No video

Sharma Boy Reaction lafta Naga Guri barwaaqo

  Рет қаралды 199,832

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

6 ай бұрын

Пікірлер: 781
@user-dq9ou4jb8q
@user-dq9ou4jb8q 6 ай бұрын
Heesta waxaa kafican saliga nabiga nabiga scw kusali ❤
@HassanIprahim-yo6ud
@HassanIprahim-yo6ud 6 ай бұрын
scw scw scw ❤
@HashimAli-vu4ih
@HashimAli-vu4ih 6 ай бұрын
Scw
@hw3j
@hw3j 6 ай бұрын
Marka dhamesty sas dhahe Lkin Scw❤😂
@bashir871
@bashir871 6 ай бұрын
Adoo waxan like ku raadinaya adeer ha gafin ,heesta iyo saliga nabiga maxaad iska so bar bar dhigasaa ,ma cidbaan ogayne inu ka fican yahay ,teeda kale wixi isku dhowba lays bar bardhigaaye ader wax fahan
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 6 ай бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@user-hd3rw5cw7s
@user-hd3rw5cw7s 5 ай бұрын
Scw❤❤❤
@xogsantv9654
@xogsantv9654 5 ай бұрын
scw scw
@CRFATE
@CRFATE 6 ай бұрын
Kiiba hada soo baxaya 😂😂isna guri barwaqo wa legend walhi
@user-xi6cc6zj5s
@user-xi6cc6zj5s 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😂
@Munazar74
@Munazar74 6 ай бұрын
The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤
@user-mj9yz8ip3q
@user-mj9yz8ip3q 6 ай бұрын
❤❤
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 6 ай бұрын
Scw.
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 6 ай бұрын
صلى الله على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@hooyokhara
@hooyokhara 6 ай бұрын
waxan hees maha waa dhaqan biis
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 5 ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤❤❤❤❤
@abdirahim12
@abdirahim12 6 ай бұрын
Waligoodba reer mudug iyo reer burco way is fahmijireen 😂😂😂😂😂
@haliimomohamud-xc5je
@haliimomohamud-xc5je 6 ай бұрын
Big legend guri barwaaqo l lovely reactions yòu❤❤
@chapirzhakur3930
@chapirzhakur3930 6 ай бұрын
heestan maant wan iska dhagaysanayay lkn guri barwaaqo caadi ii fahansiiyay😂
@kingmjgurey9372
@kingmjgurey9372 6 ай бұрын
Best reaction guri barwaaqo big fan from barxada 🤟
@ahmedyare6032
@ahmedyare6032 6 ай бұрын
Ramadan 37 cishaa ka hadhay alle caafimad qab Ha inagu gaadhsiiyo❤️
@FCD150
@FCD150 6 ай бұрын
Waa bilaawaaa
@malmo4235
@malmo4235 6 ай бұрын
Amiiinn yaa ALLAH 🥹🥹🥹🥹
@halish751
@halish751 6 ай бұрын
Amiin
@hamsehalan865
@hamsehalan865 4 ай бұрын
Waan gaadhnay Alhamdulilah adna inaa cafimad ku gaadhay ku rajaynayaa
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 ай бұрын
Big legend always guri barwaqo another's levels reactions sharmo boy best somali rappers reactions the worlds all ⌛💯💯👍❤❤😀
@Madridista686
@Madridista686 6 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 6 ай бұрын
Sharma boy 🔥🇸🇴💪
@SacdiyoMaxmed-me2pf
@SacdiyoMaxmed-me2pf 4 ай бұрын
Sharma 🇸🇴👑
