@@zuhayraabdirazak9897 wuu kasoo hadli lahaa lakin waqtigaa ciilooyo mafahante
@qaaldhagacade80643 жыл бұрын
War quruxkudhiiglow adiga iyo mariya arooskiinu waa gooorma
@abdirashidalijilley46253 жыл бұрын
Mahasanid sxp Qisada qiirada leh.
@MohamedHassan-ey8iz3 жыл бұрын
Gessiiiii
@zakibinxaaji3 жыл бұрын
Walal qalbi nadiif ah leh ayaa tahay walalkay 🙏
@kobciyetechnology23513 жыл бұрын
Guur iyo gacan maxaa kulmiyay😂
@Maahir--moha113 жыл бұрын
Wasiir
@maxamedcabdi58723 жыл бұрын
Kuma lihi hadad nabiga jeceshahay like saar waayo nabiga lama bar bar dhigi karo like ee si niyad ugu sali nabi muxamad salawatullahi wassalamuhun calayk manta waa jumce uniyeso saliva nabigena suban
@abdinurcadeeahmey33603 жыл бұрын
Legend jack iinolow sxb MCN lkn waxan jeclanlaha prank inaad kusameyso glam by suu inta igu racsan like iyo love iskudara
@farhiyowadani62443 жыл бұрын
Ma tihid qurux ku dhiigle ee waxa tahy naxariis ku dhiigle wall qali wilasha Somali dhan ma xumo lkn 💯50 aadbey u liitan run aahntii waxan kugu jecladayi waa ka run shegida Allah ku dhowro hablahena somaliyed wiilashena intooda badan aadbey u xumanayan sharftiina dhowrta oo ilaaliyaa sharafta waladiintiina abyo hadii aadan sharaftada rabin ilaali sharafta hooyo tan aabo iyo tan walaalkaa hadey manta sharaf xumi kugu dhacdo adiga kugumey dhicin ee waxey ku dhacdayi walaalkaa iyo aabahaa intii xun Allah so hanuuniyo Allah tusiyo sharafta iyo qiimaha gabdhahoda intii wangsan sida qurux ku dhiigle OO kale Allah idin ziyaadsho intii wangsan wan ku fanaa wayo kuwaas aya sharaftena ilaaliya❤️❤️❤️💋💋 hambaliyo hambaliyo walkey qali 200K hambaliyo hambaliyo waxa dhiragalin mudan adiga cml horayi usoco nacabkadana ha jabaano nolashada kor.👍 nacabkada hoos. hoos .👎👎
@siciidcabdi64093 жыл бұрын
Inta hablaha qiimahoda taqaano like isara
@queenamishofficialchannel94573 жыл бұрын
U made me cry wallah keep going walalkey u r an amazing person mashaAllah Allah hakuxafido
masha allah si qurux badan ayaad uhadashay brother
@husseinmgaate21543 жыл бұрын
@@azizakhan9565 thank you so much my Sstr 🤝❤
@quruxleyqalanjo54853 жыл бұрын
@@husseinmgaate2154 wllky sidacad ah o ragnima laha uhadashay lkn gabadha iyadana sharafteda ayay kuxad gudubtay maxa lagu tilmami kara gabar nin islamed gurigisa uraacday
@husseinmgaate21543 жыл бұрын
@@quruxleyqalanjo5485 waad mahadsanthy wllo Gabadha hadii mar ay guri Nin u raacdo waa 50% 50% in la xumeeyana macquul in ay bedbaadana waa macquul. Fadlan Gabdhow Guri nin ha u raacin duruuf kastoo ku hayso🙏🙏
@faimaahmedflower55643 жыл бұрын
My king mohamed (qurux kudhiigle) Shaqsi qalbi wngsn ii nolow Abowe love u💋❤🙏🏻
MANTA WAA JIMCO waxa ku jirto 1sac oo mustajaba ah Wax walbo oo aad Alle weydisato u ka ajibayo insha Allah Allaha nagu daro kuwa loogu dhambi dhafey
@KOKO_BULLEE3 жыл бұрын
Amin
@mohanapdi32733 жыл бұрын
Tᴇᴀᴍ ǫᴜʀᴜx ᴋᴜ ᴅʜɪɢʟᴇ ᴊᴜᴍᴄᴇ ᴋʀᴇᴍ 🥰
@mamahani23993 жыл бұрын
Walalkey mcn saraf ayad ledahay
@queenlucky14543 жыл бұрын
Thank you pro sidad noo jeceshahay allaha☝️ kuu jeclado✌🙏
@mukhtaarkayze69773 жыл бұрын
WLhy qurux waa Ruux shakhsi wanaagsan youtuberada somaliyeedba oo dhan wuu dhaama jack keep. Going. Dhibaatada ku haysaan. Marish iyo qurux ku dhiigle inta Leh goormee arooskiinu waaye ka daaye dhibaatada waa wllo shakhsi wngsan
@hhhhhh-uh9bv3 жыл бұрын
This guy deserves to have 1 million subscribers .the best somali KZbinrs who cares our sisters .
