Shaki! Marqaatigii Ugu Horeeyey O ka hadlay Dilka Mw Iran| Natenyahu Godkiisa biyo ugu galay

  Рет қаралды 119,782

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Marqaatigii Ugu Horeeyey O ka hadlay Dilka Mw Iran,Shaki| Natenyahu Godkiisa biyo ugu galay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 119
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ sheikh jazakalakheir
@rummohamud9406
@rummohamud9406 4 ай бұрын
Sh JZKQ
@MaxamuudcabdiraxmanMaxamuudcab
@MaxamuudcabdiraxmanMaxamuudcab 4 ай бұрын
😊​@@hassanhassanismael8470
@XaawoXirsi-y5j
@XaawoXirsi-y5j 4 ай бұрын
🎉🎉😮😢kkjhh​@@rummohamud9406
@AlooreAbokor
@AlooreAbokor 4 ай бұрын
Boragamki soda walal SI an anagana oga faidesano
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 4 ай бұрын
Nataliyahuu uma socdaan ee ismail haniya ayey rabaan in ay masar ku qabtaan ama Qatar 🇶🇦 sharkooda Alle haku celiyo gaaladaan hoos bayka xariiraan😢
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@HanniMohamed-i2g
@HanniMohamed-i2g 4 ай бұрын
Allahuma aamiin yaa Rabbi
@Hilaalmedia23
@Hilaalmedia23 4 ай бұрын
Nagola sali nabigeena muxamed scw ❤❤❤❤walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂 hanaga gudbi adi oo noo soo jawaabin 😂😂😂😂
@IfraxAsad.12
@IfraxAsad.12 4 ай бұрын
Wll dulmidiid. Alle ha ku xafido
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 4 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
Scw scw scw scw ♥️♥️❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free Palestine hamas gull gobonimo
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 ай бұрын
Jizaakallahu qeyr saad u dadaleyso Sheeikh oo dunida waxa ka jiro noo ogeyn siiso
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 4 ай бұрын
Maraykan iyo yuhuud cid aan ahayni kama danbayn shirqoolka ay ku burburtay diyaarada madaxwaynaha iiraan waa 90% lkn cilad farsamo iyo cimilo wàa 10% waan ku dhaaran in maraykan iyo yuhuudi ay ka danbeeyeen waxaan jeclahay in labada argagixiso laga cidhib tiro dunida waayo shar mooyee ma laha wax khayr ah
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 4 ай бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdimahad930
@abdimahad930 4 ай бұрын
Qof dhiigleh
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 4 ай бұрын
@@abdimahad930 Mahadsanid Walaal Jazaakallahu Khayr Wall Geesi
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 4 ай бұрын
NATEYAH ALLAH HA SOOQABTO
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 4 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 4 ай бұрын
Shukran shiikh jazaakalaakhayar
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@deganmahamed5629
@deganmahamed5629 4 ай бұрын
Maamulka illahay lama faragalinkaro yaaa xayul yaaa qayuum
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 4 ай бұрын
Layaab ! Iran awoodeeda sirdon ee gudaha iyo awoodeeda military. Inay santahay ma filayn. Lkn lacalahuu khayr sidan fashilka ueeg in khayr ugujiraaba laga yaaba
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 4 ай бұрын
Allaahuma Baarik Sheekhena
@siyaasigaaasan
@siyaasigaaasan 4 ай бұрын
Shiikhoow koorsadii bilaash nogadhig inshalah
@مصعبالماهر
@مصعبالماهر 4 ай бұрын
malabilaaway korsada wll
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 4 ай бұрын
qofka ugu horeeyo
@hawohassan1278
@hawohassan1278 4 ай бұрын
Guulayso ehalusharaf❤❤❤❤
@Ruuneey15
@Ruuneey15 4 ай бұрын
Waxay u egtahay halka ay tageen in wax loogu soo xiray diyaarada ama wax lagu dhuftay Allah ya raxma garab weyn ayay siiyeen falastiin muslimiinta kle ka waayeen
@Fast.money86
@Fast.money86 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉 Allah musliminta haguuleysiiyo
@ShaimaAli-g7t
@ShaimaAli-g7t 4 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الله أكبر الله أكبر
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 4 ай бұрын
Shar aan yahuud ahayn ma jiro nacalatulahi calyk!
