Omuluso iyo dhakhtar nerfo goormay isku meel wax ka wada dhigan jireen? Africa miyaa😂
@faisahussein599510 ай бұрын
Wa jiran Islama badan Oo ka fura wilkod xaas kisa. Naga block ku qabo.
@yurubjiiqale19363 ай бұрын
dumashiyasha maxay raban
@shugrimohamed201310 ай бұрын
ANIGU WAXAAN ORAN LAHAA HATIJAABISO IN EEY HESHIISIISO WIILKA IYO HOOYADII HADII EY DIIDO KADHAQO GURIGAAGA ABAAYO
@al-ad-aniya404811 ай бұрын
Mayee kitchada ayaa inanta naaxisa oo okyalo ka soo tuurta ninyow, suaalo bilaa macna ah baad mar mar la soo boodaaye. Taa taabasho layne
@bilana2894 ай бұрын
Ninka reerkiisu hadii ay xin iyo xaasid Kula daba galaan ha u joojin islanta iyo hablaheeda adigu qalad maad samaynin iyagaa buuraha jinka loo bidhbidhiyey
@BulloHassan-xg4xr11 ай бұрын
Hooyadii u dulqaado Naagaha ladhashay iska Celi Ninkaaga hayeso Hooyadii Nin baa qaba reer keeda Haku Filaato