SHARMA BOY X CXC IYO DJIBOUTI BOYS OO XAWAAJI UGU DAARAY REACTIONKA |ENERGY|

  Рет қаралды 11,605

A.helpman

A.helpman

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
instagram.com/helpman_nino/
@shardihazzanali4335
@shardihazzanali4335 3 жыл бұрын
Sharma poy waa daqli wllh couse wxa arkayzaa nin maalin viewz ku radinaya maalina caynaya Keep going my boys from cadado galmudug somalia 🇩🇯🇸🇴❤
@nimcaabdi4801
@nimcaabdi4801 3 жыл бұрын
Funny boy iyo sharma boy way heshiiyeen ee kuwa kaluu haystaa huno reer jabuuti 🇩🇯 waani salamay from xamar + bosaso 🇸🇴💙⚪️💚👑
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks hn 🙏
@kichakip2606
@kichakip2606 3 жыл бұрын
WALLAAHI WAA XAQIIIQ SHARMA WAA DAKHLIGA DALKA WAAYO SHARMA BOY BAA QUUDIYA WAXAAD KA DAREEMAYSA ALL SOMALI SOCIAL MEDIA MAGACIISA VIEWS IYO LACAG KA SAMEEYAAN✌
@farahfarah3604
@farahfarah3604 3 жыл бұрын
Sharma boy. Team
@funnyvideos-mz1ik
@funnyvideos-mz1ik 3 жыл бұрын
Wlhi waan idin sugaaye best reaction ever
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Funny thanks bro 🙏
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 жыл бұрын
Waaw wiilasheeni waan idin wadanaa team sharma boy waan idin wadanaa walalahena jabuuti we love you my ❤❤❤🙏🙏🙏
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks @sacdia
@shiness1062
@shiness1062 3 жыл бұрын
I am qamarji 💪means waan kaa xoog badanahay cml weeyaan Qof aad ka xuug weyn tahay💪markaa xoogaaga💪 tuseysid oo kale ayaa loo isticmaalaa Qamarji 💪waxa kalee noqotaa qof dilaa ah oo dhiigyo cab ah oo loo dhawaan Karin
@marshallemohamed8632
@marshallemohamed8632 3 жыл бұрын
Maanshaa Allah kkkkkkhhh😍 waad iga quslisaan Illaahay ha idin Xafido.
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
🙏🙏
@amaaladan2372
@amaaladan2372 3 жыл бұрын
Bowe sual ini weydinaya magacyo somaliyeed mxaa ini diidey maxaa waaye nine helpman hhh noo sheega magac la kasayo frome garowe🇸🇱
@naimaahmed252
@naimaahmed252 3 жыл бұрын
Keep going wlh wad in jacelahay🥰🥰🥰🥰
@fahadcade5531
@fahadcade5531 3 жыл бұрын
Turkey halkee ka jogtaan zhp from ankara♥️
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Cankiri bro
@captainshakra004
@captainshakra004 3 жыл бұрын
Wan idin wataa legends from muqdisho Never give up one million subscribe Wad gareysan sidan uwada dadalkina ❤🙏
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Full respect bro 🙏🙏
@maskaxmaal9020
@maskaxmaal9020 3 жыл бұрын
Wow wax kale sharma boy😍
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 3 жыл бұрын
Sharma boy oo rasaaska sida roobka u ridayaa .. Sharma waa legend.
@travisscott2866
@travisscott2866 3 жыл бұрын
Cxc heesti ugu horeysey mahan ee heeso kale ayuu horey u qadey
@yussufjamiilofficial3649
@yussufjamiilofficial3649 3 жыл бұрын
Best reaction helpman&nino wan idin wata wana qoslisan runti
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
thanks 🙏 full respect
@kichakip2606
@kichakip2606 3 жыл бұрын
BARIISKA IGA XAWAASHE MEANS RAPPKA NAGA XAWAASHEEYA🔥✌
@leylacuthmaan228
@leylacuthmaan228 3 жыл бұрын
Keep going from muqdisho 😘😘😘
@garmaqaate4625
@garmaqaate4625 3 жыл бұрын
Horey usocda sxpyaal✌✌
@shakureasier
@shakureasier 3 жыл бұрын
Ay ayyy wn iska jeclhy reaction kiina🤩
@afzalraeez4035
@afzalraeez4035 3 жыл бұрын
Somali weyn boys shacapkiina way idin wataaan keep going my brother's ❤️❤️
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks bro
@Muqdishawi
@Muqdishawi 3 жыл бұрын
@@helpmannino erayga qamarji wa wa qof xog 💪💪weyn muruqiste camal sas ufahama wlalehen ano ciyal xamar wnislma Djabuti🇸🇴🇩🇯💞❣
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 3 жыл бұрын
Wiilashaydii waa ini jeclahay guulaysta boowayaal🤴🤴❤❤❤❤
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Maria mahadsanid hn🙏
@puzhrayar9603
@puzhrayar9603 3 жыл бұрын
AYy zharma wxkle Qamarji micnahah qof xoOg weyne aa laga wdaa qof meel ku awood badan Ama siyaasad ama fan ama jismiyan
@Hanna-mz8nw
@Hanna-mz8nw 3 жыл бұрын
Wonderful reaction🙏🙏🙏🌟🥀
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 3 жыл бұрын
Hees iyo Reaction wada Energy ah waa idin wataa keep going guys.
@Ruun00gggg
@Ruun00gggg 3 жыл бұрын
Ciyaal abaal uhayaa amezing wilkenii sharma🥰🥰🥰🥰
@qaasincabdiqaadir3762
@qaasincabdiqaadir3762 3 жыл бұрын
Reer jabuuti wan idan salaamay
@nassalman6599
@nassalman6599 3 жыл бұрын
Sharmboy legend 👑👑👑 Tiktok wada xawaaji kkkk
@sahraahmed6971
@sahraahmed6971 3 жыл бұрын
Wooooooooow amazing legend always Legend sharmo boy soomaali boy guulayso
@mohamedaliomar9333
@mohamedaliomar9333 3 жыл бұрын
Horay u socda sxbyaaal from muqdisho
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks bro respect 🙏
@ayanosmansaid2490
@ayanosmansaid2490 3 жыл бұрын
Labo wiil an ku tashto aa tihiin i nolada from Uganda
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
@ayan 🙏🙏
@abdiazizmraage1654
@abdiazizmraage1654 3 жыл бұрын
Keep going team sharma boy
@ahmedozil4740
@ahmedozil4740 3 жыл бұрын
Keep going brothers
@halimacabdullecali3620
@halimacabdullecali3620 3 жыл бұрын
waxaan ahay khamarji nin adag oon nixin baan ahay buu ka wadaa
@m.husseiny7334
@m.husseiny7334 3 жыл бұрын
Reer Djibouti 🇩🇯♥❤💖😍
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Respect bro 🙏
@xhakrapoi9059
@xhakrapoi9059 3 жыл бұрын
M.a wllhy
@kingsharma9828
@kingsharma9828 3 жыл бұрын
Keep going pro
@kifaax8624
@kifaax8624 3 жыл бұрын
Waan idin wataa idinma dhigo Elman iyo nino salaan sare
@aswaanaswan9741
@aswaanaswan9741 3 жыл бұрын
Ninkii fanka meel kaga dhacay ee Socdaal reaction kala kacsan niga sugayna
@xujathkslaki6124
@xujathkslaki6124 3 жыл бұрын
From xamar Muqdisho
@nassalman6599
@nassalman6599 3 жыл бұрын
Sharmboy wuxuu metelaa qofkii caayo sharmboy ciyaal Xamar ceeya
@nolimit5549
@nolimit5549 3 жыл бұрын
Jabuuti= ka xanaaqi Xamar= ka xanaaji
@cabdalachanneloffal7382
@cabdalachanneloffal7382 3 жыл бұрын
keep going
@efrahmohamed7357
@efrahmohamed7357 3 жыл бұрын
Wow keep going bro's 🔥🔥🔥🔥
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 3 жыл бұрын
Sharmake iska daye idinku single miyaa tihin aboweyaal😆😆😆😆😆😆😆
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Arji ban rabna 😅🙏👑
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
@@helpmannino 🤣🤣🤣🤣🤣
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 3 жыл бұрын
Sharma poi legend
@mohaabdulchannal9133
@mohaabdulchannal9133 3 жыл бұрын
Top reaction keep up wlalahie
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks bro 🙏
@ilhanmukhtar3798
@ilhanmukhtar3798 3 жыл бұрын
Mashallha
@samaraabdulqadir4396
@samaraabdulqadir4396 3 жыл бұрын
bowayal an u xisnay nolada ❤
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 жыл бұрын
Qamarji Waa Gangister😄
@anwarabdirizak1738
@anwarabdirizak1738 3 жыл бұрын
Geel laqe iyo hoobaal inta dabaal ku baratay dhac dhac loveka
@Xayat7421
@Xayat7421 3 жыл бұрын
FUNNY BOY WEEEEYE NIO
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
Kkkkk.. We love you....
@ibrahimfakatax6194
@ibrahimfakatax6194 3 жыл бұрын
Asxabey reaction kina daango aa usoo qataa🥰✌️
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Allah nafahnsiyo dango😀🙏
@ammenmo8782
@ammenmo8782 3 жыл бұрын
@@helpmannino micnaha waa salool Bun iyo salool 😀😀😀😀😀
@captanguwanmudalibomar6365
@captanguwanmudalibomar6365 3 жыл бұрын
Matanaha wan idin wata keep going
@mudalibcabdi6422
@mudalibcabdi6422 3 жыл бұрын
Waa kaa qaadnay
@ayanhassan6725
@ayanhassan6725 3 жыл бұрын
Hees kale ka horaysay miyaaydaan arkin
@nasradeble5747
@nasradeble5747 3 жыл бұрын
Best reaction
@ayaaniidle7918
@ayaaniidle7918 3 жыл бұрын
teem.sh.boy.
