No video

SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE OO NAJIIB XAASKIISA CASRIYO ROMANTIC AH KAGA YAABSATAY & QARAAXO

  Рет қаралды 36,533

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

3 жыл бұрын

SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE OO NAJIIB XAASKIISA CASRIYO ROMANTIC AH KAGA YAABSATAY & QARAAXO

Пікірлер: 186
@calankatv24
@calankatv24 3 жыл бұрын
Waaw masha allah sxbke najiib iyo dumashi deyda mahad sanidiin sidaat noo sharaf teen alla haidin sharfo 1.iyo.kunjeer mahad sanidiin❤❤❤
@leila14jimale28
@leila14jimale28 3 жыл бұрын
Besaani asaxbta adiga ayaa ugu ilbaxsan saan jeclahay qof u mahad celiyo qofka u dhibtooda 😘😘😘😘
@mohamedosmanjama8734
@mohamedosmanjama8734 3 жыл бұрын
Beezani nin yahow maxaa captain baara uga soo dhuumateen
@soriyaali3273
@soriyaali3273 3 жыл бұрын
Beeysaani maskiin ahaa jertay hada afka furaty kkk wlhi waa qoslay
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 3 жыл бұрын
Masha allaah beezaani waa qof yaqaano abaal marinta dadka lkn kuwi kale in maqaayad looga keena badar ka ucuneen kadibna iskaga tageen. Gabar wlashin intaa aragteen idin sameeyse mana aragtaan subxanallaah waxad dhageysan keliya Najib kalibtisi wakasobaxey qofkaan dadka umahadcelin alle uma mahadcelin.
@halimoali4899
@halimoali4899 3 жыл бұрын
Najiib ayaa ugu casuumada ficaaan inta arkayay maaan sh alaaah xaskaga ilaaahay gacanta howbarakeyo
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo halima#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@leila14jimale28
@leila14jimale28 3 жыл бұрын
Najiib masha alah abowe lakin asaxabtada bar In cuntada laga mahadceliyo qofka soo dhibtodayna thanks la dhahaa beezani ayaa ugu ilbaxsan dadka mahadsanid besani 🥰😍🤩😘
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Walaal dadka iyaga wada joogo weyna u mahad celiyeen ee caadi iska dhig adiga meel un baa ka daawanaysa inta aad muuqaalka ka aragtay in ka badan bey wada joogeen oo waqti oo aan inaga arkin
@suadsaeed3233
@suadsaeed3233 3 жыл бұрын
Maanshaa Allaah xaaska Allaah barakeeyo Najib, waa Gabdh fariida ee ilaali Allaah ha idin xafido. From Hargeysa
@munalifestyle6248
@munalifestyle6248 3 жыл бұрын
Najiibow xaskga gacmo dahb wey k bxsty iguna slaaam😘
@quruxoday533
@quruxoday533 3 жыл бұрын
Najiib xaas qiimo leh ayaa kugu dhacday maasha Allah allah ha idin xafido amiin aad ayaan u salaamayaa gabadha casuumadan noocan ah samaysay gacantaada Allah ha kuu barakeeyo
@luulnuur1596
@luulnuur1596 3 жыл бұрын
Wllshy sucaad qurux ilahey gacmaha haku barakeyo queen m.a m.a m.a owlaad baariya o barakooba rabbi ha idinku dheeqo simran yariseyne ilahey ha idin xafido❤️❤️💋❤️❤️❤️💕
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo luul#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@luulnuur1596
@luulnuur1596 3 жыл бұрын
Waku saray cdy
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
@@luulnuur1596 mahadsanid abyo mcnto
@leila14jimale28
@leila14jimale28 3 жыл бұрын
Masha alah najib cuno aad u quruxbadan ayad sameysay alle haku barakeyo qoyskaga iyo hoygada suruxda badan wanku taageernaa from hiirshabelle 🥰😍
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo leila#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@zamzammohamed2896
