SHAADIYO SHARAF HEES CUSUB (GOBONIMO) BEST OFFICIAL VIDEO [ 2022 ]

  Рет қаралды 6,158,288

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

2 жыл бұрын

Eraydii Abwaan Iidoor
Laxankii Liiban Door
Music Abdifitah yare
Director Abshir Zaad
Copyright‪@shaadiyasharafofficial‬

Пікірлер: 2 000
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤
@amranabdullahi8643
@amranabdullahi8643 2 жыл бұрын
Sidoo kale
@faadumokaydare9110
@faadumokaydare9110 2 жыл бұрын
Sdo kle🥰
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 2 жыл бұрын
S.dokle
@hodaniid1285
@hodaniid1285 2 жыл бұрын
@@amranabdullahi8643 ii N Bb hmm ymj, m Imf b r. f FBI m
@xaawocabdirashiid8370
@xaawocabdirashiid8370 2 жыл бұрын
Sido kaloo macaney shugran
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon 2 жыл бұрын
Heesta markey gaarto 1M like iisaara okei😭😭💔😹
@xamdixamdi6066
@xamdixamdi6066 Жыл бұрын
Dhaaftay
@ShamGemar
@ShamGemar Жыл бұрын
Quranka ayaa ka macaan heesaha😊❤
@Supr93
@Supr93 10 ай бұрын
Filaysa inaan ku saaro libdhada
@nagaaddheman4870
@nagaaddheman4870 2 жыл бұрын
Waxaanka oyaa Boqolaal Kun heesTa daawanYa Hadana markaliya Xasuusanyn udguune nabi Maxamed rabi hakuu danbi dhaafe ku sali rasuulka scw😭😭
@hamdi5902
@hamdi5902 Жыл бұрын
Scw scw scw
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 Жыл бұрын
Scw scw scw❤😊
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane 26 күн бұрын
Scw
@tahliilibrahimabdi9533
@tahliilibrahimabdi9533 2 жыл бұрын
"Dumarka Somalida ayaan Salaameyaa.❤
@saynababdi1635
@saynababdi1635 2 жыл бұрын
Wanka qaday wll qaali lkn adoo soomaliya mise American 🤣🤣🤣🤣🤣💘💘💘🥰🥰
@umumaahir3465
@umumaahir3465 2 жыл бұрын
Wanka qaadnay walalo
@nasriinabdi8565
@nasriinabdi8565 2 жыл бұрын
Siidokale waan kusalamayaa
@sihaamcabdi8154
@sihaamcabdi8154 2 жыл бұрын
wan kaa qaaday mid lamida walal mcn
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
@@saynababdi1635 isagoo faarax lugo baasta🤣
@suumi6386
@suumi6386 2 жыл бұрын
Illahi hakaa madoobeyo heesta ...adunkan inta lagu noolyahey baa yar ....Allow kuwa noloshoda kheyr ku dhameeystaan naga dhig 🤲🤲🤲🥺
@nasiibshuuriye333
@nasiibshuuriye333 2 жыл бұрын
Ladnaan aan la oodin baan ahay Nasab aan lurqabanin baan ahay Dadnimo aan laheli karin baan ahoo Galgacayl lugeynayaa baan ahay✔ Laydh caashaqon goin baan ahay Farxad luula oon damin baan ahay Wanaagaba laftisiii baan ahoo Laba goorba tii wacan baan ahay✔ Qofta loolan lala galin baan ahay Guul lahaatay galigeed baan ahay Laga jeestay lugu lumay baan ahay Sharafta hawada laleysa baan ahay Laansaroo lagaren baan ahoo Libaax leerta jiiftaa baan ahay🥰🔥🔥🔥HIT SONG🔥🔥🔥
@ibromaxofficial4666
@ibromaxofficial4666 2 жыл бұрын
Qofta loolan lala falin baan ahaay Guul lahaatay galigeed baan ahaay Laga jesteey lugu lumaay baan ahaay Sharafta hawada laleysa baan ahaay
@ibromaxofficial4666
@ibromaxofficial4666 2 жыл бұрын
Thanks bro
@cAt-lh8wb
@cAt-lh8wb 2 жыл бұрын
Omg thanks 😊
