“Shacabka Caasimada SSC-Khaatumo Ee Laascanod ayaa Si adag uga hadlay Wada-Hadalda isaaq Wadaan’
Пікірлер: 31
@farhiyahassan364815 күн бұрын
Manshallah fariid wiil wax garad ah reer SSC Khaatumo iga dheh Alxamfullilah ilaahay ha idin cafido guulaysta bi’idnilahi kariim aamiin aamiin aamiin aamiin ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@ruqiyoese119315 күн бұрын
Maan sha allaah baaraka guulaysta allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa cadawgiina ha ku jebiyo ciilna ha u dhintaan aamiin yaa rabi
@saynebboersma663515 күн бұрын
I really can't believe it people trying to be blind or what Reer Harti SSC KH we are standing where we cannot go back there is a blood between us.❤⭐🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐🇸🇱🇸🇱
@C.rashiidAhmed-y4z15 күн бұрын
Guuuuuuul Reeer Lascaaanod Darawiish Insha allah khayr Guuuul Khaatumo
Iyaguna Jamhuuriyadda Somaliland ayuu lahaa, Inagana Reer Laascaanod! Waar ninkaas .mardambe yuusan nagusoo noqon.
@salahthefruad917415 күн бұрын
Maadha Allaah. Laascaanood qurux badan oo ka raysatay qudhunkiii iyo uqdaddii ku habsatay ee Reer Burco ama Hargisa..kkkkkk Wanaag iyo shacni ayaaa ka muuqda. Guulaysta.
@firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын
War heedhe horgal garaad kulmiye soo kan afka kadhowray maamulka ssc maaha oo weliba jeejes jees kudaray ee see uso dhoweysatan oo dhex dhexaad loogu sheega
@ummuisra672115 күн бұрын
Yaa raba iiddoor nama soo ag maraan maar baa naga dhaxaysa
Wadahadal wuxuu ku xidhan yahay in aan la is sheegan. Isaaq waxay wada aaminsanyihiin wuxuu faysal faaruq ku hadlayey maanta . Intay taa aaminsanyihiin yaan juuq loo odhan.
@Mideye15715 күн бұрын
Darawish ninki meelahas wax ka leef leefa dan kama laha. Wada hadal niman ka masul noqon kara ma aha shatafti ba ka dhacday nimankas Absame. Kan Hawiye ee idoor leflefayey xagu Absame ka soo galay. Garadk Kulmiye waa inu reer SSC raali gelin siiyo
@firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын
garaad kulmiye kas buu ugu jees jeesay reer ssc ee qiil ha usameynina tuuga horgalka markihoreba khalad baad uso dhoweysateyene
@samuuladsicid882114 күн бұрын
ISIMADA LASOO KIRAYSTAY EE BASAASIINTA AHAA MEESHA LAGU ARKO. CARUURTU HA SHIIDAAN OO KHASHINKA HAKU SHUBAAN DIBNA YAAN LOO ODHAN WAA ISIM
@XiinfiniinXawaareye14 күн бұрын
Dhulbahante nabad waa u sun iyo waabay waayo markaa nabad la qaato iyagaan mid iskaga hadhayn car nabad hasheegaan waa afka baarkii
@HardTalk114 күн бұрын
****Hadda dhaawac baan ahay**** 91 kii bay soo socdaan. Adeer ana kaa ku daalay dhaawac baan ahay iyo faqash baan eryadaye mayska heshiinaa intay goori goor tahay.
@MaxamedAmo-z5q14 күн бұрын
Ayaa idiin raba akhas yaa idin rava juhalo juhulo dhashay kkkkkkk guup guul qaranka soomaaliland ayaa ka mid tihiin somaaliland
@25Aug2315 күн бұрын
Waa yaab!! Waa maxay Wadahadalka maanta ka dhexeeya isaaq iyo dhulbahante? dagaalkiiba ma dhamaane. Aaway ceerigaabo iyo caynaba Mala ilaawey durbaha dagaalkii Goojacadde. Mise waa u hiloobney oo u xiisoonay dilalkii afduubka ee habeenkii walba laascaanood.
@mukhtarwarsameyare379914 күн бұрын
Garaad kulmiye waa dilaal xun yaanu ku zoo noqon degaanka Mar danbe