@zamzammohamed2896 3 жыл бұрын
Najiib muudeey igu salaam wiil fcn waye mashallah
@AliAhmed-de3qs
@AliAhmed-de3qs 3 жыл бұрын
. Mashallah. Najiib alaha ku ziyaadiyo zxp. Horay u soco
@ayaanbashiir9367
@ayaanbashiir9367 3 жыл бұрын
Www masha Allah nasra abtidon mey walaalo yihin najib xaskisaa
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo ayaan#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@yasminmohamud9319
@yasminmohamud9319 3 жыл бұрын
Mudaay is cute and funny 🥰 Masha’Allah
@lizacadey7721
@lizacadey7721 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay alabta nasra abtidon dalabki hada yimid
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 3 жыл бұрын
Alaabta lacagteeda kala baxdey Nasro uleedhy
@lizacadey7721
@lizacadey7721 3 жыл бұрын
@@rahmoruun2641 lacag la'aan waaye yaa ku yiri hee
@aishaluul8429
@aishaluul8429 3 жыл бұрын
@@rahmoruun2641 waxay ka wada way so gadatay
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
nasro mehee way yalan allabta suuqa weyn ee bakaro maxa ka qaldan mideda kale adiga hada il baxay aan umalena meshaa wa caasimad wax walbo qurxuun ayana yaalo lkn qofba iyo tabartiisa hadii adan rer muqdisho eheen dee sas iska ogow hadii aad thyna dee wad qaldan thy allabta suuqa ayey tala bakaaro xamar weyne suuq bacaad suuqa weyn suuqyada ugu wawen magalada mesha allabta way camiran thy hadii aad ka tiin lugta uga xiran thyna mashegin oo bananka lagu diiday nasro intaysan bilabin suuqyadey ka adegan jirtay ayaa magalada yaalo lkn naag walbo yutubr furatayna dukan ayey furatay waxayna kala mid thy dumarka somaliyeed ee yutuberka ah ee magalada waa magalo dhinacna dhiban dhinacna dunida la tartanta mahadana illah ayaa is kaleh
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 3 жыл бұрын
Naima Abdiraxmaan saxiiix
@xabadkeysed9998
@xabadkeysed9998 3 жыл бұрын
Masha sxb najiib waan ku ayeed sanahay madama aad reer kaga soo duubin coz kuwa KZbin ka qalad ka fahmay oo xaasaskooda soo duuwa ayaa jiro noolow bro
@iqlaasibraahimismaciil4398
@iqlaasibraahimismaciil4398 3 жыл бұрын
Masha allh weka baxsatay xaskaayga allha u xafido gacanteda
@ismahanmohamed920
@ismahanmohamed920 3 жыл бұрын
Muudey maskiin wlhi wuu dulqaad badanyaa Masha Allah
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo ismahan#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 3 жыл бұрын
Mudey inu lipax yahy waxad kudaremee halkamar uu hadlo qofku uu galayo xitaa wuu qoslayaa😂😂😂
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Keep Going
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 3 жыл бұрын
Najib masayrka nagadaa hanugudirin shaadiyee
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 3 жыл бұрын
Najib qarash martiqaadka waanaga dhalaalisay seemuuqal notusaysay kaftan
@kun-kamadun4809
@kun-kamadun4809 3 жыл бұрын
Mashalah Desing guriga iyo cuntada caadi maaha 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mirremokhtar7331
@mirremokhtar7331 3 жыл бұрын
full Respect My bro najib Aaden najiib
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
Xaafadaa inaan marti u soo noqdo waaye markaa somalia imaado. Masha allah ayaa ku leeyahay najiib saaxiib
@zafaanahaji6015
@zafaanahaji6015 3 жыл бұрын
Horta muudey maxaa uwada werertaan bisinka illahow dulqaadka muudey cml nooyeel🙏❤