@xafsaxaajicali9292
@xafsaxaajicali9292 2 жыл бұрын
Waaaw codka malabka masha allaah
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Cimaamadan lama hesan karo wlh boqorada casimada hooyada fanaaniinta casimada supper musigisa wuu laso baxay what A voce🥰🥰
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf best song 🎵 👌 Ereyada 100% Codka 100% Music 100% Camera 100% Keep going my sister 🥰✊
@aishaabuukar8845
@aishaabuukar8845 2 жыл бұрын
Calool le ma lamaroyaa mise uur
@dawladcabdiraxmaan3530
@dawladcabdiraxmaan3530 2 жыл бұрын
🎉🎉
@zackmohmoud9167
@zackmohmoud9167 2 жыл бұрын
Keep going sister
@wewonwm7349
@wewonwm7349 2 жыл бұрын
@@aishaabuukar8845 maxa ka galay 🤧
@sabiriincalimohamed2333
@sabiriincalimohamed2333 2 жыл бұрын
@@dawladcabdiraxmaan3530 08rw11àwèŕtýùò⁹⁹6
@dhalawliyoofficial3471
@dhalawliyoofficial3471 2 жыл бұрын
Inta Heestaan inay qarxayso og ❤ 😍 💖 shadiyo sharaf
@liphanissack2192
@liphanissack2192 2 жыл бұрын
ERAYADA HEESTA OO QORAAL AH❤✌ LYRICS Qof aan lahasho ciilin baan ahay Ta lu'gooyo reebeyn baan ahay Nolol aan laciifeyn baan ahooo Gobanimo lixaad weyn baan ahay Laab qaaliyoo xalan baan ahay Li laahida hungoobeyn baan ahay Libinta aan istaageyn baan ahoo Laba boqol {200}kalsooni ah baan ahay KOORAS Qofta loolan lala gelin baan ahay Guul lahaata keligeed baan ahay Laga jeestay lagu lumay baan ahay Sharafta hawada laleyso baan ahay Laan saroo lagaareyn baan ahoo Libaaxad leyrta jiiftaa baan ahay Bogga labaad Ladnaan aan la owdin baan ahay Nasab aan lur qabanin baan ahay Dadnimo aan laheli karin baan ahoo Kalgaceyl lugeynaya baan ahay Leydh caashaqoon go'in baan ahay Farxad luula oon damin baan ahay Wanaaguba laftiisii baan ahoo Laba goorba tii wacan baan ahay Kooras Heesta cidii fahmi weydaay anigaa idiin fududeeyay oo waakaa Fahma Shaadiyo sharaf another level hees❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🎵🎵🎵♥️♥️ Best song of 2022 Farxad waarta all my somali people
@idoorking7024
@idoorking7024 2 жыл бұрын
thnk.u..libnan
@ashrafyare437
@ashrafyare437 2 жыл бұрын
Ereyada wa iga gadan yihiin lkn qoftan kuma wngsanen hodan abdirahman ku wng snaa lehed 🙏👈
@princesshoodo105
@princesshoodo105 2 жыл бұрын
Hal meela unbaad khaladay 💥Olol aan la ciifayn ban ahay🙏
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 2 жыл бұрын
@@ashrafyare437 adeer hodan andirahman hees u samee e u dhiib heestan naag ba iska lehe waxba hano calaacaline ok
@keiraahmett276
@keiraahmett276 2 жыл бұрын
Wawwwwww
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow 2 жыл бұрын
Fire 🔥 sister queen 👸 off somalia 🇸🇴 🙏
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 2 жыл бұрын
Thank wllkey mcn Respect🙏🥰
@fadxi--calishaahofficial176
@fadxi--calishaahofficial176 Жыл бұрын
Waw ninka aan dardi heesaha udhegesto khadar ibraahim khadar jeeyo🥰
@elhajidiov879
@elhajidiov879 Жыл бұрын
Sister aa dehee waana cuunee😂😂 qatar ba tehe khadar
@ayuush14
