙏😍
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Shadiyo she is so funny 😆😍
@kosaromar171
@kosaromar171 3 жыл бұрын
baba ilah malin ii tus waan ku ducaysata😂😂😂😂
@muniiromaanka3486
@muniiromaanka3486 3 жыл бұрын
Shadiyo io babaaa dadka aan adunka ugu jeclhy farxadoda allah idin barekeyo wlh waqti walpo aan so afuro ayaga lee firsadaa qosolka adunka 🤣🤣😂😂❤💋❣🙏🙏🙏
@abdulahimaxamed1861
@abdulahimaxamed1861 3 жыл бұрын
Mansha allha wan idin weyney xagee naga aden intaa u xiistey shadiyo iyo baaba jey iike isaar
@siiseyofficial6082
@siiseyofficial6082 3 жыл бұрын
Hdad nabiga jeceshahy 1k #subscribe igarsii ilahey dartii wa bilramadan 😪🙏🙏🙏j
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Ramadan karem KZbin Wnku cusbahy wxn sameya qisoyinka afsomali Karton iso boqo and Support 1k igarsiya Ramadanka insha allh thanks ❤️🙏🏽
@indhaqarsheindhaqarshe9909
@indhaqarsheindhaqarshe9909 3 жыл бұрын
Baba xaqiqda ayu ka hadlaa asagaba qosol ka sameysan ninkaan😁😁😁
@amaalcabdi9637
@amaalcabdi9637 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay baaba jey io shadiyo guriga marba dhinac kafarisanoyaa maanta kaliya meelo badan ay noga dhigayaan like 😂😂😂😂😂
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💙💙💙💙💙🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasrosulaiman897
@nasrosulaiman897 3 жыл бұрын
Wfdffceegf
@daakirocabdi3189
@daakirocabdi3189 3 жыл бұрын
mshllh my family an ku faano lovely king abdifatax yare and queen shadiyo cadey Ruwayadihii noo soo daaya please l Love u all 💋💋💋❤❤❤
@queentufaal1293
@queentufaal1293 3 жыл бұрын
😂😂😂fuuray labdanaa so funny walhi shadiyo sharaf iyo babajey😂😂
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Shobinka 🤣😂😂😂😂 bab jeey shadiya idin jeceliyaa markad is heshan
@inamaxamud4272
@inamaxamud4272 3 жыл бұрын
hhhhhhhh baaabajeey meel uu ka hadlayo cidi ma hadasho qosol moye waan idinka hela runtaa shaadiya shaxshax 💏
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
Lahjada MA fahantaa🤣🤣🤣
@inamaxamud4272
@inamaxamud4272 3 жыл бұрын
Hhhh saan ufahmey labadan waan ka wataa muqdisho waa in qofku noqonkara soo jiidasho ishqiyaasak shax shax iyo baabajeey halagu yaaco niyow 💘💘💘💋👍
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
@@inamaxamud4272 ba baha Wan wadanaa io shadio ba wlhi ❤️
@inamaxamud4272
@inamaxamud4272 3 жыл бұрын
@@farhiaali8967 Bagga rageedi sxb Dadkan lama dhayal sankaree
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
@@inamaxamud4272 aad io aad
@haniabdi5469
@haniabdi5469 3 жыл бұрын
Asc wll ...ramadan kareem ..wanidin jeclahay walalehey somaliyed..cawo wa tabanka udambe Allah xabenki laylatul qadr kheir kis hano wafujiyo amiinn
@xasankarama4629
@xasankarama4629 3 жыл бұрын
Aniga waaforay wlh shaadiyo iyo babajey marke islafadhiyan jeclahy wlh cidaa ilajecel shadiyo iyo babajey laki saaer❤❤💛💚💚
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 жыл бұрын
Shadiyo meley fadidho hadam so galo in iska qosli wa ogahay😂😂😂😅🤣
@nastehanash2319
@nastehanash2319 3 жыл бұрын
My role model shadiyo nag nol
@raxmaruuxi2166
@raxmaruuxi2166 3 жыл бұрын
Ar labadana Allah idin kuxafido qosol iguma harin guriya rabaa inan kakato kulah 😁😁😀🤣
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@salahyusufali