@libaancadewaaberi8908
@libaancadewaaberi8908 3 жыл бұрын
Canugaan wax u sheeka Noo 🤣🤣
@Puntlandboxcom
@Puntlandboxcom 3 жыл бұрын
team sharma boy guul
@axmedgaloos9668
@axmedgaloos9668 3 жыл бұрын
Qamarji waa qofka aan cidna ujoojin qofka soo aadana banaan cidla buudhigaa
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 жыл бұрын
gulayiista reer jabuuti hore u socda
@abdiabdi8867
@abdiabdi8867 3 жыл бұрын
Sharma boy legend waaye been malahee
@fowsiamohamedali7724
@fowsiamohamedali7724 3 жыл бұрын
Kkkk qamarji waa gaangistar nin an logali karin
@yaasirhasansaid1523
@yaasirhasansaid1523 3 жыл бұрын
❣️❣️❣️❣️❣️
@lailapuja4928
@lailapuja4928 3 жыл бұрын
Kkkkkk kuwaan waa xaraabo
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks sister 🙏
@sahraahmed6971
@sahraahmed6971 3 жыл бұрын
So funny qosol iguma hadhin
@aminaahmed5534
@aminaahmed5534 3 жыл бұрын
Way iigu kiin baxdaa walalayaal ii nooladaa
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
🙏🙏❤️
@buraaleahmed3630
@buraaleahmed3630 3 жыл бұрын
Cxc waa cabdi xasan cabdile
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 3 жыл бұрын
Ok
@cabdishakuuraadan5071
@cabdishakuuraadan5071 3 жыл бұрын
Heesta waxey ku socotaa dameer calasoow io ayuub kaarlo wlaahi
@abdirahmaanabdiabdirahmaan5906
@abdirahmaanabdiabdirahmaan5906 3 жыл бұрын
Wan idin salamay
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Wsc bro 🙏
@iqrayaray7017
@iqrayaray7017 3 жыл бұрын
Somaliya u ahay daqli means sharma boy magaciisa views ka raadsada oo KZbin ku kala kacsada 🤣 dadba ciwaan ka dhigta magaca sharma si ay u helaan team sharma 🤣🤣 magaciisa lacag ah sharma boy
@xuseensalaadxasan737
@xuseensalaadxasan737 3 жыл бұрын
✌️
@sahramaxamud1723
@sahramaxamud1723 3 жыл бұрын
💪🇸🇴💋❤🇩🇯🥰✌
@maryanshati7736
@maryanshati7736 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😛
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 3 жыл бұрын
Soomaali baan u ahay Dakhli Sharma Boy kabtiisa nooma gasho. Qamarji waa maafiyo
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 3 жыл бұрын
Qamarji waa nin aanaxin
@libaancadewaaberi8908
@libaancadewaaberi8908 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@rashkaboy4708
@rashkaboy4708 3 жыл бұрын
Sharma waadaqliga KZbinrs ka
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Hahey 🙏
@umalnur1079
@umalnur1079 3 жыл бұрын
Waan idin wataaa
@shukriosman2864
@shukriosman2864 3 жыл бұрын
Hhhhhh cabdi xasan cabdi amuu sidaas yahay
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
😀😀
@emranali6335
@emranali6335 3 жыл бұрын
Qamarji waa Gangister
@haykalpoi8896
@haykalpoi8896 3 жыл бұрын
Views baan ku raadineysaan dakhli mxey u ahaan weydy sharma noo oos
@noradunyo4655
@noradunyo4655 3 жыл бұрын
🌈🌴
@abdifatahahmed267
@abdifatahahmed267 3 жыл бұрын
Sharma boy
@ayanhassan6725
@ayanhassan6725 3 жыл бұрын
Salaan sare
@shukria77
@shukria77 3 жыл бұрын
Dakhli waa hanti ama dhaqaaale
@helpmannino
@helpmannino 3 жыл бұрын
Thanks hn 🙏
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 3 жыл бұрын
Dhalinyaradaan waa jeclahy
@xafsomaxamedcali2510
@xafsomaxamedcali2510 3 жыл бұрын
M.a
@abdiqanikacaan393
@abdiqanikacaan393 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh mar wlp wiilshaney weye iga qosliye
@mohamedawil9069
@mohamedawil9069 3 жыл бұрын
Daqli waa dhaqaale bro
@abdiqanimohamed5920
@abdiqanimohamed5920 3 жыл бұрын
Hehe labada nin e iga qosliya
@amaaladan2372
@amaaladan2372 3 жыл бұрын
Sharma boy marka reaction ka bixineysaan lee ka helaa
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 жыл бұрын
Daqli waa lacag
@bisharaawul9728
@bisharaawul9728 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@khadra5499
@khadra5499 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@maryanshati7736
@maryanshati7736 3 жыл бұрын
reer jabuti wan idin wata
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Sharma Boy Ft Cxc | Energy | Official Audio 2021 REACTION
12:13
The Zed Family
Рет қаралды 4,7 М.
CK OO KAJAFAY NINKA FALAQ FALAQ BADALAY BALAQ BALAQ KULAHAA
17:46
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 872 М.
REACTION SHARMA BOY HEESTII ( WAJI MA LIHI)
14:16
Imraan abdirashiid
Рет қаралды 9 М.