@ayuush14 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣
@farhanaftin4657
@farhanaftin4657 2 жыл бұрын
m.a
@feisaliman1879
@feisaliman1879 2 жыл бұрын
maasha allh
@user-hy1cz7lj4n
@user-hy1cz7lj4n 2 жыл бұрын
M.a
@makomako2649
@makomako2649 Жыл бұрын
Pplĺ
@baariyeycollection
@baariyeycollection Жыл бұрын
👍🏼
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem 💔🙏❤
@MohammedIbrahim-gk5bw
@MohammedIbrahim-gk5bw 2 жыл бұрын
That is right
@sabirinabdiyosof3333
@sabirinabdiyosof3333 2 жыл бұрын
Yes
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
True said
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 2 жыл бұрын
You right
@maddhere4040
@maddhere4040 2 жыл бұрын
That is right
@maxamedkobciye7335
@maxamedkobciye7335 2 жыл бұрын
Ereyada 99.8% Laxanaka 100% Music 100% Codka 100% Camera 99% Editing 90%
@shadiyafaarax6402
@shadiyafaarax6402 2 жыл бұрын
Jaaskana
@sumayaadan2547
@sumayaadan2547 2 жыл бұрын
Laga jeestaay lagu lumay baan ahay❤❤🙏💯
@fatemahaashi7371
@fatemahaashi7371 2 жыл бұрын
Maansha allaah. Dress:100 Voice:100 May shadiyadeena allaha ku djowro adiga iyo familigaaga.libaax leerta jiifta💝💝💝🥰.
@MohamedBiibshe
@MohamedBiibshe 2 жыл бұрын
Wooow Amazing Wlsheyda 🔥🔥🔥🫵🏽
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey mcn ❤️🔥🙏
@boqaradaquruxda6562
@boqaradaquruxda6562 2 жыл бұрын
Masha Allah boqarada quruxda walashey macan shaadiyo sharaf wan Ku wata walashey quruxda guuul 🇸🇴♥️🥰😍💖
@boqaradaquruxda6562
@boqaradaquruxda6562 2 жыл бұрын
boqarada fanka iyo codka maano shaadiyo sharaf wan Ku wata walashey quruxda walashey qurux
@caashocuudcaashocuud4312
@caashocuudcaashocuud4312 2 жыл бұрын
q4z@@boqaradaquruxda6562444Rwwra44324a2aa4w44444f
@haliimoahmedibraahim7159
@haliimoahmedibraahim7159 2 жыл бұрын
@@shaadiyasharafofficial 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁kjhdzklkdzzhkjklougdooooodg99
@Ibrahim-vp6bd
@Ibrahim-vp6bd Жыл бұрын
I'm shiik but love ua song
@maxamedmoalim4284
@maxamedmoalim4284 2 жыл бұрын
Editor 100% Style 100% Laxanka 100% Codka 100% Another level waye
@Abdirisakziito
@Abdirisakziito 2 жыл бұрын
Music waxa Tumey Abdifatax yare 😳 Fanaaan Abdi Fatax ha la ogaado manshalaha Nuur calaa Shaadiya huuno
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Boqoroda rer muqdisho keep going♥️ Gacan macan c fitax yare horay ayu u tilabsaday legend hormar wacan💪💪💯
@user-ys9ib9bt9k
@user-ys9ib9bt9k 9 ай бұрын
Mashalaha❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Woow Fanaanad+jilaa+KZbinr=Waxwalba Another Level Voice Fanaanada Fanku ubaahanyahay Shaadiyo Sharaf Caafimaad ku noollow Waligaa
@sagalahmad7989
@sagalahmad7989 2 жыл бұрын
Shadiyo qurux guleyso hbo mcn gabadheyda sharaf badan😘👏
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 2 жыл бұрын
Habo❤️💋
@abaramayare6949
@abaramayare6949 Жыл бұрын
Asc
@halimoismail2765
@halimoismail2765 2 жыл бұрын
Ay ay hees iyo bar guulayso walshay shaadiyo sharf❤️🙋‍♀️🙏🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please