@salahyusufali 3 жыл бұрын
400k coming soon insha Allah congratulations hordhac ah iga gudoon Shaadiyo Sharaf😍
@qalanjoluulofficial5785
@qalanjoluulofficial5785 3 жыл бұрын
I miss you yqy boqoorotoyo adiga iyo baaba jeey ❤❤❤😰😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahiadan693
@abdullahiadan693 3 жыл бұрын
Iyo baba jeey guul insh Allah
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Waxaan meel ku ogahay walaalo somaliyeed oo igarab qabanaayo sida adiga oo qoraalkeyga aqrinaayo ookale wlalyaal igaar siiya 2.k sbscribe please
@hibao9569
@hibao9569 3 жыл бұрын
Ala beerka waa fiuray cawa baba jay iyo shadiyo sharaf
@fardowsaabdullahi4817
@fardowsaabdullahi4817 3 жыл бұрын
I love shadiyo sharafey 💕💞💞
@Nrhtju
@Nrhtju 3 жыл бұрын
Baabajey Iyo shaadiyo Marka is jafeysiin Waa jeclahay walahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ruqiyomahamedahmed6429
@ruqiyomahamedahmed6429 3 жыл бұрын
Mashalah abayo anigu xanaqsan..ayad. ayaad igaqoosliiseen, walahi baaba jey iyo adega abayo macntu
@ikraanitazaed7741
@ikraanitazaed7741 3 жыл бұрын
Mansha allah shaadiyo iyo baaba Alle haydin xafido💯😍
@ubahjama1372
@ubahjama1372 3 жыл бұрын
Wlhi shadiyo iyo baba jay waan jeclahay anoo xanaaqsan xataa waa iga qosliyaan farxad ku nolaada❤💯
@saadaqaadan9847
@saadaqaadan9847 3 жыл бұрын
Gghh
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Wwww mashaallah so funny shaadiyo sharaf and baaba jeey and keep going
@maariyocali2816
@maariyocali2816 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf umadena mhn 😂😂
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 3 жыл бұрын
Bes wa fuure 6sac habenimo kaliga qosol ka dhacde😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdalleelmi8366
@abdalleelmi8366 3 жыл бұрын
Inta baabajey iyo shacdiya sharaf ku qoslay like isaar🙏🙏🙏
@ubaxxasan6854
@ubaxxasan6854 3 жыл бұрын
ita ila aragtay bakoorada baabajey like iisaar
@zeynabadam5212
@zeynabadam5212 3 жыл бұрын
Shadiyo io Baaba jeey 😂🤣😂🤣😂😂😂🙏❤
@ayaandahir5415
@ayaandahir5415 3 жыл бұрын
maansha allah shadiya keep goin
@xaafidyare3229
@xaafidyare3229 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel hakusalo
@qalbijabay5291
@qalbijabay5291 3 жыл бұрын
Babajeey iyo shaadiyo one love 😍
@ayaanabdulkadir4053
@ayaanabdulkadir4053 3 жыл бұрын
Bahal cusub imalenayen kulaha🤣🤣🤣ar baba jeeya
@roodoabdileisaaq6122
@roodoabdileisaaq6122 3 жыл бұрын
M.a shaadiyo io baanba jeey wn niwataa runtii wlhi hdan xamar imaado i.a dadka ugu horeeya aan soboqda adinka noqonlaheeden wlhi wan idin tageraa m.a keep going
@ifrahifkachannel3865
@ifrahifkachannel3865 3 жыл бұрын
Kal iyo laab u qoslay wlhi baaba jeey iyo shaadiyo sharaf wan idin salaamay Allah idin xafido wan idinku heesta
@cadaanigamer8899
@cadaanigamer8899 3 жыл бұрын
Nabi muxamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka caawiyo wll subscribe 😭 furo 🙏 ifkaa lagu yahay wll 😭🙏
@najmiinashcabdulaahi3602
@najmiinashcabdulaahi3602 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba jey wa idin wata
@ifraxali8326
@ifraxali8326 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba jey alle idin xafido walahi dacad baa iga qosliseen 🌹🌹🌹wlhi
@safaxasan9595
@safaxasan9595 3 жыл бұрын
Waa ni wata
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay ahy wllhi
@CHunkzreals
@CHunkzreals 3 жыл бұрын
Hablahenu waa Kuwo Sharaf badan ♥️
@haaniyamohammed6836
@haaniyamohammed6836 3 жыл бұрын
🤣🤣ADUUNKA SHADIYO IYO BAABJEY U JECLHY YAA ILA MIDA
@bushracadey2319
@bushracadey2319 3 жыл бұрын
Shdiyo iyo baaba jey waxaan jaclahay inaad isla fadhiisataan
@aragsanofficial5171
@aragsanofficial5171 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@faadumofaadumo2958
@faadumofaadumo2958 3 жыл бұрын
M.a ina adertey Wku tagersanhy Inolada 💓
@ubaxeyfarah4838
@ubaxeyfarah4838 3 жыл бұрын
So funny shaadiyo nd baba jeey
@sedcalicusmaan2145
@sedcalicusmaan2145 3 жыл бұрын
400k inta iida lagaarin
@amiiracabdilahi3733
@amiiracabdilahi3733 3 жыл бұрын
Qosol dhan baba jey wey kala daran yihin asaga iyo shadiya sharaf xarabad wllhi😍
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@minamuhudin2599
@minamuhudin2599 3 жыл бұрын
Ala maxan idin xisan 💕💕💕❤️❤️
@miskiabdalla3443
@miskiabdalla3443 3 жыл бұрын
My dear sister and my dear brother
@wiilka3550
@wiilka3550 3 жыл бұрын
Kkkk abaayo shaadiyo wlhi saan uqoslaayay waa fuuray 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kumikumi224
@kumikumi224 3 жыл бұрын
Babjey iyo shadiyo sharaf somali iyaga qosol ugu filan wlhy
@queenniisha8200
@queenniisha8200 3 жыл бұрын
My asxbteyda hala isoo ducey Muraad baan leeyahay walaliyaal
@jamiila1764
@jamiila1764 3 жыл бұрын
I'm first 🤩♥️👸🏽
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
Wll mcn dar ilahay #subscriber igu saaar waa codsi wll mcn mahadsanid
@maxamedyaakhii4039
@maxamedyaakhii4039 3 жыл бұрын
Baabajeey iyo shaadiyoo is heley bes weyi kkkkkk legends
@suhaybunuundhago3306
@suhaybunuundhago3306 3 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi shadia waa qof funy ah runtii siday u hadlayso baba wax kle ah
@muctaadccasiis8677
@muctaadccasiis8677 3 жыл бұрын
Shadiyo horay usoco
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 3 жыл бұрын
Shaaadiyo qurux coming soon 400k hnplyo xbbti
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 3 жыл бұрын
Bahal cusub ii maleeyaan ilmaha😂😂😂😂😂funny😂😂baabajey&shaadyo😂
@user-bk4ex3zm6o
@user-bk4ex3zm6o 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maariyocali2816
@maariyocali2816 3 жыл бұрын
Wan idn wataa gar io gar daro ❤❤
@habsomohamed7559
@habsomohamed7559 3 жыл бұрын
Shaadiya masha Allah xijaab ka aad baad oogu qurux badnthy Keep it up
@munasandheere2245
@munasandheere2245 3 жыл бұрын
Wlh wa iga qoslisen cadi maha babajey iyo shadiyo
@dullhi5525
@dullhi5525 3 жыл бұрын
Nice
@anascade1439
@anascade1439 3 жыл бұрын
Shadiyo wan ku salamay wllshay Wll arin ayan kaarabay wan ku raadiyey wan ku waayey lanbarkaga isoodir wll adigoo mahadsan
@catikahussein2105
@catikahussein2105 3 жыл бұрын
Lawadan jiniyasheyda jecel ilaahey ha daayo 😅
@ubaxeyfarah4838
@ubaxeyfarah4838 3 жыл бұрын
Like shaadiyo sharaf nd baba jeey
@rahmaqali9478
@rahmaqali9478 3 жыл бұрын
Ini jcliya farxad igunolada yaqay 😍
@feysalmohamedissack871
@feysalmohamedissack871 3 жыл бұрын
Shobinka Korkiisa Weli Waxbo igama Soo bixin Kulahaa😂
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahay.