@nasteexonalka2779
@nasteexonalka2779 3 жыл бұрын
hhhh my asiga dadka ka jafo
@abaasyuusuf2236
@abaasyuusuf2236 3 жыл бұрын
Alabti nasra abtidoon waliba dalabki hada waa kala kicisay najiib
@malyuncali9222
@malyuncali9222 3 жыл бұрын
masha allah wallkey najiib adi iyo xaaskaga allah hanii barakeeyo
@nimcoibraahim3136
@nimcoibraahim3136 3 жыл бұрын
Www mashaalaah najiib ilbax iga dheh nasro abtidoon afareheeda ayaa ujeedaa
@maxamadxersi3467
@maxamadxersi3467 3 жыл бұрын
Najiib adan najiib mahadsanid sxb
@yasminmohamud9319
@yasminmohamud9319 3 жыл бұрын
We need more video of Mudaay in it please najiib
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman 3 жыл бұрын
hhhhh Se cml hee Muudey Falastiin ayuu ka dhamaan la yaheee waxaaas ayaaa ka helitaan la dhahaaaa Quruxda waxey ugu soo jeeda Gobolka ugu Gbdha Qurxoon Hiiraaan ❣❣ Mudey warka Cadeyso Epow 😂😂🤪
@deqafarah489
@deqafarah489 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@najmomuuse535
@najmomuuse535 3 жыл бұрын
Hhhh haa wlhi naga so doono dheh
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman 3 жыл бұрын
@@najmomuuse535 sow maaaha hhh😂
@looriinaqalbiaadan5622
@looriinaqalbiaadan5622 3 жыл бұрын
Muudey asba hiiraan leewaa is daji
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman 3 жыл бұрын
@@looriinaqalbiaadan5622 cadey tartiibta waan oghy in uu yhy wiiil reer hiiraan ah lkn waa iska qaraaaxeysi
@abdifitahtakra2560
@abdifitahtakra2560 3 жыл бұрын
Beezaani caadi ma ahan bismilah cunow iyo gacan taag uu ku jraa inta ila aragta like ha ila dhafin
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
Najiibo wlhi kuwaan waakucerteeyeen cunaayo cali muusayaalka lkn xaaskaaga natusnoh plz
@ifrahdagane4831
@ifrahdagane4831 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 жыл бұрын
Tiktok ka so arag
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
Sorry aniga tiktok mahaysto mana rabo in aan sameesto waqtidhumeskiisa.
@zeynabahmed8946
@zeynabahmed8946 3 жыл бұрын
@@qalbilove2448 tiktok ka maxa ugu qoray abayo
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
First One Barbaarinta Xaqayga I Sii Ok
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 3 жыл бұрын
Naag iyo badh m.a❤
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Masha aallah guru qurux badan najib my duma♥️♥️💯👑🥀 shadiiyadeena canshaqa 😂😂😂🥀♥️🙏🏾💯
@heegannewsproduction179
@heegannewsproduction179 3 жыл бұрын
Walal qofwalba hamiga uu leyahey alaha u rumeyo waxa uu jeceshahay alaha u sakhiro wll fadlan subscribe igu caawi Hal subscribe oo aad isaarto waxba kama dhibto aniga wax ayey itarta ee ifka ayaa walal lagu yahey oo wax leysgugu taraa
@haliimosacdiyo8263
@haliimosacdiyo8263 3 жыл бұрын
Gabadha siijeda baahida haysa badana shadiyo miiska in wax uga dhex dhumeena mooda ragaba xishonoya bismillaah ar camero da markay ini hayso reer xamaroow is uruursha hhhhh wa wada xassan top wlhy bismilaah
@mohamedhaji943
@mohamedhaji943 3 жыл бұрын
Qoralkan waqti wu kaga baxay wax macna ahna kuma fadhiyo😁😂
@najmajamal4447
@najmajamal4447 3 жыл бұрын
@@mohamedhaji943 xaqiq
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 3 жыл бұрын
War waaa run gabadha sii jjeedaahi waa yara reermagaaloos yyacni ilama aragti foga
