Walaahi anna xalay oo dhan iyo 4 bilaadka hor ayaan raadinayay waan ku daalay😅
@Rizeek123 ай бұрын
Software engineering iyo full stack developer ma iskumidaa
@DuraanAli3 ай бұрын
Haa, full stack waa qof application dhan dhisi karo, marka waa software engineer
@HAMSE-n8v3 ай бұрын
Ustaad mansha allah, alle ha kuu bara keeyo cilmigaaga,❤ Ustaad waxaan rabaa in aan barto web development halkeen ama luuqadee ka bilaabaa.❤
@xogbaar3 ай бұрын
Inkastoo macalin kii aad waydiisay aanan ahayn lakin billaabis haday tahay waa la iska wada garan oo waa HTML, CSS iyo JavaScript. Sadex daas waxaa lagu dhisaa front end ga oo aha webka inta muuqata ee qofka isticmaslaya u muuqata. Back end waxaad u isticmaali kartaa luuqado badan sida : Done js, oo ah framework javascript ah , python gaar ahaan Django, dotnet family sida c#, ASP, php Lakin sadexda hore ee front end ah waad ku qasban tahay siiba html iyo css.
@ManticCade3 ай бұрын
How can I become a front-end developer and what software should I learn to become a front-end developer?
@mustafebiko3 ай бұрын
😂😂😂 jiqay ku tahy new phrase
@booqashokasta3 ай бұрын
asc ustaad gabi school maxaa kudhacay
@abdalepeshd12433 ай бұрын
2022 baan dhameeyey jaamacada waxaan ka qalin jabiyey software engineering
@Mrwaryaa03 ай бұрын
Maxaad qabataa? Si gaar ah application ama website ma u dhisi karta?
@Norabdik3 ай бұрын
@@Mrwaryaa0ma u baahanahay adi Ganacsi mise arday?
@mrozman-mx7pl3 ай бұрын
@@Mrwaryaa0 noocad rabto wan ku dhisaya sxb
@abusomali3 ай бұрын
calculator ka siduu u caawiyo xisaabiyaha buu AI gana noo caawina hadaa nahay team Software Engineering 😇
@mohamudsalad54643 ай бұрын
Asc ustad duraan ilaa 2019kii waa kudawan jiray sanadkii 2023 baan dhameye herkeygii dugsi sare walina jamacad ma bilabin waxan jeclahay inaa barto software engineer lakin wali meel saxa aan kabarto mahayo adigana waa wayey mela kala so xiriro ustad. Thanks
@mojama783 ай бұрын
Devin AI shaqada waxuu lawreegi karaa markuu baahida ama problem ka client ka xalin karo
@ak_writter32083 ай бұрын
ustad waxa ku dhib qaba flexbox iyo grid hal cashar kasoo same
@kafiabiomar3 ай бұрын
Iso qabo hadad diyar utahay walalka
@Ogaalkoob273 ай бұрын
Wcs
@Mohan-20343 ай бұрын
Waa bilow marka sidaas u fahan
@bashka9183 ай бұрын
First
@maslaxmaxamuudxuseen44753 ай бұрын
Madama uu shaqada u fududeyn karo shaqaalaha so laga yabo iney shaqaalo yar qataan companyada, madama shaqalaha ey cawinad helen waqti faro badana uso haraayo ?! 👀
@DuraanAli3 ай бұрын
Waa macquul, company kasto inuu shaqaalaha iska yareeyo wuu rabaa lakin saan ooga jeedo hadaynan shaqo badan galinin si uu productive u noqdo, developer rabo inuu maanta dhan daadihiyo AI ma jiro!
@Somanimate2 ай бұрын
Webflow kaso hadal
@Rizeek123 ай бұрын
Ustad durano ina barto oo an kushaqeesto rabay software engineer hada ma udhamaatay😂😂😂
@DuraanAli3 ай бұрын
Lol videoga ilaa dhamaadka daawo! Halkaas aan fikradeyda ka bixinayaa
@PinaBinianimals3 ай бұрын
mac sokor reer softuwer 😂😂 machanical hadaa iskabara leheedeen xaa,idinka bi,i lahaa ani maa cumputer shaqadiisa isku haleen karo
@caaqilkayaasin29993 ай бұрын
ustad aniga first year ahay university software engineeringka aad baana ujeclhy codingka oo project yar yar oo badan sameyay balse aad aya uga baqsanahay in marka jamacada dhameyo shaqadi software enginering booska laga saaro