@fardowsaabdullahi2029
@fardowsaabdullahi2029 3 жыл бұрын
Asc walal dhamantiina waxa niiga codsana duco arin kabaxsankarin aaiheysato iduceyawaidinbarya 🤲🤲
@dekafarah8299
@dekafarah8299 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf 400k inshaa Allah
@ilyaazmaow4662
@ilyaazmaow4662 3 жыл бұрын
Baahal cusb la.ii maleynaaye kulahaaa 😃😃🤣🤣🤣🤣🤣
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 3 жыл бұрын
400k shadiyo hpp hamplyo🤩🤩🤩😘
@queenyasrah1234
@queenyasrah1234 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf baaba jeey wllhi waa idin wadaa aniga ka kow inta isku jecel markaa isku imateen
@mohamedabdullahi5483
@mohamedabdullahi5483 3 жыл бұрын
Kkkkkkk walhi wa idin wata shadiyo tageero weynesid ku ahay😂😂🙏
@farxiyocabdullemohamed4169
@farxiyocabdullemohamed4169 3 жыл бұрын
Qosolka ayuuu dadka ka dhameyay wlhi baabajeeey iyo shaadiyo Labo qof aàn jeclahy
@fatumamohamed7289
@fatumamohamed7289 3 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 3 жыл бұрын
Markii quruxdaba la qeybinayaa Qeybtii u badneed laguu qoray . Love you gabadha qoraalkan aqrineysaay
@madenahussein2573
@madenahussein2573 3 жыл бұрын
Marki 2 aan aqiroono waaye comentkaaga caadi matihid ku soco single raadis aathy sidaan filaayo ina adeer
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 3 жыл бұрын
@@madenahussein2573 talow aduu single ma tahay ?
@madenahussein2573
@madenahussein2573 3 жыл бұрын
@@cabdallamohamed6608 hadaan ahay neh yariistoo lee ahay wali
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 3 жыл бұрын
@@madenahussein2573 fursaddaas ha i dhaafin ee meel aan kaala soo.xiriiro ii tilmaam .
@AbdiShine-pq1nj
@AbdiShine-pq1nj Жыл бұрын
Baaba iyo shaada waa fanny
@ilhaamisrail3867
@ilhaamisrail3867 3 жыл бұрын
Oh my good sida udhahesid cdi ma ahan 😂😍
@xamdimuxumad5597
@xamdimuxumad5597 3 жыл бұрын
Shadiya io babe ane love❤
@ahmedyre8844
@ahmedyre8844 3 жыл бұрын
Keep
@hncchannel
@hncchannel 3 жыл бұрын
Shaadiya iyo baba jay walahi waa comedian ruun ah.kkkkk fadlan haal channel wada furta
@fardowsaabdullahi4817
@fardowsaabdullahi4817 3 жыл бұрын
💞💕💕
@rahmarunzayuusuf3736
@rahmarunzayuusuf3736 3 жыл бұрын
Azc Ramadan kareim azxpey hala i soo booqdo please my KZbin❤❤❤ alle ha idin sharfo🤲🤲❤
@izhqiboymohan3034
@izhqiboymohan3034 3 жыл бұрын
Hmm Baaba & Shaadiyo funny Aya thin allaha idin xfido
@maahirmacow7647
@maahirmacow7647 3 жыл бұрын
Eeid inta ka dhiman hla gaarsiiyo😀😀😀
@yusufmalaas5552
@yusufmalaas5552 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh alaa shadiyoo qosol aan la matagay wlhi yoh
SHAADIYO SHARAF IYO BAABAJEY OO KA JAFAY FANAANIIN CAAN AH QOSOLKA ADUUNKA
21:34
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 258 М.
ADNA SHAADIYO SHARAF NAMBARKEE AYAY KAAGA QALANTAA OO GELINAYSAA
14:40
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 10 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
HAPPY OO QARAARTAY😂  QOSOLKII ADUNKA
6:02
SOMALI LIVE SHOW
Рет қаралды 3,4 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
فاجأنا العيلة بخبر حمل نور | ردة فعل مؤثرة 🥹❤️
16:06
وليد ونور | Waleed & Noor
Рет қаралды 3,8 МЛН
BEHIND THE SCENES QALADAADKA BAABA JEY IYO SHAADIYO SHARAF WAAN FUURAY
11:53
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 89 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 10 МЛН