@AbaayFaay
@AbaayFaay 3 жыл бұрын
masha Allah najiib I
@hamdishpiepe4400
@hamdishpiepe4400 3 жыл бұрын
Askarta calosha wa idin salame😍. Qaraxo kuwan mudeeyo wa dhibato socoto😂😂
@caashocuud6959
@caashocuud6959 3 жыл бұрын
Ala falastiin ballo ku casuntay maxay tahay qaadada ay ku celcelinayso cuntada naaka dhamow saxanka oo si sharaf leh uguro waxan cml wanka ashashaa aniga
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
Shaadiyo usheek waa fanaanad oo atariisho eh cuntada iska yareey dhe
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo ifrah#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@farxiyoxasan78
@farxiyoxasan78 3 жыл бұрын
Masha allh
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 3 жыл бұрын
Mashaa allah martiqaadkii abdiwaaye kan aa ugushidaan mashaa allah dumashi gacantada illaah Haku barakeeyo asxbta isoobooqda plz fariin iireeb sidaan kusoobooqdee
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 3 жыл бұрын
Asc asxabta iso boqda plz subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏
@munaqueen8751
@munaqueen8751 3 жыл бұрын
Mshallah najiip guri shidan casumad shidan dhisnada oo dhaqma adi qos kaaga ❤❤💥
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman 3 жыл бұрын
Yaa Salaam Asxaaab ay sharf io ciso ka dhaxeyso Wadajira Walikiiin 😘🙏
@naimaafgub4090
@naimaafgub4090 3 жыл бұрын
Team isku xiran ba tihiin alla ha idin xafido ♥️♥️♥️
@luulsabri4081
@luulsabri4081 3 жыл бұрын
Masha Allah
@umuhalla1863
@umuhalla1863 3 жыл бұрын
Ilaa iyo casariyo kala kacsan waaw xaaska najiib ii geeya🤣🤣 Lknse najiib - lagu geliyay🤣🤣🤣masha allah ilaahey ha idin barakeeyo
@sactuushcilmi8158
@sactuushcilmi8158 3 жыл бұрын
M.a ilh gacanda ha ubrakeyo cuno mcn usmeysay m.a
@laki1boy167
@laki1boy167 3 жыл бұрын
Cabifitaah sxbow adi iyo shaadiya gabadha falastiin ah u gar gaara wey nefsan ladahay gadaashada aye ku rafanosaa najiib aalohestaa
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 жыл бұрын
Msha alh apwe alh idn xfido apwe
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 жыл бұрын
Dumashidey wlhi qosolkey Ka dhameyeen team shadiiya kkkkkk 😅
@yasiraliahmed8590
@yasiraliahmed8590 3 жыл бұрын
masha Allah Alow ilkuneceb ka ilali wll qali
@degmomaxamad5169
@degmomaxamad5169 3 жыл бұрын
Masha Allah waxan salamya gabadha kaso shaqaysay casumada quruxda badan
@maryanmaxamed1317
@maryanmaxamed1317 3 жыл бұрын
Masha alah walhi cadi maha casumada alha idndaweyo laki aniga iscaten aan kujira lakin waxa icunay beysani
@xamzemaxamednuur1800
@xamzemaxamednuur1800 3 жыл бұрын
Allaha idin Daaweyo dhmmntiin 🥰🇸🇴💚
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 жыл бұрын
Abdi fitax iyo shadiyo makacayan ayaka miiska lee laqadi kara mahee😄🤣😜
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo qalbi love#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@abdiaziznorali8217
@abdiaziznorali8217 3 жыл бұрын
Hhhhhhh ma ila araktay
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 жыл бұрын
@@nafisaabdulkadir5902 ok wa sry
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
@@qalbilove2448 mcnto mahadsanid
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 3 жыл бұрын
Beesani lee maxaa u weerartaan.kadaaya cayarta.wuu samir badanyahay.wlh miskiin.