@abdirisaqabdirixman7186
@abdirisaqabdirixman7186 6 ай бұрын
Kiibu Garacayaa Aar Kaa Yar Baa Ba'ay Nio Maad Is Dhiibtid Hadadan Wax Iska Celinen Adiguna Anaga Wadnaha Hana Ridin Maad Tirahdid iga Xiro Magalada Ilahay Dhabqi Ninkani Hadu Ku Cusgado 4sano Buu Ku Saarnanayaa Yaah Nin Hore Legend ah Social Media Kujiro 2sano Ku Kala Kacsanaya KZbinka Yaah Candhoy Cawa Tan U Adkeyso Magaranaysaa Mawaxaad Donaysaa In Dhawr Sano La Iska Kaa Dul Saar Nado 🔥😥😂😂😂👊🏾 Real Goat Sharma 🔥🐐🦁🎙🎧💶 The Legend Guri Barwaqo Reactio Is So Fanny😂😂😂
@hamseosmaan
@hamseosmaan 6 ай бұрын
Garac😂😂😂 waar ma calasow baa kkkkkkk
@abdirisaqabdirixman7186
@abdirisaqabdirixman7186 6 ай бұрын
@@hamseosmaan Candhoy Cwa Tan U Adkeeso Waa Dahir Calasaw intas Baa Iga Qosol Siiyey Guri Barwaqana Waxba Ma Qariyo😂😂😂🤨
@hamseosmaan
@hamseosmaan 6 ай бұрын
@@abdirisaqabdirixman7186 Hhhhhhhh Daahir calasow goormuu ka dayn karbaashka heeskasta wuu saaran yahaye😂😂😂😂😂😄
@users-maxamed
@users-maxamed 6 ай бұрын
Big legend 🙌 guri barwaaqo reaction ❤❤
@mohamedahmedadan7158
@mohamedahmedadan7158 6 ай бұрын
Gobolkii ragga Burco salaan iga gee Sharma Legend salaan sarre from Burco Garxajis libaaxyada Geeska 💚🤍❤️🦁🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@AxmedMAXAMED-xl1uj
@AxmedMAXAMED-xl1uj 4 ай бұрын
Ciid mubarak ❤😂❤
@hamdasaidalihaldhaa213
@hamdasaidalihaldhaa213 6 ай бұрын
😂😂😂😂 simcar 2 War guri barwaaqo adiguba waxbad karbaashaa si hoose ugu dhigaysaa 😂😂😂😂😂 funny
@daaudjamiiqe948
@daaudjamiiqe948 6 ай бұрын
GD garoob maahan puntland ba gawaarida dawlada lagu dhajiya Gawaarida non stop weeeye cml vip .(Gaadiidka Dawalada )
@Leomann97
@Leomann97 6 ай бұрын
Legend wa Run kalmadaa GD maqalkeeda wa hora igu danbysay Sharma wa Mucjiso
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 6 ай бұрын
Haa meelaha kale ee soomaalida sida Somaliland waxa lagu qoraa GT oo ah government Transportation oo la macno ah gaadiidka dawlada 👍
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 6 ай бұрын
Xataa doeladii siyad bare babuurta dawlada waxaalagu qorijirey Gd waxana Laga wadaa gaadiidka daowlladla
@Channelkqos
@Channelkqos 6 ай бұрын
Ku saliya nabiga ❤❤❤
@hamzamahamed5175
@hamzamahamed5175 6 ай бұрын
Wlhi funny guri barwago.....from jibuti 🤣🤣🇩🇯🇩🇯🇩🇯♻️🙏💯
@Updi_RizaQ_Vlog
@Updi_RizaQ_Vlog 6 ай бұрын
Legend guri barwaaqo heestaba adan kugu dawaday wlhi 😂
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 6 ай бұрын
The goat sharma boy 👦 cabsi cabsi waye hesahiisaha, hayay yaxaaska weyn sharma ka Sharma 😊😊
@sulaimanrajo8343
@sulaimanrajo8343 6 ай бұрын
Legend waa sugayay wlhi😂😂
@JimcaaleCali-il6kt
@JimcaaleCali-il6kt 6 ай бұрын
❤❤❤ sharma boy waa Goet ❤❤❤🐐🐐🐐👍👍
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Uf uf uf. Waxaas maheysbaa.
