SHAQO LA AANTA SIDA LOOGA BIXI KARO

  Рет қаралды 6,943

Maryoley Muscle

Maryoley Muscle

Күн бұрын

#maryoleymuscle #balanteenawaamuruq#somali
Mahadsanid daawashada aad daawatay videoga. Hadii aad rabtid inaan wax video ka suubiyo komentiga hoose iigu soo qor.
Halkan iga soo xariir :
Facebook: / abdinassir
Instagram : www.instagram....
Snap chat; Nazzii6
Tiktok: maryoley_muscle
Online coaching: nazzii6@live.com

Пікірлер: 124
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Asxaabta waxaa si sharaf leh idinka codsanaa inaad video like saartaan, komentiga ka soo biixisiin si youtube u ogaado inaan KZbin ku soo laabtay#balanteenawaamuruq Halkan igala soo xariir👇🏿👇🏿 linktr.ee/maryoleymuscle
@abdullahiyousufosman5611
@abdullahiyousufosman5611 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad 💯💯
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
@@abdullahiyousufosman5611 mahadsanid walal ❤️🙏🏿
@xalaalcaleyk53
@xalaalcaleyk53 2 жыл бұрын
caqliga alle hakuu barakeeyo wll 🙏
@abdala5029
@abdala5029 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏
@safiahussein8687
@safiahussein8687 2 жыл бұрын
Asc wallo adigo rali ah waxaan rabaa in aad macalin inoqotide Ma iso qorikartaa number kaga jazaakallah
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 жыл бұрын
Runtaasi Waa Sababta Aan Muqaaladaada U Xiiseeyo Keep Going Coach
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal 🙏🏿
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 жыл бұрын
@@MaryoleyMuscle Adaa Mudan Coach🤝 Thnk U So Mch
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
@@maarshaallyrics ❤️
@waryaakaalay9852
@waryaakaalay9852 2 жыл бұрын
niow aniga waxaan ahay in jareer ah waxaan ahay faryaamo balse waa la ugu caayaa waa laigu liidaa laakiin maalin walba waan shaqeeyaa lacag igu filana waan helaa
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Walalkey jaahil warkiista hadhagaysan. Qof asiga shaqo la, aan ah Maxuu kuu sheegaa. Sharaf ayaa leedahay shaqayso walalkey ❤️
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 6 ай бұрын
Run waaye Aboow
@hereiam2823
@hereiam2823 2 жыл бұрын
very intelligent man
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@wllzakiofficial1
@wllzakiofficial1 2 жыл бұрын
Macalin wax badan aa ka faiidnay mahadsanid 🙏🏽
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Adiga mudan walal 🙏🏿❤️
@shaakirfaarah7061
@shaakirfaarah7061 2 жыл бұрын
MACALIN walhi i,a 1m ku Rajeynaa 🔐
@daahirabdikhaliif367
@daahirabdikhaliif367 2 жыл бұрын
Asc ustaat abdinasir
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 жыл бұрын
Mashallah sxb waan kuusaaray subscribe waan kahelay muuqaalkaan guuleeyso
@updynajiib6732
@updynajiib6732 Жыл бұрын
Masha allah ustaad ilaahay haku xifdiyo sidaas fiican ee aad noogu dhiiri galinaysid in aan wax qabsano oo aan muruqeena maalano ilaahay hakaa jasaaid siiyo dhalinyarada somaliyeed kuwii shaqaysta oo caajiska iyo wahsiga iska ilooba ilaahay haka dhigo
@muscabreal4659
@muscabreal4659 2 жыл бұрын
ustaad 100% waa kugu raacsanahay aadba ugu mahadsan tahay videoyada noocan oo kle ah nooso badi
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 2 жыл бұрын
You are genius
@codayaadam1280
@codayaadam1280 2 жыл бұрын
Mansha Allah legendow horay u soco
@Moahmmed_Ali
@Moahmmed_Ali 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid 🙏
@abdirahmanelmi2309
@abdirahmanelmi2309 2 жыл бұрын
24 saacadod tiktok a kujirta dad walwalan a fiirsata hahaha my legend runta kamaxishotid adi I like you for that abti ❤️ 🫡
@iamtheboss6045
@iamtheboss6045 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal videoga wa I caawiyay, Ani waxn Barta furniture ka o ay hayad nogu deqday si lacag la'an eh
@anebabuker6240
@anebabuker6240 2 жыл бұрын
Waa rutaa walal arrin muhiim ah oo lagubaraarugi karo ama wax laguqaadan karo runtiina anugu wanubogay wadku mahadsantahay hore usoco
@ahmednuur101nuur9
@ahmednuur101nuur9 2 жыл бұрын
جزاك الله خير 👍👍
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 2 жыл бұрын
Sxb aniga werehouse ayaan ka shaqeyaaa Galina waxaan bartaa IT. Somalida shaqo ma jeclo sxb
@MRLIVE14
@MRLIVE14 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad jazakallah wax jiro ayad kahadashay
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
@cabdulqaadirismaciil8282
@cabdulqaadirismaciil8282 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@salim-nh8pp
@salim-nh8pp 2 жыл бұрын
salaan sare coach waa baraarujin iyo dhiiri galin fiican
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❤️🙏🏿
@mohakr5461
@mohakr5461 2 жыл бұрын
Thanks legend
@Daacad1999.