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 3 жыл бұрын
Waaw masha allh casuumad lagam sheegan karo inaba caadi maah qoska najiib ale ayni sharfo wlky Najiib Beautfull Bro ♥️🌹🙏
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 3 жыл бұрын
Aad iyo aad casuumad sharaf leh
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 3 жыл бұрын
Shaadiyo hadal dee maanta dhan cunowlee ragii saa wax uma cunooyaane xumaana maahe ee saa iska badal taagera ku ahee 🙄
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Asc abyo fatima#subscribe igu caawi hadey farinteyda kuso gaarto ilah qeyr badan ha ku siyo iyo waxa jeceshahy mcnto
@abdiaziznorali8217
@abdiaziznorali8217 3 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwww najb iyo xaskisa ama malin naiso martiya masha alh
@xamzemaxamednuur1800
@xamzemaxamednuur1800 3 жыл бұрын
C.fitaax caadi maahan wllhi kulahaa : Mudey Dadkii horena wa u egtahy dadkanna waa u egtahay mxa wye Khoor silig yoow ; 😂😂😂😂💚💚💚💚
@hanimuqtaar602
@hanimuqtaar602 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin ha xafido ❤❤
@ayaanahmed9197
@ayaanahmed9197 3 жыл бұрын
Mnshllh cafimad igu cuna my family 😅lkn cabdi fatax waxbo macunayo lkn ay shaaadiyo wax noool malahan😆
@raadraacmedia7721
@raadraacmedia7721 3 жыл бұрын
Dhman umada somaliyed waxan dar illahay idiinka codsanayaa inaad 1k subcribe igu cawisaan please 🙏🙏😢😢
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 3 жыл бұрын
Masha allah waxaan umaleyay sacudiga najiib gurigaga masha allah isha baxarka cuntada nadaamka waxa dhan
@samiraali9808
@samiraali9808 3 жыл бұрын
Shaadiyo caawo hadal maleh wllhi cunoow lee
@xabadkeysed9998
@xabadkeysed9998 3 жыл бұрын
Wallahi naag wax wee cunee falastiin caadi ma ahaan masha wax cunoow waxaa ku xigtay shaadiyo wiilo na ma yareeysato waraa dumar ayaa tihiin xishooda markaad wax cuneeysaan gandhow
@yasminyusuf8610
@yasminyusuf8610 3 жыл бұрын
Keep going pr
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Najiib decoration nagu dishay gurigaaga wu diyaarsanyhy m.a
@abuamal7991
@abuamal7991 3 жыл бұрын
Muudeey wlh mucjiso wyaya 😂😂
@user-mo3pl9tb4r
@user-mo3pl9tb4r 3 жыл бұрын
Mudey shadiyo ka adk asi😂😂😂mrkey lawoda isku imadan wlh cilipka cajis dhan malah🤩🥰
@abdirahmaanabduqadir6467
@abdirahmaanabduqadir6467 3 жыл бұрын
Shadiyo ku arag hawaar waaye wlhi
@farxiyaisse4553
@farxiyaisse4553 3 жыл бұрын
Najiib naaag nool o rermagaal wale wa qabta
@hidaayanalka2965
@hidaayanalka2965 3 жыл бұрын
www m.a Marti qaad sharaf najiib io dumashi sucad Alle haidin dhowro
@caatikashuceyb2364
@caatikashuceyb2364 3 жыл бұрын
Bezaani maxaa kaqaldan UF haduu xanaaq bdnyahay magaca Bezaani ha iskabedelo Joqorayga😂😂😂🤣🤣🤣
@BirimoNaqlan
@BirimoNaqlan 3 жыл бұрын
Mudey iyo beyzani ha la dayo wayo intey wax cunaya kabadan ayad cuntan
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 3 жыл бұрын
Muudey iyo shaadiyo😂😂😂😂
@artenmunachannal7304
@artenmunachannal7304 3 жыл бұрын
Falastin reer badiyeysanaa war karido cunada qadada ku cal calinayso maxay tahay uf
@amransalat3567
@amransalat3567 3 жыл бұрын
Falastiin macmacaanka aad ku dhex cuneso saxankii lagu sameeyay waa qalad weel yar saaro reer baadiye🤣
@hamdaali6167