@hindamahamud1413
@hindamahamud1413 2 жыл бұрын
Wxan hees weey dhaftay hye dee 🤩
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 жыл бұрын
Boqorada Codka Boqorada Quruxda Boqorada fanaaniinta Gabdhaha SHAADIYO sharaf Dhal boqortooyo I LOVE YOU 💘💗♥💓💛
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 жыл бұрын
Ayyyy wooow it's amazing another level waaye xaqiiq🥰👏👏👏waa hees laysugu tagay dhinac walba sidaan usugaayay lee Style 100% codka100%❤🔥 Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% 🔥🔥💞😁suber star Abdifatah yare abti habo mcneey keep going from German 🤗😍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@samateela3880
@samateela3880 2 жыл бұрын
Kkjj
@shakrashorts
@shakrashorts 2 жыл бұрын
Kalgacayl lugeynayo ban ahay🔥 Shadiyo sowtu raxma 🎤 🎙 Abdifatah faro dahab 🎶 🎵
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 2 жыл бұрын
Liipan door legend laxamiste weynwaye Abdifatax yare music anonether level xajiyada wa uhagar baxdey Shadia sharaf cod io jeeesto kal io laaap kuwata legend s iskugu tagey heesta anaguna wajibkeda wanu marsiiin
@adnamohamed8232
@adnamohamed8232 2 жыл бұрын
Waaaw shaadiya sharafeeey
@farhiyamohamed7138
@farhiyamohamed7138 2 жыл бұрын
Best song ever shadiyo queen❤❤❤
@xuseenmursalaxmed3118
@xuseenmursalaxmed3118 2 жыл бұрын
Shadiyo sharaf waa fanada ugu shidan xamar
@halimahashaash2571
@halimahashaash2571 Жыл бұрын
Heesta Kalsoonida Nafteyda Bay sii Siyaaadisa wlhii🙋‍♀️🥰 Hayaay Marka Wax Qaribo ama Qof Aan maago Si aan Uga qomamayna Ba heesta Kaligay ku dance gareya🤣🤣 Naaagnimo💪
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Gacan kuutagay woooooow
@cabdifataaxhalyay1839
@cabdifataaxhalyay1839 2 жыл бұрын
Erayda 90% Laxanka 95% Music 100% Camera 100% Edit 100% Place 100% Voice 100% Voice recording 100%
@maariyoxasancade7202
@maariyoxasancade7202 Жыл бұрын
Ool 100 waye 👌👍👍😚😘🤩
@maariyoxasancade7202
@maariyoxasancade7202 Жыл бұрын
Ool 100 waye 👌👍👍😚😘🤩
@AliHassan-yo2qw
@AliHassan-yo2qw 2 жыл бұрын
Hadii Aad Asharaf Tahay Isoo Raac Lovetana ❤️ Ha ila Dhafin👋
@asmamaxamed712
@asmamaxamed712 Жыл бұрын
Tolow goormad hrgysa iman shaadiyaaay
@201bashar
@201bashar Жыл бұрын
من اليمن احب الشعب الصومالي ❤
@xamdicabdi9039
@xamdicabdi9039 Жыл бұрын
9M a to and from f
@farhiyasharafbeauty3379
@farhiyasharafbeauty3379 Жыл бұрын
​@@xamdicabdi9039 u
@faizashariif4107
@faizashariif4107 10 ай бұрын
شكرا لك يا أخي الغالي
@mrbajadofficial8315
@mrbajadofficial8315 2 жыл бұрын
Codka100% Stylka100% Labiska100% Erayada100% Muqalka100%
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Fanaanadena shadiyo sharaf marka hore horay usoco marka 2aad waxan u mahad celinaa abwaan iidoor and liibaan door & heee legend super star c/fitax yare hada ka dib adiga lee music utan xaajiyada qof kale maya Somali weyney inta tagerta fanka somaliyed heestaan 7 days 3.M insha allah cimaamada shalay ayan ku tuuray daqiiqadihii live ka
