Sharma Boy ft Deeqsan | WAA SAX (Official Video) Ereyada iyo Laxanka Sharma Boy Music Maftuux Cadceed Edited and Directed By Monium Produced Bashiir Abdi Special Thanks Gobsan Media
Пікірлер: 13 000
@mar_____ogleh63413 жыл бұрын
Heesaha iyo munkarka like wad sartaa ee saliga nabiga scw scw scw
82 k like First Somali Fanaan After 1 Million 100k like
@aishaahmed44003 жыл бұрын
Anaa ugudary 85K another level ragnimadiisuu ku gaary waxaanba sii jeclaaday malintii dahir alasow uu utanaazuly......libaax laba ma ahn
@ubaxali19933 жыл бұрын
Man sh allh horu soco wlky
@sahnibrahim8333 жыл бұрын
Quruxda qoyska shiikh baanba kuu qabay 😂
@ashwagabukhalil24623 жыл бұрын
Waa sax sax sax LIBaax keep going
@zackomar38223 жыл бұрын
100k 😳 hadad ilajogto ismuji😲
@nolashuwaalacag5733 жыл бұрын
Hhhh ana jooga
@mohamedshakaal15453 жыл бұрын
100k likes 6 days 🤔 Score cusub
@abuukarahmed13733 жыл бұрын
biis waye kan Waka Qeyliyey
@xayatabdi3683 жыл бұрын
100kWaxba lagama qaban karo hada maqashay wa sa o kale sharma by guul👍
@hamzehagproductions24623 жыл бұрын
@@xayatabdi368 102K ayey mareysa
@realzeesh2 жыл бұрын
I don't understand even a single word but I really enjoyed this song 🇵🇰
@Omar_shooli Жыл бұрын
I see you😁
@realzeesh Жыл бұрын
@@Omar_shooli hahah you know me😜
@user-ix8wv8so1e8 ай бұрын
😂😂😂
@user-ix8wv8so1e8 ай бұрын
There's sense
@farxaanshakaal77397 ай бұрын
😂😂😂😂
@bombommrkarakan45042 жыл бұрын
Türkiye’den selamlar şarkı çok güzel 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@Tiinafareey3 жыл бұрын
Waw sharmo waa tilab saday 💯
@youngabdalla34513 жыл бұрын
inaa kula so xiriro rapah where..
@faizoosmaan97643 жыл бұрын
Umac💋💋❤😊🥰😚☺🤗
@munomuniisha52403 жыл бұрын
My sisters
@maxamadhussein26793 жыл бұрын
Team sharma noo hoos
@habiibochannel75123 жыл бұрын
Saas queen
@djib-ogaal28923 жыл бұрын
runti waxaad tahay heesaa heer sare ah, taageerayaashaada jabuuti waxay kuu rajeynayaan inaad si nabad ah masraxa ugu soo laabatay from DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I'm from Zimbabwe and I don't understand the language but I'm playing this song on repeat 🔁
@barefootprofessor3455 Жыл бұрын
Sax means right. Its right you took my Heart with you Its right you are hanging from my heart. Its right i can’t let you go Its right Ax ( hurt )iam kax ( yearning) And i become something else when i see you……..
@FaraxibrahiimGayq8 ай бұрын
Asma😂❤
@user-eo9ss8rp6i6 ай бұрын
Shdk🎉🎉
@thinkbeforeyoutype71066 ай бұрын
Much love and respect bro
@Cristianoronaldo-gt12343 ай бұрын
@@barefootprofessor3455😮
@aftahkaramah53683 жыл бұрын
Wax la dhagaysto qur,aanka alleh ugu wanagsan😭
@thetruthx2353 жыл бұрын
Hadeey run kaatahay messi booskisa quraanka saaro. Nio messi naga xishoo mise pepe baan u yeeraa
@yuuycoco4673 жыл бұрын
@@thetruthx235 😂😂mya pepe hauyerin ee Ramos ugu yeer
@thetruthx2353 жыл бұрын
@@yuuycoco467 😂😂 bahashu nin foolxun markuu ku diliyo ayeey kasii xanuun badantahaye bal sug
@fantasticmohananiitofantas193 жыл бұрын
Waa sax enaa saarato bbe
@samadoontradingacademy74993 жыл бұрын
Nacam pro
@yaasiinhalyeey23173 жыл бұрын
