Alle Amarkii Gabadhaaan wan iskajeclahay❤😊😊😊walashay guulayso samiiira❤❤❤❤❤😊
@habibabishar-ic6zbАй бұрын
Wlhi sidhokle❤❤❤❤❤
@AminoAbdirahman-s7iАй бұрын
Xaqiqa waxan gabar miyaa
@CaashoCaashocaliАй бұрын
Wlhi rer hargaysa waa dad wacan m.a ❤
@Abdirahman-1020Ай бұрын
Reer Somaliland walaahi waa gob Hargeisa waligaa ku qaloon maysid cidaad doonto ahaw waa dad nasaba guulaysta Ree Somaliland
@KhadraAbdi-hz1kiАй бұрын
legend
@Cajabocudoon1Ай бұрын
Xaqiiqa😇🥰garanya grnya
@NasliPilleАй бұрын
Hadii aad adigu wanaagsan tahay ama aadan la kulmin dadkun way fiican tahay lkn ogow wadankastaa waxaa jooga dad xun ama qaraabo ama dadka caadigaa lkn sidaa ula soco 100% dadku ma wada fiicna😊
@HOODOfaaraxFaaraxjamacАй бұрын
Adiga mudan wllo
@hodanibrahin1569Ай бұрын
@@NasliPille😅😅😅😅😅 Adeer waa Dad wanaagsan intaasi haku Deeqdo😮
@mumtazmohamed6923Ай бұрын
Omg I love this woman 😂🥰❤️ such a sweetheart allahuma barek 🫶🏼
@warsan11Ай бұрын
Wallaahi gabadhani waa lejemad sida ay jawaabaha u gaabsanayso ayaan ka helay 10 jeer buu rabey inuu dhiiqo lugaha u geliyo se way iska fahantay naag adag
@FarhiaW-fn2wiАй бұрын
Gabadhaan Nolol Qurux badan Alla hasiiyo
@somalisomalidhalay3609Ай бұрын
Wariyaha wlhi waa nasab cod kar ah garoowe baan kaa soo salaami
@FartuunMohammednourАй бұрын
Cinwanka Kama helin Ani Suaal ahaan inaa kadhigtaan bey eheyd Waligaa malagu jeclaade cml Ileen waligey lima jeclaan kumadhihin 🤟
@mamahooyo9379Ай бұрын
Mashallah codkeeda wax loo dhigo jirin🥰wlasheen samiira inaad magaceeda ugu yeerto ka wacnayd shabeelka aad la daba gashay
@NastehoNalka-dt7hhАй бұрын
Haa sax
@AbdiCaziz-y6pАй бұрын
😂😂@@NastehoNalka-dt7hh
@Hafsa_DeyrАй бұрын
Samiira waa Qof Degannn M.allah 🫶❤️💋Ku soo Dhawoowna Hargeisa ❤️
@faraxcali1236Ай бұрын
Hargaysa majooga
@abdirhmandollarvlogsАй бұрын
Samiira wa legemad inima kala garanyeeee guulaysta 😂🫡🫡
@nastedave9842Ай бұрын
That shit was funny 🤣🤣🤣🤣 qosolaa I dilay
@huthaahmet2356Ай бұрын
😂
@hoodoabdilahi9448Ай бұрын
Kan wariyaha isku sheegaya ciil baa iga haya samiiray wan ku salaamay.