Suldaan wxa ku dhacay wuu u qalmay sbbto ah habaryartii oo aamintay buu qiyaanay inuu runta u sheego by ahayd waligaa qof ku aaminay lama khiyaano tanks adiguna wllo saad noogu soo gudbisay
@Muhiiin15 күн бұрын
Wcs wll
@xaalicabdi-vc7sz15 күн бұрын
Guulayso wll🙏
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Thanks Wll
@AyaanAbdirashiid463114 күн бұрын
Waxaa ka bartay haddii lagu aamino qofka ku aaminay ha qiyaameen hadda qiyaantid sida suldan ku dhacday oo kale kugu dhaceyso wax walba daacad lakugu dhibo si daacad ah ugu soo bax intaas ayaa ka bartay mahadsanid iftiin show
@MaxamedUbax-u1i14 күн бұрын
27:01 27:03 27:05
@FalastiinMBC15 күн бұрын
Wcs walaal
@njmahali317614 күн бұрын
Wcs wll❤❤❤
@iskufilan1748 күн бұрын
Well said 👏
@fahmahassan633513 күн бұрын
Waa layaab awalba habaryarta wey ku ficnet Yaa dhahay nin aamin
@sahrashiiq94915 күн бұрын
Wall waqti. Maiihele
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Haa Instagramka Igala so Xiriir wll
@HeeyWaeae15 күн бұрын
❤😂ty sxb
@RidwaanFarahmohamud10 күн бұрын
Mahadsanid wllo🎉❤
@AyaanAbdirashiid463114 күн бұрын
Suldaan way ku fican tahay inuu qalib sidaas yeelo sababto ah habaryartiisa oo aamintay ayuu qimayey waxaas dhan hadduu habaryartiisa la wadaagi lahaa xiligaan shaqo la siin lahaa qalibna shaqada laga ceerin lahaa 😢😢habartiisa oo amintay oo shaqo dhan u dirsata ayuu wax walba ka qariyey
@IFTIINSHOW14 күн бұрын
Wa runta
@Xaawoquru15 күн бұрын
Asc Asahabata❤
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Wcs
@Awoqali-c1y14 күн бұрын
Doqon ayuu aha suldan inuu habaryarti usheego ayey ahayd subxanalah aduun ayaa hor cararay
@IFTIINSHOW14 күн бұрын
Waa runt wll
@Najminaa15 күн бұрын
Wc ww solabsho wcn huno🎉
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Mahadsanid wll
@naimaalimohammed776614 күн бұрын
Horta wiilkan sheekooyinka uu soo gudbiyo wax run ah oo dhacay baa mise waa science fiction. Anigu waxay ila tahy malaawad u isagu samaysto. Magcyada dadkana sheekoyinkiisa waa kuwo isku mid ah
@IFTIINSHOW14 күн бұрын
Maya wll Waa qisooyin aan So Xigto Marka Marka Waxan anagu sameysta mahan
@Najuum1-p4z15 күн бұрын
Wcs 🙏 🤗 wll 😊😊
@CaamirSaciid14 күн бұрын
Asc
@CaamirSaciid14 күн бұрын
Qofyahayd tiktooga igasoo qabo
@CaamirSaciid14 күн бұрын
❤❤❤❤
@Najuum1-p4z14 күн бұрын
Yaa??
@Usaame_cze_715 күн бұрын
Qisadan sir weyn baa ku jirta suldaan maalintuu ninka haberyartii qaba uu usheegay inuu sir ka hayo Isla maalintii ku xigtey Haber yartiisba dhimatay waxaa dhici karta inuu ninkeedu dilay 🤔
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Macquul Lkn Qisada Laguma sheegin hadduu Dil ahaan lahaa Bartaano la sameyn Lahaa ee si dabiic ah U dhimatay
@BestGirl-ri5sx15 күн бұрын
Anuu waxaan ka shaki sanahy ninka habaryarta qabay ee qaalib waxaana umaleenayaa markii wiilku ku maqnaa dalxiiska in ay utashadaan habaryarta qaalib iyo shaqaalada wax walbana ka fikireen awal suu uga saxiixan lahaa lacagta isagoo kasbanaya iyo say udili lahaayeen intuu maqan yahy kii suu lacagta oo dhan u helo ileen lacagbuu awalba rabee habaryartana wuu ka baqi jiray ileen wuu khiyaamayey cadeena waa laga hayey naagta shaqaalada iyadana awalba way necbeed habaryartA. Habaryartana haday caadi udhiman saasaan umaleenayaa inay u dhimatay lagana dambeeyay dilkeeda ilaahy haw naxariistee😢
@IFTIINSHOW15 күн бұрын
Way dhici kartaa Lkn Haddii dil uu ahaan Lahaa Baritaano la sameyn lahaa
@NajmoAbdi-fk3pb14 күн бұрын
Aniba waaila tahy inee dileen waliba sun aay aayR aayar usiiyeen kadib saas loo fahmi waayay
@Nadiirocabdirsaaq11 күн бұрын
😢armay habaryarta dileen ayagu 😮
@aminabdi944 күн бұрын
Niyaw qisooyinkaaga badan kood been weeyaan oo meesha aad ka soo xigato ayaa been ka sheekaysa marka sxb badal halkaa aad ka soo xigato
@suleqaAden13 күн бұрын
Sheekadan Mel bay ka qaldan tahay, Because Habaryartiis Naagta dishey proof bu ku hayaa oo Cadeeyn ah si ay ninka iyo Maalkaba ula wareegto, Video Tariiqdi la Dhibay a Habaryartiis wey Noleed oo investigation bay suubin kareen.🤔