@Daacad1999. 8 ай бұрын
Ma dhihi karnaa ustaad xirfada ugu muhiimsani waa inaad barato maamulka lacagta iyo sida loo la dhaqmo, loo kaydsado, loo na maalgashado.
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 6 ай бұрын
Waaa mudanthy in lagu taaagero wayo umada wax fcn u yahysaa
@ahmedsidosman3782
@ahmedsidosman3782 2 жыл бұрын
Waan kusalmy sxb een waxd kasohadasha lipo 6
@omaari155
@omaari155 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid video yada waxtarka leh ee aad noso gudbiso kaga mahad celinaa video yadaada dhamaana waan dawadaa.
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿💪🏿
@liibaanxuseen6380
@liibaanxuseen6380 2 жыл бұрын
Walahi waa runtaada❤
@Skizskiz
@Skizskiz 2 жыл бұрын
Very important topic 🙏
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️
@zakiak7872
@zakiak7872 2 жыл бұрын
Xirfad wa muhim macalin markasto wa u shega dadka sanad iyo xoga stock exchange’s or trading bartay .hada ilahey lee u bahanahay hada alx 😎👍🏾
@AMJED74152
@AMJED74152 Жыл бұрын
Thank you walaal adiga anaga masaxe alxmdlillah qof
@hooyomuumino2589
@hooyomuumino2589 2 жыл бұрын
Sax waaye lkn faan iyo tawar dari ayaan isku darsaney+ caajiz
@madaaale463
@madaaale463 2 жыл бұрын
Industri bartaaaa👌🏾
@amiinyahya5644
@amiinyahya5644 2 жыл бұрын
Keep going bro
@nafisaaragsan5927
@nafisaaragsan5927 2 жыл бұрын
Best teacher🥰
@abdisamadomar8463
@abdisamadomar8463 2 жыл бұрын
Absolutely true 😊
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@nalka4096
@nalka4096 2 жыл бұрын
caqliga alle hakuu barakeeyo wll
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Aamin 🤲🏿
@hellobrother360
@hellobrother360 2 жыл бұрын
proud of you
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@abdirahmancmc
@abdirahmancmc 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsanty maclin🙏💯
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Adiga mudan walal 🙏🏿❤️
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 2 жыл бұрын
Smart aa tahay sxb
@keepgoing2953
@keepgoing2953 2 жыл бұрын
i like sidaan dhalinta u dhiirigalisid
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❤️🙏🏿
@magarmohamed4171
@magarmohamed4171 2 жыл бұрын
Masha allah bro caqliga allaha kuu siyaadsho
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Aamin walalkey.. Adiga sidoo kale 🤲🏿
@amiirka6885
@amiirka6885 2 жыл бұрын
Masha allah "hada aniga waxaan kunoolahay wadanka fransiska waxaana rabaa inaan barto mecanic avion " xirfadaha in aad barataan wax bdn ayeey idinka saacidayaan
@amiinyahya5644
@amiinyahya5644 2 жыл бұрын
Barnamij xiiso leh
@shuceybabdirahmanabdulle3324
@shuceybabdirahmanabdulle3324 2 жыл бұрын
Soomaalida aqoin u malahan xirfadaha faa iida ee le dahay . Dad badan oo mnt yurub tagay ayako jaamici aha ayee bartaan tubu kalinta musqulah. Nasiib daro intuu wadanka joogay wuu yasaaya. Ustaad MAHADSANID
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
100% runtaa waaye. Dadkaas oo Kale anigaba waan arkay
@thereyougo3842
@thereyougo3842 2 жыл бұрын
full respect
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@abdiazizkeynaan
@abdiazizkeynaan 2 жыл бұрын
Legend thanks
@Hussary1
@Hussary1 2 жыл бұрын
Masha Allah brother, well said. Aniga maalin kii Dugsi sare aan dhameeyay ilaa hadda Waan shaqeestaa. Shaqooyin ka TRADES ka ah waa muhiim waxaana kula talin lahaa dhalin yarada ineey bartaan. Aniga waxaan bartay HVAC. Shaqo waligaa ma wayneesid hadaad xirfad baratid.
