Shacabka Itopia Oo u Dabaal dagaya Guusha Taarikhiga ah Ee Ey Gaaren Somalidana Quus iyo Niyad jab

  Рет қаралды 8,634

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Күн бұрын
Tuulgo tuugo dhashay waaye soomaali madaxweynaha badda iyo Beriba usaxiix itoopiya Guuleeyso madaxweynaha dalka❤❤😂🎉😢😮
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 күн бұрын
Cidii is bahdisha waa la bahdilayaa waxaan dowladnimo wax ka aqoonin oo anjii ow ka shaqayn jiray dowladnimo nama gaarsiinayo waa nala qaatay
@cadaymaxamed1530
@cadaymaxamed1530 2 күн бұрын
Walaalayaalow calool xumadaan ookale hanoosoo gudbinina hurdo iyo hoyaad ma heysano wiilasheena Kenya ha isku dhiibeen badii itoobiya ha qaadato musiibo waa musiibo
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 2 күн бұрын
Yaa rabi somali badbadhi runtii waaa niyaa jaaab aaad ween.
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Күн бұрын
Qofka beniAadamka ah markuu is qiimeeyo ayaa la’qiimeeyaa period. 🤷🏽‍♀️🙄
@suldaanmoha6349
@suldaanmoha6349 Күн бұрын
Ordogan waa tufey ani😊😊
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Күн бұрын
Xasan sheekh waa qabiili wacal ah
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Күн бұрын
Shacbiga etobiya in ay dabaaldagan wa sax oo waxa ay heleen xaq uu sharci caalami ah u ogolaanaayo isla sharcigaas ayaa somaliana kuwaajibinaya wax wada qeybsigaas Nasiibdarose waxaa ah in shacabka somaliyeed guusha dowladoodu gaartay ay ka dabooleen siyaasiyiin dana shaqsi darteed u foolxumeeyey heshiiska etobiya waxa uu madaxweyne Hassan tusey in ay riyo ku jirtay wax awood ay qaadankato aysan jirin
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 2 күн бұрын
Xasan sheekh maxamuud dalkaan wax dan ah kamarabo
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
Intaas ha fahma dadkaan Quito jaban wato
@KeyseMohamed-ov2yt
@KeyseMohamed-ov2yt Күн бұрын
@moraal xaladaas oo kale markey timaado waa in eey shacabku kacaan mudaharadaan oo dalkan xasan oo kaliya maleheee shacabku inuu noolyahay la dareemo sidiii Kenya ba ka dhacday wabilaahi towfiiq!.
@nadifoahmed5210
@nadifoahmed5210 18 сағат бұрын
Muxuu bixin karaa Xasan Shiikh Oday ga walan car noo imaada
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
awal ogaaa xasan inu goaan leheen inuu asi saxiixo uun buu rabry mar walbo hadaladiisa iyo ficilkiisa way isdhaafsanyihiin somalida halkaan waxaan dhigay musuqmaasuq iyo qabyaalad somaliyaa lion of africa ah mar kale yaanan niiga maqlin somaliyeey hada ka dib bisadihii africa waa somali cadaan xalanu wuxuu rabo ka sameyneyaa itopiya iyo kenyana badaynay ka dhaansanoyiin
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Xasan cid xoogtay mjirto aso raali ohuuu saxiixay oo ku tuugtamaayey in abii axmed lala kulansiiyo saan itopiyo aan kuso duulin dalka abii asa ordoqaan dhahay nala kulankii xasan wuu rabey xasan baqshiish uun baa u daran Dagalki raaskanbooni xasan iyo xamza baa ka danbeyey in lagu duulo jubland blse axmed madoowe waa virus xasan shiiq waa kansar labada qof waa mujrimo muafaq ah somalina qabyalada inta la qaley la dhax galshaa moodaa siyasi somali 90ka qabyalad baa lagu difaaci blse shacab iyo dal dantoodii kama shaqeynayaan ALLOOW hadaan shcab nahay afminsharayaasha naga badbaadi
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
WADANKAAN DHALIN YARO U DAGAALAMAAYA MALAHA WAA DAD AFKA KA NOOL CIIL U DHINTA
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi Күн бұрын
Hassa😢 Dhiiqo
@aadanxasan9068
@aadanxasan9068 22 сағат бұрын
Waa beenaale Cada Qatar ah Xasan Sheekh Tuug ilaahay Kagoay
@IsmailMohamed-l8t
@IsmailMohamed-l8t Күн бұрын
