Shacabka Hargeysa Miyay Soo Dhaweynayn Heesaha Xidigaha Geeska Ayaa Dawladda Ku Dhalilen..?

  Рет қаралды 41,140

Maxamuud Cabdi Dheere

Maxamuud Cabdi Dheere

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Ай бұрын
Masha allah wiilka gabayga teriyaki wa gesigesi dhalay oo waliba aftam ah wiilka ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mikelmikel3119
@mikelmikel3119 Ай бұрын
Abwaan ababe hal keedii buu dhigay waa nin samaroon siciida waliba waxa soo socota heestii xildhibaan abiib
@Abdirahmanus
@Abdirahmanus Ай бұрын
𝐀𝐛𝐭𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐨𝐦𝐢𝐧 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐞 𝐖𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐫𝐨𝐧 𝐀𝐡 𝐊𝐚𝐧𝐚 𝐀𝐡 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐚𝐟𝐢𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐥𝐨
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh Ай бұрын
Codka Dad.wayneha.waasax.macagagtalamaleh❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
1000 jeer baan dhagaystay, Waa hees waaqica sitoosa udhul istaagtay🙏
@cxxaashi4544
@cxxaashi4544 Ай бұрын
Waadawlad siidhacaysa
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
HARGEISA WAXAA KU WADA NOOL SHACAB QARANKA JECEL OO XALAAL AH IYO KUWO QARANKA NECEB OO AH KUWA AANU KA HOR TAAGAN NAHAY IN WAX TALO AH AY HOGAAMIYAAN SI AANAY QARANKA CUNO UGU BEDELAN WAA DAD BAAHI CUNO QABA OO JECEL IN AY CADOWGA KABO QAAD U NOQDAAN WAXAY DOONAYAAN INAY DEKEDA BERBERA DAAROOD KEENAN KA DIBNA AY SHAXAADAAN WAA DAD DULEYSAN OO AAD U NECEB DADKA WADANKAN SOMALILAND KULA NOOL EE WADANKA ISKA LEH
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Waa maxay waxaa aad leedahay waxay rabaan inay daarood shaxaadaan af gunimo ayaad kuhadashee af gobbed ku hadal haday garasho kaatahayna iska aamus.
@flawlessness7
@flawlessness7 Ай бұрын
Harta waa suale siyasada Somaliland ma heesaha karbashka wata
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad Ай бұрын
War waxa hala iman Umad dawakhasan Ayad waraysanaysa
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg Ай бұрын
Waa soualo iyo jawabo laa so diyariyay moucardka aa cadowga cidaanka fartan gaa ranay a warieya iskou shaag
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Cadowgu wa ayo Hargeysa ma cid baa cid ka xigta…Somaliland anaga leh oo dad liita kaftanka naga xidhay…weli ninkii cidanka si xun u mamulay ayaan cidi waxba ka weydiin oo na hortagan général kaan sheegi ma ila fahantay
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Ай бұрын
Ciilqabe ciilqabe dhalay soomaaliland uma baahna markaa nin ciilan oo leh waa markaygii meeshu ma baaskiilbaa ciilqabe down wadani ciilqabe down down 👇
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu Ай бұрын
Canboow muuse shaani Kursiga ma dhaxal buu u helay oo aabihii baa uga dhintay,!!.. Saw isaguba kursiga si sharaf leh looguma wareejin..?.. Muuse kursiga wuu ka degi ama waa laga dejin ama wanaag ama xumaan..
@Dulmar143
@Dulmar143 Ай бұрын
Waxaad is leday reply hel lkn No No
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f Ай бұрын
Somalilan dadka gudaha jogaa muwadinin ma aha badan kodu waa dad cawana oo an waxba ogayn
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl Ай бұрын
Mafanaanbaa haldoora subxaanalaah
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
GUUUUUL guuuuuul awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul XIDIGAHA GEEESKA GEEESKA GUUUUUULGUUUUUUL
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Ай бұрын
Guul S. Land. ❤
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog Ай бұрын
Xidiguhu waa asdaanta qaran ciidankuna waa asdaan qaran ee maxaa loo xidhxidhayaa waa khalad
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Xisbigii qoomuluudka ka ganacsan jirey ee ganacsiga u furtey meesha ay qabsadaaba wey go,aysaa waayo waa daalimiinta diinta ee shaqadaa qadaras kusoo qaatey hana arkina ayey leeyiin
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad Ай бұрын
O qoma ludakad Shegaysid Anagu manu Arage ma mar ayad kamid Ahayad mise Way kaqaraceen Kkkkkkkk😅😅😅
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
@@FarhanFuaad waadiga iskulka dadka laga dhoofiyo marka ay waxas sameeyan ufurtey ilaa gar adag
@ugaaso7971
@ugaaso7971 Ай бұрын
Dad la soo diyaariyey oo kolba mid soo galayo sidaa cod lagu helimaayo
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
JAHILIIN WADANKA MA MUUSE AYAAD U TAQAANIN?? CAYDA CIIDANKA MA SAX BAAD U TAAQANIN?? DAD ROGMANAYAA OO NABADU DHIBTAY BAAD TIHIINE ROGMADA
@fardousaali8771
@fardousaali8771 Ай бұрын
Kkkk sool bari xagee gaysay ????????
@nimaali1932
@nimaali1932 Ай бұрын
Hey we know guys you get money is talk
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Ай бұрын
Waraabahaa ciyaaya waa wadani dih
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Tuug meel la sii taagay 13 November baa la kala bixi iyo cadawga gudahoo cawda loo jare Fanaaaniinta iyo abwaanadu ma maalin hees qudha Ku soo shaac baxayaashan dhuuni raacyadaa. Culimadu ma ictisaamtan dhaxalka agoomaha boobaa. Wadani mayd garaaca xididadaa loo siibayaa insha Allah Kulmiye Iyo Muuse Biixi baa guulaysan
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Sool waxaa waalay cabdirahmaan ciro
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Nasabkii.sherkha..ay.kuciyaartay.iya.doo.badii.iibinaysa.oo.lacag.siisanaysa.ayay.lacgkubixisaa.sacabka..halaiitumo.
@LandonMyra-e6m
@LandonMyra-e6m Ай бұрын
Allen Jose Taylor Karen Harris Maria
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Habaryoonis weeyaan waxaa wax qasaya
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Isagaa la waydiin
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Ай бұрын
Kuwii madax leeyskaga tageey maxaa loogahadli wayeey
@Weliwaqal
@Weliwaqal Ай бұрын
Kwrm habli naaska lagala dhacayay laadka
@MustafeCumar-b6e
@MustafeCumar-b6e Ай бұрын
Caruurihii la laayay maxaad idinkunuga handling waydeen
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
GUUUUUL guuuuuul awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 awdal tatis awdal tatis awdal tatis GUUUUUL GUUUUUL
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Heestu.waa..minalaahi.nudan.inlagu.baraarugo.waayo.warankii.goormuu.noqday.ciidan.beeleedyo.
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 Ай бұрын
Kuwan uu wareesanayo Waa huwantii iyo cadowgii gudaha
@NuraQallib
@NuraQallib Ай бұрын
Reer soomaalilaan oo dhami dhaqaaqee inyar mooyee mawada cadawbaa? Maya intalar ayaakhaldan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Heestu waxay dhibeysaa ninkii boog leh
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Ай бұрын
Muusoow cimridhamaadey ceeb laguma sagootiyo
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Waxan.halayka.qabto.intaan.dadka.xubnahooda.la.iiibin.qudhmiye.buuga.madow.halagu.qoro
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Caaaaaaaaac huwanta xaarmajo ushaqeesa tuuuuug
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Ай бұрын
Caaac caaaac heego inad is qariso oo dirac xidhato ayaay aheed Lakin maa heego ayaa xishod taqan
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Dadka aad wareysatay waa la garanayaa!!. Weriyanimadaadii maantaan nacey!!.
@monaallin6022
@monaallin6022 Ай бұрын
Hoorta ma suuqa huudhaydhlayasha maxa laga waraysta kutafad
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Waar makarafoon ayay noqdeen La adeegsado
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
WAA KUWO CIILAN OO CIIL QABE YAAL AH LAAKIIN MA GELI DOONAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND WAAYO MAAHA DAD LOO AAMINI KARO WEY NECEB YIHIIN CID KASTA OO SOMALILAND DEGAN MARKA LAGA REEBO INTA CIILAN CODKAYAGA AYNU KU DILEYNAA ISKA CAAYA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND WAXAA KA HESHAAN AYAA LEEDIHIIN
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Ай бұрын
Muuse ilaah ayaad u haysataa waayo isaga khaladkiisu kuuma muuqan karayo .kkkk. qabyaaladdu xumaa qofka jilicsan maskaxdiisa wey dabooshaa
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow Ай бұрын
Lakiin muse haw heessnr maxay cidanka u sodareen anigu wan cambarayna
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Kulmiya.bakhti.waa.laeeday.iskadaa.go.doon.iyo.gaabise .maskaxda.ayaa.lagadhintay.dadku.noocnaba.maaha.laakiin.waadad.dulqaadle..dhobastada.dalka.iyo.dadka.iyo.dhaqaalihii.ba.baabiyay..ooqabiil.iyo.qudhu.baanu.kafaa.idnay.dulmi.idhac.boob.bulshada.laboobayo.mooyee.. ..
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Haddii la dhaliilo, Dhiigya-cabkaa, Kuwii la dhamaa, Dhag wada odhan.
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f Ай бұрын
Sol bari ma hoyadin baa leh kuwo ciilan baatihiin ooqaran dumisa isma dhantane idinka iyo kuwa hesay wajigin gubay
@MohamedYussuf-w3e
@MohamedYussuf-w3e Ай бұрын
Stupid camera boqol dollars ayay meelahaa lawareegayaan kawaraysanaya iyo kuwuu warasanayaan waa kooxdi ciro dhareerle
@Dayibmuuse-c3b
@Dayibmuuse-c3b Ай бұрын
Gabay tuug waxbanaqaadimaayaan huwanta gudaha waalayaqaan yaaxabad lacay intuu laay maydkooda kuistaagay ciraa haleeyay mafuulaysaaan codkuyimaada xoogmaaha
@CadaniFaro
@CadaniFaro Ай бұрын
Heestu way ku dhibasaye ma heego aya tahay
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j Ай бұрын
Isaaqa qaar baa doofara Waar waxan bilaa ficilki maxay ahaayen sool bari markaa ma muusa qaatay Iyaga gurigoodi dab sudhaye
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 WADANI GUUUUUL XIDIGAHA GEEESKA GUUUUUL
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Tatis of Somalia 😂😂😂😂
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Ilaahay barya irsaaqad dawlad ku xidhan baad tihiin dawlad maxaa laga helaa xaarraan mooyaane
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 Ай бұрын
Did you Somalilanders asked yourselves, why do all those who hate Somaliland support WADAN party.? If Somaliland wants their country to exist, please do not support the party that is with the enemy of Somaliland.
💥 suqa ugu halista badan Hargeisa 😱😬
4:18
Maxamed madoobe
Рет қаралды 44
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 30 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 9 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
HEES CUSUB  KULMIYE MA SHAKAA KUJIRA 2024 HD
4:52
Kulmiye Party
Рет қаралды 42 М.
Shacabka Hargeysa oo kacsan saaka iyo waxa ku soo kordhay
11:13
Faysal Fifa
Рет қаралды 23 М.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 30 МЛН