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Жыл бұрын
Xirfadas maxay tahay zxp HVAC side lobarta sideese loogushaqaysta Qasabna miya inaan luuqada English aqaan Marka aan baranayo xirfadas jawaabtadu waa iimuhiim
@Hussary1
@Hussary1 Жыл бұрын
Asalamucalaykum, sxb HVAC waxaa loo soo gaabshay, Heating, Ventilation, and Air Conditioning. Hadaan kuu micneeyo, waa qaboojiyaha, kululeeyo iyo fiinjeerada guryaha, xafiisyada, istibitaalada, iskuulada, meel walbo yaalo. Xirfad marwalbo loo baahanyahay weeye. Labo qeyb ayay u kala baxdaa, residential qeebta guryaha iyo commercial qeebta meelaha ganacsiyada, sida moolasha oo kale. Dadka ka shaqeeyo labo ayay u kala baxaan, kuwo waa ( installers ) way rakibaan qalab ka hvac ama guri cusub mid halaabay ayay mid cusub ku badalaan. Kuwa kale waa ( hvac technician ) markuu halaabo ayay sameynaayaan. Xaga barashada, Community college waad ka baran kartaa, lixbilood ilaa sanad ama labo sano. Shahaado ayaad qaadaneesaa. Waxaa jiro skuulo gaar ah hvac laga barto sida iskuulada chef ka oo kale. Luuqada, Meeshaad joogtid ku xidhan tahay iyo cida ku bareeso. Aniga gabalada isku tagay ayaan joogaa marka English waa qasab. Somaliya hadaad joogtid xirfadaan makaga shaqeynsan kartaa? Jawaabta waa Haa. Hospitals iyo moolasha Iyo airports kuli waxaa yaalo qalab ka hvac marka waxey u baahanyihiin gacanta ku haayo. Goggle isticmaal meeshaad joogtid, sida looga barto iyo intay qaadaneeso. Allah hakuu fududeeyo.
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Жыл бұрын
@@Hussary1 hargaysa ayan jooga zxp qalabkas meel walba waa kuxidhanyay sida xafiisyada dawlada iyo kuwa gaarka looleeyay fooqyada shirkadaha iyo kuwa hotelada Waan ubaahna xirfadas walahi zxp English ma aqaan laakin meeshu waa hargaysa oo afsomali looga hadlo Marka zxp cilada jirta aya ah garan maayo meel aan ugu hagaago oon kabarto wali ma arag meel lagu baranayo xirfadas
@Hussary1
@Hussary1 Жыл бұрын
Waxaad raadin kartaa qof Hargaysa joogo oo hvac ka shaqeesto, gacan yari u noqon kartaa, waanad ka baran kartaa. Meelaha aad tilmaamtay intaad u tagtid waxaad odhan kartaa yaa qalab kaan idin hagaajiyo oo filterda ka badalo, saas ku Hali kartaa. Good luck!
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Жыл бұрын
@@Hussary1 hye masuul thanks
@rageedi5930
@rageedi5930 2 жыл бұрын
masha allah legend hadal wax ku ool ah
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@NasroHussein-v9e
@NasroHussein-v9e Жыл бұрын
thanks ❤❤
@alisheikh6545
@alisheikh6545 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro . Keep going wax sax ayaad ka dashay
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Adiga mudan walal 🙏🏿
@YoolsanTechnology
@YoolsanTechnology 2 жыл бұрын
yeah that's all right wlhy waxaad baraneyso waa inaad ka fikirtaa dalkagu inuu anfacaayo
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 2 жыл бұрын
Libaax Waa runtaa
@amiinyahya5644
@amiinyahya5644 2 жыл бұрын
Maansha Allah
@Mk.C38831
@Mk.C38831 2 жыл бұрын
Waad saxan taahy captain waana rundaada
@xanafi406
@xanafi406 2 жыл бұрын
masha allah
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Somalida runta ma rabaan wadanka shaqooyin badan ayaa ka. Jiro lkn waxay rabaan in dibada laga soo biilo Shaqada wey isku caayaan lkn shaxaadka waa caadi
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 2 жыл бұрын
Wlhi beentaa ma ahan
@Kikiafcaad1
@Kikiafcaad1 2 жыл бұрын
Wlhi waxaqeq lkn ani waxan aqana electronic wlhi waxan arkay sherkado baran in aa shaqo kawayay mana aqano wlhi zxb ilatale brother 🙏🥰🥺
@mmluckylucky2245
@mmluckylucky2245 2 жыл бұрын
Ha,ka daalin 100 jeer hada raadisay 200 jeer raadi
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Жыл бұрын
Hadaad shaqo weeyso,ha seexan ee xirfad kale sii baro,intaad shaqo raadiska tahay.Wakhti baa kugu socda.Qof Waxaa jira.3,xirfadood leh.Oo aan weligiis shaqo weeyn. Hal xirfad,la iskuma koobo.Waa la waaye kara.Lkn hadaad xirfado kala nooca,leedahay.Shaqo waad heli.Inshallah Goodluck.
