Guriga cusub waa meel aan uwada socono xusuusnaada
@Mohamed_Mudawac2 жыл бұрын
Hambalyo shaqsi iska qalbi wanagsan marka tahay like a shaashka allah baa garabkada ahanayo insha allah ilaah hagu siyadiyo walalo intan iyo in ka badan '' luuqada english-ka ino urisay walee'' keepgoing wllo👸🤣✌
@siradm2 жыл бұрын
Yey wax kale waaye kan maaha, Yayda waa bahalo duurjoog ah oo raxan raxan u socda oo orod badan waxay arkaanna isla cuna kalarkoodu waa madaw dhibco waa wayna waa lee yihiin inta aan arkay laga yaabee dad iiga sii aqoon badanna iney jiraan, kan nooc Eeyaha kamida waaye culimada waydii marka waxa diintu ay ka qabto kolley Eeyaha waa lagu ugaarsan jiray waardiyo ma laga dhigan karaa dheh culimada, sh Maxamud aw Cabdulle Cariif oo kale ama qofki cilmi badan aad ku tuhmayso waydii waxan cilmi bay u baahan yihiin
@caliyare17842 жыл бұрын
Ku sali nabi muxamed scw
@xamdaqueen37062 жыл бұрын
scw scw scw
@abdiazizhersi82272 жыл бұрын
Scw
@simanqurux79092 жыл бұрын
Wonderful woman! Manshallah!!
@sundusmaxamedsundus20072 жыл бұрын
Wlhi si qalbi ah aya ujeclhy ilahy cafimd haku siyo mcnie ✨🥰🌸
@Miriamegeah2 жыл бұрын
Wow Mashallaaha Waa Siberian Husky Wadankeenan Malageeyay USA 🇺🇸 Husky Wixii Ka Jooga $1300 Shadiya Waa Tagtay Guriga Gudihiisa Namaad Tusine Sidee Waaye😂 Keep It 🆙 Sis👍