Sharmaboy ALAAH ha soo hadeeyo subxanallah waa wiil yar oo aduunku u cusub yahay fanaanimo iyo heeso maahan wax lagu faano 😢😢😢 isaga iyo inta ku taageeraysa heesaha xumaanta munkarka ALAAH ha soo wada hadeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын
Samiira abaayo walahi waa kaa hele Intee kaala Soo xiriiraa quruxey
@Daadir891 Жыл бұрын
Ciyaal Xamar Is Not Easy 💗
@abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын
Qurux ku dhiigle waa ninka kaliya ee runta dadka ushega walaahi waxaa tahay yutuberkii ugu horeyay ee aan taagero waa kugu faana sxb keep going ❤👍
Shamso ciyal xamaar is not easy😅 team really og ❤❤
@jaabirkaahin1373 Жыл бұрын
700k comming zoon team qurux ku dhigleh is muujiya ❤🎉
@jasminetaylor88 Жыл бұрын
Qurux ku dhigle big fan from Djibouti ❤ keep going bro
@shukrironow7 Жыл бұрын
It's comfortable to watch this trio ❤❤
@dhiirigaliyeofficial1751 Жыл бұрын
qurux ku dhiikle hadii ciyaal xamar nahay wan ku wadanaa❤
@sadiasuldamadaxafada11 Жыл бұрын
Ku salli nabiga wll salalaahu caleyhi wasalam 😭
@ZakiDaahirnur Жыл бұрын
legend of The legend qurux kudhigle wakuwata runtaneh kugu jeclhy sxp ❤️
@tamimi1546 Жыл бұрын
Garyaqaan Abihii Garta Goyn Jiray jack wa saxiix hadalkaga 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@sadiamohamed2077 Жыл бұрын
Yes brother Sharma boy❤ we reer Xamar people’s support/got yo back also in🇺🇸too so don’t disrespect us brother❤.
@blueblue5427 Жыл бұрын
We as Reer puntland we apologize on his bahalf. We are sorry.
@ayuupyuusuf3454 Жыл бұрын
The legendar 700k subscriptions coming soon ❤❤❤
@aymanboy2556 Жыл бұрын
War sharma waa goat doqonow salama waan ku tageraye nadhaf hadaba uuf
@maxamediyako4775 Жыл бұрын
Allah is one ❤☝️
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Coming soon 700k wllkey adne ha nagu jisaarin oo hana soo cayin qof waxa laga fishaa jiro sharma weligey kama fileynin sidas war markow murgo aya la murgi jirnay markow ooyo aya la oy jirnay inow dad ey xifaltan kula jiro dartod oow ino caayo wa qalad
@kingmanka-in7lk Жыл бұрын
Any way ABAYO HADANA ISAGA LAAPO QALAD UU NAGA GALAY QOKAAN QALDAMIN WAA MALAA IG ISAGANA WAA BINI AADAM AADANAHA WEEYNA QALDAMAAN LKN WAXAA WANAGZAN MIDKA QALADKIISA KASOO LAAPTA IGU QAATU DHAHY MAXAAN SAMEENA CIYAAL XAMAR HADAA NAHAY CUQDAD MANA QAANO😢😢😢❤❤❤LOVE YOU SIS ISAGA LAAPO ADNA GO AANKA ADAALEH
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
@@kingmanka-in7lk Haye abowe waa mahad san tahay ani xita ma necbi lkn said aya uga xanaqay wayo waxow ino aha wiilkena mar walbane waxa jeclen hormarkiisa
Adeer xamar cidna ma soo saarin ninkaan talent-gisa soo saarey hadaad cid soo saari kartaan catoosh io socdaal soo saara waxba hawiye ciyaal xamar ha ku qaraabinana
@عبدوحد-ح9خ Жыл бұрын
Masha allaah wallaal aaqil ah waa ku wataa ❤❤❤❤❤ الله يحفظك ويسعدك ويوفقك ويحميك يارب العالمين ❤
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@اسماابنفارحان Жыл бұрын
Ana raba wll
@abdirahmanmohamud4040 Жыл бұрын
Mr. Qurux ku Dhiigle, Maashalaah. You give him a very wise advice, not only him to everyone that follows you. Hopefully, he will take and listen your advice. Always generalizations iyo isla wayni ma fiicna, because of few and some people baa bad and arrogant comments kuu soo qoray. Having said that, Ilaahay baan caanimo, kibir, making a quick response and abuse of a beautiful power ka magan galay.
@Shaxaari_weyn Жыл бұрын
Batuulo key sheganayo inu yahy boqorka Reaction ka wlhi ninkan uma so dhabo Meshu haben maro ne malin ma mari karo hadal ne kuma dhamo caqli ne ha sheegin jack aqliga allha ku barakeyo sxb❤
@Sheekoxarir56 Жыл бұрын
Moha walalkey hoyo somaliyed an ahaye please share out isame tnx
Sharma Boy waxaa balan Ah ciyaal Xamar waa kula joogaan USA inaad ogaato waxeey yihiin qashin
@IkranDarod Жыл бұрын
Qurux ku digle thank u 4 advice
@NaimaMohamedAli Жыл бұрын
Anoo reer xamar ah hadana still tageero u ahay sharma boy
@isakmoabdi5296 Жыл бұрын
Qurux kudhiigle waa ninka kaliya ee KZbinr somalia ee runta shegi karo sxib la ahaw Ama cadowgisa ahaw Odayasha wageygi hore marke raban xaqiiqda bbc darajiren Dhalinta manta wxey dartan # Q kudhigle
@mohamedjama7231 Жыл бұрын
Jack wa runta copy right ma lagaga xirtay 🤣🤣🤣
@fadumoibrahim3803 Жыл бұрын
Mashaalaah walaal
@FjdghrGhrh Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fatumofatumo-oc4lc Жыл бұрын
Jack 🥰👍
@ismaelomar6020 Жыл бұрын
Shaashada kumbiyuutarkaagu waa wasakh ee fadlan nadiifi walaal
@leyloomar2577 Жыл бұрын
Mahadsanid qurux ku dhigle
@Finfine580 Жыл бұрын
Respect ❤
@Juniorkash-bh5lu Жыл бұрын
Legend thy wlx jack
@ibrahimjonjo5166 Жыл бұрын
Ciyal camar is not easy 🎉🎉🎉
@ayub3343 Жыл бұрын
Mr jack congratulations hamabaliyo sxb aroos wacan💓
@abdinoormohhammed2723 Жыл бұрын
Sxp Jack waa kuwataa
@abdulahixuseen2594 Жыл бұрын
Salman ciyaal xamar io dadka sharma taagero🤝💯💯
@mohamedhussein6240 Жыл бұрын
Sharma bwoy wxan dihi lahaa forcus on ur career just ignore the haters 😮
@laila7614 Жыл бұрын
Maxaa haters,ninka waba jisaareee.
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
Masha Allah Sax👍💯👏🥰🥰🥰🥰🥰
@puntlndgirl1957 Жыл бұрын
Sharma boy wiil Majeerten weye cidna uma bahna guleyso inadedky🦁🇸🇱🥰🦅
@fardowzamohamed2882 Жыл бұрын
Wax u qabo
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
❤m ❤ sha❤allah❤❤
@kamaalrajaa4311 Жыл бұрын
Wlh xaqiiqda ka hadashya jack sxb shalay anagaa daahir calasow ka dhicinay asoo si xon lo galaayo mntane wakaay abaalkiisa caay noogu badalay 😊horaa lo dhahay qo qof abaal galo wa la helaa lkn qof gudaa yar
@khalidcumarkhalidcumar Жыл бұрын
Masha allah Wllky mcn ❤🎉😊❤❤❤❤❤
@jabirhassan7324 Жыл бұрын
Comming soon 700k subscribes ❤😊😊😊
@amranali7913 Жыл бұрын
Ciyaal xmr is not easy wll qiimo badan nolaw ❤
@yaxyemaxamed233 Жыл бұрын
Ciyaal xamar isn't easy 💪
@sames1881 Жыл бұрын
Ninkan dadkiisa daawada ciyaal xamar kulaha
@II-vd4ih Жыл бұрын
@@sames1881 dhuqbaa ku shashee ma ciyaal xamar ayaad aqoon u leedahay ciil waligiin kama baxeeysiin
@kdsburneraccount1171 Жыл бұрын
🤣🤣🤣the introduction baa idiley 🤣🤣 0:24
@sharifmaxamad1801 Жыл бұрын
horta qurux gu dhiglow waku salamey waa dhameystay muqalkaga muqaladada bilawgiba fanan kala kulma markasan is dhahayey kan asaba isku mashqule qeyr haka kugin hhhhh intas waa kaftan lkn qalbi nadifaa tahay qofkii muqalkaga dhameystana ogan kara inad tahay wil ad u qalbi fican hadal xigmad lena ku hadlay guuleyso sxb sharma boyna waa nin cabtoya nin cabtoyana malin kasta ma fiyoobo