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 4 ай бұрын
Asc sheikh I hope your good anyway I love you so much
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 4 ай бұрын
Walaala heen alaha guuleeyo alah hasiiyo dawlada ayrabaan reer falastiin nimankas diinta kumaamula ya alaha ku guuleyo allow ducadeena aqbal
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 4 ай бұрын
Mafiyada adunka waaye isræl
@aliaden4238
@aliaden4238 4 ай бұрын
Asc shiikhow xaggee kudambeeyey training online-kii aad sheegeysey
@niimaneur4842
@niimaneur4842 4 ай бұрын
Ilaahey ha u gargaro reer Palestine
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 4 ай бұрын
Illaaha haciqaabo aduunyad iyo aakhiraba
@faizaosman6214
@faizaosman6214 4 ай бұрын
Salaan sare fathiya kabayare fanaanad qaaliya illahay ha ku xafido thank you walaalo ❤❤❤❤❤
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 ай бұрын
God Ama Dooxo Kaligeed Ayaa Ciyaamadu Ku Ekeed
@AlooreAbokor
@AlooreAbokor 4 ай бұрын
Asc borogamki adka warami jirtay wll wa gorma
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 ай бұрын
30 Daqiiqo
@mrsayid3640
@mrsayid3640 4 ай бұрын
Wuxuu ahaa mujrim,Daalim ah oo masaakiin tiro badan oo Muslim ah, dhibaateeyay Godka lagu cadaab,
@maxamedcabdiraxman6595
@maxamedcabdiraxman6595 4 ай бұрын
Ilahey ha unaxariisto yuhuud jiifka udiiday
@FarxiyoCabdi-uw2es
@FarxiyoCabdi-uw2es 4 ай бұрын
Ayaga dhexdood is shirqoolay
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 4 ай бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@Aminasacdia
@Aminasacdia 4 ай бұрын
Isoduceya carurba iga xannuunsan walaldey somaliyed
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 ай бұрын
Godkiisa biyo Allaha usoo geliyo, Akhirana Allaha udiro, Neyahu iyo kooxdiisa amiiin
@مصعبالماهر
@مصعبالماهر 4 ай бұрын
شيخ وين الكوسة😮😮😮😮
@UbahAhmad-gw2zi
@UbahAhmad-gw2zi 4 ай бұрын
Madax waynaha waxaa dilay ayatulaha
@kafiosaid746
@kafiosaid746 4 ай бұрын
Sheeko ayaa meesha ka socota lakin Alle ha so qabto wixi dhulmi wada
@ifrahali5667
@ifrahali5667 4 ай бұрын
Shaki kuma jirto in la toogtay diyaaradaas
@xasanmaxamuud6250
@xasanmaxamuud6250 4 ай бұрын
Dilka aad sheegtay eed qortay mee waxaan jirin haqorin
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 4 ай бұрын
Awood kasta tii ilahay ayaa kaweyn
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 4 ай бұрын
Danbiilayaal yaaye Daalimiinta ilaahow awoodaada burburi
@Moneycash-c5m
@Moneycash-c5m 4 ай бұрын
Anigu waxan is Lee yahay waa la qarxiyay diyarada madax waynaha iiran
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 4 ай бұрын
Xaqii ayaa kahadliyey gaalada
@abdinasirismael980
@abdinasirismael980 4 ай бұрын
Markaa hadlayso shekh aybaadkaan aad sanka naga soo gelinayso naga daa farsamo kale isticmaal
@nafisaahmed9190
@nafisaahmed9190 4 ай бұрын
Dhibmu kugu haaya adiga iska dhageso hda rabin hadaawan
@sahramumine3727
@sahramumine3727 4 ай бұрын
ASC Sheekh. Maanta Israa’iil Waxay ku jirtaa nafla caarid fadeexad bay umadii uga baxday iyadoo dawlad xoogle ku faanaysay inay jahbad aan Hub haysan cid ay gargaar ka Sugayaana jirin inay garaacdo ooy waliba ka duubto iyadoo dilaysa aduunkuna daawadaan Inay waalan tahay iyadoo sidaa ku jirta ayay dawlado waawayn isku Raadsanaysaa Ceesaantii mas iyo gool Madax SHABEELE malageedii baa galay oo wakhtigeedii baa dhawaaday isha’Allaah wa bi’idnillaah.
@aragsanuj
@aragsanuj 4 ай бұрын
Foggy and rain both can be created
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 4 ай бұрын
Niga siday ilatahay, iraan iyadaa dishay madax wayneheeda.
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 4 ай бұрын
Diyaaradas waxaan umalaynaa inuu jin afduubay ama loo adeegsaday sixir sida jinka ayaguna ma ahayn kuwa xifaadaysan sidaa daraaded way fududahay in jinka loo adeegsado markaad fiiriso ilbiriqsiga diyaarada lagu waayay iyo hadalka imamka oon wali fahmin dhibaatada qabsatay
@abshirdhere699
@abshirdhere699 4 ай бұрын
Waxey u badan tahey in waxyabo qarxa logu xeray diyaradoda halmar in lawayo ta unba sababi karto lkn alla inaga og
@GalabAtteyeh
@GalabAtteyeh 4 ай бұрын
Sheekh ninkan ninkii ula hadlay eewakiilka sheekha ahaa maydkiisii ma gubtay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Arinka diyarada dilka mw naha iraan wali walasugaa Natalyahuna siyasada inu kusiijiro baa uga dhamatey oo wala farisinaya oo keliy
@SadaamDm
@SadaamDm 4 ай бұрын
Diyaarad qof saaran mala waci karo maxaa qaldan
@bmb8251
@bmb8251 4 ай бұрын
Way iska cadahay in la soo diray diyaarda
@axmedcali9128
@axmedcali9128 4 ай бұрын
War mobilkan ad isdhinac wado iskdhig oo hagag u waran
@nadifamohamed9397
@nadifamohamed9397 4 ай бұрын
Sheegoow ma moodaa in aan ilownay falistiin
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 ай бұрын
Sxb intaas ka badan ayuu yirri agaasimaha madaxtooyada Iran; adigu siyar ayaad udulmartay ee cimiladu ma ahyn waxaa soo riday qofkii raba faahfaahin waafi ah Nadaara show ha dhagaysto waad yaabi doontaan wlhi sida ninkaas agaasimaha umacneeyey wixii meeshaas ka dhacay
@UmuYahya-up1hx
@UmuYahya-up1hx 4 ай бұрын
Way iska cashar in shilka madaxweynaha in laga dambeeyay
@Duqabto
@Duqabto 4 ай бұрын
Waxbadan bay wax qarsadeene hada bananka ayaa wax walba u soo baxayn iyo nacaybka iyo xooga ay sheeganayaan reer kofiyad yar isaga iyo mR waa labo marabo 😣
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 4 ай бұрын
Isticmal speedplay hatana jooji
@adonallah
@adonallah 4 ай бұрын
Iraan ma ,aarsan karTee waxa uroon iney dhahaan shil diyaaradeed ayey aheyd
@ShucaybxasanIbnujidaal
@ShucaybxasanIbnujidaal 4 ай бұрын
Ibrahim raisi is kama dhimanin hawo xumaatay iyo diyaarad cilad ku timid midna ma jirto. Meesha madaxwayne iyo wasiirka A/dibada ee dalka oo Safar galaya waxay raacayaan iyo jidka ay marayaanba waad garan kartaa inaan la fudaydsan karin hase yeeshee hawshan cida fulinteeda loo adeegsaday iyo kuwa sida tooska ah uga dambeeyay uun inaga qarsoon! Walaahu aclam
@MariaMahamud-f3s
@MariaMahamud-f3s 4 ай бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 ай бұрын
Yahuud waa wacalka uu korsdeen 🇺🇸🇬🇧😢
@Halgan396
@Halgan396 4 ай бұрын
Shantanyahou xaarka xajiso 😂😂😂
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 4 ай бұрын
Waddaadadii somalida hadeed quraankii bay ku shaqaysanayaan iyaga oo dumarka somalida ee single mother ka ee qurbaha ku nool so ay u baadhaan😂
@MouminOmar-ld3lt
@MouminOmar-ld3lt 4 ай бұрын
Xawayanka korokorta wayskuocoa wana iskusahay
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 4 ай бұрын
Waxan uu malanye in diil qurahysan lagu gaystey madaxwenaha iran 🇮🇷 😮😮😮😮
@djamar4349