@sacdiyoahmed9977
@sacdiyoahmed9977 2 жыл бұрын
Wiila shaeena soomaliyeedo dhan karaamaan uhayaa🤩✌
@YuuAden8
@YuuAden8 2 жыл бұрын
Abdifatah musica ma qarcaa wowowow music macaan Waye
@missnaima6873
@missnaima6873 2 жыл бұрын
Ladnaan an La odin ban ahay Nasab an Lur qabanin ban ahay Dadnimo an la helin karin ban ahay🥰👸 Fav song 4ever🎤🎼❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Amazing song 🎵 golden voice 💯💯🎙🎶💯 good luck 👍shaadiyo sharaf Welcome back legendary quality video International 📷🎞🎥🎶💯 Another level song 🎵👌good job keep going musician abdi fataax yare
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@caahomaxed3344
@caahomaxed3344 2 жыл бұрын
Waakuwata❤❤
@mohamedabdimohammed2132
@mohamedabdimohammed2132 Жыл бұрын
Ďcd fćg df zxçf ft fdfy vch hnhh xh cfýf5 ffyvh rf f d v0gx ccdf vdzdddcrxf s sfgjvvg f hv bvg g fffffffffft t rfrßfr cd fft t t fft t ft ft ft fffffffffffffffffft fffffffffft hyt t fft tft ffçt t t h ubh vtff cvh vcy gym y fxf hy had,,d,r
@abdikaniahmed9601
@abdikaniahmed9601 2 жыл бұрын
Barteeda dhigty shadiyo
@bintumohamed5195
@bintumohamed5195 2 жыл бұрын
Waxan hees lama yidhaah Wakhtigay ku haboonayd baad so qadey sister💪
@ahmedhayan8921
@ahmedhayan8921 2 жыл бұрын
Ka bax Shaadiyo Sharaf, The most beautiful girl I ever see.waaba siddaas Shaadiya ha liicin ha laama doodin .libaaxad laydh jiifta wlee.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
❤❤❤shaadiyo sharaf heestada masar ku dhageysanoyaa 🤗
@nastexocarale9648
@nastexocarale9648 2 жыл бұрын
Waxan waa aduuyo dhalalkeeda yu ku sir waa laga tagayaa . Ee rabikaga u labo ma xasuusan tahay malin in lagu dhahaayo kitabkaagi wakan ee aqri allaha akbar. Allow tubta toosan nagu hadeey aamin
@hooyomacaan2855
@hooyomacaan2855 2 жыл бұрын
Tiktokley.. Yuoterley. Fanaarad. Film soon saari. Maadees kudar satay Waxba laga maqankaro. Viva. Team shadiya fanaada ugu fiican. 2022
@cabdiraxman20saloto13
@cabdiraxman20saloto13 2 жыл бұрын
Shadiyo cabdifataax iyo adi inaa isku kiin aragno ban jeclen away
@fardowsahusein8161
@fardowsahusein8161 2 жыл бұрын
Eyyyyyy another level shaadiyo sharaf keep going❤❤❤❤❤
@hamseomarsaid8286
@hamseomarsaid8286 Жыл бұрын
my girls ayaa heestn kaga waashay
@marwoahmedmohammedadan1827
@marwoahmedmohammedadan1827 2 жыл бұрын
Kabaxsatay intaad sheegtay waad thy queen of city
@rosenor2202
@rosenor2202 2 жыл бұрын
Waxaan dhihi karaa heesta sanadka 💕 Qofaan lahasho ciilin ban ahay Tan lugooyo rebeyn baan ahay Nolol an la ciifeyn Baan ahoo Gobonimo liixad weyn Baan ahay Laab qaaliyo xalan baan ahay Lillaahida hungoobeyn Baan ahay Libinta an istaageyn Baan ahoo 2boqol kalsooniya Baan ahay 😘❣🥰👸💞💖❤👸👸👸 Heestaan gabdhaha qalbigooda si weyn bee u dagtay ❤💞 Thanks 👸 Shaadiya laba Goorba tii wacan Baa tahay sharafta hawada la leyso baa tahay Qaanso roobed la gaareyn Baa tahay🥰✅
@abdellahaji6575
@abdellahaji6575 Жыл бұрын
Don't know why but I'm just obsessed with this song!