WUXUU SAMEEYO YAA SAMAYN KARA 100K LIKES FANAANKA KALIYA OO GAARAY I AM PROUD OF YOU YOUNG BROTHER 🙌
@omarali9673 жыл бұрын
Good job 👍
@kbmvelthy26663 жыл бұрын
yaasmiin halyeey geesi brothers
@gulledabshirofficial28743 жыл бұрын
Yaasiin halyey wakusalaamay wll qaali
@miskoo13333 жыл бұрын
Aad yo aad❤🙏
@anigaadiga43743 жыл бұрын
I'm Proud of You big Brother Yaasiin Halyeey❤️
@mahmoodma1116 Жыл бұрын
من جنوب اليمن مع صديقي الصومالي ياسين سألته عن الفنانين الصوماليين ونحنا نسمع ابوبكر سالم بالفقيه وأخبرني على هذا الفنان كل الحب لاخوتنا في الصومال الشقيق
@wizznuurinho764911 ай бұрын
20m markeey gaarto like ha ila dhaafin i.a❤😮
@user-qf2bb5mh9o8 ай бұрын
20m aa
@hamoudzenvur79533 жыл бұрын
روووووووعه والله موريتاني🇲🇷 مر من هنا تحية لكل الصومال🇸🇴
@farhiashireabdiahmed76403 жыл бұрын
الله يحيك تسلم 🇲🇷💚
@aishansir49103 жыл бұрын
احلي واجمل فنان صومالي والله مافي متله ابداااا شرما بوووووووي مافي متله عسسسسسسسسسل بالذااات الاغنيه هذه 😍😍😍❤👍👍👍👍👑👑👑👑👑👑👑👑
@abdisamedmire29553 жыл бұрын
تحيه للك اخي كريم كم اتمني ان اكون في نواكشوط
@najaxibraahim30353 жыл бұрын
@@aishansir4910 Wnfiavmc
@zabiriinrajsiin25023 жыл бұрын
🇲🇷😘🇸🇴
@khadraqueen41893 жыл бұрын
Another Level, Heestan Tiktok Ayaan Kasoo Qarxinaa Balan Waaye😩♥️
@mankajr26123 жыл бұрын
Khadra queen bbe
@zhaviciupdi50673 жыл бұрын
Khadra kaga saxda miyaa
@abdallaroble8363 жыл бұрын
naaska iyo futadaada waadba ku faaneeysaaa miyaaa gabareey alle usoo noqo
@zir_mk_lyrics38813 жыл бұрын
Keep going sister 💪 ❤
@ziaaalpani7463 жыл бұрын
khadra queen bugaa tahy yareu
@maxamedbare8377 Жыл бұрын
Heestan markay 14 millione gaarto like isaar AWOOWE👌🙏🤲
@masudcade44163 ай бұрын
Who Watching 2024😮?
@qasimj_e2 ай бұрын
Ka carar meesha
@Hannahrobloxx2 ай бұрын
Ani
@user-ri8xt4tm2n2 ай бұрын
@@qasimj_e😊😊😊😊😊😊😊1😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@NUURGEEMAR2 ай бұрын
Me😂😂
@aweysnuune27312 ай бұрын
Meee
@Igawaal333 жыл бұрын
Waa u jeedaa inee heesta 1 million gaarty like saar hee
@macalimaadxaliiso21923 жыл бұрын
🎶🎶🔥🔥🔥💉
@adduunkatv3 жыл бұрын
Waa sax Marka ku arkaa noqdaa fax fax , inaan ku shumiyaa rabaa shax shax
@samiiroabdiqaadir74013 жыл бұрын
𝐖𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐱 𝐬𝐚𝐱
@apdifatahali3083 жыл бұрын
Legend Waa zoo. Noqday
@ifraahmuhumed20163 жыл бұрын
Sax sax
@cabdicasiisabdulkadir1113 жыл бұрын
Jamuuni in Aad reaction kaso bixiso waa heestan wa sax sax
@raxmaadams27703 жыл бұрын
Keep going brother. 😊☺😝
@MissHajer2 жыл бұрын
Im from Malaysia 🇲🇾 and this is my favourite somali song ❤️🦋✨🌹🌹🌹🌹🌹
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
🇰🇬❤🇲🇾 🤝🏻 🇰🇬❤🇸🇴🤝🏻
@farxiyacabdi Жыл бұрын
💘💘💘💘💘❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹
@thinkbeforeyoutype7106 Жыл бұрын
Much love and respect to our brothers and sisters in Malaysia 🇲🇾 💙💙🇸🇴
@Inaxaaji656 ай бұрын
Xaliimo dheesha naga daa waa kuu jeednaa wxaa nagu sameeynoosid😂 Maye I am from Mars
@jalalehabibi52997 ай бұрын
I am from oromia ❤️💚❤️ and i love Somalia people
@abdijunior89453 ай бұрын
where is Oromia ? u mean Ethopia
@QanaoSomalitvmn3 жыл бұрын
Sharma boy waaka baxsatay heeestan.
@kingaaron40033 жыл бұрын
Shhgwk
@hamseibrahim92683 жыл бұрын
Ninku waa nin adayge lax baa heshee hala taageero sharmo iyo Deeqsan keep going....
@somali.boy-002 Жыл бұрын
200k oo like ah marky garty dadka daawnya slmn✋😁
@cabdiraxman-oj3tl10 ай бұрын
Heestaan markay 18million gaadho like ha ila dhaafin walaladey😢😅😝
@mubaarikhassan63973 жыл бұрын
100k like another level team sharba boy ismujiya
@ZUZU-wp6jv3 жыл бұрын
Say masha Allah
@waryaabdi95773 жыл бұрын
Magaca teamka naga sax marka hore
@Noura-cy8ns3 жыл бұрын
@@ZUZU-wp6jv 🤣🤣🤣mashallah wxkasta looma adeegsado caadi iska dhig wuxu waa like iyo fan
@kaanuulyrics98953 жыл бұрын
@@Noura-cy8ns wax walboo isha bini aadamka unugul baa masha allah ladhahaa wiilkana masha allah in ladhoho waa wax fiican
Thank you brother for your great comments this young man is Somali national treasure we respect him very much one of our greatest rappers in this generation I also wish you could understand the words but music is universal. Respect for somalia 🇸🇴 🇳🇬
@waanochanel71833 жыл бұрын
@@abdirizakaden2505 war waa somali commentigu wa ka qasaaray sxbow😂
@deeqsanofficial27992 жыл бұрын
10m hanbalyo wllky iyo tiim sharmo
@dardarmediaofficial90922 жыл бұрын
Another level 💥
@laftageelabadha57482 жыл бұрын
Heestan markay Gaadho 10 million igu qabta like ta xun
@mobulhanlyrics17203 жыл бұрын
Waa Sax Heestaan Caalamkii Bay Qabsatay 🫀🇸🇴🇹🇯🇸🇱
@a-swnziyd3043 жыл бұрын
Sharma wlhi markaa imaatay jabuti sawir in kulaa galaa raabay lkn wan kula gali kari wayay🥺🥺😭
@istahiljama57683 жыл бұрын
Ilasho mounei iyo cadceed. Heesahaga wakhti siii inta ay halkiii lagu talo galay ay gadhayso haso sarin mid kale. Talo
@wiilonuurshabeelwiilonuurs93173 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🤩💚💚💚😍😍🤩😘🥰🤩😀
@mustafe34563 жыл бұрын
@@a-swnziyd304 yaa calacalosa Sharma ma ahan 😂
@sumayafamily75353 жыл бұрын
Waa sax Sharma boy waan is jeceyl nahay😄🥰🥰
@qadarahmed22723 жыл бұрын
Markey 3 million garta like igu cimamad waligey 200 like ma garin
@shucayb271 Жыл бұрын
Hees tan markey kaadho 14 M like ha ila dhaafin 💢🔥
@abdillahigouled7407 Жыл бұрын
200k like 😮 iyo 14M views 🙄 The best rapper in all time somali waaaw❤
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Yeah🥵😲😲😂🤝🏻
@XamdiXasan-td8or Жыл бұрын
Fugiclrd fyytuggfu urit😂😢🎉😊❤
@dawlad44393 жыл бұрын
*Hadaad iga dhex aragtay 100k ee qof wll alle wax kaa farxiya haku tuso ee like ii saar anna😪*
@kaanuulyrics98953 жыл бұрын
Saan ugu soo noqonaayay waan daalay ugu dambeyn 100k❤️🤣💪 team sharma wey noo ahaatay 6days 100k likes
@anisaaragsanjama6793 жыл бұрын
Me too unbelievable 6 days 100k Sharma legend keep going waa sax ☑️
@nolashuwaalacag5733 жыл бұрын
Hhh maxad kaga zoo nonoqneysay
@Turjumaanka3 жыл бұрын
@@nolashuwaalacag573 i love you too Not u but maney
@abuudi10803 жыл бұрын
Hahahahaha same bro
@kawsarabdirahman67853 жыл бұрын
Bwe nlw
@alto49897 ай бұрын
Waa ku ogahay waxaa u soo laa batay heestan ereyada iyo laxanka macaan like isaara asxaabta aqrinaysa comment keyga ❤
@AxmedCabdi-uf5hd7 ай бұрын
Hye ppe❤
@user-qs7zh9do1m5 ай бұрын
Who is listening in 2024 😮
@user-qn3sx9xo1s4 ай бұрын
Me😂😂😂
@Bacongurll3 ай бұрын
Me
@abdirashiid10893 жыл бұрын
Sax iyo Qaladba wan Ku Jeclhay Hit song sharma and deeqsan
Waan ogahay hestaan waxad dawaneysaa 2022 ee sxp jawi qaado lpx like ta dhac kusii
@aloredeeq Жыл бұрын
Waa sax iskoor bay jabisay 200k like
@haretdediamond88813 жыл бұрын
Waligay 100 like ah ma helin soomaalina waan ahy like isaara
@nabihailyass64953 жыл бұрын
Maxaad ku fali ma cunee
@muniirmuniir27473 жыл бұрын
100 like wad gadhee dabaaldag
@mrrespectofficial60673 жыл бұрын
@@nabihailyass6495 kkk war maxaa ku galiyay usaar wllkaa qalbigiisa ayaa ku qaboobayee farxadiisa weeye usaar
@Shaafinho323 жыл бұрын
Masul subscribers isosar porther
@mrrespectofficial60673 жыл бұрын
@@Shaafinho32 Kuu saaray sxb adne iisaar
@Zaky_garad3 жыл бұрын
The Return Of The Legend The Queen Of Hargeisa And The King Of Muqdisho🔥💖.