@djamar4349 4 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🤲
@itftoabdow5055
@itftoabdow5055 4 ай бұрын
shekh away korsadii
@Cibado99
@Cibado99 4 ай бұрын
Malakumowd ayaa ridey
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 4 ай бұрын
Sheeekhiw shiicada salaada mala dukan karnaaa maadaama janaazada uu kaqybgalay ismacil haniya
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 4 ай бұрын
Wan halkan uga Hambalyo mutasbiqinta somaliya ee kugu leystay jaizoyinka
@fortunjelani9982
@fortunjelani9982 4 ай бұрын
Please like saara
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 4 ай бұрын
SIDE GO,AANKAAS MAXKAMADEED DIB LOGA NOQONAAYA . DHAMAAN DOWLADIHI CAALAMKA OO HORAY VITOW-GI MAREYKANKE KHALDANA OGA HADANA HANJABAADA XAAKIMKA MAXKAMADDA ADUUNKA O LA WADA OGAADAY XAAKIMKUNA ISAGANA CADEEYEY AAWGEED LABADAAN DOWLADOODE FALAAGADA CAALAMKA NOQDAYE SRA,IL.IYO MAREYKANKUBA WAXAY AAKHIRKA TAGI DOONTA ADUUNKIYP DHAN IYO LABDAAS DOWLADE ARGAGIXOSAD CAALAMKA AH
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 4 ай бұрын
MALA TUUREY
@manhalhospitalbosaso820
@manhalhospitalbosaso820 4 ай бұрын
كل ما تقوله عن ايران هي خرفات و انا اعرف انك بنيتك تكره ايران و تنشر اشاعات عن مقتله و هو اصلا مات بحادث مروحية.
@AbdiweliDaud-n7y
@AbdiweliDaud-n7y 4 ай бұрын
Nacalaaaa idinkuyalooo isreal iyo wixi lahal malo
@Fast.money86
@Fast.money86 4 ай бұрын
Wll kusali habiibkena muxamed scw
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 4 ай бұрын
Diyaaradas waxaan umalaynaa inuu jin afduubay ama loo adeegsaday sixir sida jinka ayaguna ma ahayn kuwa xifaadaysan sidaa daraaded way fududahay in jinka loo adeegsado markaad fiiriso ilbiriqsiga diyaarada lagu waayay iyo hadalka imamka oon wali fahmin dhibaatada qabsatay
@WaxaanahayninGarabWaayay
@WaxaanahayninGarabWaayay 4 ай бұрын
May Allah grant them Jannatulfirdaus 😭😭
@abdiali5044
@abdiali5044 4 ай бұрын
Shekhy fududaa asagon waxba hubsan dadka iskawerara cajiin waa ninky ilhaan iskawerarey oo aan manta ognahey qiimaha ay uledahay falastin cajiib war iska amus kheyr mihide
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 4 ай бұрын
S C W❤❤
@adonallah
@adonallah 4 ай бұрын
Warkaan wax Badan ayaa kakhaldan hadii diyaarad kula dhacdo ma waxaad ledahay ee akhbaar lagu way diiyo ma waxaad kujawaabeysaa dhibaaTo ayaan darema mase waxaad waxaas ayaa dhacay diyaaradi way dhacday waaba hadi mir ledahay
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 ай бұрын
Wcs abaab mahadsant dumi diid ❤❤❤❤qeer sheeg
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 ай бұрын
Subxaanalah 😭
@AbshirYahye
@AbshirYahye 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedjama6652
@mohamedjama6652 4 ай бұрын
Sheikh madax weenaha Israel marka ka hadleeso waxan ku heesta sida aad ugu falceliso 😅
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx 4 ай бұрын
Shiiq waxaa ka sugeynay shaqadii qadka
عبدالله الشريف | حلقة 24 | حزب الله | الموسم الثامن
18:39
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,4 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,6 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,7 МЛН
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 200 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 262 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,6 МЛН