@nasteexoadanmssdegan9628
@nasteexoadanmssdegan9628 Жыл бұрын
Vc
@hudahappy181
@hudahappy181 Жыл бұрын
Naag asharaafa unbaa sameen karta sidaan👸🏼💃👏🥰
@xuseenmuhidin5809
@xuseenmuhidin5809 2 жыл бұрын
Boqorada fanka iyo codka maano qaacey💯♥️ shaadiyo sharaf♥️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please wlky
@mohamedabdiqeerofficial2005
@mohamedabdiqeerofficial2005 2 жыл бұрын
Fantastic family......#Abdifatah yare super beats❤️
@fartunjamac3170
@fartunjamac3170 Жыл бұрын
Mashaalaah habaryar mcn rfer abtigay inaa that ogaaday shalay
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 жыл бұрын
1m coming ✍️✍️
@Anne66898
@Anne66898 2 жыл бұрын
Nice voice my queen shaadiyo 💎 Libis igu dishey mashallh top weeyan hees kan week 1m view dawandonta hubaal ❤️🥰👏👏👏👏👏👏💃
@Officialfariinmedia
@Officialfariinmedia Жыл бұрын
after qarxis heestan ya dhageeste like😂😂
@farxiyohodan4201
@farxiyohodan4201 Жыл бұрын
Waaw shadiyo Wan kaahelaa
@farxiyohodan4201
@farxiyohodan4201 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@aliibrahim1012
@aliibrahim1012 Жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaya 2023❤😊
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Waaaaw keep going shaadiyo sharaf ❤
@layloahmed3379
@layloahmed3379 2 жыл бұрын
3week 1.1M Views woow shaadiyo keep going sister
@cabaasahmed7580
@cabaasahmed7580 Жыл бұрын
Masha alaah walasheey sh saraf wanku wataa
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 2 жыл бұрын
Ala amaan jecliya more than 10 times dhagaystay ani isku maleeya 😍😂😂😂😂😂😂😂
@faadmaxabiibtii1237
@faadmaxabiibtii1237 2 жыл бұрын
Wwwww 😱 waxn hees waaa dhafeyn magaca ubxi yaqy keep going sister ❤🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
This is insane HATS OFF i have the most ULTIMATE respect for you sister proud of you haataf well done SHAADIYO SHARAF 💛🙏🏿
@marwaaxamdey33
@marwaaxamdey33 Жыл бұрын
P
@inaxajiwarsame8012
@inaxajiwarsame8012 Жыл бұрын
Shaadiyo 🙌🤌👌
@fartuunali9693
@fartuunali9693 Жыл бұрын
@@marwaaxamdey33 o-42
@wardoqurux762
@wardoqurux762 Жыл бұрын
@@marwaaxamdey33 9r9r9gtrrtri
@wardoqurux762
@wardoqurux762 Жыл бұрын
@@marwaaxamdey33 wwww
@mohamudahmed336
@mohamudahmed336 2 жыл бұрын
Woooooooow hees ma dhih karo Hore u soco walshy qali #shaadiyo_sharaf❤️👑
@jamiilaaxmed8551
@jamiilaaxmed8551 2 жыл бұрын
Shadiyo alle ay kusoyy sharaftas alle cimri dheer alle hakusiyo adiga iyo familkag in adertey
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 жыл бұрын
Song is good music another level shaadiya lengal alweys❤❤❤❤❤❤
@ayaalemohamed7217
@ayaalemohamed7217 2 жыл бұрын
THIS SONG IS CRASY SHADIYA ❤😢😍🥰
@pharihaabdi3772
@pharihaabdi3772 2 жыл бұрын
Gobanimo shadiyo u daaya♥️😹
@mohameddeck1256
@mohameddeck1256 2 жыл бұрын
wlle hees mcn iyo vedio mcn aya mesha kadhacay qof lugo lumy wlle wthy guleyso wllshy ❤❤🎉
@ayaanlewadani1424
@ayaanlewadani1424 2 жыл бұрын
inta dawaneysa hada ka dib #like igu dharbax 👍
@anhaarabdi6931
@anhaarabdi6931 2 жыл бұрын
Shaadiyoy so dhaqso wllley
@farxaanshiliwcabdi1233
@farxaanshiliwcabdi1233 2 жыл бұрын
Waa tahy wx walbo my dhigeyga ilxun kuma arakto kip going
@zakintd9039
@zakintd9039 2 жыл бұрын
Shadiyo runtii wn ku tagera horoy u soco apaaayo
@FaadumoDaahir-ln1nj
@FaadumoDaahir-ln1nj Жыл бұрын
Inta Iga Dambayso Oo Dhagaysan Doonaann Waan Salaamayaaa💞
@zumayaaxmed813
@zumayaaxmed813 2 жыл бұрын
Ayyy marwada my Queen👸
@rahmaawil6417
@rahmaawil6417 2 жыл бұрын
Wow 🤩 cod 🎤👂❤️
@durdurmediagroup1790
@durdurmediagroup1790 2 жыл бұрын
keep up marwa shadiya
@umauma1299
@umauma1299 2 жыл бұрын
Catoosha zime hees zoo qade👏👏
@abdikarindahir4869
@abdikarindahir4869 2 жыл бұрын
Shaadiyo cod iyo Qurux 🥰🥰mash allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@zakariahassan4655
@zakariahassan4655 Жыл бұрын
Wooow..uko form plus shaadiyoo..