@aminabdi77073 жыл бұрын
𝙒𝙡𝙡 𝙬𝙡𝙭𝙞 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙙𝙖𝙧𝙩𝙞𝙨 𝙠𝙪𝙟𝙚𝙘 𝙡𝙖𝙝𝙖𝙖𝙮🥰🥰🥰🥰
@sweetuntamedsoul40453 жыл бұрын
May Allah bless you for the rest of your life wllo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻and keep protecting your soul from anything bad or harmful 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 during your lifetime 🙏🏻😔 Ameen
@abdirahmanabdiwahab76303 жыл бұрын
Team qurux ku dhiigle like saara
@MrKhadar053 жыл бұрын
❤️
@abdijabarhassan87383 жыл бұрын
Really wisdom words tnks brother
@AmbAbdirazak3 жыл бұрын
Our sisters deserve dignity,protection and respect
Sharaf iyo cizi ku nolow wll qiimo badan aya tahay guul iyo gobanimo ku rajeyna farxad ku nolow.🥰
@samircde75433 жыл бұрын
Always we hv to respect our sisters...sister is the second mother i love all my sisters in the world
@iam_iprah3 жыл бұрын
Really sax waaye dad waxa jiro aan damiir leheyn uu sharafta gabdhaha ku tuma naayo Frist coment love saar💚❤💛🧡
@mohamedomarbiyoow46923 жыл бұрын
Maasha allaah qurux ku dhiigle allaha sharfo walaal sharaf ayaad leedahay
@yusufahmed63393 жыл бұрын
Bro thanks that’s a great speech,May Allah bless and protect you... let us keep the dignity our queens... May Allah bless and protect our beautiful girls , ... girls are the backbone in the society ... it’s obligatory to protect and keep the dignity our beautiful girls... somalaay gabdhaheena waa kuwa dunida ugu qiimaha badan, garashada, naxariista iyo nadaafada aan ilaalsano... Mohamed thanks bro go ahead
@nuuhhamezoffical3 жыл бұрын
You normally touch de reality Jack Absolutely ur a truly legend God bless U Brokiz I'm a fun Ov U pro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ to me your a warrior ✌️
@nurkeyabdirahman16633 жыл бұрын
MashALLAH bro, good advice. Keep going. 3 million wax yar aya nogadiman.
@ibrahimmohamed34333 жыл бұрын
The only somali youtubers aan aminsanahay qurux kudigle iyo Asad hagio.
@hassanhujale21113 жыл бұрын
Hadal aad uweyn o murti iyo xikmaad xambarsan manshaa Allah sxpky qurux kudhiglee u jediyey..marka kuwantowa inta samaha iyo wanaga walalohod jecel..dumarka ama gabdahena somaliyeed wax kuqataa hadalkas xikmada xambarsan ee walalken qurux kudhiglee idhin siyeey...illahay ha kubarakeyo sxpky. Runtii shaqsi kudayasha mudhan aya tahay......wan kuwataa sxp sare madaxa isarantahay
@abdirahman.743 жыл бұрын
Yes Jack same people is not safety really everyone if you see face is good and if you go in live you see different life that really ........😇
U have talked the reality abowe🥰😍 may Allah bless u inshaa Allah
@hipaaqahmed21903 жыл бұрын
Alle haku xafido wllo qurux ku dhiigle wxa thy qof qalpi wanaagsan hore usoco wiilasheena somaaliyeedna inta lunsan alle hasoo hadeeyo 🥰❤
@yaasmiinjamac94463 жыл бұрын
Qurux ku dhigle nin Iyo naag waa in ay ogaadaan qalbiga ilaah baa leh ilaah uun baa laga jeclaadaa qalbiga agtiis Sheydaan jinka ku aburan feeraha sanbabada beerlaxawsi agtiis hadey qof ka jeclaadaan sheydaanka u qurxin in qalbiga ka wasaqeyn shucaac kaga furo ku falado si ilaah u hilmaamaan oo jecel been u qurxiyo ka dib qalbiga dhaawac u keeno maadama booska ilaah lagu jeclaan lahaa hadii aduun jecel Iyo qof la galiyo waa qasaaro
@abdullahi11143 жыл бұрын
Team qurax kudigle 🔥💯 Ultra legend bro 💯❤️ Hearttouching words 🔥💯
@simanbeauty36893 жыл бұрын
Thankz pro Allah ku sharfo inta aan qiimaha dumarka aqoon Alle ha tuso👍👍👍
@abdirizaakmohameddirie86243 жыл бұрын
Waa sabab taas jackgew midan kugu taa geerno pro 🥰🥰✊👍👍✌
Walaal qalbi wangsan ayaad tahay waxaan Alle kaaga rajenayaa Niyada wangsan aad u hesid gaar ahaa dumarka Alle hamigaaga ha kuu Rumeeyo aduun iyo Aakhiriba
@nimcomahamed64973 жыл бұрын
Mnsha allaah wlloh wxd thy shikhsi qalpi nadiifa hore u soco mahamed 🥰🥰🥰 wx wlpa oo wngsan oo aan kaa baraney ama aad na farteyna alle kuwii qlpigayaga ku weyneeya hnaga dhigo adiga nolol farxd leh ku nlw wllky 👏
@yacquubcarab45653 жыл бұрын
Wllhi waan jeclahay raka gbdha cizeya oo yaqana shraftooda io qiimaha hooda Thnks wllkei mcn sad u grap istgtey dumrka *Dumarku waa hadiyad uu ilhay idiin siiyey Ee Raggow adinkuna dowrta😥❣️🤲🏽* Like sra inta jcel dumrka shrftoda io qimahoda❤🥰👍
@luulacabdi27783 жыл бұрын
ciil mana qabanaayo intaa adiga nagu jirtit😭😭😭😭😭
@ahmedofficial63963 жыл бұрын
Jack waxa tahay qof dareen leh ragana waxan kula talinayaa inay xishmeeyan gabdhaha waayo waxwalbo ayey yihiin mana haboona qof caawin kaso doontey inaat si xun ula dhaqantid hamigada hasiinin wax noocas walhi illah dartiii u caawi wanaga yaa sidas ah thank you jack
@FAHADJIKOTA7513 жыл бұрын
Hayeeeey wll khurux khudhiigle nin weyn wanku wataa boqotyo in the house of
@africanqueen23943 жыл бұрын
You are amazing wllo mashaallah Kenya hadaan imaado qofka kaliye an la kulmi doono ayaad noqoneysa
Abowe waxa tahay qof qalbi wanag san ilahay haku karab kalo waxa jaceshahayne ilahay haku ziyo walahi marka hadlkaka dhakesanaye wan ilmeynaye sat ocaweyisay ilahay haku cawayo shar iyo sheydhane ilahay haka ilaliyo qalbikakane ilahy haku nuriyo wll mcn💞💞💞💞💞💞💞💯💯💯💯💯
@mohamedabdullahinuurarab1603 жыл бұрын
Qurux k run ugu imaanee sxbow horay u soco ayaan ku leeyahay.
@amishmohammed29003 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰😰
@abdifatahmohamed75443 жыл бұрын
Adiga is aamin horumar waad gadheysa caanimada somalidana ha u arkin wax weyn in yar oo qurux ku dhiigle oo kale ayaa talent ku jooga inta kale cay iyo is qaawin bay ku joogaan
@amaalqueen59813 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle brother keep going 💪❤
@samatarmoh162 жыл бұрын
Ax ax Subhanalllah dumar in la caawiyo iyo in loo naxaristo moye ma gayaan dhibaato cayadu bilaah
@adnoasad2183 жыл бұрын
WaLaaL aan adiga aheen Malihi dhanka SociaL Mediaha nolow bowe 🥺🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋🙏✌
@abdirizaakmohameddirie86243 жыл бұрын
Commentigii ugu horeeyay Am part family qurux ku dhiigle Pro fans number1 Ku xumeyn lee lama rooyaa ✌✌✊🥰