Fatima subscribe i sar kzbin.info/www/bejne/mIq2h5Kgm6eXhM0
@inajamaccaabi55824 жыл бұрын
Hhhh muniir brother wlhi qof fican oo dad la dhaqan leh ayd tahy geesi guul iyo gobonimo ayan ku rajaynaya mar walba inta ila aragta wanaga muniir like dhac 👍👍❤🤴
@sumayomohamedfarah63384 жыл бұрын
24hrs kaliya bad kaso bixi waysay kwrn hoyoyinka gbdhaha wllha ah io xaska intaas io in ka badan ayay qabtan waliba ay u dheer tahay dhalowgiina io korimadiina ilhy ha unaxaristo dumarka aduun io aaqiraba🤲🤲
Aniga muniir qosley ayan ula baxay mar walba wuu iska qoslayaa waa farxan m.a ibra iga nasib badan walhi 💯💯 hadiba muniir sxib lathy nin walbo iyo nasibkisa anne wn sugaya ina mar un video isla sodubno sxpky muniir insh allh 💚💯
Muniir sxb waxa tahay qof dadka fahan siiyo micnaha dhalinyarada iyo sida iskabulada aay u noshahay marka sidaan aniga aya kula mid ah dhalinyaro ayan isla daganhy sida aad u dhibto ayan u dhibaa ee sxb muqaladada malmahn wey yar yihiin ee shaqo wacan muniir aan garsino 300k waxa tartan kula jirnaa gaalo madow
@bishaarougbaad55054 жыл бұрын
Muniir shakhsi wanaagsan Allah haku sharfo wllo aduunyo akhirabaakhiraba
@fartunabdishirefartun1079 Жыл бұрын
❤😂❤🎉😂❤❤❤❤❤😮😅😂🎉😮😅🎉
@fartunabdishirefartun1079 Жыл бұрын
❤❤
@bubuqurux46724 жыл бұрын
Muniiraaa qosolaa igu dishay wllhi gadaa argtid qoraalkeyga ogoow inaa ku taageero ona dar alle ku jeclhy wllkey qaali illow anigo.muniir la kulmin hal sikin allh ka dhigo nafta ha iga qaadin🤲🤲❤❤❤💕💕💕
@raxmarajo58414 жыл бұрын
Aamin me to
@aragsanmaxmed10754 жыл бұрын
😂😂😂😂 My brother's keep going wa idin aminsanahay one love 🙏😍
@@muniirofficial10 marki la dhahayo muniir waa qof qalbi wngsan been maaha waa ku aaminsanahay muhiim maaha like inaad ii saarto ama coment muhiimadu waa inaan ku farxo dawashada vidoegaga respect full my boyz
@ubahali62994 жыл бұрын
Ilaahow ibra shaqaale ha iga dhigin sun uqasi lahaay wllhi 😂😂😂😂
@adengureofficialchannel10354 жыл бұрын
Queen Luka abaayo macanto subscribe igu caawi walashey
Walahi muniir kan ciil ayu ku qabay 😂😂 Kan shaqalayasha Nairobi ayu kuso xasuusiye
@superyaskacade92444 жыл бұрын
Muniir waa ku tageraa keep going 🙏
@sharmaboymusic23464 жыл бұрын
Ayntan Muniir u so Tallented wllhi Naga qoslisaa🤣🤣 Thank U Bro
@indos2924 жыл бұрын
Keep going guul wcn muniir and tacbaan
@ismaildupow60044 жыл бұрын
Keep going brda munir BG support from Kenya
@faatuushmaxamad53694 жыл бұрын
Muniir official ku tageero pro waxba lagama qaban karoh keep going aan kuleeyahy❤
@hiboxasan22604 жыл бұрын
Markii ugu horeysay aan comment ka bixiyo chanelkaaga waaye lkn like weligey kulama dhaafin videowyaashada weligy ima dhaafin chalangigan wan ka helay hore usocod waa dadaashey muniir
@jaliilmoyare21784 жыл бұрын
Mashaa allha wllkey qaaliga ah keep going bro🥰😍😍
@galaxy11hd804 жыл бұрын
Waaar wllhi waaa laga shaqaysiiyey maanTee hhhh balse abaal Marin
@hamdahaaji82574 жыл бұрын
Hhhh miskiinaa 12saac asigana ha soo sameeyo 😂😂😂 Balantada kama bixin muniirow😂😂
@farxiyomaxamed78384 жыл бұрын
Keep giong waxan kula jeclahay in aad Naqoto Muniirow Somalia Ugu fican youtbu waadba taheee alla Ha ku sharfo keep going Muniir Cadde
@Xacaate4 жыл бұрын
kkkkk walah waan iga qosley ma shaa allh hore usoco pro
@hothanibraahim67784 жыл бұрын
Waligee video no views ah ma daawan 😁👌🤞 Comments inta dhiman hadhow dhameestiraa1😂😂
Waxa samayseen challenge ka oo ah erayga "Haa" wofka yidhahda haa wuu guuldaraystay qofka aan yidhan Haa wuu guulaystay please take that muniir ku samay asxaabtaada hadii qofku yidhaahdo"Haa"waad iqaabaysaa qofka aan idhan "Haa"wuu guulaystay my brother
@adengureofficialchannel10354 жыл бұрын
Nimco cabdi abaayo subscribe igu caawi walashey
@qaddafisomali57494 жыл бұрын
Nimco subscribe i sar kzbin.info/www/bejne/mIq2h5Kgm6eXhM0
@zaet____ali_____gulafeyarr38874 жыл бұрын
ibraahim waxa loo maleeya inad gaalo la jihaadtamayso ani hadaan muniir ahaan lahaa kaw ann kaga siin lahaa masha allh horta aduunkan samir aa laisku dhaafay muniir waa dulqaad badan yhay
@salaadocdy1484 жыл бұрын
Masha allah 🤲🤲🤲
@ahlaamabdikadir95714 жыл бұрын
Keep going uncle
@samanbadan75164 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wlhi howl adag shaqalonimo ma fcno adunka u necbahay hadan wa shaqadayda😂😂one ❤guys
@ismacilidiris54554 жыл бұрын
Keep going wllky 👍👍👍👍👍👍
@nasteehadiamond59884 жыл бұрын
Soo badi wan ka helay wllhi horay usocoda walaal qalbiga 🥰🥰🥰
@hodosaeed91574 жыл бұрын
Manshalh Munir walhi waa.qof aad uu dulqaad badn Alle haa Ku sharfo runti 💋💋👍👍
@hapimohameth96804 жыл бұрын
Keep going pro
@xamdadiamond94004 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Muniir dhiblow wlhi waa ika qoslo siiseyn ibraahim iyo adi markaa vedio sameey neesaan saa ujeclhy lee hormar wangsan walaalaheyga ❤️❤️
@alizapea23464 жыл бұрын
Keep going Legend
@hamdafarah62324 жыл бұрын
Alla beerka Muniir shaqaale🤣🤣🤣 Ibrahim xasidsanidaa shaqaale saan ma loola dhaqmaaa🤣🤣🤣 Wlhi waa iga qozliseen
@shinazkhalif90964 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qebkala kasosubi Keep going muniir and Ibrahim
@naimaedabsan89484 жыл бұрын
waa malinki 1aad aan comment sooqoro wligy waa daaban jire taageero ku ahaa wll muniir Horumar wacan kuu rajaynaa ❤
@hotholaki75594 жыл бұрын
Muniir io ibra dad antage keep going brothes lkn ibra chanel malaha miyh isaga full respect brothes💙💙