DEGDEG ARRIMAHA MILATARIGA (5208)

  Рет қаралды 5,427

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 2 сағат бұрын
Asc Adam allaha ku caafiyo hadii aan kula kaftamo aniga xawaale ayaan ahey laakiin ilmaheyga adeerkood ayaa tahey basbeeska ragga waa laga ilaaliyaa because of sababa labada khof kadhaxeeya aniga xajigeyga wuu jecelyahey ilaahey amarkiis tan kalediyaaraa unahaey khudbada iyo dhamaan waxaa noheysid inta yar ee xaajooyinkaada aad soogudaneyso aan sugi la nahey adiga bisaa kugu xisaabtannaa marka waad mahadsantahey thank you so much inta habeen iyo maalin wakhtiga aad nasiisey ❤❤❤🎉
@mahmoudshiikh336
@mahmoudshiikh336 4 сағат бұрын
Ilaah haku caafiyo
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do Сағат бұрын
Wckumasalam
@BaxsanmaxamedMaxamuud
@BaxsanmaxamedMaxamuud 4 сағат бұрын
Asc xasan sharkiisa Allaha naga qabto
@MohamedAbukarahmed-mv9wq
@MohamedAbukarahmed-mv9wq Сағат бұрын
Madiino ayuuwkuyaalaa
@cabdale_5967
@cabdale_5967 Сағат бұрын
Somalia alahausogargaro
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana 2 сағат бұрын
Masaajidka rabbi sali wuxùu ku yaalaa xsafada dharkeynley ayù ku yaalaa
@abdulfatha-fv7uf
@abdulfatha-fv7uf 35 минут бұрын
Marian hada mahira ku dugday inta salad lagalin Kahor iyo salad kadib saliya kaqadaa😂
@sedson02
@sedson02 Сағат бұрын
Idaacada SMC cadaalad kama jirto wararkoodu dhinacbee ujanjeeraan. SMC ma waxay ushaqeesa cadawga Abiy ?
@MaxamedDev
@MaxamedDev 3 сағат бұрын
Bakaaraha ayuu ku yaalaa sax
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 сағат бұрын
Asc Adam waakusalaamey waxan layaabey ciidamadaan maxaa ka khaldan miyeeyna sharafta Askriga ayna ilaalineyn hadey naftooda naceen where is hooyinkooda subxaanalaah ❤❤❤
@yonismuse7727
@yonismuse7727 3 сағат бұрын
Macalinka lugeeya warkiisu 100 kii 90 waa run inkasta oo aniyga ahan 100 waa run
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 сағат бұрын
Rabisali masaajidkaas magacaas meelo badanaa laga dhisey
@KhadarOsmaan-co9dd
@KhadarOsmaan-co9dd 4 сағат бұрын
Haa waa jira masjid waxaa ku yalaa suuqa bakaraha
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 2 сағат бұрын
MACALIN AADANOW SXB WAXWALBA SHEEGTAYE WAXAA KU HADHAY DADKAAN LA HADLAYAABAAN LAHAYN DUX IYO IIMAAN INAAD TIDHAA
@Mohamedcabdulqadircumar-mj3tc
@Mohamedcabdulqadircumar-mj3tc 4 сағат бұрын
Waa masjidkii shalay lagu tigaday
@ABUUHAASHIM
@ABUUHAASHIM 3 сағат бұрын
Diyaar baan u ahay ee saacadda haddaad tilmaantp waa ok
@SayidCali-ys8tg
@SayidCali-ys8tg 4 сағат бұрын
Haa wukuyalah suqadawa
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 сағат бұрын
Xasan Xumoow iyo Abiye Ahmed way heshiiyeen lalahaay waa maxay dayaaradahan hawada laysaga celinaayo
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 51 минут бұрын
Hal xabo oo basal ah intaad aad u yaryarayso ama shiido halmar liq oo habeenkii ku seexo subaxdii adoo ka raystay ayaad toosi doontaa insha alaaah
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 3 сағат бұрын
Xasan inuu munaafaq yahay dalka iyo ciidanka inuu bur buriyo ayuu dadaal iyo maalba wuu kubixinayaa madaxweeyne qarana wuu sheeganayaa.mareexaanow xasan munaafaq iyo horgaladiisa damiirku kadhintay yeeysan caruurtiina idinka galaafan
@Husseinosman-i9b
@Husseinosman-i9b 2 сағат бұрын
Madina 21:13
@MaxamedCaydiid-l8b
@MaxamedCaydiid-l8b 4 сағат бұрын
Forgot iyo haramcad horaa loo burburiyay, hambada hadhayna waa lays kabaraacinayaa!
@tartanqaaje8497
@tartanqaaje8497 2 сағат бұрын
Taas madhacayso
@abdirahmanali9867
@abdirahmanali9867 2 сағат бұрын
Xasan xaare wuuwalan yahay meeqa doladod uu balan uqaaday oo uu iska horkenay
@Abdiqaadir-zt1ux
@Abdiqaadir-zt1ux 4 сағат бұрын
Aniga
@abdifatah4651
@abdifatah4651 4 сағат бұрын
Yaa waxaas kuu sheegay 😂😂😂
@sahalade4245
@sahalade4245 56 минут бұрын
Hadha hadha 😂
@KhadarOsmaan-co9dd
@KhadarOsmaan-co9dd 4 сағат бұрын
Maclinka luga xamse cabdi matagay baydhabo
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk mareexaan maaba looduceynaa miyaa aan ku khoslaa kkkkkkkkkk
@KhadarOsmaan-co9dd
@KhadarOsmaan-co9dd 4 сағат бұрын
Macalinka haaa waa sucdaa dagal socda waxaa wadaadka
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana Сағат бұрын
Gudoomiyaha baarlamaanka iyo taliyaha asluuuɓta maxeÿ ka qabanayaan
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana Сағат бұрын
Gobolka beÿdhabo
@sedson02
@sedson02 Сағат бұрын
Marmarka qaarkood haddan lasocdo BARNAAMIJYADA live-ka SMC oon soo hadal qaadoba oromoda ama Yuhuuuda wax kasheego Dee Aadaan block-buu ii saara . Niinkan ma jaajuus itoobiya ushaqeeya mise wa jaajuus yuhuuda ushaqeeya ?
@MohamedAbukarahmed-mv9wq
@MohamedAbukarahmed-mv9wq Сағат бұрын
Madiino ayuuwkuyaalaa
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
WASIIR FARTAAG
14:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,5 М.
XAALADDA BAYDHABO WAA HADHA HADHA (5207)
19:16
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
SIR NAGEED | 36 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
24:46
Family Sagal Channel
Рет қаралды 5 М.
MW XASAN SHEEKH OO SI XUN LOO KARBAASHAY (5204)
35:00
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,3 М.
BAYDHABO OO MILATARIGII FEDERAALKA LAGU WEREEJIYAY (5205)
14:10
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
MAREEXAAN IYO MW XASAN SHIIKH (5200)
2:06:18
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN (5206)
24:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН