Asc waakusalaamey Adam ❤isku sookoob sida aad u waanisey askarta iyo waxaan kaaga mahadcelineynaa wanaaga iyo wadaniyada ilaahey haku xifdiyo cimridheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad allaha ku siiyo haku barakeeyo thank you so much 💓 brother ❤
@mariamsidi32633 сағат бұрын
BARRE HIRAALE SHAH BU U DAGAYA
@CabdisataarXasan-r7y9 сағат бұрын
❤❤❤
@abdirazaqhassan55267 сағат бұрын
Good man Macallinka Lugeeya salaan sare...
@Emi925464 сағат бұрын
Aniga waxaan dhahi lahaa darood iyo raxanweyn in ay is raacaan hawiyane intoda wanaagsan ha iska qateen damiirlawahaan dalka bilaash ka ku dhiibey dalka aan badbaadsano
@osmanyussuf706911 сағат бұрын
Baladu horta waa petrol ana beesada kaguran dadkana waan barakicini billahiye yaa uhadhi petrolka la sheegayiyo baraaraha so socdiyo barwaaqo la sheegi jiray hadi baaqiga kahara amxaaradu bara tirtoo badeena qaadataye billahi aya kacelin xasan baladu wadiyo baaruda cidu kudili bulshadi lagu beeray iyo baladka sow tay lahayd hadaan bahalkan lysjka qaban hadaanan bowdadiyo boqnaha bahalkani lanjarin inuu kubadbadiya baabacada waa timo kabaxay bulshooy waad soo jabtaye balaayada aan arkaa ayayn beydkina dumin Allow sahal !!!!!
@Emi925465 сағат бұрын
masha allaah ishaad ka ridey betrolkaan baas amaaba iska deenaa waaba mid adoonsi na galinayee
Hasan ayaa dalbaday in la kala qaado Hiiraan si ay magaaladan ugu soo biirto G/Banaadir iyadoo la tixraaci karo dowlad goboleedka Hirshabeele si dunidu u garato taasi waa arin saameyn ku yeelan doonta hadii aan talaabo cad ka qaadno anagoo Xasan Sheekh u sheegayo inuu joojiyo isku dhafka dowlada. Xasan oo qabiilkiisa ku duminaya.
@Inccoonnuu112 сағат бұрын
CIIDANKA SOOMAALIYEED SIDA AY U DHANYIHIINTA HARTAY EE DACDA U WADANK DALKA IY DAD WAA INAY ISKA QBTAA MADAXWENAHA EE DHAMEEYAY CIIDANKII HADA DABKA USHUBAYO CARUU YAYYAR AH CIDANKAXWAA IN MADXTOOYDA AY QABTAAN GUUL IYO GEESINIMO AYEY U BAHANTAHAY WAA IN GACMAHA LA QABTAA!!
@mariamsidi32633 сағат бұрын
WAR LAFRA GAREEN WAA DACIIF UUUUUFFFFF DHEEH
@CabdiYare-ut1oe10 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk
@KamalAbukar20 минут бұрын
Waxay saamaynaysaa dhamaan dadka deegaanka Soomaalida ee wada degan magaalada Muqdishu oo ay musiibo ka dhacday okay waxaan ku wargelinayaa dadka inay ka taxadaraan ammaanka hadda Xasan Sheekh ayaa heshiis la galay Lafta Gareen oo ay adag tahay inuu ku dhufto Lafta Gareen muxuu Lafta Gareen u hoggaansami waayay. Fikirka waxa Hasan Sheekh u wajahday in kasta oo ay taasi meesha ka dhacday iyada oo la af-lagaadeeyay Lafta Gareen oo uu Hasan Sheekh abaabulay.
@somalidaacadah973411 сағат бұрын
Waxaa. Ĺay cunay markii dibigii cadaa. La. Cunay.
@sahrasaid-i1d7 сағат бұрын
Been bay uu egtahay in laftgareen dorasho qabsanayo jaunary haddu doorasho qaabanayo gudiga doorashada ayuu 20ka bisha magacabi lahaa taas waa wax baa kama jiran laftgareen xasan ayuu gacanta ugu jira oo uu hore ugu hoyday waana khayrad xasan sheikh sorry reer koonfuur galbeed
@AliKarshe9 сағат бұрын
Colonial ideology divide and rule 😅😅😅😅😅😅😅
@ismailabdullahi777310 сағат бұрын
madax Rifrifle foolxumo badanidaaa
@XaliimoMuuse-n8r13 сағат бұрын
War eelaaygaa wax uu yahay ma jirtoh waa fuley
@MOSHADI8412 сағат бұрын
Asc, abow, raali ahaaw, waxaan kuu sheegi rabaa inn aad tiimaha sifiican uu jaraato. Sidaan diiq ahaanta ah ma fiicno. Tiimaaha in la xiiro ama la isla simo aa fiican. Siidan aad uu jarate fool xuumo ila ektahay. Sorry for that.