Kumaysiga Hadhay Waa Maxey Mar Hadii Qabuurahayna La Faagtay Masajihiina La Dumiyay Dadkiiiina La Barakaciyay War Nagu Kala Wada Waxiii La Qaadanaayo Hala Qaato Mar Hadii Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa La Diiiiday Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Waxan Leeyahay Inta Hadhay Iiibsada Iiibsada Shacabka Waxan Leeyahay War Ka Hara Dhawaqiida Qabuuraha Faaganayo Waad Diiidayn Buuuuqiiiina Naga Daaya Wax Walbo Hala Qaato Baan Leeyahay
@MunasarSomali
@MunasarSomali Күн бұрын
ciil😢
@IsmailMohamed-l8t
@IsmailMohamed-l8t Күн бұрын
Ninka Qabuuraha Naga Faagtay Masajihiina Duminayo Dumarkiiina Iiibsaday Dadkiiiina Barakaciyay Miyaad Rajo Ka Qabtaan Weyan War aqliga Ha Shaqeeeyo xasan Dhaquuud Iyo Abii Waa Isku Mid Waana Isku Dano Cadowgayna Weyan Labadooda Waxba Fahmatsan
@zola2487
@zola2487 2 күн бұрын
Labo dharbaaxo ayu nagu dhuftey xasan oo foolxumo ah
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Күн бұрын
.insha.allah.farxada.itoobiya.murugo.ayaa.badali.doonta.xasan.shiiq.waa.in.7.xabo.in.lagu.dhufto.yaahuu
@saidmaxamed5634
@saidmaxamed5634 Күн бұрын
Waxaa bag dale Axmed madoobe biixiiyo iyo dane Ayaan ore uvahdaley
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Күн бұрын
Carabtii ayaan maanta la hadli la anahay,khaakh tuff ayey na leeyihiin internetkasii a Al jazeera.
@shujaanoor1278
@shujaanoor1278 Күн бұрын
Hassan munaafaq siyaasad wax kama yaqaan Maxaa cunaa lee sheeg baarlamaanka waa kuwa iyagana Maxaa laqnaa u fadhiya meesha marka Somalia god madow ayay gashay Allaha naga samata bixiyo wax kaloo sheegno ma naqaanee
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Күн бұрын
Badda baad ayaa looga qaatay,nacalad ha ku dhacdo, Oromo yar ayuu iska celin waayey.
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Күн бұрын
Halagu banaanbaxo han la joojiyo hashiisakaan
@XawoMayoow
@XawoMayoow Күн бұрын
😭😭😭😭😡😡😡😡😡💔💔💔
@Emi92546
@Emi92546 2 күн бұрын
Bi idnillah kariim dowlada cusub ee imaan doono Ayaa laga soo celinayaa 6:38 xassan isagaa madaxweyne ka ahaa qofne Kuma qasbi karto ee isaga xassan iyo dulinimadiisa weyaan erdogan turkiya ayuu madaxweyne ka dalka somaaliya Uma aha madaxweyne ogow qofki isaga is sharfaa bey dadkana sharfaan sharaftna isagaa iska qaadey
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
Ax.ax.ax.ax.ax.ax.ax.ax.ax.ax.ax.tolaaay.talo.waa.mar.aad.garan.waydo.iyo Mar.aad.gaadhi.waydo.????
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 2 күн бұрын
Odaygan godfaha leh wuu sixranyahay malaha markuu dubay tegay oo la soo buusbuusay ayey faraha ka qabteen odeyga faray ka hayaan wixii samee la yiraahdo haduu diiro in uu sameeyo cajalad bey ka keenayaan taas waa hubaal
@aadanxasan9068
@aadanxasan9068 22 сағат бұрын
War
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Күн бұрын
Ewelba Hassan Sheikh qaab madaxweyne malahan dhaqankiisana dhaqan sax ah ma ahan Farmaajo haduu booskaan taagnaan lahaa saas loola ma dhaqmeen sidaan aaminsanahay tan kale Turki iyo Ethiopia xiriir aad u qoto dheer ayaa ka dhaxeeyo daminka soomaaliya asagaa galiyey shidaalka uu sheegaayana siduu ku xadilahaay ayuu ku dadaalayaa dad kaftama ma aha
@IfraAhmed-u3m
@IfraAhmed-u3m 2 күн бұрын
Shacabku ma doqoma 😂 Ninku lacagbu raba ee idinku qiro jabanka iska daaya
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Күн бұрын
Finkhi dhageyso xasan siyasedisa gudaha iyo dibadaba illa malinti u fulay illa mantaa meel anka'amano malee somali way sacab tumeysaa dalkalee unbay ku faneysaa
@alinuur9541
@alinuur9541 Күн бұрын
Adinkaa ethopian ah waana idinka muuqataa war dadkaan Soomaali naceybku kabuuxo ha daawanina oo Subscripka kala laabta intii Somali dhab ah ayaan la hadlayaaa .
