Hesaha waxa ka macaan quraanka inta igu raacsan 👋❤
@farhanorey9169Ай бұрын
Sax❤❤❤❤❤
@JABCADBILAADABOOLAАй бұрын
Haa wlhy
@Abdiaziiz25Ай бұрын
Wax la is bar bardhigo iyo wax kale kala baro koley reply radisa thy
@AhmettMahmettАй бұрын
Haa lkn adi waaba ug tahe xaa. Kaso doontay heesta 😂❤
@MursalSadiiqАй бұрын
Wad fahanty😢
@ASAD.HAJIO27Ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@sharmaarke5333Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@LuulSaid-hf2pdАй бұрын
Maxaa udha geysatey marka
@HodanCabdi-n6qАй бұрын
Heet
@sahramohamedmohamed5042Ай бұрын
Asab hajio sheekh allaha haku barakeeyo❤❤❤
@ayzanosman2472Ай бұрын
Lanbar ko aniga 😊😊😊
@mukhtarali8641Ай бұрын
Wuxuu aaha naxariis badane ilahay u calaamka u so diray Nabi maxammed scw scw 🥰aniga io adigaba aqarinya qoralkana ilahay qabrigeena ha Ka dhiigo beer beeraha Janadda Ka mid ah ha inooga dhiigo aamiin 🤲🤍
Adi mxa so dontay wxas ba like ku radinee qashinyohow😂
@suurobadan172Ай бұрын
@@Kingmohan123. wlhy inan kala jecleyn wayo meshan dawasho unban uso gala ee wax waxkushega waxyarba aragta waxwax kusiyana waxbadan ok
@samirdecaprio7018Ай бұрын
Banger after banger kill it bruv much love from kenya ❤
@abubakarahmed5663Ай бұрын
Lengend waa is keeney ✌️
@AbeybileАй бұрын
Sharma ka sharma is not easy wlh keep going brother wankuwataa iiiiiiiiiiiiiiiiii ♥️💯
@abdirixiinmustafeАй бұрын
I’m firss Sharma On the Best
@abdiazizallaleh9112Ай бұрын
Ma shege maka😂🙆♂️ legend
@BossBoy-x1hАй бұрын
❤❤❤❤😂m
@mohamedAhmed-cm5ssАй бұрын
Legend
@Abdibaba1Ай бұрын
Yeh bro
@XamseMaxamed-h3oАй бұрын
Sayai
@abdirashiidaleel3238Ай бұрын
Wiilkan yar waa raper an cadi ahayn xita jiilka oa danbeya maso gadhi karan sharmo boy❤
@MohammedqadarMoulidgediАй бұрын
Sharma ka sharma waye hala socdo ✌️🎧
@RaageXusenАй бұрын
Usoco
@AliAden-d1hАй бұрын
Isoo duceeya inaa feecnado 😢😢😢please somali wayn
@MohamedHassan-jq8guАй бұрын
Asc wll Caafimaad taam ah ayaan kuu rajeynaa insha-allah, ajar & dembi dhaaf Allaha kaaga dhigo, talada rabbi saaro.. Ogowna habeen walba oo mugdi ah waxaa hubaal ah oo ka danbeeya oo iftiimiya maalin ka qurux-badan mugdigii xalay.. Niyada kheyr u sheeg..waad Caafimaadi insha-allah..
@Abdillahi.1Ай бұрын
Yaa sharminHo🙆🔥🎤👌
@AhmedSheikh-cz1uzАй бұрын
Legend wuu imaaday. Keep it going ❤🎉
@afroxamseАй бұрын
Tema wasoow see dareeme❤
@BashiirClahi-m6iАй бұрын
Meqaa qofaa lagu karbaashay 4 qof 😂 sharma halis waye wlhi 😂😅1:daahir candho 2:qurux ku dhiigle 3:xuseen og 4:ilkacase qeys 😂😅inta fahantay one like 😂😅
@axmedakram-wm6bjАй бұрын
Biitka biitka waa iwaalay wallahi💯
@liilbaliil_official1113Ай бұрын
Sharma k sharma 🔥 🤟 🎉
@Kingmohan123.Ай бұрын
Wiilasha somali romantic aa u dhalany ben maha ❤😊
@Korean-c9eАй бұрын
Ben weyna😂
@Kingofcity-we4gpАй бұрын
@@Korean-c9ekala aniga ku baraya xalimo😂😂😂
@LoverBoi-c4uАй бұрын
@@Korean-c9eKoreanku Haku Waso 😂 waxba Hana Sheegan Xaliimo Uus buur Naga Badan 😅❤
@hanadaliАй бұрын
Sharma boy waxaa rabto dhaw adiga umba The Legend noh ah 🎉🎉
@abdiazizisse1474Ай бұрын
Saas waaye legend ✅👈👈
@elmiabdullahi1960Ай бұрын
Sharma Boy Somali Rapper. In his rapid production of rap music in 2024, he is experiencing the biggest year in his career bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Anas___6-j7iАй бұрын
Inta like sarte hooyathin aniga wasa
@xudeyfimaxamed4134Ай бұрын
Sxb nabiga meeshaan Cml ha keenin👍
@xufiyoxaf4272Ай бұрын
Irsiq kale ilahay ha kusiiyo Lkn ogow in malin un lagu weydin DoonoH Sheegida magaca nabigena scw Ee aad ku shegeysid meel aan munaasib ahayn Meshan waa meel Fisqi ka socdo Whay? Aad u keeneysa?
@SiciidMk-c2hАй бұрын
Sharmo boy libax horey usoco was naagaha afka qalioca ee aad mod futo xarayza
@voiceoftheday0Ай бұрын
Team sharma 🔥🔥🔥
@nasrimohamed84Ай бұрын
Meelna hanaga aaadin sharma without you fanku waa nothing 😢 Bariskoda ina tahay waad cadeysay another level ♥️ ♥️
@FARHIAMOHAMED360Ай бұрын
Waji ka waji Nacabka ma xamo The legend sharma k sharma 🎵🤴🏻🐐✌🏾