Рет қаралды 352
Maxamed Iidle Geedi (Xerow) oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka, ayaa wuxuu ku baaqay Baarlamaanka Somaliya in uu meelmariyo sharciga la dagaalanta been xalaalaynta lacagaha.