@mahamedahmedmuhumed2953
@mahamedahmedmuhumed2953 6 ай бұрын
Guri❤BarWaaQ⁰❤legend always Gur¡¡❤
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 6 ай бұрын
Lafti = waa dhulka Nagaa= waa nabad Lafti nagaa = dhulki waa nabad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂guri barwaaqo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
Reactions udaaya Guri Barwaaqo. Legend Legend ❤️😂😂🔥🔥🔥
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 ай бұрын
KUSOCO SHARMABOY❤❤❤❤ LEGEND BAA TAHAY . WAAD DHAAFTAY FANAANIINTI AMERIKA😂😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤
@idilahmed9092
@idilahmed9092 6 ай бұрын
Wiilka,Reer cigale caadimaah ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🥰
@ahmednurilyrics450
@ahmednurilyrics450 6 ай бұрын
Gd waxa laga wada gaadiidka dowlada. From Puntland 🇺🇿
@mukhtarahmed-mv1bx
@mukhtarahmed-mv1bx 6 ай бұрын
Keeping going legend guri barwaaqo
@idilahmed9092
@idilahmed9092 6 ай бұрын
Sharma boy = 2PC , Soomaaliya hanoolato❤❤❤❤
@YusufAhmedali-nk6vq
@YusufAhmedali-nk6vq 6 ай бұрын
Big legend guribarwaqo abti mcn
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 6 ай бұрын
The best reaction guri barwaaqo nin aan qabiil aqoon somali dhan baa ku jecel ❤yutuber kali aan taageero ❤
@NimcanCarab
@NimcanCarab 6 ай бұрын
Dib u dag ayardag wey ila dhashen 😂😂 Waa jig jiga xafd kamid ah
@farhiyaabdullahi9904
@farhiyaabdullahi9904 6 ай бұрын
Ma nooli markaa isku dhaceyno waa markaan kullha muuse biixi ma heysto ninko guri barwaaqow 😂😂😂
@mohamedomar610
@mohamedomar610 6 ай бұрын
GURI-BARWAAQO RE-ACTIONKA WAAD KU FIICANTAHAY CIYAAL XAMARKANA WAAD LA' HEYSATAA 😂😂😂
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 6 ай бұрын
Guri barwaaqo waa legend Dabki baxayaa dab laga daarta by wadaaa biga daboo😂😂😂
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 6 ай бұрын
Waan ku gabanaya Hadan nhy reer marko Marko cadey my home ❤
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 6 ай бұрын
Libax labo mahan waa guri barwaaqo legend ❤❤❤❤
@mohafirdhiye9209
@mohafirdhiye9209 6 ай бұрын
Guri barqao zxb miyaa dhhoftay mise ana angu ciyaraysaa😂😂❤
@Maxwellhanes
@Maxwellhanes 5 ай бұрын
LAFTA nagaa HA NO DHIIBIIINN!!! NO SOMALILAND MAJIIRTOO❌❌🙅🏽‍♂️⛔️🚫🚫 #1977 LAFTA NAGA DHIBIINNN!! HAL QOYS HAL SOMALIWEYNN💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🖤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Sulthan698
@Sulthan698 6 ай бұрын
Waxaan Ka mid ahy taageraha CR7 ✊❤Sharma Ka sharma
@Warrame
@Warrame 6 ай бұрын
GD waa Gadiidka Dowlada ee isbaarada iga qaad buu leeyahay madax baan ahaye 😅
@xariirgmbar8713
@xariirgmbar8713 6 ай бұрын
Yoo yooo inta sugaysa guri burwaaqo reaction kiisa
@nassalman6599
@nassalman6599 6 ай бұрын
Sharmaboy no Ethiopia dhulka bada dadka leh ❤❤❤
@hamdasaidalihaldhaa213
@hamdasaidalihaldhaa213 6 ай бұрын
Guri waa balaayo ❤👌
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 6 ай бұрын
Walaahi walagay mafahmeen sharabaad waan iska dhagaystay
@Garaadso24
@Garaadso24 6 ай бұрын
Anaa fahmin lkn😊
@abdiqanijamacofficialyoutu2479
@abdiqanijamacofficialyoutu2479 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 walaahay waan ku wataa reaction kaaga
@user-sy4wh1bj2v
@user-sy4wh1bj2v 6 ай бұрын
BiG Legend GuRi BaarWaaQO
@user-xd6ix8uz2o
@user-xd6ix8uz2o 6 ай бұрын
😂😂😂garacbadatahay guribarwaqo wan ku wata legend keep Going going bro
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 6 ай бұрын
Legnd guri barwaqo❤😊
@FuAad1
@FuAad1 6 ай бұрын
Sharma boy fire 🔥😍
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd
@AbdiladifaliGaacshe-xz6cd 6 ай бұрын
Boss sharma boy and bro gurey barwqo
@ilyaascumar
@ilyaascumar 6 ай бұрын
Guri barwaaqo and sharmo boy This Legends ❤😊
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 6 ай бұрын
Sharma boys’s shoes come from food locker price 175$ between Neagrafalls USA new york and Neagrafalls Canada
@cabdirixmaanmahamuudaadan3893
@cabdirixmaanmahamuudaadan3893 6 ай бұрын
Sharma boy the goat
@qazimqz
@qazimqz 6 ай бұрын
Laftiga 😂😊
@user-sr3ko7kr8k
@user-sr3ko7kr8k 6 ай бұрын
Inankii kle kulahaa😭💋😂
@Shakraa34
@Shakraa34 6 ай бұрын
first comment legendary guriyow
@user-dz1gk8sh5t
@user-dz1gk8sh5t 6 ай бұрын
Goatkii rection wllhi lagend guri barwaaQo
@user-gk7fn9sm2l
@user-gk7fn9sm2l 6 ай бұрын
Guri waad taraaraxday fircoon kulahaa😅😅😂❤
@isma23235
@isma23235 6 ай бұрын
Best reaction heesta cadi nofahnsiisay
@abshiribrahim6793
@abshiribrahim6793 6 ай бұрын
Ki Yara ba ba ay kulaha guri barwaqo legend 😅😅
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 6 ай бұрын
Guri barwaaqo funny wllhi😂😂😂😂
@ubahali9319
@ubahali9319 6 ай бұрын
Sharma boy❤❤❤❤
@Yamacjjj1
@Yamacjjj1 6 ай бұрын
Sharma boy waa another level
@FarasKa-bx7mc
@FarasKa-bx7mc 3 ай бұрын
Reaction ka waxgarasho fiican ma arag Guri barwaaqo, the only one legend 😊keep going zxb
@user-me4pg4ft6e
@user-me4pg4ft6e 6 ай бұрын
Guri barwaaqo ❤keep going 💪 pro
@SharkayHasan-sv6ib
@SharkayHasan-sv6ib 6 ай бұрын
Garac guri barwaqo jilbo dhigaa lagu yidhi kula mic xaga hoose yaala waakee😅😅😅😅😅 adba garo deee ciyaalki hore lee fahmi karo
@Shaakir33
@Shaakir33 6 ай бұрын
Sharma boy isaga haya dalabka somalida 🔥
@LegendMohmet-dm4hr
@LegendMohmet-dm4hr 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@zeerkasaki7819
@zeerkasaki7819 6 ай бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay Qacda hh😂😂
@idmax007
@idmax007 6 ай бұрын
Sharma ka sharma 👑👑🥰
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 6 ай бұрын
GD maaha garoob ee waa Gaadiidka Dowlada ba laga wada oo anan isbarooyinka lagu celin
@tooahiinegimer8196
@tooahiinegimer8196 6 ай бұрын
Waa suni wana fooda 😂😂garac sharma ka Sharma
@SuusuAli
@SuusuAli 6 ай бұрын
Aar maxaa laga wadaa 😂😂
@tooahiinegimer8196
@tooahiinegimer8196 6 ай бұрын
@@SuusuAli 😂😂 G D LAGA WADAA
@suhaybsaajid3952
@suhaybsaajid3952 6 ай бұрын
😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 ай бұрын
Waxan gaadhnay guul gadaashaa❤ Waa ruun😂😂😂
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 6 ай бұрын
legend guri barwaaqo
@libanmilano673
@libanmilano673 6 ай бұрын
Sharma is not easy 🔥🔥🔥🔥🔥😂😂😂😂😂
@Maanyare37042
@Maanyare37042 6 ай бұрын
#sharma boy 🎶🔥🥶🔫🚬
@ciiltireyare950
@ciiltireyare950 6 ай бұрын
One of the best Reaktion
@CRFATE
@CRFATE 6 ай бұрын
Big legend
@HYSh2023
@HYSh2023 6 ай бұрын
Siyaasiga waa Hassan sheekh
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 6 ай бұрын
Sharma ka sharma 😂😂😂😂😂
@Jacfar_xuseen
@Jacfar_xuseen 6 ай бұрын
War guraY deeh waxa La sheegaYo waa idinka ciYaarta naga joojiYa😂😂
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 ай бұрын
Sharma boy Waa nin caqli badan somali jecel
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 6 ай бұрын
Guri Barwaaqo you have a killer sense of humor inabtigayoow😂😂😂 77 aynu ku faanaynaa❤
@walal.deqsi12
@walal.deqsi12 6 ай бұрын
Guri yoow nio garac baatahay ka yari haduu xitaa ka daba qaadan lahaa adaa isbaaro u dhigay
@Koolac88
@Koolac88 6 ай бұрын
G D waxaa laga wadaa GADIIDKA DOWLADA waxaana lagu qoraa taarikada gaariga😂😂😂
@siciidjaamac3234
@siciidjaamac3234 6 ай бұрын
Guri barwaaqo legend ❤
@AxmadDaahir-xf4fe
@AxmadDaahir-xf4fe 6 ай бұрын
King of reaction Guri barwaqo
@Mustafe366
@Mustafe366 6 ай бұрын
Like isaar 😂
@ZamzamNiman-xe4bq
@ZamzamNiman-xe4bq 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ I love you so much and you
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Guri barwaqo the big legend
@clcasiismawliid5104
@clcasiismawliid5104 6 ай бұрын
😂😂😂GURAYYY😂😂😂
@Mustafe268
@Mustafe268 6 ай бұрын
😂😂kiiina waba so heesay
@laylajamac6655
@laylajamac6655 Ай бұрын
Heesaha wxa Ka MCN qawlka Alle ❤❤❤❤
@abukaataamedia1270
@abukaataamedia1270 6 ай бұрын
QURUXLAYDA COMATIGAN AKHRUNAYSAAY WAAN KU SALAAMAY😂😂😂❤❤
@ckafidahir
@ckafidahir 6 ай бұрын
Sax
@hoodocabdiabdi6373
@hoodocabdiabdi6373 6 ай бұрын
Hhhhhhh sxb sokuwa 25 ogost dhulbahante kuso cel celiyo hhhhhh
@sagalmohamedahmed3135
@sagalmohamedahmed3135 6 ай бұрын
Haadku: waa cigaal shiidaad 😂😂😂
Reaction Sharma Boy Maxad kabadli karta-  (Official Music Video)
30:01
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 200 М.
Sharmo Boy xilma Rabo Reaction Guri barwaaqo
13:44
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 69 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
guri barwaqo iyo abdikarin asheeko Qosol badan
5:42
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 145 М.
SHARMA^BOY REACTION LAFTII NAGAA😳
9:07
imsadaq
Рет қаралды 24 М.
Fanaaniintani ma waxay ushaqeeyaan Maansuuniyada  275,77,004,001
5:01
Camaar Sulayman
Рет қаралды 12 М.
Reaction Sharmo boy Karbaash Guri barwaaqo
19:07
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 57 М.
SHARMA BOY LAFTII NAGAA REACTION QOSOL WATA
15:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 43 М.
Guri Barwaaqo Vs Sharmo Boy Heestii Somaliland
11:57
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 283 М.