@hamdaali6167 3 жыл бұрын
Muuday gar iyo gardarba waa wada naaa dulqaad baa ku dhamaady
@cruisecusmanciise2818
@cruisecusmanciise2818 3 жыл бұрын
Shaadiyo cunow lee ku jirtaa naa bis iska dhex ee hadal hadal.kaga aya rabnaa
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
Dahabo. Cuntada waxaa loo suubiyay in la cuno.. Qof dhan isku mashquulisay iney cunto macaan kariso oo hadana si fiican loogu cunin waa marti xun
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Shadiya adi waxba maka taqanid malinta macsumadka hotel kaad aadaa
@faniabdi7401
@faniabdi7401 3 жыл бұрын
Wllhy sax gbr waa cuno karin
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
@@faniabdi7401 Haa inaad guriga wax ku macsun to weye manta melkasta cunada lagu bartaa KZbin meel kasta waay taal
@nagaadqalbi8451
@nagaadqalbi8451 3 жыл бұрын
Beesani ma ahan wax kale waxba lama juugan xaska najiib in ay uu mahadceliyaan ayey ahyeen
@mohaniahassanbarre4006
@mohaniahassanbarre4006 3 жыл бұрын
Modey janis uu ku hadlo siyaa
@salmocabdulahi239
@salmocabdulahi239 3 жыл бұрын
Aaway baab jeej
@ifrahcali2190
@ifrahcali2190 3 жыл бұрын
Mashlh asxpta codwgina hajabo❣♥️💋🤣😂😂
@saarayusuf985
@saarayusuf985 3 жыл бұрын
Wiilshu waxbah ma cunayan gabdhihii ba wixi dhamystaye🤣🤣🤣🤣
@queeniqra6807
@queeniqra6807 3 жыл бұрын
Allah ku wanaa waa qoslay wlh😂😂😂😂
@musab9621
@musab9621 3 жыл бұрын
War cunow Lee maad tageysiin Lee sableyaal maadtiihin🤔🤔
@saabrinadan9932
@saabrinadan9932 3 жыл бұрын
Beezaani gar io gardaro wAA kuwataa
@mrsaloolofficial8685
@mrsaloolofficial8685 3 жыл бұрын
Mudey inaa iska jaftiin miyaad kahesheen asaxabey tiihorane waan ogaye
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 3 жыл бұрын
Mashaa allah casumata caadi eehen ruunti waa ka dhacadi quruxa ilahe aa nii zayadiyo furaxadin ruunti nawad ku cuna guulesta ruunti kkkkkkkkkkkk
@superlula2674
@superlula2674 3 жыл бұрын
Maashaa allaah naag nool a qabtaa markas
@hamdicawil7919
@hamdicawil7919 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk qsly dad jaclhy tihin
@luulhajji6614
@luulhajji6614 3 жыл бұрын
Shaadiyo sidii cunto leelaguga czumawyo amaa cayilakiciwaasaa
@mohaahmed8949
@mohaahmed8949 3 жыл бұрын
MuudeY VZ FalastiiN Game😉
@qasimabdi1016
@qasimabdi1016 3 жыл бұрын
Anik muudey oo lajafyo ishek leeh wllhi qosolk ikadhamaday🤣🤣🤣🤣
@qamarabuukarmaxamedqaali7198
@qamarabuukarmaxamedqaali7198 3 жыл бұрын
Muudey ka xishooda
@rakiaahmed4124
@rakiaahmed4124 3 жыл бұрын
Kaa falastiin amanayaa ma sakariye sakaraad baa 🤣🤣🤣🤣🤣
@deqafarah489
@deqafarah489 3 жыл бұрын
Hhhjjj mya zakariye sakarad to waye
@luulabuukarmaxamed6060
@luulabuukarmaxamed6060 3 жыл бұрын
Bas naga dhaha hee fanka badn adunyo wat shaqesateenee aqirana shaqesta hee faan banidinaa guriga xita malasoduba dadna mahestaa hal jori xita itaqulah
@deqafarah489
@deqafarah489 3 жыл бұрын
Hhhhh
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 16 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 39 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 26 МЛН
Daaci Saalax iyo Hinda wacan dood adag
9:15
Somali Cadaala
Рет қаралды 2 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 275 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН