Sharma boy heesihiisa waa ka kulul yihiin heesaha kale waana rap Sarbeeb ah oo u baahan fasiraad adina runtii waxaa tahay Qofka ugu fiican ee reaction sida ugu fiican u bixiya runtii aniga waan jeclahay sidaad sharma reaction uga bixisid Anigana SaaS darteed Ayaan kuu dhahaa reaction ka soo bixi heesta sharma. Full respect wll Hasan sooyaa keep going on wll🥰🥰🥰
@gouledaden3805 Жыл бұрын
Yes is good bro
@fatherofshorts78 Жыл бұрын
Reaction ku heystaa my bro sooya
@nazteexohassan3107 Жыл бұрын
Wan kusakamey ❤❤❤wall hasan❤❤❤
@adenabdi4169 Жыл бұрын
Sharma boy the best rapper 🎧💯🔥
@cabdikaficabdulahi9822 Жыл бұрын
Sharma boy waa ninka kaliyaa dhalan yarta garab istaag umuujiyaa
@abukariska6835 Жыл бұрын
The legend of the legends Hassan soya ❤❤❤ ku wataa waxaa tahay ruux aan jeclahay igana qosliya😂😂😂😂
Sharma boy waa wadanaa hadaa nahay ciyaal xamar cankeena sido kle legend xasan soya waa kuwataa
@abdiqanibuuleofficial6099 Жыл бұрын
😂😂😂😂adiga wax kale ayaa tahay waxaa tahay ciyaalka xafada marka riakshanka ciyaalka xafada ayaa ka dhigtaa xogahaa shactaro aya ku dartaa libaax waa ku wataa ebow guleyso 🥰🙏👑🇸🇴❤️sharaf iyo karamo 😂😂😂shafto america ku tageysaa libaax 😂😂😂
@KhalidAxmed-t9d Жыл бұрын
Legen soya😊
@DeeqowPoi-he2qy Жыл бұрын
Wanku wata brother hasan soyaa
@abukariska6835 Жыл бұрын
Sharma boy is legendary fananka kaliya tageero waaye😂
@kiaman9733 Жыл бұрын
Sharma waa fanaan aan KU fano legend soya stay strong 💪
@mubarakhire1660 Жыл бұрын
Bcz waxas safican kufahme waxba lega arkay hessta Sharma boy😂😂😂😂
@ceynteboy1090 Жыл бұрын
Xassan sooya Wan kusalamey sharma boy sababatoo ah wa funny socdo oo qof ah
@abdiazizibrahim338 Жыл бұрын
Another level baaba Jey baad kawadaa waa fahanney 23
Sharm waa lagen pro yaa u dhigma Dee Zoya keep goin
@Mariooffical4350 Жыл бұрын
Sababta wahawa Sharma boy watagerta anaka sithas okolo waa 🎉 wahakala fanz kuli wahawa sharma boy
@libanabrisoffial7294 Жыл бұрын
Sharma boy marku soo qado waxa ku dahna waaa wada Sharma senahy xasan soya wllky
@axmedmaxamed5798 Жыл бұрын
sharma boy waa rapper buxa marka hesihisa wayka xisad badan yihin kuwa rapperada kale markad riaction ka bixin haysana way kasii xisad badan yihin sababtu wa taa bro hasan soya respect ku haya bro🙏
@CMSTUDIO2 Жыл бұрын
Nio ninkaas hees uu soo qaaday maa laga aamusi karaa couse lagend ka heestiisa waxay isugu jiraan . Funny . Canaan . Waano . Iwm. lpx sababta waa taas ❤
@bashirsaidhassan7541 Жыл бұрын
Bro Sharma boy waa fananka kaliya ee codkiisa iyo xarakadiisa ay ii soo jiidaataan. Waa Libaax aan la hoodin karin. He is fananan and half bro.
@adenaliaden717 Жыл бұрын
King arash ayuu kawadaa xashish aa cabtaa habeenkii malaayaadawataa
Soya zxp wan kaasoo daaha 1hour Yamaahurug ba ku dhashaye❤ Yamaahurug wa jano gasho from mudug
@abdiasiis4626 Жыл бұрын
Another level maa DhahdeY hhhh
@j.m.m1291 Жыл бұрын
Sawbtoo ah waa raber buuxo talented ah heesaha uu qaado ee dhanka raabka iyo jiilka hada aa nahayna wey is leeyihin marka sawabtaas keeneyso in culeys lagu saaro
@WLLCAATE12 Жыл бұрын
Sharma boy is not easy😂
@saalaxsiciid7650 Жыл бұрын
the legend hassan soya
@RidwaanDaauuf-wj3vn Жыл бұрын
Xasan soya nin weyn lagend war ninkaa maxaa lagu haastaa 400k coming soon keep going pro war afarta boqol waxyaraa kadhiman cimaamada haluguturo lagenkaan
@salmoseytuun6200 Жыл бұрын
Garbashka wa fariii hasan qabayso😂😂😂😂
@lapogpos49 Жыл бұрын
Sawapta waaa the king of raap
@mohafonny7819 Жыл бұрын
Team sharma boy aaka tirsanthy adi
@Saidxalweyste Жыл бұрын
Mxa yelay jilka sharma boy aya kamid thy
@filsanmaxamudfilsanmaxamud3122 Жыл бұрын
Wa.mashaAlh walalmacan ❤❤❤
@MohamedIbrahimyarow-us5up Жыл бұрын
Sharma Boy legend wayey
@MOHACADDE293 Жыл бұрын
Because of he is the best ❤
@ahmedshaam2748 Жыл бұрын
Because adigaba ah best somali reaction king Hassan sooya 🥰🥰
@abdikariimmohamed2980 Жыл бұрын
Sbbta oo ah sxb ka qaali ah😂😂
@farhiyamohamedali2665 Жыл бұрын
sharma heesi hiisa wey kulul yihiin brother❤❤❤😂
@ismailabdul8735 Жыл бұрын
Sxiiib Nika waali waaye madaxa gal waaye heesihiisa can caandhale igadheh sp tukulush waawadanaa hadaa teem soya nahe
@Moha-AkVlogs-j1j Жыл бұрын
Sababto ah Sharma boy Wa Lagend keena Waan wadaanaa tliye Hestu soqaadaba Wan kaasugena
@maxamedqasim8729 Жыл бұрын
Sharma boy wa odub dhax dhaxatka fanaaniinta soomaali
@mahadali2029 Жыл бұрын
He is a Really singer 👨🎤 🎤 🎶 🎼 😍 ❤️
@AbduqadirMohamed-qy8hh Жыл бұрын
❤😊sharma boy 😢😢
@AhmedAbdi-ij1di Жыл бұрын
Sharma boy is lagends❤❤❤❤
@SabnaYusuf-ug8mb Жыл бұрын
Sharma boy waa lgn Sharma isn't easy
@ifraaxcabdi8530 Жыл бұрын
Anih sapap dhan ma kasaayi 😂kaliya wan idin tageera two legends❤
@fuaddemeke5102 Жыл бұрын
Soya soya soya the first reaction that you represent badly. We know that the king who karbashe. But we want to hear that karbashe clearly,so you are the one and the only who do reaction truly and kind of comedy
@AbdirahmanHagi-uq5gl Жыл бұрын
Adiga dhalan yaro aya kugu xeran DHALANYARADANA ONLY SHARMA AYA KU SOCDO Waa taas sbbta Sharma boy is my boy 🥰🥰🥰