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
Manshlah brother Somalia 🇸🇴 wiin
@ramlaabdinurofficial8530
@ramlaabdinurofficial8530 2 жыл бұрын
xirfado lagu shaqaysto oo gabdhaha qabtaan wll maxa kamida
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Keep going legend
@mohamedsayid2899
@mohamedsayid2899 Жыл бұрын
wey ka furan yihin schoolo xirfad gacanta lagu barto
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 2 жыл бұрын
Kalkaaliso somalia meel walba waa tumanyihiin
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 2 жыл бұрын
Qof bidaar leh o bila caqli ah wan waayey
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 2 жыл бұрын
Dhiri galiye
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Hadaad dhahdid si daacad ah Waxba kuu bari maayaan
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Meeqa meel ayaa isku dayday inaad wax ka barato?
@anigaayada6092
@anigaayada6092 2 жыл бұрын
@@MaryoleyMuscle walaal waad mahad santahy
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
@@MaryoleyMuscle ilaa saddex meel
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Sxb 3 meel way yar tahay. Waxaa tagtaa 30 meel. Adiga ayaa Dan leh
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
@@MaryoleyMuscle ok good idea 💡
@daahirabdikhaliif367
@daahirabdikhaliif367 2 жыл бұрын
Vedio an like sarno share andhahno
@xasancalixasan4864
@xasancalixasan4864 2 жыл бұрын
M.a
@cigesoma5549
@cigesoma5549 2 жыл бұрын
Ethiopia ayan aday sanadkan bilowgisii waxan ku arkay reer afar hablood u Jogan oo gabadh shaqale ah u joogto iyaguna inay hurdan ama suuqa Waregan shaqadoodu tahay bes
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Dadkeena waxaa facood ka Reebaayo caajis 😳
@helendezuaza1859
@helendezuaza1859 2 жыл бұрын
😍
@sumaya2910
@sumaya2910 2 жыл бұрын
hala shaqeeysto
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
100%
@abdihamiidnur8691
@abdihamiidnur8691 2 жыл бұрын
100% run
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
🙏🏿🙏🏿❤️
@maamafood1587
@maamafood1587 2 жыл бұрын
🔥🤩🙌🏿
@omaari155
@omaari155 2 жыл бұрын
Somaliya ado jooga marka 2sano lacag la aan ku shaqeeso ka dibna shaqadi aad ogtahay iney waxba kaso galeen kugu filan caqli ilama ahan somaalia adona oran lacag la aan ayaan kugu shaqeena ayaad helesaa 1:mida makaaniga waxey kaa rabtaa qofka aad wax ka baraneso qof uu ku kalson yahay oo damiin kaa noqon kara 2: mida dhismahana inta badan enginerka hadaad taqaano kugu filan somaaliya qofey dad kaa gasho meel aad umarto ween mesid ee anaga caajiska na diloday istarexana iska jecel.
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
Sxb muhiimada waxay tahay inaad wax aad ku shaqaysato barato. Excuses waxaba ma tarayaan. Hadii aad heleysa qof faa iido la aan wax ku baraayo masha Alah.
@Wadajirlyrics
@Wadajirlyrics 2 жыл бұрын
Shaqo la,aan Baan ahay ilaa dhow bil 😪😪
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Жыл бұрын
Illahey.Shaqo,Khayr kuu ah oo ku faraxdo haku siiyo.Lkn xirfada Waa la bedela.Hadii aad shaqo ku weeyso.Waxaa jira dad badan oo leh.3 ama 4,xirfadood.oo mid markey shaqo kuwaayan.Mida kale shaqo ku helay a.Wakhtiga aad shaqo la’aanta aad tahay. Xirfad kale,siibaro.Wakhtiga ku xisaabtan.Nasiib wacan ban ku rjyny
@Wadajirlyrics
@Wadajirlyrics Жыл бұрын
@@halimoomar7529 thanks sister
@hereiam2823
@hereiam2823 2 жыл бұрын
100% run
@MaryoleyMuscle
@MaryoleyMuscle 2 жыл бұрын
❤️🙏🏿
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Sidee Ayaa Affiliate Lacag Looga Sameeyaa?
29:40
Faca Cusub
Рет қаралды 8 М.
SIDEE SHAQO KU HELI KARTAA KHIBRAD LA'AAN!
27:06
HR Somalia
Рет қаралды 17 М.
SHAQO LA'AANTA DHALINYARADA, SOMALI
11:55
BARAARUJIN
Рет қаралды 2,2 М.
Sidee Shaqo, loo helaa adiga oo aan Adeerka wadan?
50:52
MM Somali TV
Рет қаралды 3,3 М.
Xalka Shaqo La’aanta #Somalijobs
3:23
Somali Jobs
Рет қаралды 1,5 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 263 М.