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
Wadankiiiba lagaa iibsaday ee indhahaga fur
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Күн бұрын
Xasan gurguurte nacalla kuyaalka fulayga ah,markii uu ajaanibta la kulmo ,xaniin yaha ayaa dib ugu noqda,masaajidkiisa yar marka joogana sidaa libaax ayuu u hadlaa,daciif daciid dhalay weeye oo tuug ah.
@liibaan123
@liibaan123 5 сағат бұрын
Beenta daarood waa bartay Hawiye. Idinka uun baa ku dhul la hadii dhul la bixin waa kiina
@AliOmarMohamed-u2h
@AliOmarMohamed-u2h Күн бұрын
Reer miyada dhamantiin hadal lee Wadan so Maaha amaa Ficil Sanden Karta oo aan dhal kena ila shana iska dhafa hadalka Somali iyada midba calan. Sameysatay Calankii cawale iska ilow ee ku meysi ku Tasho halahen quxuda badan iyo wadakine waa ku Daye somaliye marka Madaxaa Laga tuma xasan wax ka Maban Karo kismanyo Arak waxa ka dhaca Somali jacel maha Iyo wadani ma jiro so malah
@SOMALIAUNEARTHED
@SOMALIAUNEARTHED 2 күн бұрын
nin ciidankii qaranka Somalia qori u sita hadana bad u barooranaya xagee kayimi media hana waxaa ka leedihiin ciidankii wajabey badiina waa la qaatey yaa debiga leh ama ciidanka la dagaalama aamusa ama heshiika bada aqbala
@CumarMaxamed-n5l
@CumarMaxamed-n5l 19 сағат бұрын
Howlyaraa tii barlamaanka kawaran haday heshiiska ay diidan ay ansixinwaayaan ka waran
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Күн бұрын
🙄 waxaan wada qeylinaya oo buuqaya Waa kuwii shaleey xasan Aboor futada ku’watey 😏 ha’ka xaaxaabiyaan!!!! 🤷🏽‍♀️ too late. Doqonka gadaal ayuu wax’fahmaa.
@akhalif579
@akhalif579 Күн бұрын
Odeygaan af khamax iyo cayayaznka social media machine wax kale ma heeysa.? Somalia got what it want waliba itoobiyaanka ayaa xanaaqsan.
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud Күн бұрын
Xasan ha idiin waso aqoon ma lihidiine
@NinaSeleh
@NinaSeleh 2 күн бұрын
Dhibmalahal Xasan Sheikh 1,5 year aa udhiman, markey udhamato Madaxweynaha Cusub oo imandono waa in ukabaxa heshiskan.
@CabdifitaxGutaale
@CabdifitaxGutaale 2 күн бұрын
Sxb madaxwenaha wa nin da.a 70 jir ah wuxu dhaho iskadhafe wuxu shalay cunay xita meshegi karo Marka nin dalka lagu amini karo maha dahalinyarada somaliyed ha utashtan dalkoda manta madaxwene farmajo hadu ahan laha ajafadan namaso garten nin qab leh aya lobahanyahy e dalka abahis halo celsho qabyalad halis kadayo
@saalaxtawane8901
@saalaxtawane8901 2 күн бұрын
Turkish hala was asega halaga bilawa
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud Күн бұрын
Fadhi ku dirir iyo hurdo ayaad ku jirtaan wax barta reer baadiyo yaalyahoow aan idiin waso
@gjama9511
@gjama9511 Күн бұрын
Umada Soomsliyeed halaga qabto Daarood . Ethoipia Daarood baa Somaliya usoo horkacaya !NFD Kenya Somalidii dagenayd way kaqaadeen, Dagoodia, Ajuuraan , Gare baa lagayaqaaney 1991 'ka hor. kikilka5 Soomaalidii w aykaqaadeen dhukii oodhan , Hargeysa Burco,Ceerigabo, Galkacayo,,Dhusamareeb, Beledweyne , Bakol, Bay, Gedo,Bu"ale, J/Hoose, intaaba Xiligii Afweyne ayay kaqaadeen dadkii lahaa. reerkani Somaliyeey dhulboob iyo Xasuuq bay kuwadaan umadan !
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva Күн бұрын
War maxaa dowlada laga rabaa idinkoo dhan ayaa xabashi u niikinayee qabiiladiina oo dhan ayaa hoos cararaya xabashi
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 9 МЛН
CCW ,ADAXWAYNE XASAN SHIIKH WAA SAGAAL WAJIILE
15:33
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 322
FARXAD IMA DHINO MAANTA JAMACADA KA QALANJIBIYAY IHAMBALIYEYA
11:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 16 М.
Sudden assault near Kursk / Putin's statement
13:04
NEXTA Live
Рет қаралды 654 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 9 МЛН