@mali-sqaud20053 жыл бұрын
Also the king of music maftuux cadceed in the beat😁
@Zaky_garad3 жыл бұрын
@@mali-sqaud2005 Yes I Forgetten His Music Is Waxkale😃 He Is From Another World
@simba14183 жыл бұрын
niinku waa puntlander huno kadhaa muqdisho iyo sheekhadha
@Zaky_garad3 жыл бұрын
@@simba1418 Hhhhh Bal Waayahay Lkn Mid Ogow Sharma Boy Marnaba Xamar Kama Maarmo Waayo Waa Meeshii Wx Ka Dhigtay👏💖.
@kingkorNel77 Жыл бұрын
200k Like ayadoo maraysa hadaad Aragtay Like
@FaysalAbdiqadir11 Жыл бұрын
Heesta ugu liketa badan hesaha somalida oodhan🎉
@yenekonjo84633 жыл бұрын
Waa sax marka ku arka noqda fac fax inan ku shimiya raba shax shax cadawgena noloshena ka nax naga dhaax bax 🥺❤️ Team sharma boy ismuujiya🇸🇴✊
@Shaafinho323 жыл бұрын
Masul subscribers isosar
@nadarladane8193 жыл бұрын
Hadaa intas o qof iga dhex aragto qof nasiib la tahe like ta hayla dhaafin 😍
@drsladanoffical10693 жыл бұрын
Legend of lengend nadar
@nadarladane8193 жыл бұрын
Tnx qrxy❤️🔥💉
@Chadmali2 жыл бұрын
13 Jun 2022 hal sano kadib daawanaya iyadoo 10 million haysta what a boy fankii baa kuu kufay ina adeer Hadaa iga dambayso like iisaar🙏❤
@zakaashi89832 жыл бұрын
Sax sax wadnaha surabtahay
@Chadmali2 жыл бұрын
@@zakaashi8983 waa sax sax maamo❤
@RaaliyooooyyyАй бұрын
Who will here in 2025😂😂💔🤣🤣
@Note__boss1Ай бұрын
Only me 😂
@baabajeey3 жыл бұрын
Waxba lama qaban karo sharma shuma muqdisho nolow sxb
@aishaabdiomarak63683 жыл бұрын
Waan ku taageera
@djmoha60913 жыл бұрын
Baba jey
@gonishow3 жыл бұрын
Reaction ka soo bixi haduu sxbka yahay
@qaniqurbawi94453 жыл бұрын
Baba JeY wlhi Mar wlibaH ina Ku arko jecllhy TageRo sax Ku ahy ani🥰
@ahmdnourosman55223 жыл бұрын
Baaba baariyow🙏🤗
@SWAHILINATION3 жыл бұрын
Never give up champ 🤟🏿✌🏿
@alirshadmedia55203 жыл бұрын
Kep going one Africa✌🏻
@ayannaismail1583 жыл бұрын
War kan sow gaal mahan maxa ogeysiyay in sharma lasilciyay
@hafuuuuzahmed16233 жыл бұрын
Kan waba gaal Kenyan ahe malaha waba tagerd sharma nin tagey iga dheh dharma💪
@sahrayuusuf85403 жыл бұрын
@@alirshadmedia5520 Asc
@ahmedfarax19523 жыл бұрын
@@hafuuuuzahmed1623 meel dhan ay shaftadiisa ku jirto see buusan u oganeen waxauu arkay machine kii oo an heeso soo-saren markas suu arkay inay wax jiraan