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 жыл бұрын
ANIIGA MA GAA CEEYGU WAA SAHAL ABDI. CIYAAR .TOOYII . KU.NOOL WADAN KEEYGAA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. GAR AHAAN CASIMAADA DALKEEYGA. WAA.JAMHUUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥
@nimcosal2359
@nimcosal2359 2 жыл бұрын
Wlhi shaadiya sharaf qalbiga ka jecelhy wll hargeysa hadanan joogin shaadiya showgeeda malin ayan ka qayb geli lahaa shaadiya waxan ka codsanaya inay hargeysa marun timado
@zuldanaden2838
@zuldanaden2838 2 жыл бұрын
You are worth more than what you said Go ahead Zhaadiya zharaf🌍💯
@MawliidIbraahin-ky9qm
@MawliidIbraahin-ky9qm Жыл бұрын
Hjgfgj
@AliOsman-e4m
@AliOsman-e4m 14 күн бұрын
Quruxlay xabada wan ka haya❤
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 жыл бұрын
Saddex hoosood oo mucjiso ah sanadkan 2022. Gabdhahan waa dareen hadleen.! Hodan Abdirahmaan. "Laandheeranimo ii daa". Shaadiyo Sharaf. "Libaax leerta jiifaan ahay". Malyuun Maanka. "Fartaan doonaan qoraa, Fikradda laylama lahoo, waxaan doonaan falaa". Esh qiyaazek heesahaahaan iyo abwaaniinta sameeyay ee kala ah. Orahe, Iidoor, iyo Gorgor.
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 2 жыл бұрын
Iidoor.. heesta hodan abdirahman iyo ta shaadiya asaga wada sameeyay hadanan qaldaneyn wa legend
@zamzamabdirizak7159
@zamzamabdirizak7159 2 жыл бұрын
www amazing voice 😍❤
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 2 жыл бұрын
Cod kaaga iyo style kaagu waa heer sare 100%...lkn ina adeer jiimka aadoo jimicso cayilku ma fcna oo cudur badan baa kuugu soo gaban kara...talo walaal....keep going and i wish you the best🤘
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 2 жыл бұрын
🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽qofka kaliya ka naxey ba tahey waan u baqey walahi
@nunaiupdeaq3045
@nunaiupdeaq3045 2 жыл бұрын
Shaadiya Zharaf Runtii Waa Zharaf Hada Lalayza
@abdirizakadannur6143
@abdirizakadannur6143 2 жыл бұрын
Abooow hit wlhia another level weeyeh my bro cabdiftx yare waa nawaashey Sannad kahor ban daawanayey vedio ay soo galiyen isaga iyo shaadiyo oo uu san sificn u aqoon music maantana waa kanaa keep up bro🎊💝💯
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 2 жыл бұрын
Wa xasuusta muqaalkas wliba heeso ay qaadayen manta waka odayga waxa holaca tumaaya wu dadaalay
@abdirizakadannur6143
@abdirizakadannur6143 2 жыл бұрын
@@khaalidjr2691 yeah
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 2 жыл бұрын
Shadiyo sharaf my favourite Amazing song🥰🥰🥰🥰
@sahra361
@sahra361 2 жыл бұрын
Another level keep going shaadia sharaf waa sugi la'aa heestan libaax layrta jiifta baan ahay woow!😍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey